Тёмный

Cajiib: Gabar Soomaali oo Ninkeeda Kireysatay 

Shariifooow
Подписаться 97 тыс.
Просмотров 357 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 119   
@atakar26
@atakar26 5 лет назад
War somali waa tan hadii sheeko qosol iyo qaraaxo loo sheego aflagaado ayee ugu jawaabayaan islaamahaan caytamaaya idinkana Ma rabtaa nin aad kireesataan maxaa ka rabtaan tusmo sheeko macaan oo qosol waaye maad iska qososhaan
@mostaphejama6903
@mostaphejama6903 4 года назад
Siday sheekada uga gurayso ninka waa kalay iska arag hhhhh hhhhhhh islan shidan 😂😂😂👌🌸😂
@naanaismaan4722
@naanaismaan4722 4 года назад
Waa aduunyo gadoon wlhi rag xan badan sida dumarka usheekenayo subxaanallah
@gediosman6055
@gediosman6055 5 лет назад
Very interesting story. I like it
@mahdifarah9120
@mahdifarah9120 Год назад
Waa hadal meesha leeg war fiican
@duniyomahamud9232
@duniyomahamud9232 5 лет назад
Waa Sheeko xiise leh Run ahaantii. Kkkkkkkkkkkklllkkkkkkkkkkkkkk
@elyasgilany9402
@elyasgilany9402 4 года назад
Asc. Waalalyaal. Lek. Isaara
@deqamohmoud5183
@deqamohmoud5183 5 лет назад
Hhhhh walhi wan ku qoslay sheekada ninka sida dumarku uwaramayaa😭😭😭
@simansiman4012
@simansiman4012 4 года назад
Waaba good idea kkkkkkkk
@fatushyarey7381
@fatushyarey7381 5 лет назад
hooy kaqada mesha safiyo tusmo suq ayey ku radsanayan wlhi somalida wa xawayamin
@abdisalamelmi55
@abdisalamelmi55 Год назад
Kkkkkkkkkkk caaaaadi maaaaaha
@malikaahlam8331
@malikaahlam8331 5 лет назад
Naagta wariyahaa dambibadanaa ninkii qosol beyba kudawaqisay walee innaan qisol waxba tareyn aduunyadaan waa laga tagayaa
@xamalosalmaand1
@xamalosalmaand1 4 года назад
Hadaad ogtahay adigu taada ilaasho denbiga iska dhawr ajarkaagana qof kale haw shaqayn mahadsanid waa iga talo
@axlaamkampaalaaxlaamkambaa2023
Hooy safiyo tuusmo halaga qaaado meesha
@jamaabdirahman7452
@jamaabdirahman7452 4 года назад
Kkkkk wlle halked dhigty
@omararale7962
@omararale7962 3 года назад
Walleh waax nakiresto waan ubahanay
@ayansalah7729
@ayansalah7729 4 года назад
Odaygii baanu kiraynay kkkkk waa sheeko iga gadan
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 5 лет назад
Kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk that’s good Business
@fatxiyafarah5714
@fatxiyafarah5714 4 года назад
war marwada sawirkeda haku qaraban shekana ma heyside
@abdrahmanadam6268
@abdrahmanadam6268 Год назад
nagaha ka imada dibada ee somaliya uso.adaya guurka aaarna waaba lagu nasta midna waayba kubarakicisa
@zakariyezakariye2113
@zakariyezakariye2113 Год назад
aamiin.oramo
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 5 лет назад
Mar hore ayey ahaayeen warkaan. Laakiin Tusmo ma view aad ku raadsanee.
@aminajafar1987
@aminajafar1987 5 лет назад
Kkkkkk Waa Arinagour dhici karta ee Dumarka Qurbaha ha Amaan geliyeen-Xaasaska Danyarta ee Nimankiina' Raaliya u Noqda""intaad''Muruqya kuus-Biilaysaan"""Subxanallaah
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 4 года назад
Kkkkkkkkkkkkk
@ruqiyaomer8901
@ruqiyaomer8901 Год назад
Kkkkk walee waa iska kiro
@ahmedhabarjeclo1778
@ahmedhabarjeclo1778 4 года назад
Mash all wllky qali khadar c/ c/LAHI CALI ROBLE GUUULYSO wll qali sheko macn wlhy wan qosly kkkkkk
@fadumocumor8003
@fadumocumor8003 4 года назад
Waa waxas xaranta qudanaya ba nagu diray ehelki wadanki jogay har iyo habenba waxa nalayirahda heblayo dadkedi lacag bey ka dharjisay adigu deyro badnida war ilahay kabaqa iska daaya ribada aad laqeysan dadkina nagu dirten
@anisayasin4991
@anisayasin4991 4 года назад
Hhhh jawaab fiican bay siisay
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 4 года назад
Walaal sawirka Tusmo gabadha kasaara please waa dulmi hadii kale channel ka waa laxidhayaa waxaa jira copyright
@ahmedelmi1730
@ahmedelmi1730 4 года назад
Sheeko shidan
@ladanosman1325
@ladanosman1325 5 лет назад
Woooow wlhi wa arimaha dhaca manta mmmmm
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 4 года назад
Eesh calaa sheeko 😂😂😂😂😂😂😂😂
@qadroabdullahi7191
@qadroabdullahi7191 4 года назад
Kkkkkk waaba gabar wacan
@mohafz3973
@mohafz3973 Год назад
Masaallah ❤️🇸🇴🇵🇰
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 3 года назад
Walaahi waalayaab Inman lakireeyo heedhe magaribay nadeem ninkii angina mamilkiiley Snowden ragii
@shaxshaxly
@shaxshaxly 5 лет назад
Gabadhan hadleysa is not tussmo voice kaadi ma aha aa why she using her photo somalida waa wada xaasid iyo munafaqnimo.
@truecomment3650
@truecomment3650 4 года назад
NAAFO AYAA LA YIRAHDAA
@hassanosmanomar920
@hassanosmanomar920 4 года назад
Hhhhhhh Wayaab Sheeko cusub
@axmedcalishiil6321
@axmedcalishiil6321 5 лет назад
War naagta shashada saaran soow ßäfïyä Tüßmö
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 4 года назад
ISLAANTAN QOTIYADA AH MAXAAD SAWIRKEEDA KU FASHAY
@waawwatasongbksimpleyutheb9340
Deeqay maxad sawir tusmo mesha u saraten codka iyo sawirka is malahan
@engzayidmohomedjuube4711
@engzayidmohomedjuube4711 5 лет назад
Gabadha waa hooyo halaga saaaro0
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Год назад
alla kuwan imtixansan maxay tusmo u soo badheedheen lol
@sultanlife5385
@sultanlife5385 4 года назад
yaab oo yaa kakirastay kkkkkk
@ahmedkhayr7534
@ahmedkhayr7534 5 лет назад
Safiyo Tusmo Maxaa Laga Rabaa Ayadaa Shaashada Saarane Channel kaan Dadka Iska Xishoodku Waa Wanagsan Yahy 😭
@apdilaahimahamuut6058
@apdilaahimahamuut6058 5 лет назад
Haa
@alineyma5362
@alineyma5362 4 года назад
kkkkk mash mash allah
@zakigafane4833
@zakigafane4833 4 года назад
Dee safiyo tusmo mxd ka wadan markaaaaa
@warsamefarah9102
@warsamefarah9102 Год назад
Afei
@atakar26
@atakar26 5 лет назад
Kkkk waa sheekadii iigu qosolka badneed isbuucaan kkkk
@naciimokaaha6910
@naciimokaaha6910 5 лет назад
Gabdhaha ka xishood oo sawiradoda ka qad Waa IGA talo
@naciimaladan637
@naciimaladan637 5 лет назад
Why aa loo use garaynaa mama tusmo
@ahmedmursal1927
@ahmedmursal1927 4 года назад
Gabardhas oo kale ii soo radiya Waxa LA dhaha wan macala digsigisa
@mulaaxocaqli554
@mulaaxocaqli554 5 лет назад
Waa shko fiican
@taslimofficial9591
@taslimofficial9591 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣❤
@anisoabdi9854
@anisoabdi9854 5 лет назад
shariifoow where have you been it's long time no show up
@mahdicumar3668
@mahdicumar3668 Год назад
Abdkomint
@farhiyomohamed4979
@farhiyomohamed4979 5 лет назад
Waa sheko cajiiba
@sacdiyasiman9601
@sacdiyasiman9601 5 лет назад
Hhhhhh war cusub
@mohamedthegreat4737
@mohamedthegreat4737 5 лет назад
Funny
@malikaahlam8331
@malikaahlam8331 5 лет назад
Ala dadkaan wey waalanyihiin oo safiyo tusmo sawirkeeda maxay usoo saareen
@mohamedahmedmohamed9606
@mohamedahmedmohamed9606 Год назад
Kkk Alla sheeko xumidiina laba jaahil oo doqoniimo badan ayaad tihiin iyo isma dhaanto xumoo intey yurub dirqi iyo tahriib iyo is xambaar Ku yimaadeen , waxna aan baran bal waxaad umada sheeko u dhigeysaan dib isu dhageysta waanu idiin khajiley .
@hassanamin3154
@hassanamin3154 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Warkani ima cajabin
@kk-of7vb
@kk-of7vb 5 лет назад
Marwo tusmo halagasaaro sawirkeeda sheekadu sidanayba100%ku tahaye
@zulekhahussein2684
@zulekhahussein2684 5 лет назад
Mash Allah
@kabelfamous8173
@kabelfamous8173 4 года назад
Waa sheko qosal badan kkkkk
@bakiinabayle6137
@bakiinabayle6137 Год назад
Kkkkkkkkkkk
@safiodool1888
@safiodool1888 4 года назад
Kkkkkk
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 4 года назад
Maxay gabadhaan meesha u soosaareen
@razmi4568
@razmi4568 4 года назад
Sawirka tusmo ka qaad why u saaratay
@sahrayusuf9539
@sahrayusuf9539 5 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk cadi ma ah
@daadirabdul8279
@daadirabdul8279 4 года назад
Kkk waxan waa ruwaayad
@adansantur4677
@adansantur4677 4 года назад
We the Somalis, the worst people in Europe.
@umuikhlasmohamed2202
@umuikhlasmohamed2202 5 лет назад
safiyo tusmo. ayaa shaashada saaran se cml
@gediosman6055
@gediosman6055 5 лет назад
Very funny
@amb.awilibrahim4269
@amb.awilibrahim4269 Год назад
L
@ayaancali280
@ayaancali280 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@naciimokaaha6910
@naciimokaaha6910 5 лет назад
Ar maxaa kaa khaldan Tusmana maxaa soo galay!
@gediosman6055
@gediosman6055 5 лет назад
Kkkkkkkkkkkkkkkk
@abdinorabubakarabubakar7148
@abdinorabubakarabubakar7148 5 лет назад
hhhhhhh
@mysandwich3313
@mysandwich3313 5 лет назад
Khadar Facebook ayuu ku xoog badan yhy
@amaaljaamac3480
@amaaljaamac3480 5 лет назад
Safiyo tusmo maxa keney
@umuikhlasmohamed2202
@umuikhlasmohamed2202 5 лет назад
sawirka safiyo tusmo maxa ma ayada
@hassanosmanomar920
@hassanosmanomar920 4 года назад
Lkn maxaa losoo saray gabadhani reer ohayooda ah Mise ayaada kusocota
@hanadmydear5944
@hanadmydear5944 5 лет назад
Kkkkkkkkkkkk
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 5 лет назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@jamaabdi5255
@jamaabdi5255 4 года назад
ههههههههههه
@deq8279
@deq8279 5 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkkkk
@haawaabdulqadir6644
@haawaabdulqadir6644 5 лет назад
Kkkkkkkk. odagiibaankiraynay
@siradm
@siradm 4 года назад
Sawirka Safiya maxaad usoo qaadatay? Iney aragto oy ku dacweyso baa kugu fiican
@simranqurux595
@simranqurux595 4 года назад
Safiyo tusmo markan arkay waxan moday ayada iney kusocoto maficno sawir qof leyahay caan ah in lasosarto
@khadradawoa2750
@khadradawoa2750 4 года назад
I love Allah way qaldan yihiin wll
@simranqurux595
@simranqurux595 4 года назад
@@khadradawoa2750 sax ale xaqa hatuso shugran macanto
@gediosman6055
@gediosman6055 5 лет назад
Hhhhhhhhhhhhhhhhhh
@imanisse4329
@imanisse4329 4 года назад
Kkkkkkkk
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 лет назад
Tusmo odageda kiraysay miya
@dectorahmed1826
@dectorahmed1826 5 лет назад
Sheeko Wngsan Wye kkkkkk com
@xawaabdirahim1279
@xawaabdirahim1279 5 лет назад
alla ma safiya tusmo ayay suuq kuraadsanayan kaqaada edaday meesha waa qog sharaf leh oo umada somaliyed sharaf kudhex leh
@Banuhashim237
@Banuhashim237 4 года назад
@XAWA IBRAHIM IIMAANTII DABOOLUHU KINIISADA MEHERKEEDII IDINKU SIIYAY IYO AYAAN XIRSI DII QURAANKA JIDHKEEDA KU QORTAY EE IS QAAWISAY EE FILIMKA LAGA SAMEEYAY MIYAANAY EEDADAA AHAYN.AKHAS MUNAAFAQADA DAAROOD AYAA ISLAAMNIMDII SOMALIDA BAABI, ISAY.
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n Год назад
Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila llaah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n Год назад
dooraad abaarso ma furan guul guul xaq u dirirka SSC ilaahey ha guuleeyo snm alaha jabiyo argagaxisada weerarka wado ee iimaanka la a dhulkoodii deeqi waayay dhul dadkale u malabsanaayo soomaali wayn guul inshaa alaah
@hanayusuf5625
@hanayusuf5625 4 года назад
Nacala ku yaal iidoor Safiya Tusmo sawirkeeda soo qaateen 1000 naagod oo iidoora way ka sharaf badantahay
@Banuhashim237
@Banuhashim237 4 года назад
@Hana yusuf IIMAAN OO DAAROOD AH WAXAA GUURSADAY DAVID BOWIE OO DABOOLE AH WAXAANU KU DHEX MEHERSADAY KINIISAD KU TAAL LONDON OO IIMAAN MEHERKEEDII LAGU SIIYAY ABAHEED.TAKALE AYAAN CALI XIRSI WAA WAA DAAROOD WAA NAAGTII UGU HORAYSAY DUNIDA MUSLIMKA EE INTAY JIDHKEEDII QURAAN KU QORTAY EE IS QAAWISAY DABADEED VAN GOGH OO HOLANDIIS AHI FILIMKA SAMEEYAY. WALI TAARIIKHDA LAMA HAYO NAAG REER SH ISXAAQ AH OO WAXAA SAMAYSAY.
@umasalahadiinumumohammeddi8984
@umasalahadiinumumohammeddi8984 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mohamedjamac9204
@mohamedjamac9204 4 года назад
Balubas
@gediosman6055
@gediosman6055 5 лет назад
Naag baan rabaa qurbaha joogto.+2547 222 09176 ( whatsup, IMO,) Facebook: jaalle geedi
@queenfaaiza6681
@queenfaaiza6681 5 лет назад
Calacalka daa ee naaag kenya karadso
@ifrahosman7928
@ifrahosman7928 4 года назад
Kkkkkkkkkkkkkk
@mulaaxocaqli554
@mulaaxocaqli554 5 лет назад
Kkkkkk
Далее
Dumarka hoos Vaseline malalarinkaraa/Cafimat Fican
14:35
Мама знает где все документы
00:21
Сказала дочке НЕТ!
00:24
Просмотров 902 тыс.
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 96 тыс.
Saaxiibkii Xabsiga i dhigay - Qiso iyo gabay
16:52
Просмотров 354 тыс.
Gabay Gacal Xaayoow-Xasuus Abwaan weyn
3:24
Просмотров 274 тыс.
Kaftanka Siyaasada 518 oo aad u xiisa badan
39:57
Просмотров 55 тыс.