Тёмный

CAJIIB....SOOMAALIDII UGANDHA OO JAWAABO YAAB LE KA BIXIYEY ...... 

Somali skytv 24
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 19   
@ibraahimagaraar9177
@ibraahimagaraar9177 2 месяца назад
Anigoo gabadh soomaliyeed u jeeda OO Qurux-Badan gabadh kale shisheeye ima deeqdo
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 2 месяца назад
Abdul yare iyo yarka maqaayada ka shaqeeyo jawaab waafi ayee siiyeen gawadha ugandheeska ah ❤❤❤ somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤❤
@IbrahimAwad-j2c
@IbrahimAwad-j2c 2 месяца назад
ماشا، الله تبارك الله
@akeelahmed8833
@akeelahmed8833 2 месяца назад
MashaAllah very Great jouralist sky 24 TV NEWS U K REER BURCO Family in HYDERABAD
@Caliyuusuf-rh9nw
@Caliyuusuf-rh9nw 2 месяца назад
Masha allh SOOMAALIA meelwalbo ayjoogaan weykumahadsanyahiin dhaqankooda iney ilaashadaan
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 месяца назад
Inanta Hariet oo youtuber ah ayaa ka sheekaynaysa.
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 месяца назад
Waa xagga dhaqanka iyo Diinta
@degan4
@degan4 2 месяца назад
Wiilashaas waa xushmeeyeen Gabadha SOMALIYEED Hakan ayaan ka salamayaa😂😂😂😂
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 месяца назад
❤❤uganda ❤❤
@husseindualehelmi6761
@husseindualehelmi6761 2 месяца назад
Labaataneeyaan ku noolaan jiray waxaan u arkaa in kelmadaas guurku waa cunsuriyadaysantahay waayo way nagaga caban jireen market dadkooday ogaysiinayaane Adiga wax faaiido ah kuuma laha
@FaqiHassan-j1t
@FaqiHassan-j1t 2 месяца назад
Guur iyo gaabsiba waa dhax galaan gabdhaha waaba saaiid jooji beenta kenya iyo ugaanda dumarkaa waa siyaado aniga joogo sxb
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 2 месяца назад
Nabar 1 wilaka Somaliga ah woxow gursada geber ilmo heysata masuul ayowna ka naqada. Lamaanah SOMALIDA ah waxey si wada jir ah ayey uu so dhaweeyan labada ehel ee geberta xageeda iyo wilka xagiisa. Wana masuulyadas oo dhan qadi kara WILKA BOQORKA SMLG AH.
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 2 месяца назад
Yaa guursan kara yaa waa daar fuurdee
@nuradinabdi5192
@nuradinabdi5192 2 месяца назад
Foorbo waa kalmad talyaani ah.
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 2 месяца назад
Sir, you didn't understand her question first he answered I don't know secondly he said if they understand each other they can be married together. He didn't not told about any misunderstanding culture. Sir your translation is wrong😂
@Qadraibrahim
@Qadraibrahim 2 месяца назад
Uganda waa mel ad uwanagsan 5kahor ayan jogay lkn wey gursadan gabdhaha somalida&wilashqba ugadheska inbadan ayan garanaya oo ilmo udhalen masjidka ugu wey ee qadafi shekha joga hooyo somali aya dhashay
@gardodifardoodi
@gardodifardoodi 2 месяца назад
2010:2024
@AbdiweliMohamed-d5k
@AbdiweliMohamed-d5k 2 месяца назад
Xasusu
Далее
Kaftanka Siyaasada 531 oo aad u xiisa badan
42:18
Просмотров 44 тыс.
КЛИП ЛИСА УЖЕ ВЫШЕЛ!
00:16
Просмотров 537 тыс.