Тёмный

Calaamadaha lagu garta Ninka sida dhabta ah kuu Jecel 

Amina Ladan
Подписаться 11 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 авг 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 64   
@kadardaqane1136
@kadardaqane1136 Год назад
Qof walba jaclado waan ku guul dareestaa maxad taalo ah waxan diyaar ayan u ah mastaqbal guuur waligeynaa xumaan gabadh Kuma sameyn waxan Kala kulmaa gabadh walba xumaan
@saynababdirashiidmuuse1791
@saynababdirashiidmuuse1791 Год назад
Niyada khair usheeg hno
@user-oe9ev9ct4l
@user-oe9ev9ct4l Месяц назад
Iska samir weli waxan iman inantii kuqornayd inshallah waad helaya samirka badi
@aminaladan
@aminaladan 3 года назад
Waad Mahadsantihiid dhammaantiin saaxiibayaal, barnaamijyo kale oo waxtar lehna waan soo wadaa inshaAllaah ee ha udeymo la'aanina
@ibrahimahmedsuleban9234
@ibrahimahmedsuleban9234 3 года назад
We'll come
@salmabintucabaas9400
@salmabintucabaas9400 3 года назад
Ishlh
@MohamedAli-vs1ge
@MohamedAli-vs1ge 3 года назад
Asc
@ahmedgarmadow1422
@ahmedgarmadow1422 Год назад
Asc walaalaha iigu sheeg in allaah I caafiyo walaalaha amiinta ha iidhahaan
@Clnasar
@Clnasar Месяц назад
Anigu inintaan jecelahay waankaxishoodaa
@user-iu2lh5lw7b
@user-iu2lh5lw7b Месяц назад
Masha allah shukran abaayo❤❤❤
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 3 месяца назад
Mashallaaah abyo
@abdinasirjamac7060
@abdinasirjamac7060 3 года назад
Thanks alot ilaahay haku xifdiyo labada daarood ba aakhiro iyo aduunba sharaf korkaaga ha ahaato
@Onlineintrovert
@Onlineintrovert Год назад
Calaamadaha laga garto ninka ku jecel: 1. Respect-ninka ku jecel wuu ku qadariyaa ama qiimeeyaa. 2. Maku dibsado waqti kasto aad isla hadleysiin. Haduu mashquul iyo ama aheen 3. Inu ku dajiyo buu isku dayya xatta hadaa gardarantahay 4. Sharaftaadha inu ilaaliyo buu isku daya. 5. Jecelkiis ama shukaansigiis hore socod buu leeyahay. Arimo mustaqbal iyo guur buu kaala hadlaa. 6. Wuu ku diira galiyaa. Encourage you.
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 года назад
Wlhy pilahay waa haystaa intaso calamadood aad sheegtay ninkaas waa ii yahay 😘🥰🤲ilahayow ii daa💃💃💃💃💃💃💃💃💃💃😂🤣😂27 February 2021
@asmaacadey3414
@asmaacadey3414 2 года назад
Haye inte ku danbeseen 😄🤪
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 2 года назад
@@asmaacadey3414 🤣🤣🤣wiilkaas aan sheegayo isaga oo I jecel ban ka tagey anigu ilaa hada aan isku soo noqo I dhahaa lkn anaa dooneyn oo wiil kale.wada sheekeysanaaa imika isagii ma.wada socono😚😚😚😚😚🖖
@caashomaxamed6046
@caashomaxamed6046 2 года назад
@@amiiraadan3017 byo mcn 🥺qof ku jecel lagama tago see kanoqotey
@maizacabdi4824
@maizacabdi4824 2 года назад
Sideebaa lagu garaneyo naagta ku jecel
@sucdisiman2238
@sucdisiman2238 2 года назад
Mahadsanid Walashey Qaali
@user-vm4nh7dt8e
@user-vm4nh7dt8e 5 месяцев назад
Asalaamucaykumangunibaanahaywuuisoojiitaybarnaamijkaagueenoosoodar. Walaashayadqaaliaheey
@Onlineintrovert
@Onlineintrovert Год назад
Abaayo caawin badan baa isiisey. Alle dartiis baan kuu jeclahay.
@dahirabdi3914
@dahirabdi3914 3 года назад
Watching from South Africa. Thanks Amina Ladan
@apdinaazirabdullahawed489
@apdinaazirabdullahawed489 3 года назад
Mn .chlla
@caashajaamac6013
@caashajaamac6013 2 года назад
Masha Allah wll hore uu soco
@ugbaadmaadeys
@ugbaadmaadeys 3 года назад
Waa video miisaaman hambalyo
@maxamedbotaan9987
@maxamedbotaan9987 3 года назад
Waad iga qoslisay wlhi ee iga sooboob mid naaga aan cilmi kaqaatee gaari gacan Ayaan ishaynaahe😁😁😁😁
@mohacademoha3293
@mohacademoha3293 3 года назад
M.a keep going wlshy
@AsadAdaaniIbrahim
@AsadAdaaniIbrahim 3 года назад
Aamina ladan halkaas ka wad waxaad tahay tababare caalamiya, laakiin Hablaha iyo wiilasha haystusin , barnaamijkan kan xiga gabadha si dhabta ah kuu jecel cinwaan uga dhig
@munaaidid6551
@munaaidid6551 2 года назад
Manshaallah labrkak iso dir♥️♥️
@munaaidid6551
@munaaidid6551 2 года назад
Abayo
@axmedosman980
@axmedosman980 3 года назад
Allaa kudhowro I ilke tumarka aqliga badan
@abdirahmanqaase279
@abdirahmanqaase279 2 года назад
Màsha Allah
@qatracali9074
@qatracali9074 Год назад
Taas ninka danta ka lehba woo sameya
@user-wr8hv1gr4l
@user-wr8hv1gr4l 6 месяцев назад
Mahadsanid abayo nozoopadi😮😢
@yurracadeey5827
@yurracadeey5827 3 года назад
Masha allah
@nimcobile3705
@nimcobile3705 3 года назад
Mansha allah
@zhadiyamohamut6832
@zhadiyamohamut6832 2 года назад
Waa dhab wllhi
@sharmakeahmed1765
@sharmakeahmed1765 3 года назад
That true
@adnanhusseinhassan6632
@adnanhusseinhassan6632 3 года назад
Marwo mawduuc lo baahna ayaad so bandhigtey runti aad ayaa kugu dhiri'galina mnsha allaah, si aan uga faa'ideysto aqoonta aad u ledahay barnamijkan bal nambarkada iso qor
@deeqoahmed7206
@deeqoahmed7206 3 года назад
Ninka ku jecel marka ka shekenesay melaha qaar wa ku arkay lkn kuli Malaha sabab talow
@QaseBishaarrr-yw9fb
@QaseBishaarrr-yw9fb Год назад
Kkkk
@cabdiqaadiromar6229
@cabdiqaadiromar6229 3 года назад
M.a abayo qali ah
@apdinaazirabdullahawed489
@apdinaazirabdullahawed489 3 года назад
Wllshy qliH
@hibaaqcabdikariim7569
@hibaaqcabdikariim7569 3 года назад
thanks wllshy qli
@ommain5117
@ommain5117 3 года назад
Kaalay adiga gabadhay midhaa wax kale kama hadashid miyaa inaad tiraahdid Sidee ninka ku jecel Lagu gartaa
@saciidociid9515
@saciidociid9515 3 года назад
Asc.amin.ladan.mhdsanid
@hamdiahmed4098
@hamdiahmed4098 2 года назад
Thks macnto
@DiyaHamdiya
@DiyaHamdiya 8 месяцев назад
❤❤❤❤like
@isqabojiqaboji4899
@isqabojiqaboji4899 2 года назад
Masha allha a diga ayaan kaa hely
@dekayousuf3294
@dekayousuf3294 3 года назад
Inantan waxan ku jeclay warkedu wa run
@gamadiidaxmed6365
@gamadiidaxmed6365 3 года назад
Waadhab
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 года назад
Thanks
@fathiasharifinourayeh5009
@fathiasharifinourayeh5009 3 года назад
Salam
@yurubyusuf7571
@yurubyusuf7571 2 года назад
nin ayaan jecelahay maxaan ku ogada inuu ii jecelyahay
@hooyocusub4776
@hooyocusub4776 3 года назад
Masha alh wll aniga nin igawayn aya i qaba ma na jecli
@samiironuur9478
@samiironuur9478 Год назад
waligaaa qofkujecl cidlo haauga tagin abayo
@samiironuur9478
@samiironuur9478 Год назад
waligaaa qofkujecl cidlo haauga tagin abayo
@mohamudbelalali9318
@mohamudbelalali9318 3 года назад
Masha allh wlshy qli Amina ladan kugu xirnhy Mcalinka nolol kaab Horey usoco
@Hafsa_______Yar
@Hafsa_______Yar 3 года назад
Boqortooyo ladan waan kulla socdaa
@ibrahimahmedsuleban9234
@ibrahimahmedsuleban9234 3 года назад
Good job
@ibrahimahmedsuleban9234
@ibrahimahmedsuleban9234 3 года назад
Yes
@hooyocusub4776
@hooyocusub4776 3 года назад
Isagu waa nin wanagsan waxkasta wuu isiya wuu ii dulqaata
Далее
Maxay Raggu isku badelaan Markuu Xriirka Xasilo
10:19
WAA KAN JACAYLKAGA DHABTA AH 👈)
17:14
Просмотров 2,5 тыс.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Просмотров 17 млн
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
Просмотров 20 млн
Goorma Ayuu Bilowdaa Jacaylka Dhabta ahi?
29:47
Просмотров 28 тыс.
NINKA AAN KUJECLEEN WAXAAN OOKALE BUU SAMEEYA
20:14
Просмотров 62 тыс.
Asc caruurtaada haka tagin
9:47
Просмотров 1 тыс.
Ninka dhabta kuu jecel 12-kan Astaan ku garo Gabareey
10:17
Jaceylka dhabta ah waa kee? Sh Xassaan
11:37
Просмотров 6 тыс.
Kalmadaha ay Ragga jecelyihiin in lagu yiraahdo
10:29