Тёмный

Caddaani O itoobiya Runta Usheegay Caddeeyeyna Khayaanada Abii Ahmed Kuqaadanayo Jigjiga iyo Deegaan 

Anfac Media
Подписаться 259 тыс.
Просмотров 3,9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 14   
@SuadMohammad-e2u
@SuadMohammad-e2u 7 часов назад
Aad iyo aad ayaa u mahadsantahay niyada ayaa no dajisey si fiican ayaan ku fahamney ina Aabow Guul Insha'ALlah
@UTIROBLE
@UTIROBLE 8 часов назад
Nin isaaqa ayaan ahay lakiin walaal adiga aan ahayn ma haysto.
@anab9951
@anab9951 8 часов назад
Waad mahadsan tahay walaal anaguna walaal aan adiga ahayn malihin ee aan iska kaashano cadowgeena
@SaïdsalehsaidSaid
@SaïdsalehsaidSaid 7 часов назад
Nin rer jabuuti ayaan ahay lakin walale adiga aan ahayn ruunti majirto walahi diyare baa nahaye
@yusufmagan9057
@yusufmagan9057 38 минут назад
"Soomaali Midnimo" Guul iyo Gobonimo!!!!!!7
@Michealfot
@Michealfot 2 часа назад
Quranka Ilahay noogu sheegey marnaba ha isku aamin siiba Amxaaro
@muruudi4961
@muruudi4961 3 часа назад
Cadaaniyoow ruwaayad iyo khayaali baad kujirta ee waxa deegaanka ka socda sifiican ugu kuurgal
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi 18 минут назад
ONLF waa labeyenta umada somali Boorka halaga Jaafo guuleysta
@UTIROBLE
@UTIROBLE 8 часов назад
Inay somali gumowudo waa hadii killilka la soo jiidhi walah jiritaanka aayaad darling u tahaiian
@maidaapdi6381
@maidaapdi6381 4 часа назад
ninka Ku tilmamaya Calan Qabiil Waxaad tahay Mangab aan Waxba Fahim Karin Waxaad la fikrad tahay Caruurt Sabiga ah Waxaad tahay qof deeganka U dhashay Waxaa laga Sugayaa fakar aad Wadanka Ku Soo biriso qabilka Ka Xoroow Wll
@İsmailroobleEid
@İsmailroobleEid 5 часов назад
Isaga oo calan qabiil qoorta ku sita ayuu haddana dano Soomaaliyeed Ka hadlayaa, waa wax aan isqaban-karayn oo ay adam tahay in la fahmo, haddaad immika oo aan gacanta waxba kuugu jirin aad calan qabiil sidato hadhow hadday wax kuu suurto-galaan sidaad Ka yeelaysaa dadka aan magacoodu calankaa ku ool. Calan qabiil macnihiisu wuxuu dhalaa oo leh dawlad qabiil soo maaha.
@aboubaker-y1g
@aboubaker-y1g 53 минуты назад
ONLF waa rajada kaliya ee shacabka Somali galbeed
@muruudi4961
@muruudi4961 3 часа назад
Waxa deegaanka Somaalida ka socda ee dhaxal wareejinta iyo siday ONLF u hurdo Walaahi kaaf iyo kala-dheeri
@abdifarah4164
@abdifarah4164 2 часа назад
SIDA RAGGA,haddii aaynu UDAGAALAMI WAYNU? SIDA DUMARKA inaynu U’OOYNO, Awood inoo NOQON MAYSO!
Далее
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 6 млн
WARKA SUBAX EE KNN 23 10 2024
11:00
Просмотров 1,8 тыс.