Тёмный
No video :(

Cabdi Heybe 

Banaaye
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 706 тыс.
50% 1

Somali Majaajilo oo qosol Miiran Ah

Опубликовано:

 

4 янв 2007

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 90   
@cabdiraxmaandaahir2950
@cabdiraxmaandaahir2950 5 лет назад
Yaa daawanaya 2019 like ta igu qabta abtiyaalow. "Ina adeer ijeclow waxba noqon meyside sidaada uun baad ahaane"
@mguraytv6732
@mguraytv6732 5 лет назад
Hadaad 2019 daawanaysid like I sar
@youngdahir
@youngdahir 5 лет назад
Cabdi haybe laanbad fanaan qaran oo ku qaliya qaranka jamhuriyada barakaysan ee somaliland💚💭❤✊👑
@mysomali
@mysomali 17 лет назад
Great entertainer natural actor waye Ina Haybe. cashaqaga awgi baryahan rashin man arage...gaajowdaye awga miyan baasto cuni wayeey...
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 2 года назад
Huhuu i was a child when you commented here kkkk
@karama-media
@karama-media 2 года назад
2022 hadaa daawanayso yaaba kaa legendsan ismuuji
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 2 года назад
Kkkkk
@Abdijalils
@Abdijalils 7 лет назад
Alaabtu hadey duugowday adna waad duugowday de 😃 Heybe 2000✌
@samoreeb5772
@samoreeb5772 10 лет назад
abdi haybe waa jilaa wa fanan waa majaajilayste alla ninku badana oo madadaala badanaa noolow sxb
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 лет назад
aden abdi Aar Hada Ma NooL yahay
@farhiaabdi2222
@farhiaabdi2222 2 года назад
@@isxaaqmaryacade18 haaa
@ahmettozman3627
@ahmettozman3627 2 года назад
Oo somali ileen RU-vid mar hree bilaaben
@ahmedabdirahman6020
@ahmedabdirahman6020 5 лет назад
ramadaan mnta ka dhimn illahay hano aqbalo 5/5/2019 hda daawaneeso farta taaag
@sabirabas3145
@sabirabas3145 4 года назад
2020 hda dawaneso like🤣👍🏿
@ibroeverythingnew1337
@ibroeverythingnew1337 7 лет назад
warkaa shaaha inaan ceeb uga dhaadhacayo waan ogaa
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 лет назад
02 April 2k19❤
@taloiyotusaale5690
@taloiyotusaale5690 4 года назад
yaa dawanaya 2020 2020 tagero buuxda c.hybe laanbad
@AliMahado
@AliMahado 6 лет назад
waxan dawadaye anigu jooga somli imikan wax dawanaya inigu jooga yurub masha aallah
@popmarly8493
@popmarly8493 5 лет назад
Re badiye
@daacadmuuse7967
@daacadmuuse7967 5 лет назад
Cabdi haybe laanbad Nin jira Iyo hees caan ah Inder ilaahay baan kugu dhaarshee i jeclow.
@abdisalamadan8124
@abdisalamadan8124 9 лет назад
Kkkkkkkkkkkk inader ilahay ban kugu dharshee ijeclow
@durdur77
@durdur77 17 лет назад
somaliland ama jecloow ama nimoow waad ku qasbantihiin inaad afkeed dhagesatan inlee so maligay idka dadiyaane ileen kiina xigmad kuma jirtee
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 лет назад
yasin abdi Hahhh Ma Nin DaarooDa Ma Xikmad Lagu Gaadhaa
@shako7423
@shako7423 7 лет назад
Dumar suudh kusoo xerogali shaahna ku dhaq 😂😂😂
@nimcokhdar8640
@nimcokhdar8640 4 года назад
2020 baanu daawananaa sxb
@mohammedtukale6274
@mohammedtukale6274 6 лет назад
still 2018
@mahamedfarax1287
@mahamedfarax1287 6 лет назад
l love Abdi haybe
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 лет назад
Eesh calaa fanaan abwaan majaajileyste
@khalaf2007
@khalaf2007 16 лет назад
abdi haybe the best comedian i have seen so fare after the Somalia civil war. i like this guy man... brother i will inshalah one day attend one of your up comin ruwayad..
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 2 года назад
Bro kkkk
@NaNa1773
@NaNa1773 14 лет назад
where can i see that riwaayad completly
@rachidabdiladif2887
@rachidabdiladif2887 5 лет назад
Waxaan daawan jirey anaa caruur ah walhi imikana si kadis ah ayan u helay.
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 4 года назад
2020 march
@Marwaaden
@Marwaaden 13 лет назад
I love Cabdi Heybe
@IskeYare
@IskeYare 6 лет назад
Yaa daawaday hadeer kkkk Farta taag kkk
@abdirahmanaliahmed7599
@abdirahmanaliahmed7599 6 лет назад
Aaryaa nimankaa shaaha inaan ceeb uga dhaadhacayo waan garanayey
@suleekhageele4990
@suleekhageele4990 11 лет назад
JECLIYAAAAAAAAAAAAAAAAAA CABDI HAYBE
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 5 лет назад
Alaabtu hadey duugoowdo adna waad duugowdey wlhi runtii
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 лет назад
Alle ha u naxariisto kinzi xaaji ilaa 1979kii ayaan aqaaney waxa isugu kaaya danbeysey 1992gii yemen markaas oo aan ka shaqeynayey isbitaal Sanca ku yaal oo ay falastiintu leedahay dhakhtar aanu saaxiib nahay oo yamani ah baa anakoo maalin fadhina 10kii subaxnimo qol lagu shaahaynaya igu yidhi ditoore fanaanad somaliyeed oo kinzi la yidhaa ayaa taal qaybta daaweynta ee jumhuuri hospital waanu is raacney markaa waxaanu joogney isbitaal fakastiintu leedahay oo sanca ku yaal oo la yidhaa alqudus waxa na raacay dakhtar masri ah oo gaal ah oo ah madaxa qaybta daaweynta isbitaalkaa aljumhuuri ee ay taal isla markaana ah madaxa qaybta daaweynta ee isbitaalka falastiinta oo la yidhaa Dr Maajid hada jooga Ireland labadayadaba aniga iyo dakhtarka yamaniga ahba madax buu noo yahay mise waa caqaartii habaryar ii waran baan idhi way qososhay muqdisho ayey xusuusatay iyo yaraantaydii dee xanaano waan u dhamayneh qof ka xishood badan ma arag qaar baa u yaqaan dadka heesaa iney xun yihiin markay bogsatey berbera ayey tagtay Alle ha u naxariisto
@khalidfaysal6396
@khalidfaysal6396 4 года назад
Sxp lkin inantani maaha kinsi xaaji aden waa sahra cali xasan imikna ku nool hargeisa
@ahmedmusa8847
@ahmedmusa8847 8 лет назад
Ahlan wasahlan
@shiredhuub7277
@shiredhuub7277 2 года назад
1/3/2022 ayaan daawan 15sano kadib
@Soloman2001
@Soloman2001 5 лет назад
Hhhhhh Ina adeer ijeclow sidaada baad iska ahaanaysaaye hhhhh walee waan garanayay inaan shaaha ceeb uga dhacayo
@mysomali
@mysomali 17 лет назад
siyasada iyo shekoyinka xun mesha ka sara. Somalidu wa mid, ninka english-ka England ku hadla iyo kan Australia wa isku mid...laxanka somalida ee wali lesku hesta wa jahilnimo. This guy is funny. crazy actor.
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 лет назад
Runtaa weeye qabyaalad iyo siyaasad bay murtida iyo madadaalada
@mizzilwaad
@mizzilwaad 13 лет назад
the world goes forward but unfortunatly our country has taken down hill.. what people have now we had 20yrs back and what ppl have now .. we hav lost it...
@yimyam06
@yimyam06 11 лет назад
Abdi Haybe rageediii very funny guy...
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 лет назад
Aar Cabdi Haybe Hada Ma NooL Yahay
@abdiqaniozmaan1889
@abdiqaniozmaan1889 6 лет назад
Haaade🤗
@husenabdimohammed860
@husenabdimohammed860 5 лет назад
Wuu noolyahey wll swedan ayuu ku noolyahey
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 лет назад
Horta riwayado dhameystiran xagee Ka helayaa ?adoo raliya
@adnahussein6060
@adnahussein6060 2 года назад
Fanaankan caadi ma aha hees tiisa waligeey ma maqal Fanaankan la soo caan bixiyo caadi ma aha heesta Carabiga iyo Engriiska iyo soomaaliya isku dhex jira
@drxaayoow2105
@drxaayoow2105 2 года назад
Ina adeer i jecloow 😂😂😂
@Abdi-libaax
@Abdi-libaax 12 лет назад
@mizzilwaad true we are gonna be so behind if people in future want to back in time they just need to come to our country *Time Travel*.
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 4 года назад
facebook ayaan kuso arkay waaba hees shidan
@ashcariosman6593
@ashcariosman6593 5 лет назад
2019
@cabdiraxmancabdilaahi2382
@cabdiraxmancabdilaahi2382 8 лет назад
wax laadaawado weeyaan bilxaqiiqatii
@ahramous
@ahramous 16 лет назад
ahaha plz and plz kirliga hanaga jabin ayada la isku halayn karee loolz... habla narabo waayi mayneeeeee cabdi haybe wish u best any whre u are !
@nadiracamuud7183
@nadiracamuud7183 5 лет назад
Hhhhh majajilste iga dhee
@mohamedibrahimfarah4363
@mohamedibrahimfarah4363 7 лет назад
kkkk qosolku dadkii hote
@ibroeverythingnew1337
@ibroeverythingnew1337 7 лет назад
kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 5 лет назад
Ilmaabti qasab ah kkkk
@abdirahmanaliahmed7599
@abdirahmanaliahmed7599 6 лет назад
Kulahaa hadii alaabtu dugooday adna waad duugowdey 😂🤣mxn alaabta ku kabaheyga jiir baa ka dhalanayee
@adanabdullahi1209
@adanabdullahi1209 7 лет назад
Hhhhhhhhh Abdi haybe nasab weeye
@maxamedmabda2697
@maxamedmabda2697 9 лет назад
Kkkkkk qosalki adunka
@cadeyyarta5436
@cadeyyarta5436 12 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wowwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwo
@Dalwanaage
@Dalwanaage 14 лет назад
Naagaha somalida over 90% waa aduun eeg waa caqli dumar waxay eegaan dhaldhalaalka iyo kolba shaqadaad hayso ma ogga in ilaahay farajka furo Sorry for somali women , they ara so naive..
@ahmedaliwaqooyi6053
@ahmedaliwaqooyi6053 5 лет назад
Ilama abti baanu isku nahay
@ahmedhasan2837
@ahmedhasan2837 6 лет назад
agabta hadi laa badalo adigana waa lagu badalaya cabdi haybe lanbed 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fitaaxgamer6090
@fitaaxgamer6090 2 года назад
2022
@abujurayd2913
@abujurayd2913 2 года назад
Form TikTok 😂😂😂😂😂
@abujurayd2913
@abujurayd2913 2 года назад
TikTok ayaan hada kusoo arkay iyadoo lagasheekeynaayo
@maxamedismaciil8484
@maxamedismaciil8484 6 лет назад
Ķkkķkkkkk
@khaalidmoalinahmad7494
@khaalidmoalinahmad7494 5 лет назад
walle runta ayuu ka hadlay hablaha indhaha ayey waxka arkaan
@mohamedsaid102
@mohamedsaid102 5 лет назад
Kkkkkkk
@guledciiseyarkajecelhoodo2972
@guledciiseyarkajecelhoodo2972 8 лет назад
iyadna badal
@kawtharmoumin6345
@kawtharmoumin6345 6 лет назад
Abdi haybad lanbad 😂😂😂😂
@mohammedtukale6274
@mohammedtukale6274 6 лет назад
waar riwaaydu xataaa waaba 2000 kkkkkkk
@saaddaud3882
@saaddaud3882 8 лет назад
I am sick anta liajlak
@abdy_hussein
@abdy_hussein 5 лет назад
Shekadan alab labadalayo mar foog ayey bilabatey miya ???
@somalistudio1853
@somalistudio1853 4 года назад
Yaa dawanaya 22/9/2019 fadlN subscripe igu zaaRa QaB wadaNimO
@farhanhurfe6107
@farhanhurfe6107 11 лет назад
Kkk
@Cukaashe.
@Cukaashe. 5 лет назад
Ina deer ijecloow kkkkk
@millatarijacaylgalay1531
@millatarijacaylgalay1531 7 лет назад
hhhhhhhhhh bdal iyadna
@marufmohammad1005
@marufmohammad1005 5 лет назад
Maya ee waa oromo
@saaddaud3882
@saaddaud3882 8 лет назад
I am sick anta liajlak
Далее
Abdi Haybe - Hawshii Jacaylka maakhir
6:10
Просмотров 417 тыс.
hiddaha & dhaqanka battle
9:19
Просмотров 700 тыс.
Qalanjo iyo Samatar   YouTube
9:48
Просмотров 716 тыс.
Riwaayaddii Dhayla Jecel Qaybtii 2aad
32:01
Просмотров 316 тыс.
**Riwayadda Ninna Waal Ninna Waani |  Qaybta 1aad | 1998
1:02:20
meecaad miigane
10:54
Просмотров 724 тыс.
Riwayad qosala cabdi haybe laanbad magalo joog xumo
8:58