Тёмный

CABDI QAYS QASAAID AWLIYO ALLA 

MAAHIR MEDIA PRO
Подписаться 351 тыс.
Просмотров 480 тыс.
50% 1

Cabdi aadan ( Qays) Qasiido Awliyo Allaay Adeegsan

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 178   
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Год назад
0:50 Cashiiradii nabiga iyo Cabdilaahigii dhalay lyo cabdul mudalib iyo Cadkii uu ka soo go'ay Sayid caliyo faaduma Caa'iladii rasuulkaay Waad culus tihiine Awliya allaay adeeeeg Abaabakar sidiiqoow Cismaan binu cafaanoow Cumar binu khadaaboow Caalimiintii diintee Caabiyay kufaartaay Waad culus tihiine Awliya allaay adeeeeg Cisigii birsuuq iyo Axmad badawga caankaa Rufaacida cadceed iyo Shaadali cawaaloow Waad culus tihiine Awliya allaay adeeeeg Caydaruuska cadan yaal Kii caano iyo nabad Cirku uu u da'ayoow Waad culus tihiine Awliya allaay adeeeeg Sheekh uwayska ciidiyo Cisho xaramka loo baxay Laga celiyay xaramkee Nabigii cuskadayee Cududii rasuulkiyo Nabi lagu casuumoow Waad culus tihiine Awliya allaay adeeeeg❤
@hamzemohamud9169
@hamzemohamud9169 4 года назад
Waa Qasiidoo Culuso, Sheekh Cumarna leeyahoo, Ku casuumay Awliyoo Idil. "Sheekh Cumar Yuusuf" Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee.
@nuura.gobdeeq
@nuura.gobdeeq 2 года назад
Abdi qays baa leh wll qasaaidka alleh cimriga haw barakeeyee
@suhaybrabiic8233
@suhaybrabiic8233 4 месяца назад
Sheikh cumar abo❤
@hormud_chanel
@hormud_chanel Год назад
Sheekh c/salan sheekh cali guure sheekh yusuf baxar sheekh maxamud macalin cumar sheekh abdulahi qudub aw qudub iyo cidisaba allah ya raxmak awoowyal abaadir iyo iwm masha allah
@Abdihakim_Afyare
@Abdihakim_Afyare 3 года назад
Alla maxaa Awliyo Alle Uu Cabdi Qays Carabkiisa Ku Tilmaamay Shiikh Cumar Shiikh Cabdiraxmaan, Cismaan iyo Maxmed Masha allah
@ahlama1483
@ahlama1483 2 года назад
pp
@indhataag4446
@indhataag4446 4 года назад
sayidcali iyo faadumo caa iladii rasuulka scw scw scw masha allh cabdi qays
@cabdifataaxindho6433
@cabdifataaxindho6433 4 года назад
Scw scw scw
@qanciyeyare6891
@qanciyeyare6891 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️
@MrLaasanod1
@MrLaasanod1 4 года назад
Xiligii Somalidu wanaagsanayd ee inta wanaagsan la dhagaysan jiray kuwa munaafaqa ahna aan wax la waydiin jirin
@indhataag4446
@indhataag4446 4 года назад
waa sax oo xilligaas diintii saxnayd baa somaali haysatay ee maysan haysan diinta lacagtaa ee sacuudiga katimid
@waleedmohamed3844
@waleedmohamed3844 3 года назад
@@indhataag4446 subhanalaah dheh wl waa danbi
@indhataag4446
@indhataag4446 3 года назад
@@waleedmohamed3844 walaal subxanallaah maba daayaba wan dhahaa markasta
@hamsemohamud1707
@hamsemohamud1707 5 лет назад
Yaa dhagaysan. Caawa waa habeen xasuus mudan owliyo alaay adeeg ilaahay haynagu kulmiyo janatul fardowza al aclaa like iigu qabta 2019
@mohamedkorane5671
@mohamedkorane5671 5 лет назад
Kkkkk. Awliyaaa wax aragtay. ALLAH isaga iyo inagaba hanoodanbi dhaafo
@ayalehanadayalehanad6193
@ayalehanadayalehanad6193 4 года назад
Ok
@ubaxmaxamed8860
@ubaxmaxamed8860 2 года назад
Aamiin aamiin yaa rabi
@ahmed_mahamud47
@ahmed_mahamud47 2 месяца назад
2024 dawanaya 🎉
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 лет назад
Sheekh isaxaaq laandheere rabbow kuu Naxariiso cabdi qays iyo sheekhiiba
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 4 года назад
Meesha qabiil lagaga hadli maayo 😂
@mustafeabdirizak1277
@mustafeabdirizak1277 Год назад
Carab koobi maaye awliyada tin iyo cidhib midba cidhif uu joogaa codkaygaan u dirayaa , baydkaasi wuxuu khuseeyaa dhamaan awliyada aan qasiidadan ku jirin maadama awliyada ilaahay tiradooda ilaahy uun garanayo ilahay fadligooda ha inoogu gargaaro
@AhmedNaaji-gd6uq
@AhmedNaaji-gd6uq 11 месяцев назад
Aamiin Yaa Allaah
@kadarhisshaybe6161
@kadarhisshaybe6161 Год назад
ALLAHUMA Sali wasalim calaa Nabiyanaa MUHAMMAD
@user-fw3nx6my1g
@user-fw3nx6my1g Год назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صل الله عليه وسلم وعلى آله وأصحابه أجمعين
@cabdicismancisman114
@cabdicismancisman114 Год назад
999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999
@saacidmurtaawi9590
@saacidmurtaawi9590 Год назад
gggggģgh
@gaalkacyocitygalmudug
@gaalkacyocitygalmudug 6 лет назад
Cawareere iyo Cabdalle Hobyaadoow waa Culustihiine, Awliya Allaay Adeegsan, Awliya Allaay ayeeg
@abdowabdow8486
@abdowabdow8486 5 лет назад
Gaalkacyo City Galmudug 😂😂😂 waa owliyo habargidir ah 🤣🤣🤣
@gaalkacyocitygalmudug
@gaalkacyocitygalmudug 5 лет назад
Abdow Abdow waa awoowyadeey
@abdiciidgal9257
@abdiciidgal9257 3 года назад
@@abdowabdow8486 ssss
@faidali7745
@faidali7745 3 года назад
@@abdowabdow8486 haa awoowayadeen sacad
@socdalsheikhabdi269
@socdalsheikhabdi269 2 года назад
@@abdowabdow8486 haaa waa awoowe yaasheen Sheekh Cabdalle iyo Sheekh Cawareere
@hdmovies6911
@hdmovies6911 2 года назад
💕 waa waagii ducada soomaalida iyo awliyada baryadeeda la aqbqli jiray
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s 24 дня назад
Scw scw scw alaahu masali cala nabiye sayidanaa muxamed scw
@hormud_chanel
@hormud_chanel Год назад
Marki la is cadeye isku fantay culimadu abadirkii cibarada cimamdisu nqotow 😍 awoow llah ya raxmak abadir cumar al rida
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q 8 месяцев назад
cabdi qays noo ducee barabalan baajiriree nin dhulka gaalada ku xidhin inilaahay kasii daayo janata ilahay ha igeeyo sxbkaa hadraawina alaha weyn hahu naxariisto inadeerkay buu ahaa iyo dhamaan muslimiinta
@AyaanleIsmaciil-xw4hc
@AyaanleIsmaciil-xw4hc Год назад
Allow cimeigiisa Dheeree Abwaan cabdi qays
@mustafeqawdhb435
@mustafeqawdhb435 4 года назад
Duriyada rasuulka ayaa ugu horeeya nin raga dheh c qays
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
Awliya allaay adeeg markii Xabsiga la dhigay ayuu Heestan Sameeyay cajiib!!
@dayibmuxumed209
@dayibmuxumed209 3 года назад
Heees maaha inder waaa nebi amaan
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 3 года назад
Masha.Allaah barkallaahu Awliyaa Allaah adeeg
@mustafejaylani6333
@mustafejaylani6333 5 месяцев назад
Mansha allah abwaan cabdi qays caafimaad taama illaahay ha siiyo ....awilyo allaay adeesan adeeg.
@user-uc2mz9rt1k
@user-uc2mz9rt1k Год назад
Awliyo allah awliyo allah waad culistihiin
@CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn
@CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn 3 месяца назад
Sheekh shaadali wa ninki donta so sarey sheekh isaxaaq
@abwaanxasancraxmaan1107
@abwaanxasancraxmaan1107 Год назад
sheekh cali bacaacow cabdi qays mucjiso ilahay weeyi
@jamaahmed3965
@jamaahmed3965 6 лет назад
Cumar binu khadaaboow cismaan binu caafaanoow waad culustihiin.....awliya allah adeeg
@deeqabdulkadir9165
@deeqabdulkadir9165 4 года назад
Soo gargaaray
@ahmed_mahamud47
@ahmed_mahamud47 2 месяца назад
Markan siday maqlay waa la xidhay kadibna wuxu tiriyay awliyo allaay adeeg 🎉
@xasanxaji8415
@xasanxaji8415 6 лет назад
Ilaahey danbigiisa ha dhaafo
@halimomohamed1487
@halimomohamed1487 Год назад
Salallahu Caleyhi wasalam
@libanmohamed6713
@libanmohamed6713 6 лет назад
Masha Allah bless you And me and my dad and mom and dad
@mohamedabdi3682
@mohamedabdi3682 2 года назад
Abwaan cabdi aaden qays Allaha ku xafido
@SurprisedCave-wf5tq
@SurprisedCave-wf5tq Месяц назад
Inamacalin cumaraw
@fahadmaxamad6181
@fahadmaxamad6181 3 года назад
Masha allh
@husseintani5076
@husseintani5076 6 лет назад
Awliya alay adeegsan aaaamiiiin
@apdohakim1650
@apdohakim1650 4 года назад
Waa culustihiine Allaw liyi Allay adeeg amiin
@mohamedali898
@mohamedali898 3 года назад
mansha allah🥰🥰🥰🥰
@cabdiqaadirjaamac4559
@cabdiqaadirjaamac4559 Год назад
Mansha allaahAwliyo allaay adeegsan aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@cabdishakuurcumarbahadoon9555
❤love
@godeymedia76
@godeymedia76 2 года назад
Awliya allaay adeeg ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedBadhka
@MaxamedBadhka 2 месяца назад
Masha alaah❤
@canabjibril4880
@canabjibril4880 4 года назад
Waaryaahee qaysaw ninyaw qaalisanidaa oo qiimo waynidee ilaahay haadhigo qoomka janada dega
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 3 месяца назад
❤❤❤❤❤🎉
@Mubarigbashir10
@Mubarigbashir10 Год назад
Mid ka mida Habeenadii khaaska ii Ahaa Awliyo alaay adeeeg Special Night 🌙
@saadaabdisigad642
@saadaabdisigad642 Год назад
Musa carcere cilmigiyo aqontaba cadelken usiiye ayshaca dagayow ama celeeya waliyow curad awliyadow awliya allay adeeg
@yacinadaweh2871
@yacinadaweh2871 2 года назад
Amin amin amin
@khadarawale612
@khadarawale612 2 года назад
Sheekh maxamed siraadaw
@said.mohamed
@said.mohamed 3 года назад
Waa qasido
@sakariyeshanlibaaxstudios47000
@sakariyeshanlibaaxstudios47000 3 года назад
Masha allaah
@AliyareAli-lm2sv
@AliyareAli-lm2sv 5 месяцев назад
Celeye waliyo curad awliyadow
@suleekhacismaan5696
@suleekhacismaan5696 3 года назад
Waar dee siyaad bare wuu nadhibay hadii aanu nahay isaaq diinta sidan Ioomafahmin awliyada wan uqayshanay allah wuu noogu gargaaray
@liibanmohamoud2642
@liibanmohamoud2642 2 года назад
Subxaaanallaaah
@daffodou44
@daffodou44 2 месяца назад
Awliyo alaay adeeg san adeeg
@seidabdi751
@seidabdi751 11 месяцев назад
U ADEEGGUTA EEBBEH JALLA JALAALUH!!!!
@xamsegureymaxamud3333
@xamsegureymaxamud3333 3 года назад
Cabdi qays
@Abdihakim_Afyare
@Abdihakim_Afyare 3 года назад
Masha allah waa qaasiido Aad U macaan
@user-to7zp6ql5u
@user-to7zp6ql5u 9 месяцев назад
Masha Allah
@abdirashiidmohamed2004
@abdirashiidmohamed2004 2 года назад
awliya allaay adeegsan
@husseinosman1652
@husseinosman1652 7 лет назад
awliya alaay adeegsan amiin
@somalilandsaxaafi1980
@somalilandsaxaafi1980 6 лет назад
Maansha.allah
@sakiseeska9171
@sakiseeska9171 6 лет назад
mansha Allah
@MaxamudCabdi-ov3tr
@MaxamudCabdi-ov3tr 5 месяцев назад
Scw
@user-to7zp6ql5u
@user-to7zp6ql5u 9 месяцев назад
Salalalhu caleyhi wasalim salalalhu caleyhi wasalim
@said.mohamed
@said.mohamed 3 года назад
Alaa yarxam
@ciisecabdi3015
@ciisecabdi3015 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@jamaalnuurdiin6245
@jamaalnuurdiin6245 2 года назад
Awliya alaay adeeg 💖💖🙏🙏🙏
@AbdirahmanOsmanabdullah
@AbdirahmanOsmanabdullah 9 месяцев назад
Shekh cayngal shekh cumar shekh Madara ,
@said.mohamed
@said.mohamed 3 года назад
Wakhti adag
@shucaybyare8491
@shucaybyare8491 3 года назад
awliyo allaay adeeeeeeg
@MaandeeqAfgundhiye-ky8dp
@MaandeeqAfgundhiye-ky8dp 10 месяцев назад
❤❤❤❤ awliyo allaay adeeg San masha allah habeengaara weeyi caawa
@CawilXaji
@CawilXaji 6 месяцев назад
@xasanijaara9867
@xasanijaara9867 Год назад
Abdi Aden xaad (qays)
@MaxamedAxmedxasan-wo5et
@MaxamedAxmedxasan-wo5et 2 месяца назад
Arbaca kasta hadanaan qasiidada dhagaysan ima aha ba
@zeynababdi9837
@zeynababdi9837 Год назад
awliya alla
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 27 дней назад
Aw dhuub iyo cidiisaay
@thkiskhalid8310
@thkiskhalid8310 4 года назад
awliyo allay adegsan
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
Waxa tumay qasidayasha cabdi qeys jiim
@abd7ili993
@abd7ili993 6 лет назад
ax maxaa awliyo isugu keenay jaa juurkii uu ku xudhnaa miin jab yar bay uqaadeen wuu kala daaday
@AdenahmedIfiye-vk2uo
@AdenahmedIfiye-vk2uo 5 месяцев назад
Scws scws scws
@cabdiraxmaanxalane
@cabdiraxmaanxalane Год назад
salalhu caley hi wasalam
@cabdiraxmaanxalane
@cabdiraxmaanxalane Год назад
alaah salalhu calaey him wasalam
@MaxamudCabdi-ov3tr
@MaxamudCabdi-ov3tr 5 месяцев назад
😊😊
@hdmovies6911
@hdmovies6911 2 года назад
Hada waxaa yimid mooryaan diineed . Dhagar qaba yaal ah .
@cabdisalaanmuuse2385
@cabdisalaanmuuse2385 3 года назад
Adeeg
@user-ll9cj4bd3l
@user-ll9cj4bd3l День назад
Thompson Melissa Martin George Hall Anna
@cabdiraxmaanxalane
@cabdiraxmaanxalane Год назад
al qaaliqu
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Год назад
Maan sha allaaH
@abdikhayryasin4054
@abdikhayryasin4054 4 года назад
Allow kunaxariso
@cabdifataaxindho6433
@cabdifataaxindho6433 4 года назад
Kkkk wuu noolyahay cabdi qays
@camelcamel6495
@camelcamel6495 6 лет назад
waan qiirooday. kkkkkkkkkkkkkkkkk
@hamzebinujah8660
@hamzebinujah8660 3 года назад
AWLIYO
@DiamondHuang
@DiamondHuang 12 часов назад
Williams Daniel Miller Sharon Jones Anna
@sakariyeyuusuf5294
@sakariyeyuusuf5294 4 года назад
Subxaanallaaah waa gaaalnimo iyo shirki hadaanu jahli ka haysan
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 4 года назад
Shalay baad dhalataye waa la shubi jiray
@abdullahiadammohamed230
@abdullahiadammohamed230 4 года назад
Yaahuuu
@dhammeguray157
@dhammeguray157 3 года назад
Bayd-gaab baad tahay
@user-zy9fz4gn8r
@user-zy9fz4gn8r 2 месяца назад
Waxad tahay mooryaanta diiinta
@PatrickBlack-v9i
@PatrickBlack-v9i 4 часа назад
Williams Kimberly Young Jose Thompson Scott
@said.mohamed
@said.mohamed 3 года назад
Dhega
@FinancialYaweli
@FinancialYaweli 2 дня назад
Hernandez John Smith George Young Ruth
@LuciaRex-p8t
@LuciaRex-p8t 2 дня назад
Williams Eric Rodriguez Kevin Williams Deborah
@erinserekellyry2740
@erinserekellyry2740 2 дня назад
Walker Michael Lopez Susan Lopez Linda
@AsfZxc-h4i
@AsfZxc-h4i 3 дня назад
Martin Robert White Jennifer Jackson David
@JackMaxwell-y6t
@JackMaxwell-y6t День назад
Martinez Cynthia Clark Linda Johnson Michael
@AfiyeaIslam-h5g
@AfiyeaIslam-h5g 2 дня назад
Thompson Sharon Hernandez Gary Martin Carol
@maryanomar4416
@maryanomar4416 6 лет назад
Mohamud Ibrahim a Wahaabi gang
@bashiirsamatar1213
@bashiirsamatar1213 5 лет назад
Haaa waa wahabi
@cabdiraxmaanxalane
@cabdiraxmaanxalane Год назад
alaab
@user-wg6kq3nl9l
@user-wg6kq3nl9l 5 месяцев назад
143
@monicawalkman8563
@monicawalkman8563 18 часов назад
Lopez Cynthia Taylor Helen Williams Melissa
@RandyCampbell-s8n
@RandyCampbell-s8n 2 дня назад
Wilson William Thomas Cynthia Johnson Dorothy
Далее
Cabdi Qays Nabi Amaan Macaan
16:16
Просмотров 66 тыс.
Я ЖЕ БЕРЕМЕННА#cat
00:13
Просмотров 611 тыс.
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 4,5 млн
sheekh waro oogo nabi amaan iyo allabari
58:30
Просмотров 346 тыс.
ABWAAN DHOODAAN GABAYGII DARDAARAN
38:37
Просмотров 13 тыс.
Omar Aden - Qasido - Yaa Nuural Ablaj
8:01
Просмотров 1,7 млн
QASAA,ID AWLIYO ALLAAY ADEEG  ABWAAN CABDI QAYS
24:11
Просмотров 225 тыс.
HOBOLADDA WAABERI  -  Nabbi Amaan
1:08:02
Просмотров 40 тыс.
CABDI QAYS  -  Nabbi Amaan
55:58
Просмотров 93 тыс.
Qasiido Nabi Amaan Ah (Asalaamu Calaykum)
18:18
Просмотров 139 тыс.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
Просмотров 1,5 млн
Я ЖЕ БЕРЕМЕННА#cat
00:13
Просмотров 611 тыс.