Тёмный

CAJIIB: MAXAAN KUSOO ARKAY XAMARWEYNE? 

Подписаться
Просмотров 48 тыс.
% 801

WAXAAN BOOQDAY DEGMADA XAMARWEYNE, MOGADISHU, SOMALIA

Опубликовано:

 

14 фев 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 41   
@najihalhilowli
@najihalhilowli Год назад
Masha Allah! great video brother, a lot of childhood memories in this area, my mothers birthplace! THANK YOU !!! keep filming, I'm waiting.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Год назад
Thank you bro
@amalabdulla6049
@amalabdulla6049 Год назад
Thank you for showing the beautiful side of our ancient capital Mogadishu eternal ❤️
@NugaalFilms
@NugaalFilms Год назад
#Xamarweyne The Best district in #Mogadishu and a historic district #Somalia
@Umu0618
@Umu0618 Год назад
Masha Allah walal tourists guide can you be a tourist guid to a lot of Somali diaspora to show them the country . Beautiful historic city ❤
@muminhussein7604
@muminhussein7604 Год назад
Xamar weyne 😢😢😢❤❤❤❤ degmada aan xamar oogu jeclahey
@gaaciro
@gaaciro Год назад
KEEP GOING LAGEND SAID FADHAYE THE ONE AND ONLY RU-vidR
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Год назад
Thank u
@fardowsabestbeauty3980
@fardowsabestbeauty3980 Год назад
Masha Allah wan u xiisay Xamar wayne
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 Год назад
Waa muuqaal aad u qurux badan, masha Allah.
@gatonyekuria7443
@gatonyekuria7443 7 месяцев назад
I cant hear Somali but I still got so much insight, thanks for good work.
@arabe9921
@arabe9921 Год назад
MSHLLH TABARAKALLAH QAAB FIICAN AYAAD USOO DUUBTAY SXPOOW MHDSND💙
@Cirguje2023
@Cirguje2023 Год назад
Dhaxal wanaagsan baad umada uga tagtaa iyo xusuus aan waligeed lumayn . Halkaa ka wad magaalo kasta oo soomali leedahayna tag sida aad hadaba samayso qalbigaan kaala soconaa iyo indhaha
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Год назад
Insha Allah bro. Mahadsanid!
@hassandeco2326
@hassandeco2326 8 месяцев назад
Masha allah
@aminaabdi-be1vr
@aminaabdi-be1vr Год назад
❤Masha Allah
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Год назад
Illahow hakusodumin WAA guryo qadiimi ah
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 Год назад
WOW XAMARWEYNE WAA JECLAHAY WLH WEEK 4 JEER WAA IMADAA WAXA U IMADAAN SI AAN U ARKO DHISMAHA QADIIMIGA QURUX BADAN WAXA KALA MARNE IDHAAFIN MAC MACANK BAJIYE IYO LEEF LEFOOWGA IYO DAD WANAAGSAN OO FUR FURAN WA KU MAHADSAN TAHAY WAXA SOO DUUBTAY QEEYBAHA UGU JECLAHAY XAMARWEYNE HALKAAS KASII WAD
@yayamuse4743
@yayamuse4743 Год назад
Mnshlh waligey xamar ma arkin lkin wan imanayaa inshlh
@alvezarooz6471
@alvezarooz6471 10 месяцев назад
very nice. Appreciate your work brother. keep it up.
@Abdirixmanmohamed
@Abdirixmanmohamed Год назад
muuqaal aan ku raaxatsatay ,pro horay usoco.
@sabahsabrie1426
@sabahsabrie1426 Год назад
Somalia 🇸🇴 thank u
@sweetkokii
@sweetkokii 9 месяцев назад
Video graphic skills on point 👍👍
@dancingtheplanet6403
@dancingtheplanet6403 Год назад
can you usbtitle? does somalia have manufacturers? or small business that sell shoes?
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 Год назад
Best
@Raas639
@Raas639 Год назад
Next kismaayo old town AKA calanley noo soo duub walaalo
@yasirmungani6778
@yasirmungani6778 4 месяца назад
Subxanallah, calanleey hooyodeey mcn baa ku dhalatay oo na kusoo kortay, xamarweyne na aabaheey, marka ka waran dareenkeyga marka an qoraalkaaga isha saaray kkk
@Raas639
@Raas639 4 месяца назад
@@yasirmungani6778 mashallah hooyada isku meel bn ku dhalanay😂💙
@mahamudutaama8851
@mahamudutaama8851 Год назад
Alaabtaan caadi ma ahan ustaadka waa kala kiciyay😆
@channel0509
@channel0509 Год назад
Insta 360 ustaadi gacantaadu way fadhida allah haku barakeeyo
@Mishtygwal
@Mishtygwal Год назад
Ayy waxkle ❤🎉
@aminocabdi6088
@aminocabdi6088 Год назад
Muqdisho muuq wng❤❤❤❤❤
@nba2kshooter702
@nba2kshooter702 9 месяцев назад
Manshalah bro keep going ☺️👍👍 somali united soon inshalaah
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 9 месяцев назад
Thank you!
@akashicman2338
@akashicman2338 Год назад
Nice work bro keep it up🔥🔥
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Год назад
Thank you!
@ishowspace1
@ishowspace1 Год назад
360 caadi maahan 🔥 underrated 📷
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 5 месяцев назад
0:01 Yaa, Lakiin XAMARJABJAB iyo Aansalooti camal noo..
@Manka2123
@Manka2123 Год назад
Allah nadaafadii aawey waxaa cuneysiin waa idin baryaa waxaas waalalaku caayaa waxaan ka wadaa nadaafad xumada
@Qosol-funny
@Qosol-funny 5 месяцев назад
Gaamirada qurxiya sawan sawan ayaa la moodaa muuqaalka midabkiisa
@Walaalsoma
@Walaalsoma 4 месяца назад
🤣🤣🤣🤣🤣 it’s 360 camera. Insta360.