Тёмный

CADNAN DOOQAAGA MIYA SAAMIYA XIRIIR JACAYL MAA IDINKA DHAXEEYO HAA AMA MAYA ? 

Adna Channel
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 350 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

21 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1 тыс.   
@Tuuneyyyy
@Tuuneyyyy 2 месяца назад
Adno abaayo next amiiro iyo ceyda kuso xiji inta igu raacsan like dhac kusiiya😂😂
@Maryanismacil-lq9bx
@Maryanismacil-lq9bx 2 месяца назад
😂😂😂
@AmuuniAhmett-cr8wk
@AmuuniAhmett-cr8wk 2 месяца назад
War kuwaaseeti wax masheegayaan wah Boojo iyo jaakiraad Bay yaqaaniin😅
@soumyos7802
@soumyos7802 2 месяца назад
@@AmuuniAhmett-cr8wk haa wlhii😅
@ibraahimalimohamed3162
@ibraahimalimohamed3162 2 месяца назад
😅😅😅
@mohamedabdiyusuf3978
@mohamedabdiyusuf3978 2 месяца назад
DhipLey 🤣
@yaasmiinnuur8887
@yaasmiinnuur8887 2 месяца назад
Labadaan inta isla jecel like 😂❤
@MunoAyaanle
@MunoAyaanle Месяц назад
😂😭❤
@AbdishakurJamalAbdiAbdis-np8yx
@AbdishakurJamalAbdiAbdis-np8yx 18 дней назад
Haa wllhi❤😂🎉
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 2 месяца назад
Adnaay qalbi Saamiya RU-vid u fura please wlhy malaa waa markii 100 aad oo aan idiin soo qorayo
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 2 месяца назад
Anaa kugu raacsan qali❤❤
@user-xs2um6gf6k
@user-xs2um6gf6k Месяц назад
Sidookale waan kugu raacsanahay😂😂
@rahmaapdilahi
@rahmaapdilahi Месяц назад
Haa. Wllhi wy u qalntaa Samiyo❤
@CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib
@CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib Месяц назад
Waa loo furaa . Azad hagio iyo amiira qurux ayaa u furi doona
@Sagal-1234
@Sagal-1234 2 месяца назад
Inta next amira iyo ceyda rabto like sara❤
@user-jd5pw2yj1z
@user-jd5pw2yj1z 2 месяца назад
Ku xigsii cayda iyo amiira ❤
@soumyos7802
@soumyos7802 2 месяца назад
Please ceyda iyo Amira ku xigsii
@user-tx1iq5vp4j
@user-tx1iq5vp4j 2 месяца назад
Waa rabnaah😅😅
@Sagal-1234
@Sagal-1234 2 месяца назад
With the same question ❤️💯😍
@SafaOmer-dn5to
@SafaOmer-dn5to 2 месяца назад
Na wll maxa laysaga dhajinaya 😂anu koko ba ban LA rabe de lkn iyadan rabin
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 месяца назад
Yaa isla jecel 2 dan farta taag😂😂❤
@MunaMaxamed-no2nl
@MunaMaxamed-no2nl 2 месяца назад
Aniga wlly😂😂
@Aishanuura-jn3sf
@Aishanuura-jn3sf 2 месяца назад
Anii❤❤
@user-tk9wf9je4e
@user-tk9wf9je4e 2 месяца назад
Me😂
@AliyoAli-rj4cr
@AliyoAli-rj4cr 22 дня назад
Ani
@PrincessZahraa-d9v
@PrincessZahraa-d9v 6 дней назад
☝️☝️☝️
@AdoontiiAlle27
@AdoontiiAlle27 2 месяца назад
Ilahayow Adna ha No weynin😂 Next ceyda io Amiira😂😂inta igu raacasan like 👍
@Zeinusomali
@Zeinusomali 2 месяца назад
😂😂😂
@AdnaMohomet-qb9lv
@AdnaMohomet-qb9lv 2 месяца назад
Adna plz amiira iyo ceyda sundus iyo cumeer naagu soo xigsii 😢❤
@user-xx2il8bj7w
@user-xx2il8bj7w 2 месяца назад
Adna cumeer iyo sundus next
@caynabyare3133
@caynabyare3133 2 месяца назад
Gabar xidhood iyo asturnaan isku darsatay ayuu helay masha allh❤❤❤❤
@FowziyaBusuri
@FowziyaBusuri 2 месяца назад
Maba helinee😂😂
@raxoyusuf5811
@raxoyusuf5811 Месяц назад
habalyo cadnaan samia❤❤
@hamzeahmetahmet622
@hamzeahmetahmet622 2 месяца назад
Adnaan wuu u qalmaa samia runtii❤ SababToo ah waa wiil aad u xishood badan, akhlaaq badan, garanaya sida gabdhaha loo qadariyo ❤
@user-qm5jf6rj4r
@user-qm5jf6rj4r 2 месяца назад
hadaba barty wiilkan haa warunta
@Naxariis-badan
@Naxariis-badan 2 месяца назад
Amiira iyo ceyda Sundus iyo cumeer Kuso xeji yaa igu raacsaan😂
@baddestbitchh
@baddestbitchh 2 месяца назад
sundaes iyo xasanow
@Mohamed-q9l
@Mohamed-q9l 2 месяца назад
Ar adiyaa😂😂😂😂😂😂
@user-uu6kw3rw1c
@user-uu6kw3rw1c 2 месяца назад
😅😅😅
@nimcojamac8138
@nimcojamac8138 2 месяца назад
Waar jacayl ba ku dilaya😂😂😊
@muhanadkaysar-kv9hc
@muhanadkaysar-kv9hc 2 месяца назад
Cayda io Amiira so qabo plz adna
@Sagal-1234
@Sagal-1234 2 месяца назад
Adna qurux
@user-jw5iy7nk7t
@user-jw5iy7nk7t 2 месяца назад
Aabayo adno cyd iyo amiira keen meeshaan inta iguraacday
@Fathiibrahim5245
@Fathiibrahim5245 2 месяца назад
Ayyyyyyyy allow 2dan calaf isugu dar dad dacad ah wayo camirda iska gadin😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 2 месяца назад
Labadan haday lamano noqdaan adna ka danbaysa si cad baa jacaylka iskugu sheegteen 😂❤❤ next sundus iyo cumayr baa sugaynaa😂😂
@MESS0-z3p
@MESS0-z3p 2 месяца назад
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw
@IsmaaciilAwuukar-xm2me
@IsmaaciilAwuukar-xm2me 2 месяца назад
Scw
@user-tr7kx4lt2h
@user-tr7kx4lt2h 2 месяца назад
Scwscw ❤ scwscw ❤❤❤🎉
@MESS0-z3p
@MESS0-z3p 2 месяца назад
@@user-tr7kx4lt2h thing you
@MESS0-z3p
@MESS0-z3p 2 месяца назад
@@IsmaaciilAwuukar-xm2me thing you
@Aishanuura-jn3sf
@Aishanuura-jn3sf 2 месяца назад
Scw
@sayid5352
@sayid5352 2 месяца назад
gooru dhamadan garann wayay wuu nagu socday hada ila mid tahay like sar
@user-wu9co6wj9p
@user-wu9co6wj9p 2 месяца назад
Aniga xitaa
@IsmaaciilJaamac-nf9gl
@IsmaaciilJaamac-nf9gl 2 месяца назад
Aniga xataa
@sucaado1497
@sucaado1497 2 месяца назад
Last sis amiiro qurux king ceyda 👸🏼 🤴🏼
@bilkheyrmohamedali1002
@bilkheyrmohamedali1002 2 месяца назад
Adana please cayda iyo amaira ama koko iyo armaan soqabo sificn xanta uga sosar aqwan nala shaqaey😂😂😂😂
@MunaMaxamed-no2nl
@MunaMaxamed-no2nl 2 месяца назад
Xasaradi ku dishy😂😂
@PrincessZahraa-d9v
@PrincessZahraa-d9v 6 дней назад
Koko armaan😂 Waa degdegtay
@Fairygurl23
@Fairygurl23 2 месяца назад
Adno way nala shaqaysaa😂wax walba heesta igu dran😂
@Misswartsih
@Misswartsih 2 месяца назад
ADna hawl weeyn Bay ino haysa😂😂
@IkhlasnuuneRermaal
@IkhlasnuuneRermaal 2 месяца назад
Haa wallhi
@sowda2506
@sowda2506 2 месяца назад
Anigaba😂
@user-qb4qr6ij4d
@user-qb4qr6ij4d 2 месяца назад
😂😂😂
@SumeyoArte-ko6dt
@SumeyoArte-ko6dt 2 месяца назад
😂😂😂
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 2 месяца назад
Labadan sidaan udoonayay in aad soo qabato adno mahadsanid 😂❤ labadan way is jecelyihiin ❤😂 hambalyo dadkyga 18 may somaliland from borama 💚🤍♥️😘😘
@faraxmohamed3180
@faraxmohamed3180 2 месяца назад
Happy 18 may soo kle qlpi from hargeisaay
@YahyeHazen-qp2ji
@YahyeHazen-qp2ji 2 месяца назад
Happy 18may sharaftayadi Borama❤
@fatxaelmi9860
@fatxaelmi9860 2 месяца назад
Lamida wll from gobolka raga😂
@ubahahmed6643
@ubahahmed6643 2 месяца назад
Hppty isku magac nahne😂❤
@Hamtha_Apdilahi
@Hamtha_Apdilahi 2 месяца назад
War adna waa double ultra legend wlhi😂😭💔ree tiktok Jaanis bay u furtay oh my wow😂
@KhadarAdan-gl7wn
@KhadarAdan-gl7wn 5 дней назад
Waiga qoslisay wlh atiii ultra legend😅😅😅😅😅😅😅😅
@Maariya3765
@Maariya3765 2 месяца назад
Samiya and cadnaan😢❤
@user-ch5mo5xn8o
@user-ch5mo5xn8o 2 месяца назад
thanks adna xanta noso gudbi waad nala shaqeysey wllhi 😂😂😂
@LuuluMihrabi-uq8pd
@LuuluMihrabi-uq8pd 2 месяца назад
Intaa rabtaa barnabijkaan inlagusameyo ceydha iyo amiira plzzz like🎉😢😂❤❤❤
@FairyPretty-db1ng
@FairyPretty-db1ng 2 месяца назад
Adna waa nala shaqaysaa hdan nhy team casaam pls soo badi😂
@cashosiciid4843
@cashosiciid4843 2 месяца назад
😂😂😂😂
@DeeqoAxmed-ux4kl
@DeeqoAxmed-ux4kl Месяц назад
Haa wlhi 😂❤
@KingCeyda-t4o
@KingCeyda-t4o 2 месяца назад
Like faqiired Makaa helaa wll❤ 😂😂😂
@inamohamett1693
@inamohamett1693 2 месяца назад
Qabso
@user-od1cm3ly9p
@user-od1cm3ly9p 2 месяца назад
Tugsi faqiireed isn't easy waku saaray nio😂😂
@msscaato81
@msscaato81 2 месяца назад
Samiya l love you ziz from berbera somaliland ❤❤❤❤❤sidaad ula sooo boooday suaashiii ictirafka😢la siiisan krin❤
@rashkaboy449
@rashkaboy449 2 месяца назад
Next sundus iyo cumer😂
@faaizaluul9493
@faaizaluul9493 2 месяца назад
Waa vedio kaliya aan ku caajisin daawadashadiisa dhoola cadeyn ayuu ku bilaawday kuna dhamaaday 😂
@user-rp8by2zn2r
@user-rp8by2zn2r 2 месяца назад
Next king cayda iyo amiira
@ZamzamCabdi-xn6iy
@ZamzamCabdi-xn6iy 2 месяца назад
Adnoyyy saamiyo RU-vid ufura❤
@Amiira96
@Amiira96 2 месяца назад
Weli cabsi aa ku jirto samiyo walashey sug safiican ha u fahantee dad badan aa inta loo furay ku fashilmay
@Safasahalaxmed
@Safasahalaxmed 2 месяца назад
Cayda iyo amiira so qaabo pls❤ iyo sundus iyo cumeer
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 2 месяца назад
Samiya gabar aa jeclahy ❤❤❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 месяца назад
SAAMIYA. WAA GABAR. AFGAAVAN. CADNAAN. SIDOOKALE WAA WIIL. WANAAGSAN AF GAABAN. WAA ISKU QALMAAN. HAKALA XISHOONINA. ISKUYAACA❤❤❤
@Anzal-zy2dq
@Anzal-zy2dq 2 месяца назад
Adna madaxweynaha rer comment 😂😂
@samiiraahmed2871
@samiiraahmed2871 2 месяца назад
Waa haysa😂💕
@lajeclaydashidan441
@lajeclaydashidan441 2 месяца назад
Thank you from Somaliland team 27❤
@user-sg9wz9nb1r
@user-sg9wz9nb1r 2 месяца назад
Labadan wey iskusobaxayan laba qofo dagan waye mashallah ❤
@AyaanaKadar-qr5ig
@AyaanaKadar-qr5ig 2 месяца назад
Marka ictiraaf la dhahay samiya say ula soo boodey warqadaa adnnann thnakz❤❤❤
@SamiraIsmael-vf1iw
@SamiraIsmael-vf1iw Месяц назад
Real MADRID fans like ❤❤❤❤🤍🤍🤍🤍💙💙💙💙💜💜💜💜
@radwaAhmed351
@radwaAhmed351 2 месяца назад
Waa labo qof oo aad u dagaan waaye masha allh ❤
@user-tr7kx4lt2h
@user-tr7kx4lt2h 2 месяца назад
M.a❤❤🎉
@Lajacley
@Lajacley Месяц назад
M.a❤
@xawomaxamed6474
@xawomaxamed6474 2 месяца назад
www adna abyo wn kutahyera horey usoco lkn qna uga horey 😅❤
@BalqiisaSaid
@BalqiisaSaid 2 месяца назад
Adna walahi Waa legend baaye sundus iyo cumeer soo qawo 🙏 ❤
@kaahojimcale5630
@kaahojimcale5630 2 месяца назад
Lamaanaha cusub 😂😂❤
@MunaMaxamed-no2nl
@MunaMaxamed-no2nl 2 месяца назад
Adno qlbiyey next amiira iyo ceydaaa😂❤
@Ceymir550
@Ceymir550 2 месяца назад
Comentiga dhan ceymir Aan Ka dhgno team ceymir plz
@KingAkwadani-fu4pq
@KingAkwadani-fu4pq 2 месяца назад
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@user-mz2eh1tk2p
@user-mz2eh1tk2p 2 месяца назад
OMG😊 adnh seeiyeshy cawa ❤jah😊 next ceyda and amiira 😂
@EglanHussein
@EglanHussein 2 месяца назад
Keep going sweet sister cadowgaga unolow❤❤wankujeclahay walashey mcn
@NimcoAbdi21-iu8nl
@NimcoAbdi21-iu8nl 2 месяца назад
Cadnaan Wiil dagan maskiin ah afgaaban kaftan badan masha allah alleh haku dhowro wll mcn🎉🤍🥰🤴
@hanidagan6033
@hanidagan6033 2 месяца назад
Ayyy adna wanala shaqeynysa ka wrn nest amiira & cayda or sundus & cumeer coco & armaan 😂😂😂😂😂😂
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 2 месяца назад
Adna cumeer iyo sunduz noo keen part 2 soo samee plz
@user-ix7eb7qz1j
@user-ix7eb7qz1j 2 месяца назад
Wow qofkii uhoreeye pls reply 2m iyo kabadan aayaa uqalantaa🎉🎉🎉🎉❤ tageero 1one
@Asiya__qurux
@Asiya__qurux 2 месяца назад
Mss 1M wan ku salamey boqortoyo jirta🎉❤
@fosiaawil6351
@fosiaawil6351 2 месяца назад
Wllshy saamiya iyo wllky cadnaan waxa tihiin dad aan isla tageero maaansha Allah waxa tihiin dad xishood maaansha Allah yaxfid kum goforwad wllo noloshu idinma xumayso ❤❤❤❤❤ edna soo qabo cayda iyo amiira please
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 2 месяца назад
Haa walahi way isku nuurayaan labadani wayna is jecel yihiin waa laga dareemayaa😂❤
@faaizaluul9493
@faaizaluul9493 2 месяца назад
M.a way isku soo baxaayaan❤❤😊😄
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 2 месяца назад
2daan dhaliyaradaa oo qurxaha badan waa isku soobixilahaayeen haday is aroosaan,maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤.
@fantasticchannel2831
@fantasticchannel2831 2 месяца назад
SamiyO waa qof ad uu dagan xishood baadNa wana siidi haplaha lagu yaaqano sister MashaAllah ❤❤❤❤
@IstarAbdullahi-bf5pp
@IstarAbdullahi-bf5pp 2 месяца назад
Labadan inta is lajecl like❤
@HappyPhoenix-nd3ey
@HappyPhoenix-nd3ey 2 месяца назад
Next Zundus &cumeer soqabo pls
@abdinazirofficial8212
@abdinazirofficial8212 2 месяца назад
jacayl jacayl daremayna cwa adna jacylka hoyadis wye❤😂
@MssaYaaniita143
@MssaYaaniita143 2 месяца назад
All Adno wlhie wn ku wata Adnadeeeenna Next Amira iyo ceyda no keeen ❤️😂
@Kaltuuney1222
@Kaltuuney1222 2 месяца назад
Ceyda vs Amira and Cumeer vs Sundus next please Adna
@abdulahiali5051
@abdulahiali5051 2 месяца назад
Saamiya waba wada naxariis mirane hayay 😍😍😍😍😍
@LulAbdullahi0197
@LulAbdullahi0197 2 месяца назад
Ruunti lawadot waiskuu soo baxaayan illahey haisku daro caakafka ❤amiin 🤲🏽😊
@hodancumar2619
@hodancumar2619 2 месяца назад
M@ Labadan saan iskula jeclahy wlhi❤❤
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 2 месяца назад
Mahadsanid adnoy sidadd nolashqeyse🥰🥰😅😅
@user-cb3jd8mh8p
@user-cb3jd8mh8p 2 месяца назад
Cadnaan adna samiya wllo qimo badan ❤❤❤
@RiimaAadan-uf4jv
@RiimaAadan-uf4jv 2 месяца назад
Adno waa qofta commentiland la socota😂😂
@Mubarak.c.rashiid
@Mubarak.c.rashiid 2 месяца назад
funs liverpool one like 👍
@Ardoinagure-ly2co
@Ardoinagure-ly2co Месяц назад
Mansallah
@user-th6bc1zv4s
@user-th6bc1zv4s 2 месяца назад
Inta labad isla jecel one like plz😭♥️🫂
@user-tr7kx4lt2h
@user-tr7kx4lt2h 2 месяца назад
One like Fanz RONALDO ❤❤😢
@BekebjJejdo
@BekebjJejdo 2 месяца назад
Misse❤😂❤😂❤
@Ilkacase218
@Ilkacase218 2 месяца назад
Kusali nabiga Muhammad scw
@user-fi6vn8ks2d
@user-fi6vn8ks2d 2 месяца назад
Jacelk wa wax jira hoi osodo hdey wx ika.dxeyan keep going❤❤❤❤❤❤
@user-ct1qn7mp5z
@user-ct1qn7mp5z 2 месяца назад
Dadka dhahayo amira iyo ceyda hala keno maxa ka qaldan sualahan okale waxa laweydiya dad lamano loga shakisanyhy oo macqul ah sida ceyda iyo koko amira iyo imk iyo labadan dadka amira iyo ceyda noloshoda hore u aqano maba kufikiri lehen ine lawadas xirir kadhexyo dadka waxas kufikiro ama wa dad team 27 2024 bartay ama wa caruur yar yar amira iyo ceyda dadka aqliga leh we garanyan inusan waxba kadhaxeyn oo saxibo isku dhow oo is fahmay yihin
@kaafyakyfarahcise9186
@kaafyakyfarahcise9186 2 месяца назад
😂😂😂 zaxiiba waxladhahaa majiraan labad qofee jacaylka runtaa kadhaxeeyo waa amiira iyo cayde xataa haday iyagu dhahaan waxba nagama dhaxeeyo habrtooday u sheegyaan anaan bilow ilaa dhamaad lasocday xataa qofku jacaylku kuhoreyaan lasocdaa anigu 😂😂😂
@quruxwanaag4337
@quruxwanaag4337 2 месяца назад
@@kaafyakyfarahcise9186waa qofkee qofku kugoreye😂
@Nadarey
@Nadarey 2 месяца назад
Yaa walal hurdada ka kac cayda iyo amiira ❤
@mumtaas420
@mumtaas420 2 месяца назад
cid wlpa wey ogtahey in xidhiidh kadhaxeyo amiira iyo ceyda
@YahyeHazen-qp2ji
@YahyeHazen-qp2ji 2 месяца назад
Oohinta aad bad ubadisee ma daashay😂
@Sahra-qurux
@Sahra-qurux 2 месяца назад
Amira iyo ceyda❤ soqabo next cumer iyo sundus ❤
@SacdiyoIbrahim-ni4zm
@SacdiyoIbrahim-ni4zm 2 месяца назад
Adna cadeey mss 1M ❤❤❤❤
@sacidaahmed2490
@sacidaahmed2490 2 месяца назад
Masha Allah my queen 👸 Samiya & wllkey cadnaan nolosha idin Ma xumeyso❤❤
@user-yc3sq8qx1e
@user-yc3sq8qx1e 2 месяца назад
Next koko iyo ceyda❤❤❤❤
@user-wh9vm7xi6z
@user-wh9vm7xi6z 2 месяца назад
Cumeer iyo sundus kusoo samee😂😂❤
@Anzal-zy2dq
@Anzal-zy2dq 2 месяца назад
Cumeer waa nin walan😂😂😂
@Lajacley
@Lajacley Месяц назад
Amiira iyo cayde kusoo samee❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 месяца назад
WELCOME ADNA IYO. SUAALAHEEDA CADNAAN. KUSOODHAWAADA ADNA CHANALKA❤❤
@MilgoGaraad
@MilgoGaraad Месяц назад
Cida ugu raacsan fantastic ha taagto. Amiira iyo cayda cadnaan iyo saamiya cumeer iyo sundus
@Nafisociise9481
@Nafisociise9481 2 месяца назад
Alla adnayyy mahadsanid wax badan baad Naga daba geysay😂😂
@user-jz6kn6th3s
@user-jz6kn6th3s 2 месяца назад
Next koko iyo ceyda plz adno quruxeey
@SakariyeMohammed-dl9jb
@SakariyeMohammed-dl9jb 2 месяца назад
Adnh qalii alla ha ku days ❤🎉
@aminaaweys1524
@aminaaweys1524 2 месяца назад
Samiya qurux❤ illahay ha isku kiin so dhaweyo
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 2 месяца назад
jah saas jeclyl bay iskugu qaadeeen ba🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@SomaliaMuqdisho
@SomaliaMuqdisho 2 месяца назад
Team samia ❤❤
@user-gv9xo2py4z
@user-gv9xo2py4z 2 месяца назад
Masha allh walli samia waa inan yaro.edaableh❤
@adanali6543
@adanali6543 2 месяца назад
Ms one million waa Ku salaamay
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 2 месяца назад
M.a xishodkoda ❤
@user-in4wm5fg4v
@user-in4wm5fg4v 2 месяца назад
Adno please ceyda iyo amiira ❤❤ 2m ku gaarsiinena
@niQsare
@niQsare 2 месяца назад
Walaasha😮haka baqin adna kusooxiji cayda iyo amiiro pls 🙏 ♥️
@AyaanDahir-tz1gm
@AyaanDahir-tz1gm 2 месяца назад
Adno waa reer comments wayna dawaysay 😂😂😂❤❤❤plz amiira iyo caydo
@cayuunibk8546
@cayuunibk8546 2 месяца назад
❤lawa dagan weye oo isku mida ilohow waxa laka sheekayo run ka dhig❤😂
@hoodoabdirahman6643
@hoodoabdirahman6643 2 месяца назад
Next Amira iyo cayda Kaso dhig adna plz😂❤
@ruqiyomaxamed6724
@ruqiyomaxamed6724 2 месяца назад
Adno waa ku wadana waa Nala shaqenosa Tnx qalbii sundus xasasi😅
@Rahmoyyyy
@Rahmoyyyy Месяц назад
Cadnaan iyo saamiyo waa idin jeclahay❤🥺👑
@user-kj2pm9vh5o
@user-kj2pm9vh5o 2 месяца назад
Adno rufiyantena😮
@Fardowsaxasan048happy
@Fardowsaxasan048happy Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw 😢❤
@cabdinaasirxuseen6620
@cabdinaasirxuseen6620 2 месяца назад
Mss 1 million dad faagfaagoo adi
@HoodoMarwo-lw6fu
@HoodoMarwo-lw6fu 2 месяца назад
Finally koko and armaan
Далее
live samiya dhahdey cadnaan Ii amaan
5:17
Просмотров 4,2 тыс.
Жалко эту собаку 😥
0:34
Просмотров 3,9 млн
Концовка😂 @super.brodyagi
0:20
Просмотров 1,8 млн
Пранк пошел не по плану…🥲
0:59