Тёмный

CABDI HOLAND Live SOODHAWAYNTII XASAN AADAN SAMATAR LONDON 

Abdirahman Somali
Подписаться 437 тыс.
Просмотров 1,3 млн
50% 1

🚨 Subscribe Now for more Videos .
Instagram : / abdirahmansomali
You Can Contact us all Business enquiry .
🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films
Email : Abdirahmansomali@hotmail.com
More info About Somali Production.
/ somaliproduction
/ abdirahmansomali
/ abdirahmansomali
plus.google.co...
/ reallysomali
Copyright Protected @ Somali production
#Subscribe #Somaliproduction

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 264   
@dhussein7284
@dhussein7284 3 года назад
Dadka qabiilka soo qoraya waxaan siyaasad ma ahan waa hees aayar ku raaxaysta ama iska taga jaaw👋
@liishiskihassan1535
@liishiskihassan1535 2 года назад
Wlh ragaa thy sxp waa kuwataa
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 Год назад
the baste of hees
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 2 года назад
Maashaa allaah wiilasha dhulbahante qurux badanaa, waa sida sheekhaasha wiilashooda Oo kale. Cabdi holand ❤️
@abdaazhasaaan2540
@abdaazhasaaan2540 2 года назад
Sheekhaasha qabiilka ahayd baad ka hadlaysaa mise sheekhaal kale🥰❤
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 2 года назад
@@abdaazhasaaan2540 maxaad ula jeeddaa? Dee haa waa sheekhaal kuwii awooweyaashaa diinta baray, Ee duriyadii Reer quraysh. Geeska africa Oo dhanna diinta keenay.
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 года назад
Laandheeranimo qrux io zharf 🐎🐎🥰🥰
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 года назад
Laandheeranimo baahi uma qabno from dhulphnte boys 🐎🐎🥰
@abdaazhasaaan2540
@abdaazhasaaan2540 2 года назад
@@xoxo-yg6gb degdegu waa camal shaydaan intaadan fududaan suaal qofka😂😂anigaan kula hadlayo ayaa sheekhaal kula ah
@princesssagal4568
@princesssagal4568 5 лет назад
Wiilka ugu qurxon fananinda mansha allah rer abtigey abdi holland ❤😘😍
@AbshirAwad
@AbshirAwad 4 года назад
kkk farxiya kabayare ayaa sheegtay, waa la'iska cadyahay oo la'iska qurux badanyahay lkn waa lazy beey tiri.. abwaanin inuu raadsado marabo heeso usuubiya .hhee
@maidomohamed4899
@maidomohamed4899 4 года назад
@@AbshirAwad andi holand imaka fanka uma jajabno sababto 210 ayauu tumay ninkan
@jihaanjiinaahmed6152
@jihaanjiinaahmed6152 4 года назад
Benku shegin cod style qurux m.a il cadow ma aragta
@superdemanka5192
@superdemanka5192 4 года назад
Runta waye dayax iyo keyow wukahoreyaa
@AliHassan-ek5ti
@AliHassan-ek5ti 2 года назад
@@AbshirAwad abshirow naag waxay tiri baad markhaati ugu dhigatay Bal tayda dhagayso abdi holan wuu shaqaystaa cayrta ma qaato sida Kabayare hadaba maan gaab yahow waxaa isigu darsamay Qurux qaayo iyo hawl karnimo xaasidiinta meelbay iska leeyihiin Waana cadaabta Iskiifo
@ikraanladan8497
@ikraanladan8497 5 лет назад
Fanaan aan tageero iyo hees markaan maqlo aan wax badan soo soo xasuusto illaah hadaayee telkaan aan hadda wax kasoo qoraayo qofka iska leh aan uqaadi jiray masha allah riyaddu marbeey rumoowdaa
@ibraahimismaaciile4810
@ibraahimismaaciile4810 4 года назад
Ikran love in lagu dhaho wa markas cadi matihid qofyey
@jeexdinTV
@jeexdinTV Год назад
Insha allah halaysku waato
@jeexdinTV
@jeexdinTV Год назад
Waaro
@karamoige5268
@karamoige5268 3 месяца назад
What a amazing song.!😮 Still listining 30/05/2024.🎻🔥
@suweytacali6468
@suweytacali6468 2 года назад
2021 and still watchig❤️🔥👋 Kama daalo dhageysigeeda heestan😇✌️
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 года назад
Somaliyey qabilka inaga daya somali wa somali qabil wan nacay ma rabno😭😭😭😭😭❤🙏🏻
@al-anfallimited9198
@al-anfallimited9198 4 года назад
Thats whats killing us up to date....
@RaufHadi-98
@RaufHadi-98 3 года назад
Eesh Calaa Fanaan Darwiish Abdi Holland♥️🇸🇴💪
@queenanaya275
@queenanaya275 5 лет назад
Samatar walee abdi Holland codkiisa ayuu ka helay siduu u macaan yahay woow woow ayuu ku washay 🥰❤️❤️❤️😍😍 inta ila aragtay like ii saar ❤️😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🥰🥰❤️❤️❤️❤️
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
De ha huno msh allh alow no dhowr inakayaka
@jammacmohammed8584
@jammacmohammed8584 5 лет назад
The guy has sweet melody
@jamaccabdi6899
@jamaccabdi6899 4 года назад
caday ma ila argatay
@queenanaya275
@queenanaya275 4 года назад
Amareto it doesn’t matter your just a hater🤣🤣
@mariamaxmed1438
@mariamaxmed1438 4 года назад
Taas been ma ahan quen abayo
@sadia_844
@sadia_844 Год назад
Wow Cabdi Holland my favourite singer, he is the best singer sweet voice keep going bro you are a legend
@faromoha3101
@faromoha3101 5 лет назад
Dhulbahante Allah Calaf haigudaaro am Ogaden
@yartagobalkasool622
@yartagobalkasool622 5 лет назад
Sodhawow wllo waan isdhafsanaynaa reraha dhanka gurka 🤣🤣👌
@queenanaya275
@queenanaya275 5 лет назад
Faro Moha Ogaden iyo dhulbahantew hilbo wada dhashay 🥰🥰😘😘
@Waa-ani
@Waa-ani 5 лет назад
Iyo walaalkood MJ.... Hahaha
@sscboy3547
@sscboy3547 5 лет назад
AMN majeerteen daarood maaha yayna soo dhexgelin, balaayada foosha xun,ee dunta xun
@queenanaya275
@queenanaya275 4 года назад
Ssc Boy 😂😂😂 maxaan sameenaa foolxumada miyaan ku nacnaa 😂😂😂
@haawodagan5472
@haawodagan5472 2 года назад
Mad tiraahdid waan jabay Jaceyl adiga awgaa Maad tiraahdid jeer hore Adaan ku jilbeesnahay 😪😪😪😪😪😪😪 Si dareen leh ban u dhuuxaya codka ereyada io laxanka asqaraarka leh ee cabdi holan iyadoo aad moodo heesku inuu si gaar ah ii quseeyo🤦‍♀️ childhood memories💘🤦‍♀️🤦‍♀️
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 5 лет назад
Abtigay waa lagu garan ind laandhere dhulbahante tahay anigana i dhaleeeen i love reer abtiyaday 💚💚💚
@suadabdullahi4503
@suadabdullahi4503 5 лет назад
Ma dhulbahanta xasan aden
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 5 лет назад
@@suadabdullahi4503 cabdi holand bn sheegi kan sheegayo ee heesaya ma xasan aadan baa mise waa cabdi holand marka hore hubso ok
@YahyeSalebanmuse
@YahyeSalebanmuse 5 лет назад
@@arawelomakufto8460 abti noolow waanu jecelnaHy waxaanu dhalnaye
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 5 лет назад
@@YahyeSalebanmuse l love reer abti
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
Waah wah wale ben ma ahan huno cabdi holland jecliya fanankena
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 года назад
The one and only abdi holand.❤
@afayyareh879
@afayyareh879 5 лет назад
faanan lama wada ahee waaa xasan ada samatar 🤗🤗🤗🤗🤗🤗like #afay_yareh
@karinaali63
@karinaali63 5 лет назад
This is My favorite song matirahadid wajabay adan kujilbaysana horey u soco
@maw6739
@maw6739 5 лет назад
Waaw amazing voice this young singer Abdi Holland Keep going Holland With your great voice. Masha Allah
@nastehobashir5592
@nastehobashir5592 2 года назад
Axxx ya hees🥺abdi Holland legend 🙌🏾
@mohamedaadandon7874
@mohamedaadandon7874 5 лет назад
First M.a welcome apti xasan aadan samatar inta jiif ku dawanaysa like dhac igu sii 😂❤💋👏
@Suhaila685
@Suhaila685 4 года назад
🤣👍
@hapeepahmedpuuh9614
@hapeepahmedpuuh9614 2 года назад
Maaniga malayn jirey Huuno inaad i jeceshahay One of my FV🔥✌
@tamimacadey3325
@tamimacadey3325 Год назад
What a nice song long time to hear this song abdi Holland good voice
@lallanalallana4268
@lallanalallana4268 4 года назад
Qurux cidna kuguma gaaarto alaha Ku daaayo yarkaaaan dhiiga wadaaagnooow abdi Holland noolow
@riyaqaden9416
@riyaqaden9416 4 года назад
Ma fav somali singer abdi Holland 💓💓💓
@ashkirtube6779
@ashkirtube6779 5 лет назад
Inkastoo lajaar Ahay Inta jalaqsan dumarkaba Ma anigaa maleen jiray Huno inaa ijeceshahay😰😭😥💯💯💯 Fanaan jira Halkeeda baadhigtay
@yahyesudeysi3005
@yahyesudeysi3005 5 лет назад
hada ku faraxsantahay farxada hoyooyinka like isaar wll
@laabsifeeyeofficial
@laabsifeeyeofficial 5 лет назад
ilaahay danbigaaga iyo kwaalidkaaba hadhaafe bleas subcribta hayla dhaafin wa
@mukhtaradam7057
@mukhtaradam7057 5 лет назад
Waan ku saarayaye isaar
@Waxtar
@Waxtar 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 subscribed
@mukhtaradam7057
@mukhtaradam7057 5 лет назад
@@Waxtar isaar subscribe dee
@fasucare4310
@fasucare4310 5 лет назад
QMukhtar Adam
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 5 лет назад
Fanaan laba maaha fanaan qaran welcome to London Hassan aden samatar magac maskiin kama aha maal ne mowlaas U qabaa ✅London ilaa goormuu jogaa 🤔🤔🤔🤔🙏🙏❤❤
@amiindaahir8133
@amiindaahir8133 Год назад
Cabdi Yuusuf "Abdi Holland" Hoobal ka cod ka saafiga ah ee la hollin waayay - Xasan Aadan baa yaabay Aabbo! 🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@boqran2974
@boqran2974 4 года назад
Abdirisak yuruf xirsi bicir /Abdiholland 🥀🤴💯
@dahirdiriyebashir6522
@dahirdiriyebashir6522 Год назад
6/3/2023/still 🔥🔥
@karinaali63
@karinaali63 5 лет назад
Mash.aah beautiful voice beautiful boy
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Год назад
Heestan waxaan ku xasuustaa gabadh aan jamacada wada dhigan jirnay baa ii qaadi jirtay markasta oo heestan aan dhagaysto gabadhii baa lay horkeenayaa meel walba aad joogto alle hakugu amaansado qof waxaad ahayd aad waqti adag iyo mid farxadeedaba aan soo wada marnaye.❤
@ahmedtaraag
@ahmedtaraag 5 лет назад
yaa salaam axlaa sawt Abdi Holland ahaa
@princesssabrin3989
@princesssabrin3989 3 года назад
Heeskan cwa xasuus ayey igalisay inan aan barigii dugsiga sare aan jecla markuu yimadane balayan iska dhigi jiray waan qoslay wllhi markan heska dhagaystay
@kumanriyaqinebalkadzo1760
@kumanriyaqinebalkadzo1760 5 лет назад
wooooooof asal wadka baxsatay heestan dhageesigeeda kamaba daalo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ezmarkhan9197
@ezmarkhan9197 3 года назад
Abdiholland the legend
@aashkhaan912
@aashkhaan912 5 лет назад
Abdi holan ahaaaa😁😁
@nazreinmuuse3295
@nazreinmuuse3295 2 года назад
Bestie singer 😍😋
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 5 лет назад
Xasan adan smatr add u tagaraa iyo Cabdi holand
@ibtisamqueenofficial9471
@ibtisamqueenofficial9471 4 года назад
Hees iyo badh 😍😍😍
@hamdaybeautysalon2659
@hamdaybeautysalon2659 3 года назад
Darwiish boy🥰🥰🥰🥰
@karinaali63
@karinaali63 5 лет назад
Wiilkan wa really singer codmacana
@hamdamohammed8960
@hamdamohammed8960 Год назад
What a voice 😘
@mariamaxmed1438
@mariamaxmed1438 4 года назад
Waaa sonka habenka ugu danbeysay intaan so sanahy ilahy hana aqbalo amin amin waa bil ramadane ilahy wxaa ka baryaya gabar dhulbante ah inuu calaf igu daro gabar wanagsan oo dinta si fican u taqanto amin amin waan so dhawenaya gabar walbo dhulbahanta ah I love u ayan idin lee yahy
@HiboNuura-m4b
@HiboNuura-m4b 8 месяцев назад
😂😂😂
@axmadnuur1759
@axmadnuur1759 Год назад
Gormee qabil inta iska deyno somlia u darernaa iyo qaranimo War somaliyey wlhi Qabiil waa qurun ee Aan iska deyno
@Cartan7
@Cartan7 4 года назад
Cabdi Holland Yousuf heesaayaa wuxuu u dhashay Somali Waqooyi
@hibayasin1620
@hibayasin1620 4 года назад
@Sahro Ahmed haduu yahayna waa inderkay sow ma degno waqooyi Somaliland war bal naagtan eega kk
@abdullahiomar8044
@abdullahiomar8044 4 года назад
cartan 21 🤣🤣🤣 waxkasto ku qabsada
@user-dc6yh6bl3r
@user-dc6yh6bl3r 8 месяцев назад
So Dhaweentii Xasan Aaden Samater madaxiisa allaha ka Shuubo Wax Aan La Aqoon In Uu Meel Isla Soo Toogo
@nabiihachocolatina3240
@nabiihachocolatina3240 Месяц назад
29/7/2024😢 4:12pm galbnimo😢 Ma tiraahdid waan jabay😢 Jaceyl adiga awgaa😢 Maad tiraahdid jeer hore😢 Adaan ku jibaysanahay😢😢 Jacayloow mxd samaysay😢
@kingrashka4749
@kingrashka4749 4 года назад
Abdihallad inu heestan aniga oo kali ah dhagesigedaa kuma raxesaneno ee adiga qadayabaa naga dAran wlhi kama dhargo hestaan dareenka ay wadato
@caawiyefx3304
@caawiyefx3304 4 года назад
Best song ever kama daalo dhageysigeeda Lafoole 200% waxaa ka shidan Abdi Holland heestaan markii loo fiirsho.
@IsmailAli-rv2vq
@IsmailAli-rv2vq 3 года назад
2009 aya dhagesan jiray xiliga school dhigan jiray xasuus
@alibuku9951
@alibuku9951 Год назад
Viva harti
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 5 лет назад
Amazing song what’s the real name of the song , you can tell inay heesihii hore tahay?
@wiibtobiibto9752
@wiibtobiibto9752 5 лет назад
Qaali Ahmed lafoole qaaday jeesta iyo qalin aa la dhahaa
@ZBoy-fk4xm
@ZBoy-fk4xm 3 года назад
Darwiish ibnu Darwiish ✅
@ilwaadboqoradamj1964
@ilwaadboqoradamj1964 Год назад
Abtio adigan ku jclhy si dhabah😭😭😭❤
@RiGaax_22
@RiGaax_22 11 месяцев назад
Old is gold ♥️🐐⌛️
@nasrahpoolo
@nasrahpoolo 2 года назад
Waxan jeesto iyo qalin jahli cirib tirkii waday ❤️
@axmed_deeq
@axmed_deeq 2 года назад
Jeeso ama tamaashiir. Sabuurada iskuulka war lagu qoro waaye ee maahan Jeesto.
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 года назад
Inkastoo jalecdoo dumar jarka atahay inkaastoon la jar ahay inta jalaqsan dumarkaba 😭Ma anigaa maleyn jiray huno inaad I jeceshahay 😭😭😭 #2020
@Abdihakim.Ali_10
@Abdihakim.Ali_10 3 года назад
Abdi Hollan Darwish Boy 👑🔥
@deeqsanqueen2844
@deeqsanqueen2844 2 года назад
Cabdi holan☺️🙏
@boomabdulkadir500
@boomabdulkadir500 4 года назад
Ciid carafo 2020🥳😘
@axlaamrashid2368
@axlaamrashid2368 4 года назад
Heestan yaqadey horey
@mesutozil5649
@mesutozil5649 4 года назад
Lafooole
@abdinasirhassan7529
@abdinasirhassan7529 Год назад
waah waah! samatar iyo kooxdii nasiibka u heshay inay la caweeyaan.
@aminakalba2438
@aminakalba2438 4 года назад
Heestan xasus ayey igu dalisaay waagi bari samadka ey ii eheed alaaa adunkanaaa labadii isjecelnee 3daxeyaa mawayaan
@axmedxaaji1403
@axmedxaaji1403 2 года назад
Heesti legend Lafoole Jeeso iyo Qalin 🔥 Abdi Holland adiguba kuma xumid🔥
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 года назад
Xasuus baa i keentay meeshan💔
@hodanbuux437
@hodanbuux437 4 года назад
Mansh alaah😍😍😍
@BisharcabdiIsmacil
@BisharcabdiIsmacil 6 дней назад
Xasuus ayaan maanta heestan dib oogu soo laabtay😢
@abdisamiejama2196
@abdisamiejama2196 Год назад
Nin guuleed garaada 🎉🎉🎉🎉🎉
@muhamuha2065
@muhamuha2065 3 года назад
Hees qalbiga tabanaysa💔
@ahmedrasta7788
@ahmedrasta7788 3 года назад
Abdi holland fanaan aad u taagrro
@Abdiazizmaxamed966
@Abdiazizmaxamed966 4 месяца назад
Njce
@MohammedshaacirMohammeds-vo4vi
@MohammedshaacirMohammeds-vo4vi 11 месяцев назад
Aarkii Dhulbahante Abdi Holland
@maxamedfowzi3720
@maxamedfowzi3720 4 года назад
Ereyadii maxamed maxamuud shiiq cabdikariin durinow allow unaxariis sood afrika ayuu ku dhin 1999kii
@nacnacadam8198
@nacnacadam8198 4 года назад
Amiin walaal. Thanks for telling us. It's amazing song
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 года назад
mancha Allah hambalyo
@MYD.Mohamed-Aar
@MYD.Mohamed-Aar 4 года назад
hees kan yaa hore u qaadi jiray koley hees cusub maahe
@abdullahiomar8044
@abdullahiomar8044 4 года назад
Moha Madka lafoole ayaa hore u qaday
@ummaddaproduction
@ummaddaproduction 5 лет назад
LIKE ISAARA
@maxamedxaanshidhalin6392
@maxamedxaanshidhalin6392 2 года назад
Waw wawaa
@user-dc6yh6bl3r
@user-dc6yh6bl3r 8 месяцев назад
Xasan Aaden Samarer Madaxiisa Allaha Ku Shubo Qof aan La Aqoon In Uu Isla Soo Taago Meel Ama lugu Sawiro.
@user-cd1yt7gd5v
@user-cd1yt7gd5v 9 месяцев назад
legendkeni iyo heees mcn🤛🤜
@izabellaninkaancadimahaniz7703
@izabellaninkaancadimahaniz7703 4 года назад
Hestaan magaceed
@apdizhakuraadan789
@apdizhakuraadan789 2 года назад
Inkastaanan juuq iyo jawaab adiga kaa helin aniga jibaysane man joojin jamashada
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 5 лет назад
Sharafi waa taa bal eeg sida lengend xasan loogu sarakacay
@ibrahimabdulle8206
@ibrahimabdulle8206 3 месяца назад
(Mad''sheegtid Jamashada) weeyaan
@mehmetziad9629
@mehmetziad9629 4 года назад
ma anigaa maleyn jiray muno inaad i jeceshahay
@suudimediaproduction
@suudimediaproduction 4 года назад
Heestii wuu ciyaaray Waar heesta hakutuman Casamad ilkacase ayaa Oraginalkeeda Qaada heesta
@hapeepahmedpuuh9614
@hapeepahmedpuuh9614 3 года назад
Lafoole ayaa iska leh heestan
@sadia_844
@sadia_844 Год назад
Ma codkiisa dahabigaad kahinaastay
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
Ma anika malayn jiray huno inad ijecesha ahy axsan ya fanan cbdi holan
@boqoradayar7758
@boqoradayar7758 4 года назад
Codkiisa wuu macaanyahau laakiin heeska laxanka ayuu ka badalay abdiyoow naga daa dee waxkasta sida u walaaqeyso
@mogeshow2923
@mogeshow2923 7 месяцев назад
1/2/2024💥🌟
@bashirdahir3668
@bashirdahir3668 Год назад
❤❤❤❤ ma aniga maleyn jire huno inad ii jeceshahay?
@ERNAJO
@ERNAJO Год назад
Legends
@user-cd1yt7gd5v
@user-cd1yt7gd5v 9 месяцев назад
Garaadku keen😎
@stacypretty6987
@stacypretty6987 5 лет назад
Hassan Adan looks handsome as ever 😂😂😂 😜🤔🤗
@AliOmar-fh6gw
@AliOmar-fh6gw 3 года назад
Wwwww m. A Ilove you
@Fogaan_Aragmedia
@Fogaan_Aragmedia 5 лет назад
War ninkani cod macaanaa
@mohamedbarkad6296
@mohamedbarkad6296 7 месяцев назад
14/February/2021 😢😢😢
@craxmnabshir
@craxmnabshir Год назад
Wayo wayo adanku jidbees nahy wxn subax jarmada aah wayo wayo
@hashkaaxmey1410
@hashkaaxmey1410 3 года назад
M.a
@hamzeomar2537
@hamzeomar2537 5 лет назад
Ninka gaban wuu dhacayabe fanka mu ka fadhisto
@atamayste4593
@atamayste4593 4 года назад
Heesta magaceed
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 4 года назад
Wll heesta wxa la dhahaa jeesto iyo qalin waxana qaaday fananaka lafoole😍
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 3 года назад
Waxaa alifay/curiye abwaan maxamed maxamud shiiq durinow oo macalin ahaa ayaa jeclaate gabar ardeeyad aheed weeyna usheegani weyse,dartiisa ayeey na school ka oga tagte. Waqti dambe ayu jeclaade isla gabarti Qisadi ayeey na oga sheekeyse ka dib ayu heestan ayu curiye abwaanka. Maa'aniga maleyn jire Muna inad I jeceshahy.
Далее
HEESTA DOORASHIYO  KOOXDA BANAADIR BAND HD 2022
6:01
Просмотров 20 тыс.
А вам, слабо?
00:22
Просмотров 37 тыс.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Просмотров 454 тыс.
Aduunyo By Maxamed Bk HCTV HD
5:24
Просмотров 6 млн
Abdi Holland - Maalintaad baxaysee - MUXIBO
5:44
Просмотров 1,8 млн
Baladwayn
11:06
Просмотров 1,1 млн
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Просмотров 13 млн
А вам, слабо?
00:22
Просмотров 37 тыс.