Тёмный

Cabsida Itoobiya Soo Foodsaartay iyo Guusha Somalia 

Hashi
Подписаться 80 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

#SubcribeHashi

Опубликовано:

 

10 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@sahromahamud
@sahromahamud Час назад
Manshaallaah Waana Farxinoosaa Illaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadankeenna 🇸🇴🙏✅
@dahirCade-u5i
@dahirCade-u5i 4 часа назад
Inaa lilaaaahi wa inaa ilaayhi raajicuun ciidamadi eratarya ma dalab shisheye lagu burburiyay
@YussufTapac-tx7db
@YussufTapac-tx7db Час назад
Thank hashi
@yusra2501
@yusra2501 4 часа назад
Guulguul soomalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@farhiowarsame8652
@farhiowarsame8652 3 часа назад
Caawa wanaag ayu sheegeya xasho ayaantan lama dheegeysan Karin hadal qalbi qofka somalia u hadal ayu tabineyaya
@abdiwaliaxmed7276
@abdiwaliaxmed7276 2 часа назад
Duuflaan shaxi waa ninka af soomaliga igabadiyay❤❤
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 3 часа назад
Saliga rasuulka alleweyne ilaahoow nawaafajji insha'Allahu amuuraha allow sikhir
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 4 часа назад
Great analysis
@maslahahmed524
@maslahahmed524 2 минуты назад
Masha Allah sanadkaan bilawgiisa war aad uxun ayuu ku bilaabmay lkn dhamaadkiisa waaan rajayndoonaa war aad u fiican insha Allah
@AbdifitahDaudhassan
@AbdifitahDaudhassan 4 часа назад
Wafra artsomaliya xashi
@SadikAbdullahi-qh9ir
@SadikAbdullahi-qh9ir 3 часа назад
Ku walacay xasan sheekh Ka walacay farmaayo Ku jira qarracan joogto ah.
@wll___yuuchanel8422
@wll___yuuchanel8422 Час назад
Guul madaxweyne hassan shekh maxamud
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 4 часа назад
Daandaansi Waa lagu jabaaa
@AbdifitahDaudhassan
@AbdifitahDaudhassan 4 часа назад
Wamidaolbaya❤❤❤❤❤
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 часа назад
Ethopianka waa 120 Million waa Fursad wadan intaas ku Nool yihiin oo Bad aan leheen Somalia wey ka Ganacsan karaan iney xeebaha Somalia looga soodejiyo wax kasto ay rabaan bunka qaxwaha ubaxa looga dhoofiyo lacago faro badan laga helaa
@Mohammad-kw9bw
@Mohammad-kw9bw Час назад
De Ethiopia 30 sano dekad ijaara kujirtay imikana flim kas ay ba cunay bad ay ledahay rabta
@Cali.ShiineGele
@Cali.ShiineGele 3 часа назад
Thanks xaashi❤❤❤❤❤❤
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 4 часа назад
Absolutely
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Час назад
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 4 часа назад
🇸🇴 guuul iyo gobanimo
@AbdifitahDaudhassan
@AbdifitahDaudhassan 4 часа назад
❤❤❤❤❤❤❤
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 2 часа назад
Imisaan kulahaa taageer xasan waayo waa astaanteena
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 2 часа назад
CABSI!! KHAJIL!!
@CabdiqaniSheeqroone
@CabdiqaniSheeqroone 5 часов назад
❤SCW SCW SCW ❤SCW SCW SCW ❤SCW SCW ❤❤❤❤❤
@rukia-s6y
@rukia-s6y 4 часа назад
xaashi hadhihin dowladaha somaaliya dheh dowlada somaaliya
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 4 часа назад
Bahal waaalan
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 4 часа назад
Facts
@TripleA0825
@TripleA0825 2 часа назад
War niyoow Afwerki laandheere weeye lkn Sisi iyo Hassan Sheekh lama aamini karo marba dawl yar ayaa ku shaqaysanysa sida imarat ka halka Eritrea 🇪🇷 reer galbeedku ay loolin waayeen shuurib catiirkaas.
@faysalyusufmaxamud912
@faysalyusufmaxamud912 4 часа назад
Qariirada aad sawirtay ee gobolada waqooyin waa mid khaldan waayo dhulkan aad sawirtay kalabadh waa ka go een somalilnd
@XasanCali-e1j
@XasanCali-e1j 3 часа назад
Caaydaad kuwacantahay ee amaanta iska daa
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 58 минут назад
Asc wll dowlada somali maxaa la gut boon in ay rando waxaa Loga Bahan yahay in uu qado mw xasan waa in uu ka shaqeeya arimaha gudaha lakiin u malen mayo in uu u soo jedo ee illah visa baa laga sam rin ee illah ha naga badbaadiyo waxing shar ah aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 Час назад
Gaashan buurta is baheysiga farmaajo ku wacnaan laha waayo ; Xasan Waa nin reer galbeedku u taliyaan oo guul kama keeni karo nin ka madax banaan reer galbeed ayaa la doonay oo dhulka inoo dufaac xabshin ka dufaac Waa anigoo Jooga Togdheer Burco
@ismakhaliif6886
@ismakhaliif6886 3 часа назад
waar ilatariya soomaalida way khaayimaysaa itobiya iyo eletariya waa walaalo
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 3 часа назад
Markaa siday u suurro gali karaan waxaasi oo dhan ??
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 4 часа назад
Qof baahan gob maha
@hasanjamal257
@hasanjamal257 Час назад
kkkk😂😂😂 Adiga Dhinac Laguu Raaco ma jirto Marna waxad Leedahay Somalia Ayaa Broxi Ware gashay marna Somalia ayaa Guul Gadhay kkkk
@HanadCabdilahi-w3k
@HanadCabdilahi-w3k 4 часа назад
Ethiopia aqon ayay no ledahay Tuug ku yaqan tabtaa ma waayo
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 4 часа назад
SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faysalyusufmaxamud912
@faysalyusufmaxamud912 4 часа назад
Sias afwarqi waa laandheere bal fiiri inta uu ka dheeryahy 2 kale misigta ayey ugu dhacayaan wuxuuna ka dheeryahy ilaa 10 mitir🤣🤣😅
@abdiali4626
@abdiali4626 4 часа назад
kkkkkkk somaaliya masar erataria waxba heshiiskani ma sokordhinaayo waayo waa dawlado kaliita xaga siyaasada
@nimcandaacad3151
@nimcandaacad3151 3 часа назад
Wa mxy awooda ay Ethiopia leedahay eey kaga Liitaan Ethiopia wxy maraysa xiligii ugu xumaa tan kle adigu yaa thy ma Ethiopian af somali bartay mise aragti bey ka thy?
@AbdisalamHussein-zl4xr
@AbdisalamHussein-zl4xr 3 часа назад
​@@nimcandaacad3151ha umlenin qof wapbo luqda somaliya kuhdlayo ino somali yahy
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 3 часа назад
Xasan sheekh waaba kadii xag jiraa maxaa yeelay waa imaan lawe qabiilka aaminsan oo kala gee yay dadkii somaaliyeed anugu waxaan oran lahaa waad ku fashilantay talada dalka is cazil fadlan
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 3 часа назад
Runta ayaa waxay tahay madax wayne afawarqi inuu libaax yahay waa al xaqiiqa laakiin labada kale waa shimbiro cadowgu ku adeegto
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 3 часа назад
XASAN BAD GATE WAA FULAY MUNAAFUQ AH ALAHA JABIYO ITOOBIYA IYO XASAN BAKHTI KENYATI U SUJUUDE AAMIIN
@hawayassin7172
@hawayassin7172 42 минуты назад
Cayda jooji fikir kaaga dhiibo
@caliabukar2167
@caliabukar2167 4 часа назад
Waxaa dhib kugu ah inaad Madaxweynaha aad amanto
@wll___yuuchanel8422
@wll___yuuchanel8422 Час назад
Illahow mujrimkii farmaajo hano so celin iyo gacan yariihii abi ahmed
@Cabdiqaadir77Suladaan10
@Cabdiqaadir77Suladaan10 17 минут назад
Niko. Miyaa bilowday. Nacalad kugu dhacaday
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 4 часа назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
Далее
FILO PART 129
30:03
Просмотров 207 тыс.
How to win a argument
9:28
Просмотров 598 тыс.