Тёмный

CALAAMADAHA ISHA AMA QOF LA XANUUNSAN ISHA 

Baabu Cilmi
Подписаться 141 тыс.
Просмотров 260 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 561   
@HoodoAbdirahmaan-hu5tg
@HoodoAbdirahmaan-hu5tg 4 месяца назад
Cibaadada ku dadaala il iyo sixir midna ku qaban maayaan ❤❤❤ Habeen kiina wayso qab ku seexda culimo ❤❤😊
@salamkala14
@salamkala14 2 месяца назад
Wallahi shiikh noloshaydi ano 23 jira quus ka jooga kalni daro nadafad xumo iskuul ki waka dhacay jamacadi hurdo murugo asxaabti o is laynay een ragi aan guurka ka rabay o mid kasta marka is faham no aan cabsanayo o iska dirayo 🥲 bal iso duceeya walalyaal wixi islama idinkana muraadkina ilhay ha idin sahalo
@xamsefj1254
@xamsefj1254 Месяц назад
ilaahay ha ku cafiiyo wllashy mcn
@asmanuur8325
@asmanuur8325 Месяц назад
Isku midpanhy qofkasaw😢
@Queen-bq4uu
@Queen-bq4uu 6 дней назад
Anba kulamid ahay caafimaad waaro Allah hanasiiyo. Aamiin❤💞🤲🤲🤲
@kowsarmohamed430
@kowsarmohamed430 3 месяца назад
Ani nin marka guur kuu heeshino malinki dambe waa naca dhibsada habeen habeen ano jifa wadnaha aad ee qaracma afka kala qada afka ee qalalo maa aqano sababtas huurtadeyda igu yaar wax yaalo badana isku arkay 😢habenyo waxa xasuusta saa Uu jifo indhaha madawga koor ee adayo lugaha meed cml ee noqonayo ani dadka maa jecli ina ku dhax jiro kaligey aa qol isku soo xiira dadka dhana dhibsada sheikh wax yalaha dhaan aa sheegtay waa ahay abahay wa sheikh quraan isar ina dhaho xata maa awoodo 😢😢😢
@SafiaYusuf-c3c
@SafiaYusuf-c3c 3 месяца назад
😢wlhi inta sheekty ba isaku aragaa
@FaadumoYacquub123
@FaadumoYacquub123 24 дня назад
Kula mid wllhi abaaayo
@user-uo1zm7px3h
@user-uo1zm7px3h 3 месяца назад
Mideeda hada Ka hor sheekh Ayan ushegay arinkas waxu idhahay 150 dolar keenso ane ma awoodo wayo qof miskiin ayaan ahay oo waxpa haysan blse Allah weyn ayaan heysta oo icaafin doono Insha Allah allow wankugu kalaoonhy
@FarhiyaLibaan
@FarhiyaLibaan 6 месяцев назад
Sheikh Inta shegtay wan isku arkay waliba mid said ah Allah naka qabto Isha xasidka🤲😭
@HoodoAbdirahmaan-hu5tg
@HoodoAbdirahmaan-hu5tg 4 месяца назад
Alle talo saaro
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r 4 месяца назад
Weysada badi iyo FAATIXADA SALIGA NABIGA IYO MUCAWADATEYNKA BESSSS SIDAAS AYAAD KU BOQSOONEYSAA
@BellaMuxudiin
@BellaMuxudiin 9 дней назад
Hada ilma ihayso yaa rabbi🤲😭Afkeyga mar walba wan dhimana dhaha wllhi 😢ilma ma ihayso intaa ad shegtay wan ahay bee sheikh😭😭😭
@pilanabdi4167
@pilanabdi4167 3 месяца назад
Illahayow Naga qabto Isha cadawga allaha Naga qabto amiin yaa rabi 🤲 😢😢😢😢😢😢
@MahadTurxaad
@MahadTurxaad 2 месяца назад
😭
@user-my4yk8jr1i
@user-my4yk8jr1i 8 месяцев назад
Alla shiikhow calamada ugu badan oo ihaya waaba dhimanee iyo in an kacabsado qolkyga jiifka taas ayaa iigu daran intakale waa leeyahay lkn caadi ay ila tahay waana qabaa
@mahiirowzamahiirowza489
@mahiirowzamahiirowza489 9 месяцев назад
SHEIKHow allaha KU barakeye lambarkaga inoo Soo sheeg
@Xamdamohamud518
@Xamdamohamud518 9 месяцев назад
calaamadahaa isha waan usku arkay shiikh Alle hanaga caafiyo🤲
@sowdahajitakal5862
@sowdahajitakal5862 8 месяцев назад
Scw
@abdisalanhassan944
@abdisalanhassan944 4 месяца назад
Sheikh allaha ku barakeeyo xageen kaala soo xiriiraa
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 22 дня назад
Halke kala soo xariiraa shiiqow aniga il iskaaga shakisan 😢😢😢
@iqramohamedabdi6395
@iqramohamedabdi6395 2 часа назад
Shekhow dhibkan waa manta midkan guriga ladhex fahdiyo waliba waxa idher inaan waxkaste ka baqaayo hadey xiriir ahaan laheed hadey shaqo ahaan laheed hadeey waxbarashdi tahay oon cabsi iyo murug darteed an jamacdeydi oga horay manta 20 baan jira meshan u dhaqaaq isiraa wadnaha inuu isoo bixi rabo buu inoqdaa oohinta majojinayo ilaa sanado baan sidan ahay waageygi dugsiga qof waxbarashada iyo quranka ku fiican ban ahaa firfirconi iyo wax qabadba dugsigas ba igu danbesay noloshi ban quus ka taganhay iso duceeya😭
@user-tp4pl2bj7i
@user-tp4pl2bj7i 4 месяца назад
Salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam
@KoosAbdi-gy9cr
@KoosAbdi-gy9cr 6 месяцев назад
Shiikh ilaahay ha ku xiftiyo intaba aad soo sheegtay anigaa isku haya ilaahay hay caafiyee aaminn
@MaryamoHasan-bt3gj
@MaryamoHasan-bt3gj 9 месяцев назад
Asc shiiqow 2 gabaro iladhalatay ila lataktay wax lagamaqabakaro analadhahay labar kada ma isiikarta
@AyaanWarsame-oy7fd
@AyaanWarsame-oy7fd 6 месяцев назад
Asc
@AyaanWarsame-oy7fd
@AyaanWarsame-oy7fd 6 месяцев назад
@YAASIRbaadle
@YAASIRbaadle 13 дней назад
Allow inta xanuunsan cafmd Tam ah siiii😢😢
@kheerqabe8053
@kheerqabe8053 9 месяцев назад
Wlhi waxaan wax badan is weydiiyay maxey tahay arinka ku heysto lkn waxaan ogaaday in ey tahay isha ama xaasidka
@SadiaHusein-uh7kj
@SadiaHusein-uh7kj 9 месяцев назад
Calamadahaas waxaa idheer oo yin & Matag markan Quran aqrinaaya
@rahmaadan6518
@rahmaadan6518 8 месяцев назад
Assalamu Calaykum sheekh lambarka layska diwaangalinaayo ma iisheegi kartaa mustacajal ayaan u ahee fadlan?
@YasminaliismanAli
@YasminaliismanAli 5 месяцев назад
Sheekh alah qayr.hakusiiyo.wan.xanunsanhy.isodyceya
@pilanabdi4167
@pilanabdi4167 3 месяца назад
Illahayow Naga qabto Isha cadawga allaha Naga qabto amiin yaa rabi 🤲
@RaxmoibraamClaahi
@RaxmoibraamClaahi Месяц назад
Sheekh nambar kaaga nala wadaag Alleh haku barakeeye insha allha
@user-yr6vd3px8w
@user-yr6vd3px8w 9 месяцев назад
Sheikh wlhi inta aad kaso hadashay wa saxiix jazakallaah allaah ha naga XIJAABO SHARTA INSIGA IYO JINKABA AAMIIIIIN 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@NimcoMaxamud-nh5gq
@NimcoMaxamud-nh5gq Месяц назад
Aamiin ya allah♥️🥰
@user-ri1cs9nt1v
@user-ri1cs9nt1v 9 месяцев назад
Salallahu caleyhi wasalim ❤
@YooYaa-le3yu
@YooYaa-le3yu 4 месяца назад
Sheekhow quraan saar Aanraba
@raxmoyusufa
@raxmoyusufa 4 месяца назад
Asc waa isku arkaay calamadahan oo dhan runti marmarka qaar telka gacanta ku hayo radiyaa waxi lay shegana ma xasuusto habeenkii oo dhan hadan hurdo iguma filnaa korka dhaan baa i xanuunayaa madaxa mararka qaar igu daran murug idhahayga iliin kusoo istagaysoo buuqa waan necbanahay heer waxan marayaa mesha lagu buuqo ku suuxo meelaha cidladaa jeclahay ina kali ahado ina guriga kabaxana ma jecli ila aan meel hawo ku soo qadanayo adayo mooye xanaaq hadalka dadka waa idhibayaa mararka qaar aduunka qof iga dulqad badan majiro hadana mararka qaar hadal aan waxba ahayn ka xanaqayaa mar dhow siixir ku haayo intaa la idhahay la iga soo qur"aan saraay oo xanuunada qaar waa ka ficnaday balse ilowshaa iyo kor xanuunkii dabecad xumadii sidi ka ahay rabbiyow isha naga ilalii isheena iyo adinkenana ummadu ka Nabad gasha😢
@ShankaroonCabdi-zm7nw
@ShankaroonCabdi-zm7nw 7 месяцев назад
Sheikh intee kaa helaaa waxaa I heyso murugo xanuun 😢😢😢😢😢😢😢😢
@MarworashidBashe
@MarworashidBashe 22 дня назад
Asc sheekh waxaas oodhan waan isku arkaye xagee kala soo xidhiidhaa ilahay khayr ha ku siiye
@user-lf7kf8vz5z
@user-lf7kf8vz5z 11 дней назад
Calamadaha qaar leeyahay wallahi😢
@NimcoNajax-kq9qg
@NimcoNajax-kq9qg 9 месяцев назад
Aniga isha ii hasah allow iga dulqaad yaaa rabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@zamara609
@zamara609 7 месяцев назад
😢amen ana kula mid ah
@user-vw6oy7ss5q
@user-vw6oy7ss5q 5 месяцев назад
😭😭😭😭
@AxmedYuusuf-gr1to
@AxmedYuusuf-gr1to 3 месяца назад
Asalaamucalay Kumar shaikh allaha kubarakeeyee wadsaabkaaga iisooqor insha allaah
@AbdulahKhalid-u8d
@AbdulahKhalid-u8d 4 дня назад
Wllhi ani waan isku arkay sheekh calaamadahaas
@ZeinabAbdulqadir
@ZeinabAbdulqadir 2 месяца назад
Calamadahan ani aya ii heeysata walahi wadaadkey markuu baho waxan utaga gabar diriska waayo kaligay waan cabsanaya kaligaay inan joogo oo dhimanaya ayan moda meel qof joogina ma seexan karo😢 murug aya idishay
@Qayo_Badan
@Qayo_Badan Месяц назад
Hada se ka tahay wll kula mid Ahee😢
@sagalmaxamuud5881
@sagalmaxamuud5881 9 месяцев назад
Shiikhow wan isku arkay shiikho xageejogtaa lambarkaadah nosoo sheeg
@HudoMuuse
@HudoMuuse 6 месяцев назад
Asc Sheekh jisakalah khayran waxaso dhan wan isku arkay wlhi heer waxan gadhay telefankayga ana ka shikiyo qof hadu ii agmaro wan ka cabsanya pls xagen kala so xidhidha
@MoustaphaBilaal2023
@MoustaphaBilaal2023 18 дней назад
jazakalahu khayr akhi ilahay mizanka xasanaka alaha kugu daro
@user-ny2ge7kf6o
@user-ny2ge7kf6o 9 месяцев назад
Waxaad tahay qof wanaagsan
@ConfusedCanoe-xs7rl
@ConfusedCanoe-xs7rl 27 дней назад
Sheikh inta shegtay wan isku arkay walibo mid said ah Allah naka qabto isha xasidka 😢😢😢
@HayaatShukri
@HayaatShukri 2 месяца назад
Wlhi aniga wxa ihysta inan qofka gur kuxeshino birina an ugubaxo, wn ilmeya sawab laan, xada an wax qorayo korkeyga nawaro an igudicin an qawa, magaceyga waleygu yera,waqtiga salada xurda iqawato,wadna xanun qawa blse quran walpo oleysaro will sidhi ayn axaay,skul wandigan wayi,safar mrkn usocda wn cabsana xalaqya udinti
@yaamapoi7482
@yaamapoi7482 8 месяцев назад
Allahu akbar
@SundusAbdulqadir
@SundusAbdulqadir 4 месяца назад
❤❤❤
@ShakuurAlba
@ShakuurAlba 7 месяцев назад
Sheikh isha maxaa lagu daweeyaa please isoo jawaab sheikh
@hibofarhan
@hibofarhan 7 месяцев назад
Quraan iyo saliga nabiga badso salaada ku dadaal
@MalyuunCabdulqaadirmaxamed
@MalyuunCabdulqaadirmaxamed 8 дней назад
Wallhe waxad shegtay anigay iheysataa warubol kacba 😢😢😢
@yasinkalifa125
@yasinkalifa125 8 месяцев назад
Alle Ayaan cafmad qeer leh kabarya sharta iyo xasidka Alle Hanaga qabto Allhu Akbar
@IqraAbdi-se6cx
@IqraAbdi-se6cx Месяц назад
Amin Amin Amin 🤲
@RaxmoibraamClaahi
@RaxmoibraamClaahi Месяц назад
Sheekh alle haku xafido insha allha
@YasminaliismanAli
@YasminaliismanAli 2 месяца назад
Ilaahow cafimad tama sii inta muslimka
@hswg5059
@hswg5059 2 месяца назад
Sheegow iwanka isodir
@hswg5059
@hswg5059 2 месяца назад
Ilah dartiis
@hswg5059
@hswg5059 2 месяца назад
Wllkeyga igaxanunsan
@deeqabarre1343
@deeqabarre1343 7 месяцев назад
Asc shehk xage ka heli kara qof astamaha leh aya ila wlal ah please your address ba rabna
@HodanAdam-s1w
@HodanAdam-s1w 9 месяцев назад
Dhaan waan isku arkaaa waxaana isii dheer daal faro badan iyo fikir xad dhaah ah
@AminamaxamuudAminamaxamud
@AminamaxamuudAminamaxamud 2 месяца назад
Maka cafimaday 😢
@eedomcnt569
@eedomcnt569 3 месяца назад
Shiikh qeyr allah haku siiyo lanbarkaada soodir
@ahmedaadanxambe
@ahmedaadanxambe 2 месяца назад
Asc walal waxaan ahay wiil dhalinkaro ah xaladahaan waax is ku arkay waxaana ii dheeri ah is la hadal wlal alla dartiis ii soo wac
@Qayo_Badan
@Qayo_Badan Месяц назад
Alleh ha ku cafiye Hada se tahay wll
@anisomohamed-rp7if
@anisomohamed-rp7if 3 месяца назад
Waxan dhan waa isku arkay ilhow cafad isiii😢😢😢😢😢
@Hanni165
@Hanni165 5 месяцев назад
Shiikhow intaaba waanleyahy waxaa isidheer lalabo cabsi badan telkaga igu sacidee
@wafanaji9255
@wafanaji9255 4 месяца назад
الُلُُهمٌ صل علي سيدنا محمد وعلي ال محمد
@MohamedJimal
@MohamedJimal 8 месяцев назад
Sheekho waan isku argay waxan ee maxan iskaka daaweya❤❤❤
@sowdomohmed3038
@sowdomohmed3038 9 месяцев назад
sheekh aniga calooshaa layga qabtaa misuu hadalku idhibaa xitaa wel wel iyo murug baa iidhan jidhkaygiinaa wuu yaraday
@hodomoh1225
@hodomoh1225 7 месяцев назад
😢some too
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 8 месяцев назад
Wlhi shiqow intas o dhan wan qaba yaa alaah ❤❤❤❤
@AminaBare-sl4ku
@AminaBare-sl4ku 27 дней назад
Number kada igucawi walal
@user-wx7sl2wl2n
@user-wx7sl2wl2n 7 месяцев назад
Shiikhow intaa ashegtay aniga ayay ihaysa cabsi iyo walal badan iyo boga oo ixanuuna iyo shaqadi Aan noco iyo xafada iska jogo bn iska jeclahay
@raxmacaday5377
@raxmacaday5377 7 месяцев назад
Walal wllhi inta aad shegty iyo in kabadnba anay ihaysataaa
@khayriyaahmed-wp1iw
@khayriyaahmed-wp1iw 5 месяцев назад
Wllo sidee Kathy jda
@Qayo_Badan
@Qayo_Badan Месяц назад
Kula mid Ahay wll hada se ka tahay
@Nasteho2004
@Nasteho2004 26 дней назад
Abyo adine sethy hada​@@Qayo_Badan
@hodanMohamed-f4h
@hodanMohamed-f4h 6 месяцев назад
Asc sheekh cabsa farabdan shakha maraba halqya Bada dal badan 15:38
@iskufilanfarah3842
@iskufilanfarah3842 9 месяцев назад
Cawa anaa iga sheekayn shiikhow allow no gargar aduun iyo akhiro
@user-pb2ov1ig4l
@user-pb2ov1ig4l 8 месяцев назад
Shiikh alle hakuxiftiyo Maanshaallaah
@oubahedile9856
@oubahedile9856 8 месяцев назад
fadlan waan bukaa waxaan u baahanahay quran saar
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 9 месяцев назад
Wllhi sheekow runtaa waaye anigaa lii wacaa wana taga yaa iwacey markasa lii dhahaa qof kuma wacin hurdada waa markaan shaqeynaayo shaqada ku hurdi jirey
@nastexosultan
@nastexosultan 3 месяца назад
waswaska maxa udwah
@umalkhyr5383
@umalkhyr5383 7 месяцев назад
Shekhow intapa wn izku arkay zhekhyana wn utagay wx an izka padal male mida kle zhekhow marka haben iz irahdo zexo wxn daremaya in qof wajiga iga afufayo her xita an hurdadi dhibzado ayn garaya😢
@kheerdoontv8160
@kheerdoontv8160 9 месяцев назад
Walaal keyda ayaan ku aragnay sidaan oo kale
@user-zm4xi8eo2s
@user-zm4xi8eo2s 7 месяцев назад
Asc walal qali waxn ku idhi waxyaabaha ad sheegtay wan is kaa arkay ee maxan kuu sameeya walal
@HodanJigremuxumad
@HodanJigremuxumad 2 месяца назад
Allah naga qabto isha subxanalah cafimad ayankuwaydisanay yarabi
@NoorOmar-on8rq
@NoorOmar-on8rq 5 месяцев назад
Aniga xanuunkas ihaya iyo sixir 2sano ayan LA dhibanahey mana hayo awood aan isku dabiibo shekh
@user-ex3bt5nj7e
@user-ex3bt5nj7e 9 месяцев назад
Wlhi wan isku arkay alle hakubarakeeyo
@MustafHaajiaxmed
@MustafHaajiaxmed 24 дня назад
Shekh waxa rabaa online ina iku saarto ee nambarkaga intaa ka helaaa
@istahilsaleeban1938
@istahilsaleeban1938 6 месяцев назад
Wllhi shiikh waan isku arky calamadahaa ee waxah aan u baa hanahy Quraan saar ee 15:40 shiikh aleh ha kuh xidtiyeh labar kaagah xagaan ka helah
@foosaxmedsiciid7164
@foosaxmedsiciid7164 6 месяцев назад
Asc wallky xage joogta number ka isii tedakle xaruntada xage kutaal
@jimcaaledirir2141
@jimcaaledirir2141 19 дней назад
Alaahu Akbar
@rinadmohamed7638
@rinadmohamed7638 Месяц назад
😭😭😭😭😭😭💔 sheikh ani ma iga shekene wa dhimane jikada ha galin wa dhimane maxa u tukane wa dhimane maxa u shaqeyne waxa qabta cudur xun hada doctor tagto wa lagu sheega mel kasta cabsi aduunki cariir ba ku jira 😢
@Adno-fm6kk
@Adno-fm6kk Месяц назад
Abyo allaha ku caafiyo 😢😢aniga sidookle wllhi heer waxaan gaarey aan xajigeyga nacey 😢yaarabi 😢😢😢
@user-io1hb6tl4o
@user-io1hb6tl4o 4 месяца назад
Sheekh inta calamadood ee aad sheegtay Wan leehay😢
@bellahaji9884
@bellahaji9884 8 месяцев назад
Masha Allah ❤❤
@MuxuboSheikhAhmed
@MuxuboSheikhAhmed 3 месяца назад
ILLAHOW NAGA Qabo isha amiin
@zamzam2173
@zamzam2173 5 месяцев назад
Calamadahan waan leeyahy ilahyoow iga dulqaad iyo dhamaan muslimta la ilaystay
@L.i.B.a.a.X.o
@L.i.B.a.a.X.o 3 месяца назад
Walhi shiikhu inu aniga iga hadlayo ayad moda allow inta xanusan caafi waxbarashada wan ku ficna hadana wa laygu kariwayey hurdo la.aan yeedhmo anan garanayn cid i yeedhaysa intad sheegtyba shiikh wan isku arkay😢
@user-hq4ci4zk4q
@user-hq4ci4zk4q Месяц назад
Aamiin Aamiin Insh.alllh shaikh
@user-uo1zm7px3h
@user-uo1zm7px3h 3 месяца назад
Wlhi waxan isku arke xanuun aan dhamaad laheyn oo feeraha iga haayo 3 mar isa soo baare waxan leydhy waxpa kuma hayo wad fcnthy wlhi wane xanuun dareme Isla hada aan fariinta kuso qoraya xunuun Ka ihaayo wlhi shekhow halke Kala so xiriira
@teamehelsharafofficial5832
@teamehelsharafofficial5832 3 месяца назад
wll Facebook kaga iso qor
@Nasteho2004
@Nasteho2004 26 дней назад
Hada sethy wll
@MukhdaarSaleebaan
@MukhdaarSaleebaan 5 месяцев назад
Sheekh alle haku barakeeyo anaka Alle hanaka dul qaado isha
@AichitaOmarAli
@AichitaOmarAli 21 день назад
Allah kuu barakeeyo kaala so xiriira
@CanabDagan-xp8lm
@CanabDagan-xp8lm 4 месяца назад
Wllhi shiikha calaamadaha uu sheegay inta bdn wn isku arkay isbitaalna wka daalay sido kle cilaajne wn tgy wxna igama kor hdlyn wn ybnhy wllh😰😰😭
@HadaayaXasan
@HadaayaXasan 8 месяцев назад
Alla sheekhow aney saaa I haysaa😢😢
@nahimaali988
@nahimaali988 6 месяцев назад
Ilahy haku sharfo wll wlhi ariintas wan isku arkay 3 di ciisho uu danbaysay lkn ilahy ayaa wax caafiya iso duuceeya walalay please
@farxiyoabdirzaaq860
@farxiyoabdirzaaq860 9 месяцев назад
Asc.waxan.leyehy.geerid.wad.dhimanaysaa.balaidha.haa
@farxiyoabdirzaaq860
@farxiyoabdirzaaq860 9 месяцев назад
Waxaleyahay.ilawsho.badan.dawakhaad.tirabadan
@farxiyoabdirzaaq860
@farxiyoabdirzaaq860 9 месяцев назад
Yiyooyin.badan
@shamsocabdinuur1447
@shamsocabdinuur1447 9 месяцев назад
​@@farxiyoabdirzaaq860aniga ookle ayaa thy abyo intee kaala soo xiriiraa😢
@FartuunMaxamed-tf4sk
@FartuunMaxamed-tf4sk 3 месяца назад
Shiiqoow aniga marka seexdo dhulka ligu dhijiyaa maxaa waaye waxaas😢😢😢😢iisoosheeg
@ikhlaasgeedi3925
@ikhlaasgeedi3925 2 месяца назад
Ana ku sheegaya horta marka kac istirahdid makici kartid somha lkn dadga hadlkoda wad maqlysa lkn adi is ma dhaqajinkartid mana nuuxnuuxsan kartid😢
@user-cs4dg6mh3y
@user-cs4dg6mh3y 8 месяцев назад
Alle ha ku xafido sh. Aduun iyo akhiraba wllhi aniga ma sexodo Hbnki wana jiifa Niyada kama jiifto ma aqaan sh. Alle ha ina wada cafiyo Insha Allaah 🤲🤲
@MaryanDagan
@MaryanDagan 8 месяцев назад
Istiqfarta badi iyo la xawla wala quwata ila bilah tusbax so gado ana ku cfimday alx
@user-hx4rp6wc4w
@user-hx4rp6wc4w 4 дня назад
Anigaa kula mida hbenki xjigu shaqeyaa ani maba seexnyoo ilmhii wan dhex jifaa baqdin leygu so turaa waga iga baryaa sa uso jedo 😢😢
@CabdisalanSheelare
@CabdisalanSheelare 5 месяцев назад
Wlhi shiiq intake shegtay waa qabaa dadka waa igu wareren runta xanun mar kasta gurguraayo geeri aad igu so noqnoqoto wal wal baqdin saaid ah o dadka oga tako ranahay
@Qayo_Badan
@Qayo_Badan Месяц назад
Aleh ha ku cafiyo wll hada se tahay
@user-ty1bd4ft8i
@user-ty1bd4ft8i 8 месяцев назад
Salalahu calayhi wasalam
@Ayan_Ahmed76
@Ayan_Ahmed76 Месяц назад
Sheekh allah haku barakeeyo Inta aad sheegtay wan qaba hadada aan fariinta qoraayo wan xanuunsana week aad ii hayso wadna xanuun madax xanuun jidh xanuun cadho badan diiqad anan dadka ku dhex jiri karin Wax barasho hadal keed daa maalinka aan finally marayo jojinaa gurigaba kama baxayo asaxaabtii waan ka aray xita waxan maraya inaan qolkaba ka bixin oo Telephone ka uun ku mashquulo Manta ogaaday waxa i haya inay tahay isha😢😭 Ii soo duceeya in ilaahay iga caafiyo manta ano 24 jir ah aduunkii ka hadhaye 😢
@hodanabdirashiid506
@hodanabdirashiid506 27 дней назад
Hda senoqoty byo
@ZahromohamedIssack
@ZahromohamedIssack 3 месяца назад
Asc wll sthy xld kwrn wllhi shek aniga ixayaa dhib kas maxaa sameeyaa hee
@huseeinniini4660
@huseeinniini4660 8 месяцев назад
Namberka laga helo iisheg wll mcn mudo 4 bilod ayaan la xanuunsana hay
@eng.mohamedalisabrie9037
@eng.mohamedalisabrie9037 6 месяцев назад
7sano aan la xanuun sanahay
@amranshiekh6500
@amranshiekh6500 5 месяцев назад
Subxanallah Ilaah baan ku dhaartay Waxaan oo dhan waan heesta
@yaamapoi7482
@yaamapoi7482 8 месяцев назад
Salalaahu caleyhi wasalam
@user-xg1oz8xh2n
@user-xg1oz8xh2n 9 месяцев назад
Ilhy hakubarakeeyee
@nadirahmed8634
@nadirahmed8634 3 месяца назад
Sh.khayr Alle ha ku barakeeyo
Далее
GURIGA SIXIRKA UU YAALO IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO
10:25
9월 15일 💙
1:23:23
Просмотров 1,1 млн
ISKA DAAWEEY ISHA XAASIDKA ANIGOO MEEL AADAN AADIN
11:19
MURAAD KAAGA KU HEL WAX KA YAR 10 DAQIIQO
11:13
Просмотров 109 тыс.
Sidan isaga dawee jinka isha sixirka iyo qisadaydi
17:32