Тёмный

cabdi fanax iyo ubax 2011 

Mogadishu Channel
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 188 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 277   
@solomonyonas6351
@solomonyonas6351 9 месяцев назад
magacaygu waa saleebaan yonis tanna waa qisadayda wakhtigu waa 2015 da.daydu waxay ahayd 18 sanno wakhtigaas uu baanu kasoo guurnay magaalo xeebeedka berbera una soo guurnay caasimada hargiesa sababo la xidhiidha shaqada aabahay u hayay qaranka oo hargiesa loosoo wareejiyay gurina aanu ka dhisanay. waxaan la dhashay 7 caruuroo kale waxaanu kusoo koranay nolol qurux . kalgacal iyo akhlaaqle bacdeen 02.01.2016 waxa dhintay aabahay alle ha unaxariistee geeridii aabahay kadib waxaanu wajahnay xaalado iyo daruufo adag balse alle kasakow waxa nagala dabaalatay hooyo mcn alle cimrigeeda ha barakeeyee aabo waxa uu ahaa qof gacan furan oo wax bixiya markuu noolaa asxaab iyo qaraababa guriga waa la buuxi jiray waxa kale oo uu ahaa qof naxariis badan oo u furfuran una jajaban dadka tolkiisa ah balse markuu dhintay aabo wax gacan qabad ah kamaanu helin tolkayo iyo cid kaleba. xaaladuhu waxay isasoo badelaanba waxay dawladu jartay mushaharkii uu aabo nooga dhintay maalin casar ah ayaan arkay indrkay uu dhalay adeerkay iasaga oo ka imi dalka dibadiisa waxaan waydiistay lacag yar oo aan ganacsi ku bilaabo jawaabtiisii waxay noqotay waxba kuuma qaban karo aniga oo niyad jabsan ayaan masaajid galay allena waydiistay faraj khayr leh bacdeen ayayday aabo dhashay oo wakhtigaa ku noolayd dalka sucuudiga ayaan la hadlay telkaba way iga qaban wayday bacdeen waxaan u diray wiil uu adeekay oo dhintay dhalay way ka qabatay bacdeen waxay ugu jawaabtay waa agoon oo way baahi badan yihiin waa maalintaan go.aansaday inaa shaqaysto anigoon shaqo meelna ku ogayn ugu danbayn wakhtigu wuu cararay ayaamuhuna way gudbeen hda mar xaladaan ku sunahay waa alx jaamacad baan ka baxay waan shaqaystaa caruurtii iga yardna iskuulo iyo jaamacado ayay dhigtaan hablahaan wallalaha nahay ee iga waynaanaa waa la guursaday alx hdaad alle isku xidhid dadaalna la timaadid waad guulaysanaysaa anaa huba hooyaday macan ee intaa oo marxaladana ila soo martay maanta farxadeeda lama qiyaasi karo waayo hooyo walba waxay jeceshay inay aragto caruurteedii oo guulaystay oo wada aflaxay hda waxaan tagayaa inshallh dalka dibadiisa waliba wadanka germany bisha laabad ee sannadka cusub isoo duceeya wll inshllh waxan idinkula dardaarmayaa si kasta oo laydiin xumeeyo ahaada kuwo wanaaga ka shaqeeya qalbiyadiinan saafi ka dhiga waalidkiina hdii uu nool yahay janadii waad haysataan ee ku faro adayga baarina u ahaada wsclykum
@NagaadMaxamed-ih5mx
@NagaadMaxamed-ih5mx 3 месяца назад
Emotional history 😢
@zakariyehcazkah1689
@zakariyehcazkah1689 2 месяца назад
Nin adag ayuuunbaa Xaaladda ka Bixi Kara😢❤
@solomonyonas6351
@solomonyonas6351 2 месяца назад
6 bilood kadib waxaan soo laabtay isagoo ii hirgalay hamigaygii ahaa inaan qaaradaha dunida mid kamida nolol iyo mustaqbal wanaagsan kasamaysto alx waxa runtii mahadasoo dhan u sugnaatay alle swt iyo hooyaday mcn oo ii hurtay naf iyo maalba hooyo mcn waan idinka fogaaday Fogaanshahaa aan fogaadayna igama suulin doono jacaylkaan idiin hayay waan idiin xiisay runtii intii arki doonta qoraalkayga waxaan ka codsanayaa inay isoo duceeyaan inuu alle igu guuleeyo noloshan aan usoo wareegay si aan naftayda iyo nafo kaleba aan wax u Taro inshallh
@turkishboyhargeizawi5863
@turkishboyhargeizawi5863 Месяц назад
War bentas inaga daa heystan 2007 ayee so baxdey
@AbdikariimAdamAli
@AbdikariimAdamAli Месяц назад
​@@solomonyonas6351insha allah zxp inkastoo barbara isku nahay alx isku qiso ayaynu nahay hadana alx germany ayaan galay 2024 .5 isku wakhti ayaynu galnay inaad aniga iga hadlayso ayaan mooday Alx illahay ayay mahad u sugnatay Gut.tag
@liibaansuuriyaa9750
@liibaansuuriyaa9750 3 года назад
2008 Ayaan Burco Ku Dawanayay Iyado Tvga Qaranka Laga soo Daayo Maantana 2021 Ayan Dalka Dibadisa Ku Dawanayaa Hees Heesaha Kle Iiga Duwan
@asmacali9958
@asmacali9958 3 года назад
2011 kii baan xasuusta mar aan dhagaysan jiray aniga oo maalmahaas somtel qaatay oo qof shidan aan iska baranay nasiibis markan live isku aragnayna uu noqday masha allah wiil qurxoon oo nolosha meel ka gaadhay waxooga xidhiidh fiican oo naga dhexeyay uu dhamaday marka waxa xasuus igu leh in malinki uhoraysay ay gaadhigisa ka daarnayd ana aan gaar ujecla heesta isna uu iisheegay inu jecel yahay maalimihi danbena waan wada dhagaysan jirnay imikana 2021 ba lagu jiraa ma ogi meel u jogo ana wadanki ban kaso tagay anoo wax iska dawanaya unban arkay heestan xasuus baaban dib ugalay sheekaduba waxay wacnayd waagi hore
@marwaanmahamed6030
@marwaanmahamed6030 2 года назад
Wwwwwwwww
@guledhamud1567
@guledhamud1567 2 года назад
waan aqaana wiilka iy adigaba walal
@shamsudhinibrein2347
@shamsudhinibrein2347 2 года назад
Always it's good 2 learn from people and move on with your life, no matter what?
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 Год назад
Waanigan asmaay amba waanku waayay😢😢
@kaysarostudio3930
@kaysarostudio3930 Год назад
Noloshan marba nooc isku badaleysa lkn sheyga xusustabkaga tagaya ayaa xanuuna lkn adiga kulayl iyo qabowtoona kuguma hayso lkn raadi nooh qofka soo qabo
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 года назад
"Xusuusaha qaar ma ilaawi kartid" Child memories 😢🖤
@ahmedcasayr211
@ahmedcasayr211 4 года назад
This song was more than chilled bruh
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710
Special waxay Ila tahay in réer hargiesa & Somaliland kaliya garan Karaan xasuustan qaliga ah madama afka somaliga ah uu hodan yahay heestana ay waqooyi tahay wlhi memorial When i listening this song I forget my problems & i go back little xasus yar waagii caruurnimadii Alhamdulilaah allow Ada nmahada leh inta naso gadhsiyey 😢 thank you legend’s Ubax fahmo & Abdi fanax ❤
@AhmeTt___136
@AhmeTt___136 Год назад
@@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 xasuus wey dhaaftey heestani shp
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 8 месяцев назад
@@AhmeTt___136 kama daalo 26/12/2023 Ayaan hadana dhagysanaya axyaa Xasuus 🥺🥺🥺
@AhmeTt___136
@AhmeTt___136 8 месяцев назад
@@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 last day of the year 2023 mar kale kuso laabtey 💔
@garaadkaumada4630
@garaadkaumada4630 2 года назад
Heesdan waxay igu leetahy xasuus waxa aan xasuusdaa 2011kii anigoo burco jooga ayaa waxa aanu ahayn koox kubada ciyaarta oo layidhaahto laxmar Markaad waanu alaamitaynjirnay dabadedna waxa layidhi maalin walba qof garoonka ayanu ku alaamiitayno ha nooqabto sababtoo ah kooxo kle aad aad badan ayaa ayana ku alaamindaynjiray garomada markaas maalintaydii ayay gaadhay waan aaday dabadeedna waxa aan fadhiis maqaaxi meesha udhawyd oo heesdani kabaxayso dabadedna garoomadii ayay ayaa lagawada qabtayday maalinkaad xasuus iga dheh waan salaamayaa asxaabdii waanu isku kooxda ahyn dhamaantod halka ay dunida kajoogaanba laxmar
@hapeepahmedpuuh9614
@hapeepahmedpuuh9614 Год назад
One of my greatest childhood memory songs🔥❤
@abubakarawil3086
@abubakarawil3086 20 дней назад
2008 ayay iyo garoonkii timo cade waan joogay habeen xusuus igu leh ayuu ahaa maanta yurub ayaan ku dhagaysanaya waa cajiib walaahi best fanaan ayuu ahaa cabdi fanax ❤❤❤❤
@khaledmo6060
@khaledmo6060 4 года назад
Still is on of the best somali song Yaa dhageesanaya 2020
@hamdadayib8713
@hamdadayib8713 4 года назад
@Khadar Ali Warsame mee
@ahmetoismael4034
@ahmetoismael4034 3 года назад
Ciyalkan danbe MA garanayan brigade sow MA aha
@think4358
@think4358 3 года назад
You got that bro, brings back lots of memories
@AhmeTt___136
@AhmeTt___136 2 года назад
Xasuuso hore wakhtiyadii ugu quruxda badnaa 2009/2013 dhalinyartii wakhtigaas so qadatey halkanan ka salaamaya meel kastood dunida ka joogtan 🥺💔🫱🏾
@muhiyodinahmed6983
@muhiyodinahmed6983 Год назад
Maalin uu roob weyn ka daay baligubadle ayaa Aabo igu idhi orod beertii soo eeg dhulkana waxa qulqulaya daad meel kaste wadhan illaa beertii ayan sii dhagaysanayey Mobil yaro nokia ah oo sadex hesod qada heestan hadan wakhtiga delete gareyn laha dhawr waxban kushuban laha lkn heestan ayaa power lahyd wan xasuusta 2010 weye cawana wxn ku dhageysanaya germany mobil iPhone ah lkn aniga wakhtiga ayaa iga qrx badnaaa wayo wayo❤️👍🏽💪🏽
@cawosareedo8432
@cawosareedo8432 8 месяцев назад
Baligubadle kuso noqo dib u dhagyso😂
@dreamygirl8766
@dreamygirl8766 2 года назад
Inaan Igadh kuu noqdo Runtii igu weyntahoo Weliba Ifka ku jecelahay.❤ Abaydin intaan ahaaday Oohin igasoo dhamatay Naftuna aamustee.❤
@shqardo444
@shqardo444 5 лет назад
Habeenkaa ay tima cade stadium heesta ka qaadayeen waan joogay heesihii hirgalay xasuus 2008
@musphaibrahim171
@musphaibrahim171 5 лет назад
Timacade iyo heesii hirgalay 2008 walee ana waan joogay habeenkaa
@fathihassan1223
@fathihassan1223 3 года назад
Walee waan joogay nuuradiin sms ragii waagaad hargaysi u shidnayd
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 2 года назад
Irdhoobay markan ku waayey arladu ilaso yaraatay dhibkana u adkaysan wayey heestan wa incredible mrkasta wan dhagaysta wanan jeclhy 🥺🥺🥺😢😭😭
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 Год назад
😢😢😢😢😢😢😢
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 8 месяцев назад
@@dhuuxyarechannel1486😢💔😑😑🥺🥺🥺🥺😫😫😫
@guuleda28mohamed31
@guuleda28mohamed31 7 лет назад
ubaxa fahmo aydo duq ah xitaa wlh waan aroosi lahaaa qurux badanaaa
@abdiazizibrahem9314
@abdiazizibrahem9314 6 лет назад
2018 ayan dhegaysanaya ila malinkay soo baxday jacayl ayay igu kaa kicisaa any one else like me??😍😍😘
@kingnaik4670
@kingnaik4670 5 лет назад
😂😂 jacaylkagi 2011 kiiba libaax
@moyas7646
@moyas7646 5 лет назад
kklkk well it's so amazing that somalis never move to the future always,,,The Past .
@akramyare5444
@akramyare5444 3 года назад
2021/2/08 ayan so arkay yuurb geenyo ayan ku arkay
@kaysarostudio3930
@kaysarostudio3930 Год назад
Waa uurkutaalo markad xuusus ku dhageysanyso heesa noocan oo kle ah Heestan waxan dhageysta markan kali ahay ama aan xal u raadinayoh wayaha iyo wakhtiyada iskala badalaya waana hees mudan oo dreen wata wow
@hodanabdi8076
@hodanabdi8076 Год назад
❤Waa hees Jacayl ah maha mid xal lagu baadi goobo Ee Jacayl Ayaan baadi goba dheh tasan ka qadan kara
@mohamedyasin9333
@mohamedyasin9333 2 года назад
Dhamaadkii 2021 yaaa wali dhageysanaya 🙈 Old is gold 🎶
@nimcocawl7144
@nimcocawl7144 2 года назад
Aniga,,Childhood memory🥺😌🙈
@mohodeeq4405
@mohodeeq4405 2 года назад
@addeka-adde5126
@addeka-adde5126 5 лет назад
xasuus 2009 iyo xamar cadey Alla anoo universal TV ka daawanaya maxaan xabadaha dagaalkana banaanka ka maqli jiray iyo madfac lasii tuurayo iyo mid so dhacaya. maanto 2019 ahna wadan yurub ka mid ah qaxooti ku ahay i miss my home land wallah 1 day kuma dooraadeeen qurbahaan iyo stresskiiisa.
@ahmedcadaweofficial6686
@ahmedcadaweofficial6686 4 года назад
🙄🙄🙄♥️
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 года назад
Heestan kolkaan dhagaysanayo wan ilmeeya jacayl aan ahayn ayaa iska kay qabta abdi fanax iyo ubah fahmo ❤️👌
@ibroeverythingnew1337
@ibroeverythingnew1337 5 лет назад
Still in2019/7/6 is for me this song unforgettable. Anytime I remember it I listen it until today. Big respect Ubah fahmo for your beautiful singing and also the beautiful face and style. 😊
@guledhamud1567
@guledhamud1567 2 года назад
what about abdi fanah kkkkkk
@husseinhaadi1265
@husseinhaadi1265 9 месяцев назад
Heestu cusboonaysiin ayey u baahantahay. WHAT A SONG ❤️🔥
@ahmedbarre1536
@ahmedbarre1536 Год назад
heestan waxaaa markii igu horaysay kamaqlay wiil aan zxponahay cawana kaligaybaa dhegaysanaya iyadoon xasuus jacayl u dhegaysanaya tariikhduna tahay 31/12/2022 10:20pm sannadkii cusubaa saacado koobani ka hadheene goobtuna tahay hargeisa wan soo booqan doonaaa hadaan noolaado sannadkaa sannadkiisa insha allah
@muniirjamaalabdilahi833
@muniirjamaalabdilahi833 Месяц назад
Wakhtigii ay zoo baxday 2011 ilaa iminka waan dhagayztaa 😢😢😢🎤
@mohammedadde8251
@mohammedadde8251 4 года назад
2020 fiirsanaayaa waana jeclahay heestaan jaceel ayaandreemaa❤❤❤
@xidiganugaal395
@xidiganugaal395 7 лет назад
Long time buurtinle xasuus maxan gabar uqoray heestaan fanax yare thanks macalin
@qoranedaadax1438
@qoranedaadax1438 4 года назад
Heestan sxpkii ayaan ku xasuustaa Allah hku naxariisto aduunyo macno malaha qabriga Allah hku waasiciyo JigJiga qofkii igu danbeeyay een tilifoon kula hadlo ayuu ahaa maalintaa soobaxay sxptydii😭😭🤲🤲
@yaasiincawil4410
@yaasiincawil4410 2 месяца назад
Amin🥹
@ahmedfarah8316
@ahmedfarah8316 3 месяца назад
Xasuus hore kadib inta dawanaysa 2024: 31 may habeen jimce ah from berbera
@safaphones5320
@safaphones5320 4 года назад
Inta daawaneysa 2020 like haila dhaafina
@abbasfit3254
@abbasfit3254 Месяц назад
2009-2024😢 best song somaliland netional Tv
@kingyasservlogs2651
@kingyasservlogs2651 4 года назад
Heestan ma ilaawo from 2011 up to now xasuus gaar ayey ii leetahay. 11 years ago iyo hadda 2020 hadda dhageysto waa isla halkii 😘
@farxiyomaxamed4627
@farxiyomaxamed4627 3 года назад
Kula mid ban ahy wey ika ilmeysisa heestan
@Ramadaanahmed-og7vf
@Ramadaanahmed-og7vf Месяц назад
Golden memories still listening from 2011 - to 2024 amazing
@zerabdi1216
@zerabdi1216 Год назад
Cawa oo bishu tay hay 5/1/2023 xususban dib u galay wlhi wakhti ba jirtay ay u shidnayen fanka somlida
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Год назад
This song reminds me of my childhood😭❤️
@ahmedhassanbullale8160
@ahmedhassanbullale8160 11 месяцев назад
OLD is Gold 26/10/2023 maalin Khamiisa Roobku maansheeyey Burco jawigan a ad is odhanaysid may maalin walba maantoo kale may noqoto iyo markaas oo aan Exam Alternative Medicine kasoo baxay ayuun bay dhaheen xasuusaha qalbiga dhex dubaaxinaya heestaas jawigan ku dhageygayso😍❤
@saedhassan8341
@saedhassan8341 5 лет назад
Again and again way iga oohisay heestani 10 sano ka dib caawa oo an dawaday isla sidi an ula qiirooday waagay soo baxday si lamid ah 😢
@asmacali9958
@asmacali9958 3 года назад
Xasuus weeyan dib usoo noqonaysa anba dibaan ugalay xasuusti waagaas
@shamsudhinibrein2347
@shamsudhinibrein2347 2 года назад
Very true Indeed. Very painful history
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 8 месяцев назад
Aad&aad Wa Hees Cajiib ah qofka garanaya xiligii ay so baxdayna Xiiso & Xasuus gaar ah ayey ku reebaysa Still wan dhagysta Xiliga uunba is bedelay lkn xasuusihii iyo Waayihii ismay badalin 🥺🥺
@mohammedhassen964
@mohammedhassen964 2 года назад
Inaan cishqiga aawadaa anfici uga soomanahay basteey ahay waad ogtahay. Waayo qiiro iyo xusuus mudan beey ii ahayd markaan dib u xusuusto, oo ardaynimo collage aan ku jiray noloshuna culeys badan aynan lahayn, farxad iyo saaxiibtinimo mooyee iyo asxaab isjecel, arday isjecel oo wada farxa. Jigjiga
@abdinasirhassan7529
@abdinasirhassan7529 7 лет назад
the best song I have ever loved from A.fanax and Ubax. Appreciated it!!!!!
@hanakhadar7901
@hanakhadar7901 Год назад
12sano kadb cawa dib u dhagaysanaya 21/5/2023😢 xsus badan iyo wxay igu ledahay malmo an so noqod lahayn mobil memory leh o hoyaday i gaday allh hay dayeh ayey igu jirtay mrkas primary school dhiganayey 😢 cawana wxn ahay gbdh xafadoda gacanta ku haysa allh hayla qabte wxa jira wiil an xidhiidh lenahay mustaqbal udhaw aadna an ujeclahay isna ijecel isagan niyeysaty inan ku xuso hestan wnku jeclahay hupi ina mawlidow❤❤❤
@khalidfantastic
@khalidfantastic 7 месяцев назад
Mahad badan ku noolow wlaashay nolashu waxay ahyd mid cajiiba wakhtigii hore alle haynoo dheereyo cimriga
@somalipirate8577
@somalipirate8577 5 лет назад
Qalbiga Udugiisiyey uurkiyo indhaha ku Jecel Aday kuu ilmaynayaan Irdhoobay markaan ku Waayay Arladu ila soo yaraaty ifkana u adkaysn Waayay 💔
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 4 года назад
Omg Intaasan La ooyey 😭💔
@nimcocawl7144
@nimcocawl7144 2 года назад
Jameel Vlogs😥🥺🥺
@JawahirCismaan-wj2up
@JawahirCismaan-wj2up 2 месяца назад
Wxy so baxday 2011 ana wxa so boqdy 29.june.2024 Sacadu tahy 6:02pm 😢❤
@---7573
@---7573 7 лет назад
Can't forget this song 2011 maalmihi farxadyda
@moyas7646
@moyas7646 5 лет назад
maxa ku diiday inad somali ka dhigato wll magacaga oo carabi kugu kalifay.
@chooseyourself4821
@chooseyourself4821 3 года назад
2021 ya dhagaysanaya..😂☝🏾 heestan markan yara ban dhegaysan jiray lol it reminds me of my ex first love actually I didn’t even knew I still could have flashbacks from him especially after what he did to me! 😂😂💔😭
@sanaadi_qurux
@sanaadi_qurux 3 года назад
❤️🙌🏻Ani he😆
@kingshark5810
@kingshark5810 Год назад
Cajib wakhti macaan illahow cimr8ga noo barakey 2009kii ban djabuti ku dhageysan jiray 2022 ban cawa ku dhageysanaya mog som waberi
@maareyebugsiiye8615
@maareyebugsiiye8615 4 года назад
Wakhti xasus leh 12 sano kahor. Ayan dhagysan jirnay legend tiyo mama ubax fahmo iyo cabdi fanax
@abdullahiayoub5631
@abdullahiayoub5631 5 лет назад
2010 ayaan ino Kaam kaga jira Switzerland Lausanne Gobolka VD dhagaysan jiray Heestaaan
@addeka-adde5126
@addeka-adde5126 5 лет назад
Abdullahi Ayoub Michael ana 2008-2009 ban ano muqdisho madfac ka gamba gambanaya daawan jiray wllh,
@mustafeabdi1756
@mustafeabdi1756 4 года назад
Yaa garanaya Aadan Isaaq school kii ku yaaley Xaafadaha shacaybka geedihii ku horyaalay aniga Nimcaan Hilaac sakariye dheeri macalin dhigijiray galbeedi xasuus qaaliya
@updyzhakurmukhtar2279
@updyzhakurmukhtar2279 5 лет назад
Wxn dhagayzTay 2019 wlhi wn izka Jidhidhicoday mrkn dhaagaYzTaY ❤️❤️
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 3 года назад
Ubax Fahma & Abdi Fanax are two great legends🙌 ... Igusoo Oradea Maahan . Who is listening on 03.04. 2021? This song makes me feel love💘 ...
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 года назад
Hees Aad aan u jeclay oo dareen gara iyo xasuus gaara uleh nolashyda massage ban ka qoray ayaan u diray inta abdi fanax qalbiga udugisiye urkiyo indhaha ku jecel waliba ku ilamayna yaan 😭💔
@dhameysdheeman9850
@dhameysdheeman9850 2 года назад
Now Iam watching with my bbe in excellent mood bythe way this song has been living with my sperite for last decade
@fardusbarreh5667
@fardusbarreh5667 6 лет назад
yaa ila dawanayaa 2018 ?❤
@aidarousjuqdhawr3807
@aidarousjuqdhawr3807 6 лет назад
me and ilove this sony realy
@abdihakiinahmed2432
@abdihakiinahmed2432 6 лет назад
maanta ayaan ku soo noqdey xasuustii waayo.
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 6 лет назад
Fardus Barreh aniga 💯💯👈 may 10 2018
@saleebanfaarax8383
@saleebanfaarax8383 6 лет назад
Fardus Barreh me
@cabdifataax8665
@cabdifataax8665 2 года назад
Waxa Aan Dhegaysanayaa 20/06/2022 Waxaan Aad Uga Xumahay In Habenki Xalay Ahaa 19/05/2022 Aaan Arko Fanaanki Sidaan U Qiimaha Badnaa Oo Xaafad Xabashi Dhex Taagan Laamida, Dadkana Weydiisanaya 10 Birr Oo Hadii Aad Siisana Uu Khamri Ku Cabayo 🥲🥲 Fanaan Ay Waqti Iyo Dadkiisuba Gabeen 😭😭😭
@mawliethibraahim
@mawliethibraahim Год назад
Wllhie ilma igu taagan markan dhageysanyey heestan ax ya hees Xasuuso horena wan galayy 2010😢😢
@ismahanahmed5891
@ismahanahmed5891 3 месяца назад
2011kii ilaa imka oo aya tahay 2024 xasuus ayay igu leedahay wlhi 😢😢😢😢
@zakirc.dofficial213
@zakirc.dofficial213 Год назад
Heestan taraag hargeysa ila ceerigaabo 2013kii xasuus qali ah gaadhiga waxa ila saarnayd oon isku baranay inanti jacaylka i bartay oo hadana xaaskagayga ah ax yaa xasuus waayo waayo 😢😢
@moha.abdi1
@moha.abdi1 Год назад
Xasuus 2008 wakhtigii Talifeeshanka qaranka somaliland la aas aasayey Time😪................................
@cabdirisaaqshagti1991
@cabdirisaaqshagti1991 Год назад
Xusuus ayay igu joogtaa 2011kii ax ax ax. Caawa 29/10/2022 ayaan si kadisa Ku helay
@abdirashidabdiwahab8927
@abdirashidabdiwahab8927 9 месяцев назад
Heestan 2010 kii ayaan dhagaysan jiray anigoo arday ah farax oo ahayd gabadh aan la sheekaysan jiray ayaan dhagaysiin jiray telefoonka guriga kawaco...some memory is unforgettable...😢 hada waa December 23, 2023
@Zakisnm
@Zakisnm 2 года назад
2022 still 👂🔊🥺😩ma iloobin wacadke maxaan kugu uursamada
@khadarahmedadem
@khadarahmedadem Год назад
Wow one of best memory during my teenage years
@dawladnuurcawaale6138
@dawladnuurcawaale6138 7 месяцев назад
Heestaa waxaan dhagaysanaa caawa oo ay taariilhdu tahay 4 bishii 2 aad ee 2024 saacadduna ay tahay 9: 52 fiidnimo habeen axad ah oo isniin soo gelayso fanaankii qaadayna uu ila fadhiyo magaaladuna ay tahay Jigjiga caasimada Umadda Soomaaliyeed.
@ameirazalah8092
@ameirazalah8092 3 года назад
2011 ilaa 2021 wn daawanayaa anoo ciyaal ah ban jeclaa heestaas🥰💋
@mohamedmostapha4414
@mohamedmostapha4414 Месяц назад
Axdigiyo jacaylkii Kuma ilaawin Mana oorin wacadkii Adaan kugu uursamahay ❤
@alikhaakh3428
@alikhaakh3428 11 месяцев назад
Nostalgia is hitting me
@abbasfit3254
@abbasfit3254 Год назад
Xasuus TV-ga Qaranka somaliland 2011😭😭😭
@kbiriman4113
@kbiriman4113 8 лет назад
eshcala hees degan xasuu jacaylka sabaxareed ya caleek fanax iyo fahmo
@turkishboyhargeizawi5863
@turkishboyhargeizawi5863 Месяц назад
Heestan gabadhii ii qaadi jirtey wey iga Tahriibtey meelna kuma Ogi Xanun ka weyn Miya jirto😢
@ciizediinabdi443
@ciizediinabdi443 Год назад
2007 jigjig yar hargeisa ku dhagaystay wlahi anigo yar xasus hore
@Ayni88
@Ayni88 Год назад
Childhood memories heestan dib baan u helay 1-1-2023
@abdullaahimuuse4262
@abdullaahimuuse4262 4 года назад
2020 baan dawanayaa sas aythy nah wey ii dabatey wlhi
@Elmi.451
@Elmi.451 5 лет назад
Heeskan music aan caadi ahayn ayay leedahay marka loo eego heesaha kale eee samali ppppppp ubax & fanax
@khalidfantastic
@khalidfantastic 7 месяцев назад
Nolaley waad ordysaa alle mxuuu wakhti ahaa 😢 2011
@khadarhajjiahmed2225
@khadarhajjiahmed2225 7 лет назад
heestan waan ka helay ilaa 2008 jeclaa ilaa 2017
@zamiashiine7601
@zamiashiine7601 11 месяцев назад
24/10/2023 hbn salasa soo galauso heestan dib ban u helay child memories😢❤
@MohamedKayse-ht7vg
@MohamedKayse-ht7vg Месяц назад
2015 ilaa hada waan dhagysta heestan 2024 July 31 😕
@jamaal123ahmed2
@jamaal123ahmed2 5 лет назад
Caawa yaaa dib unoqday 2008
@samiradan2
@samiradan2 4 года назад
2019 🙏🏾❤️ ayaan dhaystay
@khadarmustafa3601
@khadarmustafa3601 3 года назад
Best song 🎶 still 2021🔥❤️
@abdihakiinahmed2432
@abdihakiinahmed2432 6 лет назад
Yaa jooga ee ila daawanaya 2018, Fankii Hargeisa ee soo korayey.
@maareyebugsiiye8615
@maareyebugsiiye8615 4 года назад
Ax ax waa xasuus qaliya wllhy nin an sxb ahyn ayan ki xasusta heestan 2008 wakhtigasan burco jognay ninka Cabdi ficil wuxu odhan jirey igeeya inta iska ooyo ayuu odhan jirey waa sual iyo jawaab. Waayo waayo
@yahyesalad9701
@yahyesalad9701 Год назад
I use to listing this song 2015 when I was in pkistan
@Ahmed-zo9ui
@Ahmed-zo9ui 2 года назад
Hadad 2021 daawanayso legend ayad tahay zhp wlhi❤
@nimcocawl7144
@nimcocawl7144 2 года назад
Childhood memory🥺❤️🙈
@mohameddhuunkaare1355
@mohameddhuunkaare1355 Год назад
2023 hhh
@mohashiine7040
@mohashiine7040 5 лет назад
Heestaan wa xasuusta barigaii ugu horaysay ee aan maqlay galkacyo joogay. Tan la yaabka leh baa ah marka dhagaysto heestaan jaceylkayga ugu horeyey baan xasuusta.
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 3 года назад
Xasuus Igu Qaaliya Aniga Iyo My Ex Ismahan Waqti Ayaa Nakala waday Waxay Iso Duubtay Iyaado Cajalada waqtiga Muu Jirin Alladahan Casriga ciyaal Cabaaye Hargaisa
@bashiiribrahimsiyad1213
@bashiiribrahimsiyad1213 2 года назад
Ax beri aan joogay.muqdisho 2007 aduun maantane arizona
@adenalidahir5240
@adenalidahir5240 6 месяцев назад
Heestani reer Burco si gaar ah ayey u taabatay.
@engrzakariemohmoud5577
@engrzakariemohmoud5577 3 года назад
Who's still listening 2020
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 10 месяцев назад
2008-kii anoo Tahriib ah oo caasimada Libya ee Tripoli jooga baan dhagaysan jiray xasuus hore baan galay
@ridwaankhaalid1781
@ridwaankhaalid1781 5 лет назад
Intii wali 2019 iLa daawanaysa like ii zaar wll xaq ban u leeyahee
@kaahanuura791
@kaahanuura791 9 месяцев назад
Waxn jecela anigon aqoon wuxu jacayl yahy ❤❤😂
@cumarck3824
@cumarck3824 6 лет назад
Heestan waan ilmeeyaa markaan dhegaysto
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 3 года назад
Aniga Oo 2009 Switzerland kaamo kaga jira dhagaysan jiray runtii
@maysaabdi
@maysaabdi 7 лет назад
Damn walking around the streeets passing by one of my neighbours washing their cloths outside and this song and so many others on the radio lmao am feeeling love them memories i wish i could relive or just go even burco labaqoe i miss you 😉😉
@samiiradagan1513
@samiiradagan1513 3 года назад
Heestan barigan shukan siga sobarnyayi ban jecal kkkkk yadhagasaya 2020 iikdha kusi kkk
@xamseaadan4391
@xamseaadan4391 3 года назад
Waa hees aad iyo aad Umacaan Wax hore Ayaan soo xasuustaa Runtii
@dadirhanas8534
@dadirhanas8534 3 года назад
2010 ban sntv ka dawanye wagu cusba still wa dawan ma jirta qof ku xasuusta xiligaa
@PSA4
@PSA4 3 года назад
Kamey bixi jirin wlh waa xasuus qaaliya
@AhmeTt___136
@AhmeTt___136 2 года назад
@@PSA4 yaaba ilaawi kara wa xasuusihii ugu quruxda badnaaye 😢💔
@abdullahihussein1616
@abdullahihussein1616 8 месяцев назад
Mid love igu ahaa jirtay ayaa i qaadi jirtay walahi inan igar ku noqdoo runtii igu weyn tahay waliba ifka ku jclhy anine maku haysanin xasuustas boojada igu ledahay😂😊
@ainansheabdirazak6097
@ainansheabdirazak6097 5 лет назад
ax ax irdhoobay markaan ku waayay Arlado ila soo yaraatay ana u adkaysan waayey. .... xasuus cishqi bay I galisaa heestani
@haashim6753
@haashim6753 6 лет назад
Heeestan kal & laap ugu hayzta mxn xaliiiimo mzg ahan ugu qoray hehe erayo muzig laxan intapa wey ka hapayzan tahay lkn muqal pan jiran wana waqti hore
@Ciidle1
@Ciidle1 Месяц назад
Yaa ila dawadey sanadka 2024 Bisha July 27
Далее
cabdi fanax - sawda
7:18
Просмотров 180 тыс.
Ромарио стал Ромой
00:46
Просмотров 122 тыс.
Hagardaamo
7:25
Просмотров 1,7 млн
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
Просмотров 179 тыс.
Fanax iyo Ubax-Somali song
10:06
Просмотров 35 тыс.
Layla - Nuradin Ahmed
7:06
Просмотров 432 тыс.
Abdi jama Qaboojiye Hilaac 2012 HD   YouTube
4:44
Просмотров 209 тыс.
cabdi Fanax (humaag).flv
6:21
Просмотров 152 тыс.
Hees cusub by yurub iyo beele
6:05
Просмотров 266 тыс.