Тёмный

Caasho Duban aad oo macaan ah ( Quick Dinner) - Ep.88 

SAN Cooking
Подписаться 80 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

Please Subscribe and Enjoy
I hope everyone enjoys this delicious recipe.
Give it a thumps up for more delicious recipes.
Follow My Acounts:
profile.php?...
/ sofia.nur

Хобби

Опубликовано:

 

31 окт 2017

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 67   
@mahamoudfareh3390
@mahamoudfareh3390 6 лет назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم عدد خلقك ورضى نفسك و زنة عرشه و مداد كلماته كل ما ذكر الذاكرون و الذاكرات.
@sabirina5670
@sabirina5670 6 лет назад
scw
@Bashi869
@Bashi869 6 лет назад
gabadhani waa professional chef.
@dholciise7278
@dholciise7278 6 лет назад
Masha Allah walalo your amazing thanks for the sharing
@annaahmed2564
@annaahmed2564 6 лет назад
Masha alaah baraka laah fiik alaah baraka laah fiik alaah ku siiyo qeyr Baden ban walaashey mcn. Cuntadaada mcn brak laah fiik.
@nololwcn2658
@nololwcn2658 6 лет назад
Mashaa allaaah wlshy safia
@ayaan-177
@ayaan-177 6 лет назад
Masha allaah waa qurux badantahay waana kahelay
@duniyojama1463
@duniyojama1463 6 лет назад
Masha allah Wa jeclahay cuntadaada fudud hadana macaan jazakallah khayr xbbti
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 6 лет назад
Masha Allaah aad iyo aad ayaan u jeclahay habka aad wax u kariso walaashen qaaliyah😘❤️💞💞
@awalenuro4947
@awalenuro4947 6 лет назад
Masha Allah khutii yummy xafidu Allah all of us asc
@maaidosaid7373
@maaidosaid7373 5 лет назад
Beautiful wallahay.
@farhiyoabdi3741
@farhiyoabdi3741 5 лет назад
Jazakaallah xayati
@safiyamohiddin6308
@safiyamohiddin6308 6 лет назад
Mash allah
@amalabdirahman7882
@amalabdirahman7882 6 лет назад
Masha Allah wad mahadsantahay hooyo Ilahay hanoo ka daystoo sidada wax usharaxaysaa baa iqancisay kor allah ka digoo
@caashacuuud9190
@caashacuuud9190 6 лет назад
jasakallah khayr
@hodomusse906
@hodomusse906 6 лет назад
Maa Sha ALLAH
@mohameddheere3906
@mohameddheere3906 6 лет назад
MashA allah tabaraka llah Wanka helay abayo
@hopeandhappy4433
@hopeandhappy4433 6 лет назад
Jizakalah khyr xbbti
@caynichannel7444
@caynichannel7444 6 лет назад
Mash Allah mcnto WA ina caw samesta Qali manta ay igu horeso ina dawado video wana ka helay 🏃 🇰🇪
@mamasomalia4013
@mamasomalia4013 6 лет назад
Masha allah tabarakallah mcnto allah haku barakeyo runti waanka hela cunto kariskaga allah yaxfidak
@wardaabdala7027
@wardaabdala7027 6 лет назад
shukran abyo faiya
@wow6708
@wow6708 6 лет назад
Somali version enchiladas 😂😂😂looks good
@queenoftheworldlazol6711
@queenoftheworldlazol6711 6 лет назад
Mashallah xbti waan kucusbahay chanelka mashallah wanka hely
@hibomohammed6069
@hibomohammed6069 4 года назад
Masha allaah innaba caadi ma,aha
@abdirahmaanalimaamaan3286
@abdirahmaanalimaamaan3286 5 лет назад
Masha allaha abyo waxad mahadsan thy cawinada na cawisay wlhi hadan iskabulo nahay wax badan ayan ka fa idnay
@najahqueen1328
@najahqueen1328 6 лет назад
Mnzha allh wllo ilhy hkudayo
@samiyafarah5083
@samiyafarah5083 6 лет назад
msha Allah
@ahmedabdiafrahofficials6700
@ahmedabdiafrahofficials6700 6 лет назад
Haduu allah yiraah waad maahdsantahay
@manchester9565
@manchester9565 6 лет назад
abayo rag skabulo ayanu nahay markastana wax cusuba nabarta thanks inbadan cashoyinkano kale e fudud ayeynu kuheysana❤
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 6 лет назад
1 689 758 views masha allaah naftaada jecloow aboowe waligaa 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@manchester9565
@manchester9565 6 лет назад
Asma Curada cida 😘😘😘
@muntascrisaaqchannal6348
@muntascrisaaqchannal6348 6 лет назад
1 689 758 views gabdho idin kariya iska arose siraxale cunto macan ucuna maxaaba jiko ugalasan
@cadnandahir2416
@cadnandahir2416 6 лет назад
1 689 758 views kkkkkkkk sxb adi basa kama fa idid wanu kula wada dawana insha allah skabulo walaga baxa 😂😂😂
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 6 лет назад
Miski c/risaaq naya nimanka hanaga haleynin markaan xanuunsanne noo karinaayaane Xaasidsanidaa adiga quruxeey 😘😘😘😘😘😘
@abshirasharif9049
@abshirasharif9049 6 лет назад
mashallah mac mac macanto
@jaceylcalled4159
@jaceylcalled4159 6 лет назад
mahadsanid walashey magaceyga wa ahmed vidoyadada aad ayu ino caawiya 😍
@bellahamda4789
@bellahamda4789 6 лет назад
Lemon and herbes Netherlands malaga macaanto
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 6 лет назад
Ragu waa yaanyo mcn Mahadsanid mcnto jazakallah khair xabiibti
@siralexoxle9997
@siralexoxle9997 6 лет назад
Asma Curada cida Kkkkkkkkkkkkkkkk ragu yaanyo gormey noqdeen huuno
@mohameddheere3906
@mohameddheere3906 6 лет назад
Asma Curada cida hhhhhh
@maryamamaxamed4272
@maryamamaxamed4272 6 лет назад
RAGU waa magaca yaanya-shiishiidka dadkii sameeyay baa ula baxay. Somalina maaha.
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 6 лет назад
mahamed jabuuti walaal yaanyo soomali ma ahn Mareekanka iyo canada dadka joogaana aad u isticmaalo Suugada lagu badsadaa iyo pizzada suugadeeda Waa yaanyo shiidan
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 6 лет назад
Maryama Maxamed wan ogahay taaas sister
@istarahmed9326
@istarahmed9326 6 лет назад
Abyo wxas powderka ah intee kahelaaa
@siralexoxle9997
@siralexoxle9997 6 лет назад
Wlhi markii dalka laga yimid hablihii waa latabay ninaan waligii dabshidin baa layiri sxb waa markaaga ee istur halagu xernaado san cokin iskaabulada iyo raga laqabo
@abdallahassan7067
@abdallahassan7067 6 лет назад
mahamed jabuuti hahahaha
@Nevermindssss
@Nevermindssss 6 лет назад
Waxan rajaynaya hada inad baratay hhhhhhhh.
@maryamaruun5585
@maryamaruun5585 6 лет назад
Asc walaal adoo mahadsan sour cream ii sharaf muqdisha ayaan joogaa ma adaa sameeyay mise ayadoo diyaarsan ayaa la gadaa mahadsanid
@kharamaxamed7076
@kharamaxamed7076 6 лет назад
masha allaah wllshy qali alle haku xafiido
@amalabdirahman7882
@amalabdirahman7882 6 лет назад
Abayo y waxan ka codsanayay inad isoo galisoo baris ad umacan o hiliib arii luguu kariyaya iyo waxa walbaa o Abayoo luguu daroo baris yacni waxa walboo o baris lugu carfiyoo isoo galii abayay
@wardaabdala7027
@wardaabdala7027 6 лет назад
abaayo safiyo
@issemohamed5225
@issemohamed5225 6 лет назад
gaajay nagu dishey
@mustafemohamed1620
@mustafemohamed1620 4 года назад
Waxyaabahaas cuntada lagu darayo ee xawash yada kala duwan ah caafimaad ahaan aad uma fiicna
@munaali9201
@munaali9201 6 лет назад
Masha allah sis thank you
@ukhtiinislaam7451
@ukhtiinislaam7451 6 лет назад
Inaaa cuntada kabarta rabaa waa gabar somaliyeed
@barliinbashi1088
@barliinbashi1088 6 лет назад
Plz waxa foorno la aanta nogu dadaal.
@hodancamey722
@hodancamey722 6 лет назад
Barliin Bashi horta ma maila nacday foorno hhh markan arko waan ka niyad jabaa wlhi waayo iima taalo kukarka weyna meel ladhigo jikadeena maqabto sorry
@shabeelnagood1689
@shabeelnagood1689 6 лет назад
cunto fudud iga deh 💋
@alohasummer3952
@alohasummer3952 5 лет назад
Man sha allah
@ukhtiinislaam7451
@ukhtiinislaam7451 6 лет назад
Nairobi jokaa plz give me ur number abaayo
@farhiaaddedadeed1836
@farhiaaddedadeed1836 5 лет назад
Safia why don't you own a restaurant because if you can cook good save money that you getting from RU-vid then go to Somali and buy a space and then build your own restaurant then employee Somali women and men who love Allah and then they can earn their living through you I leave in America because I have a health issue if I was not I I would go back home to help my people know things
@caashacuuud9190
@caashacuuud9190 6 лет назад
jasakallah khayr
@najmahashim2240
@najmahashim2240 6 лет назад
Somali cooking and Cleaner channel Asc Abayo
Далее
Угадай МОБА 1 🥵 | WICSUR #shorts
01:00
Просмотров 1,3 млн
Chatpate long Chadhe Recipe|Chef M Afzal|
7:03
Просмотров 10 тыс.
Bariska hadi aad sidan u kariso wa kahelesa KA FAIDESO
17:07
Qadada oo Macaan Ah (Lunch Recipe) - Ep.106
9:41
Просмотров 39 тыс.
Самые крутые игрушки
0:48
Просмотров 2,6 млн
Иваново - город невест
0:20
Просмотров 2,7 млн