Тёмный

Cabsi Cabsi Xamas O Kor ka daawaneysa Ciidanka Israil| Baaskiilka Reysul W Holland E Caalamka Hadal 

Dulmi Diid
Подписаться 370 тыс.
Просмотров 48 тыс.
50% 1

Xamas O Shuruudaheeda u gudbisay Israil| Baaskiilka Reysul W Holland E Caalamka Hadal hayo
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Развлечения

Опубликовано:

 

2 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 89   
@DulmiDiid
@DulmiDiid 2 дня назад
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SumayaMaxamad-n5h
@SumayaMaxamad-n5h 2 дня назад
Waanku.tagera.walaalken.sidafiican.eed.noofahan.siisay.warkag
@MacalinDhagaweyne
@MacalinDhagaweyne 2 дня назад
Somali diido sun cab waa bin gafiirki Somalia saaxiib Balkan lagaagama baahna waad garaneysaa amaranth gaalada waad kamid noqonkartaa
@fmg63772
@fmg63772 2 дня назад
Wcs wr wb sheikh dulmi diid shaqooyinkii away jizaakallaahu khayran sheikh
@grandmothercookingg
@grandmothercookingg 2 дня назад
Mahadsanid sheekhuna lakin linkiga muuqaallada Xamaas hoosta masoo dhigi karta markasta ood kawsramayso muuqaallada aan RU-vid kuu oglayn
@hollaatme2991
@hollaatme2991 2 дня назад
Horta Midasaa been eheen, madaxda gaalada xaq iyo simanan bey ku dhaqan dadkoda sida muslimka looga bahnaa Subhanallah ilahey xaqa nawada tusi amiin
@Cabdixakiimmuusecige7
@Cabdixakiimmuusecige7 2 дня назад
IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye
@ShirwiChirwi-rd1rh
@ShirwiChirwi-rd1rh 2 дня назад
Anku salino nabigena maxamed csw ❤❤❤❤❤
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 2 дня назад
Alloow. Guusha. Siii. Reer. GAZA 🇵🇸🇵🇸❤
@barreaden805
@barreaden805 2 дня назад
Sheekh aaway koor sadii waan kusugaynaa allh haku xafido
@adrahilowle1083
@adrahilowle1083 2 дня назад
Wey korso beshey
@Mohammed999-mg3lm
@Mohammed999-mg3lm 2 дня назад
😂😂😂​@@adrahilowle1083
@abbdll
@abbdll 2 дня назад
​@@adrahilowle1083 kkkkkkk sheeka warkaas waa kasoo fakaday. Wuu la laabtay
@aminomohamed2850
@aminomohamed2850 2 дня назад
Ilaahayow guul reer Palestinian
@Keway603
@Keway603 2 дня назад
YAA ALLAH YAA ALLAH YAA RABII NAGADIG ASXAWADI HORE SALAM caleyhii calaa mahamad SCW SCW SCW SCW SCW SCW AMIIM AMIIM AMIIM AMIIM AMIIM AMIIM YAARABII 🇯🇴🕛💚🌎✌️🙏
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 дня назад
Dag tot ziens ik wens de heer Mark Rutte het allerbeste. Waxaan maalin raacay tareen arda badanaa qaada Holland. Waxaa kursiga iga soo horjeeda fadhiistay wasiirka waxbarashada Deetman . Walaahay keligii buu ahaa wax ilaala ma wadan,cabaar wada sheekaysanay; waxa uu tareenku ku ekaa magaalada Zwolle halkaas baan ku hadhay, isaguna u raacay tareen ku socda Amsterdam .
@ashamohamed689
@ashamohamed689 2 дня назад
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin
@Amran-xf4zs
@Amran-xf4zs 2 дня назад
Madaxda dadkooda dhex socota hadad aragto, waa rag isku kalsoon, dadkoodana ma layanin xoolahoodana xaqdaro kuma cunin, haday sameyn lahaayeenna waxaa u saamaxeynin sharciga ay dagsadeeno sida la sheegay ay islaamka Ka dhaceen, inaan diinta Alle u laabano allaha noo fududeeyo🤲🏽
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 дня назад
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@halwoali5532
@halwoali5532 2 дня назад
Sheikhow koorsadii meeyey Managua booday
@ronny7suii3
@ronny7suii3 2 дня назад
Mahadsanid Sheekh Maxamed Dulmidiid
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@deeqamohamoud809
@deeqamohamoud809 2 дня назад
Runtii shiikh waan yaabaa markaan film. Daawado adigana tasfiirka ayaan kaa sugaa khayr badan alle hakasiiyo
@badr3628
@badr3628 2 дня назад
jazakAllahu kheyr
@user-kx9jo4jv7y
@user-kx9jo4jv7y 2 дня назад
Jazakallah kheyr wll somali malin walba tusalayasha iyo wacyi galinta kuwi wax fahma alle haka dhigo
@alixsaansom
@alixsaansom 2 дня назад
Qofka ugu horeeya . 🎉
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 дня назад
Scw scw scw sheikh wcs well come 🫴❤❤❤❤❤ falastiin gull gobonimo inchallah xiisbulah yamane victoire 😢😢❤❤
@AsbulahiAbdirisaq
@AsbulahiAbdirisaq 2 дня назад
Waaw
@deeqamohamoud809
@deeqamohamoud809 2 дня назад
Sh.dumidiid marmarbuu shaqada baskeel kuyimaada reer Iyo caruurna midna mahaysto, runahaantii hada mudo sanad ku dhow dawladba majirin
@sabamoumin6259
@sabamoumin6259 2 дня назад
Alaahu akbar guul falastiin xamaas
@daherosoble9975
@daherosoble9975 2 дня назад
Lama yaqaan warkaaga taarikdiisa nooncadeey taarikhda warkaaga ssotapisid maragtid Miya’s masegeka
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 2 дня назад
Laa illaaha ilaah wa Siisi cadawullah 😢 Siisi haygu soo qaadin ninka yuhuuda u shaqeeya
@mcguled5038
@mcguled5038 2 дня назад
Siyaasiyiinta Somalidaba markey dalalkaan joogaan waxay ku shaqeeyaan nidaamkaan degsan, lkn tan Netherlands 🇳🇱 kaliya ayeey khaas u tahay ee kuwa kale sidaan banaanka uma mari karaan waxay lamid yihiin carabta iyo israaiil iyo afrika.
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 2 дня назад
Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@user-cp5ih6lk7n
@user-cp5ih6lk7n 2 дня назад
dee wa dad horumar gaadhay, il-bax weeye
@rahimohussein4414
@rahimohussein4414 2 дня назад
Aslaom caleekum warahmatulaahwabarakat Waligis baaskilkisa waa uu watey Markup soo adayo shaqada wuu ku iman jirey
@user-gj7lr6jk6u
@user-gj7lr6jk6u 2 дня назад
Shekh dulmidiido warka kusoodar taariikhda aad kahadleysid
@FatumaGambes
@FatumaGambes 2 дня назад
Scw
@abdihakimmohameddiriyesank1730
☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LA 💐 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA 💐 BILLAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH 💐 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA 💐 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII 💐 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍💐
@fatoumazahra3645
@fatoumazahra3645 2 дня назад
wcs wcs wcs❤❤❤
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 2 дня назад
Xamaaas haloo sheego inay filim(fiidyaw) soo duubaan ay kumatalayaan maxaabiista ay hayaan oo is dil laga badbaadinayo, is ay argagax ugu ridaan cadawga yahuud iyo xulufadeedaba. ogaada soo cabashada maxaabiista xamaax uxiran waxay isku dirin shacabka yahuudda iyo madaxdooda
@mustofaibrahimdiriye4247
@mustofaibrahimdiriye4247 2 дня назад
Mahadsanatid
@mahmedbarkele1273
@mahmedbarkele1273 2 дня назад
SCW SCW SCW
@maxamad6864
@maxamad6864 2 дня назад
🥰🥰🥰🥰🥰
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 2 дня назад
Wll Maxamed miyuu jiraa Tuug aan dhuumanayn oo wax xadaa? Madaxda la ilaalinayaa waa Tuugo oo waxay xadaan Xoolihii ama Xariyadii qofka marka waa Dhagar qabayaal sidaasayna u baqayaan
@Mohamed1f7ug8k
@Mohamed1f7ug8k 2 дня назад
Fris berson❤
@gurdan5841
@gurdan5841 2 дня назад
Wcs❤
@sayfudiin1
@sayfudiin1 2 дня назад
لما دخل عروة بن محمد " اليمن " واليا عليها ، قال : يا أهل اليمن هذه راحلتي ، فإن خرجت بأكثر منها فأنا سارق ! فقط و ما معه إلا سيفه و مصحفه.
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤ good
@geelaa1000
@geelaa1000 2 дня назад
War dadkaan aan wax ka barno markii aad dadka qaar ku dhahdo. Waxa eey kuugu jawaabaayaan gaalada maan ku dayanaa!
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 2 дня назад
💯💯
@hindiya11m
@hindiya11m 2 дня назад
Wcs wr wb Dhaqanka wanaagsan oo cadaalada Ah diintu waysheegtay kumana dhaqamo Lkn shiqow Waxaa ficna leheed in aad buug ka qortid Hadaladaas wanaagsan Maxaa yeelay madaxdeena Maba ku fikirayan maxa wanajina
@aestheticae7173
@aestheticae7173 2 дня назад
Mr Dulmidiid ma ogtahay in 80 Boqol kii ina uu yahay dhar iga islaamka in USA haddi aad ranted research waa kuu heli karaa marka ha dhihin shaking yuusan kaa gel in yurub a waa la mid marka xaqaagii into laguu xumeeyey ayaa lagu dhamaan saaxiib
@user-ln2bw3sh3z
@user-ln2bw3sh3z 2 дня назад
Vedio have wayo sheikh
@sahroali1196
@sahroali1196 2 дня назад
Alla.mahlikarnaa.nin.saas.okala.ah
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 2 дня назад
👍🏽
@AadilAlkalbani
@AadilAlkalbani 2 дня назад
Walaal coursadi onlineka aaway
@user-ne4mj3kn6c
@user-ne4mj3kn6c 2 дня назад
❤❤❤💯💯💯✌✌✌
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 дня назад
Dadkaan islaxisabtan zy yaqaanaa laakiin anaga madaxdeena iyo reerihiisu waa iney horey katajiran dadka seyraban kayelan
@abdullahidrogba3166
@abdullahidrogba3166 2 дня назад
Waxaan Maalin Meel aan ka shaqeenayay agteeda ku arkay reysal wasaarihii hore ee Sweden oo kaligii Meel iska taagan cidii doonto baa u tageysay oo la hadleysay la yaab beey ila noqotay Wlhi
@asmaxandule2950
@asmaxandule2950 2 дня назад
Tuug ma ahayn meeshii la geeyey ayuu ka soo baxay shaqadii ubaa u dhamaatay
@user-ds5mk7zg9n
@user-ds5mk7zg9n 2 дня назад
May qaarijiyaan siisi iyo kuwa lamida shan jeer ayagaa ka xun gaalada kana dumi badan
@abdihakimmohameddiriyesank1730
☝️ ALLAHU 🤍 MASSALLI 💐 CALLAA ☝️ MUHAMADIN 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 MUHAMMAD 💐 KAMAA ☝️ SALAYTA 🤍 CALLAA 💐 IBRAHIIMA ☝️ WA 🤍 CALLAA 💐 AALLIHII ☝️ IBRAHIIMA 🤍 INAKA 💐 HAMIIDUL ☝️ MAJIID 🤍 ALLAHU 💐 MABAARIK ☝️ CALLAA 🤍 MUHAMADIN 💐 WA ☝️ CALLAA 🤍 AALLIHII 💐 MUHAMMAD ☝️ KAMAA 🤍 BAARAKTA 💐 CALLAA ☝️ IBRAHIIMA 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 IBRAHIIMA 💐 INAKA ☝️ HAMIIDUL 🤍 MAJIID ☝️🤍💐
@sadam1318
@sadam1318 2 дня назад
waa ninka kaliya ee ku bush gareynaayo israel iney dhulka falastin qabsato
@R3dS3a
@R3dS3a День назад
Dulmi diidow Holland iyo reer galbeedka madaxdoda inagama wanagsana laakin waxa jirta madaxda dowladohoda sida kuweno kale maho kuwan aanu la jogno waa shaqale xilka lodhibtay wana lagula xisabtama musharkisa wax kabadana maqadan karo dadkas qabka ay u dhisan yihin aya waxay tahay dowlad maqar sara oo dowlad kale ka hos dhisan oo ka ilalisa waxkasto fowdo ah alcumum reysal wasaraaha Holland wuxu ahaa shaqale xil loigmaday marku dhameystayna sida kuweno kale kuesiga iskuma sii dhajinkaro xolana iskama boobi karo oo wuxu og yahay in mamul ka mug weyn ay hos fadhiyan. Inagu sidas oo kalsnu u bahanahay boqortoyada aya ilaalisa hananka dakasi iyo kuwa lamidka ah
@AbdixakiimMaxamuud
@AbdixakiimMaxamuud 2 дня назад
Damaca itooboyo waalan
@qaalielmi4479
@qaalielmi4479 2 дня назад
Waxay ila tahay inuu shaqadiina hogaaminta uun qabsanayey oo ogaa xila radilwasaarenimo inaysan ahayn hanti qof leeyahay amaba xilalka kale
@SayidAli-uv1tj
@SayidAli-uv1tj 2 дня назад
Iskul wu idhamdey shikhow awey korsdi
@mohamedhoror936
@mohamedhoror936 2 дня назад
Markaan arakay saaka ninkaan waxaan soo xasuustay history islamka khalifadii omar bin khittab wuxuu ahaa mid umadiisa naxariis iyo cadaalad ku maamuli jiray iskadaa xoolahooda uu haweeystee asagaa u adeegi jiray oo habeenkii oo dhan ayuu socon jiray bal inuu arko ruux rafaadsan ama wax tabanaayo marka westen countries galaalaba ha ahaadaane iyagaa maanta ooga dhow masuulnimada tan maanta muslimiinta heesato waxaay kujiraan kaligaa cun bari ayaad katgeeysaaye Subxanallah
@RADIOMARKABLEYBAARDHEERE
@RADIOMARKABLEYBAARDHEERE 2 дня назад
Aadan cade ayaa ahaa sidaas
@hasannuur7794
@hasannuur7794 2 дня назад
Ilahy howgargaaro muslimintan dhiban dulmigu mawaaro
@XxHannaxXFan
@XxHannaxXFan 2 дня назад
Farmaajaba waa ka lugeeeyay madax 😂
@Saynabmaxameddaahir
@Saynabmaxameddaahir 2 дня назад
Ninkii si difaacay ee soomaliga ahaa ee keyna xagee uu kudanbeeyay
@kahiyemohammed8556
@kahiyemohammed8556 2 дня назад
Dhibmaqabo his ok
@khalisuleman9389
@khalisuleman9389 2 дня назад
Shiikhow haa iloobin in madaxwayn Farmaajo isago lugaynaya uu ka baxay villa Somali iyo dagaalki khaliijka $80,000,000 in dalalka khaliijka oo laalush ah inuu ka diiday
@zayaamad3080
@zayaamad3080 2 дня назад
Ilaahay ka baq farmaajo xukuka fara garaac baa lagaga saaray. Ninka doorashada diiday inuu qabto ee 2 sanno sharci daro ku joogay. Bisinka kaas haddu dhulkooda joogi lahaa dictator buuba noqon laha malaha
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 2 дня назад
Ilaahayow garab qabo reer ssc iyo Palestine 🇵🇸 Laakin xamas maxeey sameenayasaa sidii reer ssc sameeyen micnaha maxabista la noolenayo oo sifican loo galayo iyagoo kuwodi la jir dilayo
@Ismlre125
@Ismlre125 2 дня назад
Farmaajo soo tii asagaba marki xilka laga qaday asagoo lugeynaya xasoo baxay Vilada , kasaas asaga baaskiil ayuuba gurigiisa ku aday waa caadi.😂😂
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 2 дня назад
Ama diktaytar ahow ama mid umadiisa u dabacsan, joogitaanka aduunku waa wax yar aakhireyse ka shalaayi doonaan
Далее
tagesschau 20:00 Uhr, 01.07.2024
16:20
Просмотров 179 тыс.
КРУТОЙ ФОКУС С ШАРАМИ
00:35
Просмотров 417 тыс.
WE COOKED A SHRIMP KEBAB  #recipe #barbecue #food
00:21
Просмотров 220 тыс.
Эмоции💫 | Тгк: D1ashenka✨
0:22
Просмотров 4,6 млн