Тёмный

CABDI XASAN DIGE FULL HEESO WAREYSI 2018 

Abukar Mahdi
Подписаться 1 млн
Просмотров 36 тыс.
50% 1

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@GareenMedia
@GareenMedia 6 лет назад
Masha allah..Legend Cabdi xasan Dige, adiga iyo ragga aad carabka ku dhifatayba waxaad ahaydeen intii aan ugu jeclaa! laakiin waxaan moodi jiray inaad ka yar danbaysay oo aad ku beegnayd 1975/6 meelahaas. Masha Allah Illaah cimriga iyo caafimaadkaba hakuu siyaadiyo. Codku waa sidii, wajigana dhalinu ma qaban. Nin nasiib leh baa isku hela intaas. Siyaado Allah. Aamiin.
@ruwedaosman5798
@ruwedaosman5798 6 лет назад
Xasus wlhi hees ah Arday baan ahayoooo Ubax wadanka ahyoo❤😢 Wlhi al fanan❤
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 5 лет назад
Oh my god fanan an ka helo runti codkiisa iyo hesihiisaba gaar ahana hesta garwaqsi waa hes qoto dher 🌾🌹🇸🇴
@hassandahir9693
@hassandahir9693 5 лет назад
That's legendary Abdi Hasan Dige. Fanaan aan wali codkiisu isbadalin illaahow ku dhowr cimriga kuu dheeree. Kabanka hadii aan kaa baran lahaa ciil ma qabeen.
@mohammed-jama
@mohammed-jama 6 лет назад
CABDI XASAN DIGE fanaan oo qudha maaha lkn waa MULAXAMIINTA soomalida ugu caansan mid ka mid ah ILAAHOW CIMRIGA ,CAAFIMAADKA IYO CIBAADABA U BARAKE❤
@jamacali8627
@jamacali8627 5 лет назад
Axsan fanaan cabdi xasan dige
@ahmedbadey
@ahmedbadey 5 лет назад
Mohammed Jaamac engineer nimo ayuna jaamacad kaga qalinjabiyey..
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 лет назад
xoogaa waxaan jeclaan lahaa in wax laga sii weydiiyo taariikhaba badan ee uu sheegay sida Muxsin Cabdalle oo ahaa nin aad u qiimo badna fan ahaan Yeman ayaa la i sheegay inuu ku dambeeyey haddase ma ogi inuu noolyahay iyo in kale , madaama ay dad badan geeriyoodeen , waxa mudan dadka ka sii nool in dadkaasi dhintay laga waraysto taariikhdoodii, Qalinle iyo Xarrago oo markii hore la odhan jiray Xarrago jecel waxay ka mid noqdeen Onkod kooxdii Asluubta , waxa iyaduna qurxoonayd inuu ka sheekeeyo , Sahal Macallin Ciise iyo xogtiisii , ta ugu muhiimsan iyaduna waxay tahay goormuu dhashay?
@odayqaraami2165
@odayqaraami2165 2 года назад
Laxanka nugul oo dhamaystiran inaad noogasoo duubtaa fiicnayd abwaan cumaroow
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 лет назад
أنا من محبي الفنان عبدي حسن ديغي وهو جَدْ فنان رايع واتمني له دوام الصحة والعافيه
@hassanadam1373
@hassanadam1373 3 года назад
Dhudi waxay ju nooshahay, Dhudub iyo Gallaaddiyo, Ceelka Dhaqaya-booreed, Hawdka u dhexeeyee. Dhulkaygii Alloow anoo aan soo daawan hay dlin
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 6 лет назад
Fanaankan waan jecelahay ilaahay dartiibaan ujecelahay nooloow intay nololi jirto
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 5 лет назад
Lagend fowqal lagend fananinta aan u jeclahy fanaaninteni hore waa abdi hassan dige ahmed ali egal iyo maryan mursal
@ugbaaddiamond6244
@ugbaaddiamond6244 5 лет назад
Nin wayn cabdi xasan dige tageere baan kuu ahay cimrigaa ha raago
@nimconadar7850
@nimconadar7850 6 лет назад
Waxay dhudi kunoshahay dhudub iyo galadiyo celkii dhaqaya bored 💗💖💕💔💘💙💚💛
@ahmedbadey
@ahmedbadey 5 лет назад
nimco nadar MashaAllah heestaas aabahay alifay cabdi adan badey.. waa dhulkii uu kusoo barbaaray.. dhudub, galaadi, wardheer iyo walwaal.. hadaan dhulkaas tago, inkastoon waligay aanan arag, heeskaas ayaa aqoonsi ii ah inaan dhulkaas kasoo jeedo .. waa ID aan waligii expire noqoneen
@daudhassan1550
@daudhassan1550 2 года назад
Haa
@mahdiubaxside3779
@mahdiubaxside3779 6 лет назад
Nasiiibaa leedahay hadaad la kulantay cabdi xasan dige heesta nabsi waa ku garabyaal Mana gaabinaayo heestaasi 2005 radio shabeelle ka dhagaystay
@khalifakhalifkhalifa3260
@khalifakhalifkhalifa3260 5 лет назад
Mahdi Ubax Side radio shabelle muxu ahaa waar hoygii fanka iyo hooyadii abwaanka hargeisa radio iyo ka mogadishu sida u sheegay cabdi xasan dige ayunba laga so deyn jirey oo la dhagysan jiray suugaanta shabelle ma mid aad sameysayba ?😂
@mohamoudali6830
@mohamoudali6830 5 лет назад
Camuu in aad toobed keento ayaa ku haboon hada waayo cadceed casarjoogta ayatahay noloshada intii badnayd waxaan alle rali kahayn iyo muyuusig ayad kuqaatayay over 30 yrs alle unoqo oo too bad keen
@fartaqurux4897
@fartaqurux4897 6 лет назад
Waah waah waayo waayo eesh calaa qaaci al fanaan cabdi xasan dige
@maxamedsalad8564
@maxamedsalad8564 5 лет назад
wwwwww legend axsan sowd waxaas baa fanaan kaa ah
@baroquraanka782
@baroquraanka782 6 лет назад
Xasuus time cabdi xasan dige waayo waayo ayaan soo xasuusto cawa waagenii hore gollaha Murtida iyo madaalada qofkii yaqaanaa yaqaano ciyaal xamr tiyaatarka Somaliya ma taqaaniin cml
@hassanadam1373
@hassanadam1373 3 года назад
Wariyaha ma garanayso qofka saas u wayn si taariikh loo weydìiyo
@GareenMedia
@GareenMedia 6 лет назад
Ar Cabdow heesta Arday, maxaa jiibtii loogu dari waayey....aad bay u macayd! Dafle, alla yaacizak waad tuntay! Balse heesta Jeenan dib haloo tumo. Dareenkii kuma hayo, kaliya codka fanaankaan hayaa!
@sahraadan6762
@sahraadan6762 5 лет назад
Ku jeclinaa fanaan qaran Cabdi Xasan Diiriye dhiirri gelin arday iyo wadaniyad iyo jacayl mahadsanid fanaankeena qaran
@hassanadam1373
@hassanadam1373 3 года назад
Cabdi Xasan Dige Fannaan aan isbedelin Alloow kaa noo daa,
@abditaallo4217
@abditaallo4217 5 лет назад
Mashaa allah haba yaraatee codkiisu isma bedelin Wali tone kasta buu ka heesi karaa majiro fanaan waqtigiisii ahaa oo dib u qaadi kara heesihiisi hore xafidahullah Cabdi Xasan Dige.
@GareenMedia
@GareenMedia 6 лет назад
Bal arag, ridamka lugtaa lagu samaysanayaa! Kuwa maanta hees hadaad tiraahdo ridamka heeskaaga tumo maba garanayaan!
@abshircarab18
@abshircarab18 5 лет назад
Sx
@alisaid320
@alisaid320 5 лет назад
Cabdi Xasan Dige legend aan sahal lagu iloobikarin m.a Allaha ku xafido
@xaragoproduction490
@xaragoproduction490 6 лет назад
Ilaahow na Cafi🤚🤚🤚
@saidyusuf5560
@saidyusuf5560 6 лет назад
Fanaan qaali ah noolow
@qoryogubanchannel890
@qoryogubanchannel890 6 лет назад
War Soomali maryoolay Like ii saara 😂🤗
@ahmedmire7600
@ahmedmire7600 2 года назад
Asc.Amin. Waxaad qaaday wareeysi qiimo leh, Runtii waad ka la baxdday!!!! Siddaa ku wad. Mahadsanid
@khadiirmohamed6250
@khadiirmohamed6250 6 лет назад
fan kaas buu ahaa imtixaanka adag loo soo galay xul bay ahayen fanki Hore ka daali maysid xitaa hees walba tone gaara bay ka qaadayan kuwan hada maba kala aqaani
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 5 лет назад
Waxaasa fanan lagaa dhahaa fasthii waxaa kamanka kaga dhacdey hestii jenaan lkn dibuu kabaadhy aniga wan jeclahy inan kaman ku heeso lkn ima suroobin
@abshircarab18
@abshircarab18 5 лет назад
Hhhhh adiga fanaan maba tihid maxaa kaban ku hestaa wlshey
@fardowsomaxamed1408
@fardowsomaxamed1408 4 года назад
Axsan fanaan
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 5 лет назад
Fanaanintii hore way xishood badanayen kaba soxaaq qisa jacayl haday somadho sida kuwa hadda melaha lama fadhiyaan o macaa ciyaalka ku ka dharagsisanyhin xataa hada marka lawaydiyo way qajilan fananintena hadda fanankan hesti hore basta marki layidhi abay adiga ka turjumaysa intuu qosaly kulaha wewe amina hh macnaha haiku shidin ahmrd ali cigal asan marka labwaydiyo su aal wuxuu dhaha wa sir jacayl
@dooyaale1062
@dooyaale1062 3 года назад
Bal eey ridimka sida lugta loola qaadaayo
@daadir6686
@daadir6686 5 лет назад
cajiib heesta garwaaqsi
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 6 лет назад
LAXANKA waad qaladeen; erayada iyo laxankaba marxuum Sahal Macallin Ciisaa leh; musikada sida loo dhisay buu hagaajiyey Cabdi Xasan Dige..lkn heeska Jeenan laxan iyo miroba waa Sahal Macaliin Ciise.
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 6 лет назад
War naagtu ma eglan show tii la odhan jiraaa u ekaaa
@mohammed-jama
@mohammed-jama 6 лет назад
Hhhhhhh may
@lafooletv9506
@lafooletv9506 6 лет назад
Nafisa Hassan maay dumashi
@abshircarab18
@abshircarab18 5 лет назад
Tan iglan wey ka dagan thy masha allaah
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 6 лет назад
Fanaanimada waxaa looo soo maraa dhibtaaa iska garaaco uun maaha
@ismailomar7156
@ismailomar7156 6 лет назад
Dhalinyarada aan nasiibka u helin in eey dalkoda ku raaxestan ayaan ka mid ahay oo ku so indha qaday dagaal iyo qabyaalad. Wllhi kuwi no hor seeday dagaaalkan sukeeye naga ma duceeysan. Ilaah ha no so celiyo nabadi uu dalkena lahay
@popmarly8493
@popmarly8493 6 лет назад
Baqbaq
@fatimaabdi6779
@fatimaabdi6779 6 лет назад
waaaaw mashalah masha masomaliya miya
@alihusseinomar581
@alihusseinomar581 5 лет назад
Fanaanka iyo qofka wareesanaya isku filmaahan yacni islama jaan qaadi karaan😑
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 6 лет назад
Wwww rug cadaagii soo rogaal.celi abdi hassan caadi maahid heeshaagi aadbaan ugu xiisnay tolhy waliba ani ahaan heesta warwar o aaan aaad ujeclahy sidokle basra io dee dhudi iyo dhudub..codkiisu isma badalin ilaan cod fake gaa is badalee cod asali isma badalo ww
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 6 лет назад
Ax AX AX AX YAA WADANI CAR IMIKA DIYAARAD HA LA IDIN SAARO WAA LA IDINKALA SOO DAGAYAA HA LA IS CUNO SOOMAALI DHIIGYA CAB
@sahraadan6762
@sahraadan6762 5 лет назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-esg6sQqF1ZE.html waataan original kii maxaa isaga dana qalabka la garacayo iyo musicada meesha ka dhacaya iyo hadda isuma dhowa
@GareenMedia
@GareenMedia 6 лет назад
Bal arag, ridamka lugtaa lagu samaysanayaa! Kuwa maanta hees hadaad tiraahdo ridamka heeskaaga tumo maba garanayaan!
@deeqoali57
@deeqoali57 2 года назад
Ni kan wa dawlad
Далее
BANDHIGGA DEEQA IYO CABDI XASSAN DIGE 22 11 2018
1:25:30
HEESTA JEENAN CABDI XASAN DIGE
7:08
Просмотров 206 тыс.