Тёмный

Caanaha Iyo Sheekooyin Ka Gabayada Iyo Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa Qarni Joog 

QARNI JOOG TV
Подписаться 96 тыс.
Просмотров 69 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 дек 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 48   
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 3 года назад
Axmed idaajaa Alle ha noo daysto. Mareegta QARNI JOOG waan idiinkaga mahad haynaa barnaamijyada dhaqanka iyo hidda ee aad noo soo daysaan. Hore u wado dadaalkan. Soomaalidi bdn ayaan idin xusuusan doonto boqollaal sano ee soo socdo
@anasmacalin5959
@anasmacalin5959 Год назад
Abawaan iDaajaa Allaw carabkaaga ha qaban maxad wax nagu jalbeebisay🙏
@amiroasad7509
@amiroasad7509 3 года назад
Masha Allah idaajaa wa nin murti badan ilaah hadesto
@muhammadhassan-vp1hl
@muhammadhassan-vp1hl 2 года назад
Amiro murti cusub aan isla wadaagno waxbaa dareemayaa inee kaa soo duxaayaanee
@suldaanajab8359
@suldaanajab8359 2 года назад
Mansha allah guuleyso qarni joog
@alizaki2310
@alizaki2310 3 года назад
Aad iyo aadbad umahad santey wllo soo nolaynta dhaqankeeni Hore. Waxaanu ka codsaneynaa oon kaga fadhinaa barnaamijka Hadlaaya fardaha 😊🥰
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Wuu Kujira
@alizaki2310
@alizaki2310 3 года назад
@@Qarnijoog mid kale zhp 😁
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
@@alizaki2310 Insha Allah Bro
@burhaanmahamud3536
@burhaanmahamud3536 3 года назад
Qarni joog waad mahadsantahay
@user-qp5nm9zg8d
@user-qp5nm9zg8d 9 месяцев назад
Idaajaa' maxan xikmad iyo dhaqankii wanaagsana ee Somaliad u naga haqabtiray afkaga cano lagu qay
@AbdishukriMaxamed-tx3jy
@AbdishukriMaxamed-tx3jy 4 месяца назад
waan faaiday masha allaah
@hibohussein7656
@hibohussein7656 3 года назад
Waad Mahadsantahin
@user-zu3sh7xz1o
@user-zu3sh7xz1o 5 месяцев назад
Sida laysheegey allah ha unaxariiste idaaja hada uudhintey 28 February 2024 haduu dhintey allaha cadaabta ka koreeye janada allaha ku arzaaqo dhaqankeena ayuu nabarey
@abwaanbaasto6816
@abwaanbaasto6816 Месяц назад
ma dhiman
@brotherjameel7492
@brotherjameel7492 3 года назад
Qarni joog nin culus shaqo adag a Baad haysA waan lagu ogyahay
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Ad Bad U Mahadsanhy Walal Jamaal
@gahayrschools2597
@gahayrschools2597 3 года назад
Asc Idaajaa Alle ha xifdiyo. Waxaan ka codsan lahaa dhirta magacyadeeda, ta qadhaabka, ta dhacarashada, ta weelka laga tosho, ta aqalka lagu dhiso iwm
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 3 года назад
Waa soo jeedin wngsn wll. Wxn quuddaraynayaa in la noo fuliyo codsigaagu
@lailaziad4607
@lailaziad4607 3 года назад
Cimriga Allah Haku Siyaadsho Idaajaa
@fiidcade1247
@fiidcade1247 3 года назад
Fiit wacn
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Год назад
Soomaali geesikii kudhiey gaarka haynjiraye runbadanaa.
@qodarabdulahi9311
@qodarabdulahi9311 3 года назад
Barnamijkaan waa mid Tariikh ah Caanaha inta heer ay Soo maraan
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 6 месяцев назад
Waxa3000000000
@abdullweli-geesood21
@abdullweli-geesood21 3 года назад
Alloow yaan cadaabikii an tagin caanana aan waayin❤
@siciidcabdiraxmaan6682
@siciidcabdiraxmaan6682 3 года назад
Variiid
@fardooleaadan6340
@fardooleaadan6340 2 года назад
oday ciidagale ah aya lahu yiidhi maxaad usoomi wayday marsu yiidhi soon iyo maxa iigadana caano subax diidka salaad iyo maxaa igadana suxuula maydh maydhka saako iyo maxaa igadana geel niinkale siinta soodon suubax iintaan qadiilaha naartu haysolato
@fardooleaadan6340
@fardooleaadan6340 2 года назад
xasaan boodhe ayaa la odhan jiiray niimka canaha kasoomi kariwayay
@user-ed3im4zw5y
@user-ed3im4zw5y 8 месяцев назад
😂
@ashahaategaas9480
@ashahaategaas9480 3 года назад
Mansha alla
@Abdikm
@Abdikm 11 месяцев назад
Xoog gabareed 😂
@faafiidaarii8706
@faafiidaarii8706 3 года назад
Nabad iyo caano hella ilaah idankii
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 3 года назад
Mashalah ⭐
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 2 года назад
Waa Hantida jertaa
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Год назад
Nolol wataas ama waabeen. Sidii caush loocunay caafimaad lama helin.
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Год назад
Dhaqankeenu walikii waajoogaa.
@mahamedhassan7713
@mahamedhassan7713 2 года назад
war
@osamaahmed6846
@osamaahmed6846 3 года назад
Machadka Damaj Islamic Online oo Bushaaro Muhiim ah u haya Qurbo Joogta Soomaaliyeed Bushaaro Bushaaro, dhamaan dadka Soomaaliyeed ee jecel barashada Diinta Islaamka iyo Quraanka Kariim lagu war galinayaa in Machadka Damaj Islamic Online oo horey looga bartay waxbarasho tayadeeda lagu tanaaday hada kusoo kordhiyay waxbarasho Online ah. Machadka Damaj Islamic Online ayaana kuu suurto galiyay in aad wax barato goob kasta oo dunida ka joogto adiga oo ku sugan gurigaaga, xafiiskaaga iyo goob kasta aad joogto, waxa uuna machadka wax kugu barayaa qaab Online ah. Casharada Dugsiga ka baran karto waxaa kamid ah Quraanka kariimka ah, Higaad,Ducooyin(adkaar),Axaadiis,Tafsiirka quraanka,Siiro,Luuqda carabiga,Fiqhi. Waxii Faah faahin ah kala xidhiidh WhatsApp , Viber iyo Skype Numbaradan +252633240932 +252634615390
@user-gv7ym1pv3o
@user-gv7ym1pv3o 3 года назад
Koronkor cunimaynoo karimaynee karuur geel malahayaa hhhh Mhdsanid
@abdisalamhussein2915
@abdisalamhussein2915 3 года назад
🙏🙏🙏👏👏👏
@ganeyshow2727
@ganeyshow2727 3 года назад
Dhaqan.maguurana.soomali.kucaana
@hassanabshir1536
@hassanabshir1536 3 года назад
Mashallah
@cawilmahaddheel7324
@cawilmahaddheel7324 11 месяцев назад
M
@Barujeedtv
@Barujeedtv 2 часа назад
Gio
@Barujeedtv
@Barujeedtv 2 часа назад
Dhaqan
@saxansaxomusic3698
@saxansaxomusic3698 3 года назад
Good luck
Далее
SOMALIDA IYO DHAQANKA XIDIDKA  TIXANE  BY IDAJAA
1:50:28
Просмотров 146 тыс.
Ninkii Sodohdii Dhirbaaxay xaajo ugub ah ...Idaajaa
20:36
Maahmaahyo iyo sheekooyin hal-ku dheg noqday Idaajaa
21:31
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02