Тёмный

CALAF IYO XANUUNKA JACEYLKA - SUMAN PODCAST EP 11 ( CATOOSH & TIRIK TOLMON SOMFLIX, DEEQ DARAJO ) 

Подписаться
Просмотров 172 тыс.
% 8 660

Catch us on our social media
Instagram_ darajo_boy
Instagram _ somflix1
TikTok_ www.tiktok.com/@somflix1
TikTok_ www.tiktok.com/@deeq_darajo01
Welcome to Somflix! Our channel is dedicated to bringing you the best entertainment, Podcasts, and information possible. We're thrilled that you've chosen to be a part of our community, and we promise to always deliver what you deserve. Whether you're looking for the latest in pop culture, expert reviews and opinions, or just a good laugh, we've got you covered. Be sure to follow us on social media to keep up to date with all our latest content and join the conversation. Thanks again for watching, and we can't wait to bring you more great content in the future!

Опубликовано:

 

29 мар 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 385   
@hiboaadanxasan7314
@hiboaadanxasan7314 6 месяцев назад
Inta ka heshah catoosh hadaladisa like isaar Bro deeq mar kle no casuun catoosh❤
@Mohamed.shoox.9
@Mohamed.shoox.9 6 месяцев назад
Waa hadal yaqaan. ❤
@MaxaadYare
@MaxaadYare 6 месяцев назад
Waanin cilmi badan leh m.a ❤
@hako0015
@hako0015 4 месяца назад
Waa.niin..culus
@hamdixsan
@hamdixsan 6 месяцев назад
Wariye Catoosh ayaa igu qasbay muuqalkan in aan daawado waa qof maskaxdisu sareyso 👏
@cabdikariincumar2046
@cabdikariincumar2046 5 месяцев назад
Wlle catoosh sidan kamaan fileyn meel buu kasobaxay
@hassanibraahimaadam9375
@hassanibraahimaadam9375 6 месяцев назад
Xaqiiqdi fikrada iyo cabqariyada uu xambarsan yahay catoosh waa cajiib🔥👏
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 6 месяцев назад
quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢
@AyuzhRoti
@AyuzhRoti 6 месяцев назад
War ha i nabin😂😂
@Anisomaxamed-q8j
@Anisomaxamed-q8j 6 месяцев назад
Omg 🙏🏻
@SadikWadani
@SadikWadani 5 месяцев назад
​@@AyuzhRotiha yeelin😂
@CaliqaasimCalas
@CaliqaasimCalas 5 месяцев назад
Boqorka qoraalka akhriyy kwrn boowe kkkk
@Deeqa-n8u
@Deeqa-n8u 4 месяца назад
​@@AyuzhRotikk😂
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 6 месяцев назад
Wariye catoosh ahaa kooxda kaliya ka adag haweenka iyo caruurta ragana gaada iyago sii jeeda 😍🔥😂
@SuleimanFarax
@SuleimanFarax 6 месяцев назад
𝐦𝐚𝐥𝐦𝐚 𝐲𝐚𝐫 𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐨𝐛𝐚𝐧 𝐀𝐲𝐚 𝐮𝐡𝐚𝐫𝐚𝐲
@hassanlalle7466
@hassanlalle7466 6 месяцев назад
Wan kaqaday
@maskacade7745
@maskacade7745 6 месяцев назад
@@SuleimanFaraxwaxba kama qaadi kartiin waqtigiisa ilahey gacantiise kujirtaa👊
@cabdixakiin494
@cabdixakiin494 6 месяцев назад
Oo yaa Gaal ah marka aad iyo aad ugu qoslaaa😂😂😂😂😂😂😂
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 6 месяцев назад
​@@SuleimanFaraxmaxaad kadhimikartaa marka nacalaa aabaha futada madow kaga yaale
@Foos-abdi143
@Foos-abdi143 6 месяцев назад
Wlhi wa procast kii ugu horeyay in taan bilaawday an dhameystay waliba anoo ku faraxsan 😂😂😂 procast somali ledahay in tan dawanayay m.a❤❤
@House_of_Comics
@House_of_Comics 6 месяцев назад
Brother Catoosha this is the first time i saw you in a RU-vid video and amazed how eloquent and very open minded you are Mashaalah...i urge you start you owrn RU-vid channel and air about social atics and statuses. Am in a relationship and experiencing hectic life hurdles and in just 10 minutes i gained alot of things from you ...Thank you brother......success inshaalah
@calideeq4265
@calideeq4265 6 месяцев назад
Bro bambana na hali yako😢
@fadxiyaabdi3785
@fadxiyaabdi3785 6 месяцев назад
⁰❤ 3:03
@raaqiyadaauudcali7207
@raaqiyadaauudcali7207 5 месяцев назад
😂😂😭😘🤔🤲🏂🏂
@SomaliWen
@SomaliWen 3 месяца назад
❤😂😂😂❤😂😂​
@SomaliWen
@SomaliWen 3 месяца назад
​🎉🎉
@dadirabdalla7694
@dadirabdalla7694 6 месяцев назад
Catoosh nin hadal yaqaan ah 🫡 Maasha Allah gabadhana waa gabar dagan waa dadki loogu tala galay in la wareysto wana marki iigu horeysay nolasheyda aan dhameysto barnamij sidaan oo kale ah 10/10 dhan kasta
@najaxali5780
@najaxali5780 6 месяцев назад
Jacaylka waxaa iigala wanaagsan dhaqanka qofka Absolutely waan qaatey💯 qofka haduu ku anfacayn waad katagaysa jacayl kasta uqabto🙏
@Nathanabdi-rv2rq
@Nathanabdi-rv2rq 6 месяцев назад
Ninkan wlhi waa dood yaqaaan wax walba halkeedii ayuu dhigayaa❤m.a
@SSTV5080
@SSTV5080 6 месяцев назад
Deeq darajo waa ninka barnaamijka qurxiyey waayo qodobada laga doodayo waa ninka soo bandhigaya kaalin wayn buu barnaamijka kaga jiraa❤❤
@hamdaabdelkadir8821
@hamdaabdelkadir8821 6 месяцев назад
Waligay anoon dhamaysan podcast somali leeday ayaan dhamaystay kan labadan shakhsina waan la dhacay fikradhooda❤
@sHakra70
@sHakra70 6 месяцев назад
Educated girl and humble ❤️🤚🏻
@abdiwahaabomarhaashi5400
@abdiwahaabomarhaashi5400 6 месяцев назад
Intii tiktok kasoo aragty one like 😅
@SadamSayga
@SadamSayga 6 месяцев назад
Anoo hurdo dhafar la ah oo seexan rabo ayan arkay barnaamijka wlhi Wariye Catoosh dartiisa ayan ufiirsaday waana ogaay in aan wax ka faaidaayo my role model guuleyso brother walaal aan aad u jeclahay ayaad tahay❤waxad tahay qof illaahey garaad iyo xigmad hibo usiiyay horay usoco wll mcn❤❤❤
@Maoamiias7783
@Maoamiias7783 6 месяцев назад
Wiilkan yar waaxa kujeclahy barnamijka horay bu kabilabaa horay usoco pro
@Naciimabintmoha
@Naciimabintmoha 3 месяца назад
Haa wlhi ❤❤❤
@mohamedabdullahinour1073
@mohamedabdullahinour1073 6 месяцев назад
Gabar caqli wngsn wye wlhi xaqiiq dumarka tii ugu caqliga badned social media kujirto arkay waa gabdhaan
@Team27fan88
@Team27fan88 6 месяцев назад
It was very helpful programme jazakallah and salute to Catoosh bro you are a legend mashallah ❤
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 6 месяцев назад
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂😂
@saabirincabdi912
@saabirincabdi912 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@Mahdi-yl4dw
@Mahdi-yl4dw 6 месяцев назад
Dhaga hadalka jooji😂😂
@xasanxasancalicumar
@xasanxasancalicumar Месяц назад
Alxamduli dheh hadii 😊aad wax heysato
@mariaahmed7130
@mariaahmed7130 6 месяцев назад
Mashallah wlhi waalaba qof oo talooyin fiican aa kahelnay mahadsanidiin from Catoosh
@hibaaqhassan8246
@hibaaqhassan8246 6 месяцев назад
Catoosh wlhi alle dartiisa u jclhy nin adag waaye powe horey u soco
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 6 месяцев назад
Hye hppi 😂
@UmzakiUm
@UmzakiUm 6 месяцев назад
Weriye catoosh nin wax badan og maasha allah
@KaramaBoii
@KaramaBoii 6 месяцев назад
Catoosh legend 🫡🫡, Deeq sxb part 2 kasoo samee 🙏🏻
@maxamedyousuf8460
@maxamedyousuf8460 6 месяцев назад
Catoosh nin aad u caqlibadan wlahi 👏👏👏👏💯
@suldanshariff1398
@suldanshariff1398 5 месяцев назад
Mashallah 🎉
@User.namedahir
@User.namedahir 6 месяцев назад
Catoosh dartiis baan meesha ku imid💯
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 6 месяцев назад
Mahadsanid walal deeq darajo shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤
@laylomohamutt6735
@laylomohamutt6735 6 месяцев назад
Ninkan catoosha waxbadan kafaiday team single warka dhuuxa😂😂
@WardaHappy-dg7dr
@WardaHappy-dg7dr 6 месяцев назад
Adiga iyo aniguba sii wacn aynu uu dhageysanyyy😂😂
@laylomohamutt6735
@laylomohamutt6735 6 месяцев назад
@@WardaHappy-dg7dr soma aha😭💕
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 5 месяцев назад
Mansha allh catoosh sida raga buu wax u cabiray waana sida ninka ragaa lagu yaqaan , ilaahow cishqi baan kaa magan galnay iyo cidaan jacyl mudnayn
@maryanbashiir3033
@maryanbashiir3033 6 месяцев назад
Waa run qofka adoo jeceyl usheegan hadaad Daneyso wax usheegto aaad dhiirigalisid qofkaas marnaba kuma ilaawayo marwalbana inuu kusooxariiriyoo jeceylyaha❤
@jamilaachannel9600
@jamilaachannel9600 6 месяцев назад
Kwrn anu mida'an markasta dhirigelin jirey wanaag moye hadal xun uqudhin an naftyda kajeclaa weliba an cuntadi uga go,ay hadana anan ushegin wlhi ina udhimanayoh ayaa hadana iqiyaamay lkn ilahy talada sarty habeen kuman fekerin inu iqiyamayoh wlhi hada qof dhan ma aaminoh🤐🥺
@abdisharifma3043
@abdisharifma3043 6 месяцев назад
@@jamilaachannel9600well experience
@rashkaboy1954
@rashkaboy1954 6 месяцев назад
​@@jamilaachannel9600Wax Kle Ayaa Badalay Darren AA Meel Kle Laga Tusay Waxoo Rabo Ha Noqdee Lkn Waa Doqon Waxaa Ku Rajeynaa Inaa Mid Ka Wanaagsan Heshid Qalbiga Allah Ku Qaboojiyo❤
@MohamedabdiGuhaad
@MohamedabdiGuhaad 2 месяца назад
100 xiriir hakaa bur buraan laakiin guur yuusan kaa bur burin hadal saameyn leh🎉
@dhalculumo7607
@dhalculumo7607 6 месяцев назад
Waa podcast gii ugu horeyy iga so horbaxo ee an dhamesto somali leedahy Really go ahead ❤
@Nursalah2
@Nursalah2 6 месяцев назад
Mashaa Allah tabarakallah this podcast waa midka kaliya dhinac aan ka helay habka laysku dhaafsanayo Iyo wiilkaan la yirahado deeq darajo waa fantastic runtii waayo sida barnamijka uu u dhigo ayaaba heer sare ah guuleso ayaan leeyahay
@mubarigabdilaahi1605
@mubarigabdilaahi1605 6 месяцев назад
Catoosh MashaAllah waa markii 1aad ee aan ku arko Talo Rageed iyo Fariidnimo ayaa kaa muuqata hore usoco oo waliba noo faa'idee markaad fursad heshidba walaal 🙏
@KhadarMK12
@KhadarMK12 6 месяцев назад
Bro Deeq Darajo Waxaa isku balamisaa Catoosh iyo Xaliye iyo Tirig hadiiba ee dhici karto ee macquul tahay 😂 walee xaliye wax badan aa loo faaideeyn lahaa
@deeqdarajo4765
@deeqdarajo4765 6 месяцев назад
Zxp muniir iyo catoosh isku keen😊❤❤❤
@AbdirehmanHassen-vy7hc
@AbdirehmanHassen-vy7hc 5 месяцев назад
Podcastigii ugu Horeeyay ee somali ah een dhamaysto xiiso gaar ah ayuu leeyahay 😢
@Mudug___Star
@Mudug___Star 6 месяцев назад
Masha allaah guulaysta Suman Podcst waan ku xirahay Topic fican baad soo gudbisaa walalkay deeq darajo halkaa kasii wad walashay tiriik Qof karti badan caqli fican soo jabtay m.a sidoo kale wariye catoosh nin culus waxbadan kafaaidnay waan jeclaan laha mar kale inaad p2 kusoo casuunto. ❤🙏
@jaamacfarxiya9207
@jaamacfarxiya9207 6 месяцев назад
Legenkan school dumarka lagu barto miyuu kasobaxay😂
@xasanxasancalicumar
@xasanxasancalicumar Месяц назад
Yes cashir waa f😊igrad adag
@HashimAli-vu4ih
@HashimAli-vu4ih 6 месяцев назад
Flow ur goals all girls will follow u thank mr catosh very eloquent
@aladifmohamedabdi8694
@aladifmohamedabdi8694 6 месяцев назад
Muuqaalkaan dad badan ayuu kugu soo xirey oo awal ku aqoon sxp oo aniga aan ka mid ahay lkn wixii hadda ka dambeeya waan kula soconayaa insha allaah❤💯✌️
@Ramaiya_
@Ramaiya_ 6 месяцев назад
SomfLix waan dawada se wali mid ka quruxbadan viodgan ma arkin.❤
@jamamj7072
@jamamj7072 6 месяцев назад
War wlhy ban iriye wixii iga dhex guxayay io fikrasahan qabay ba catooshbaaa umada u gudbiyay ❤
@jimalenur4142
@jimalenur4142 6 месяцев назад
I gain alot from this guy catosh i appreciate and thank you bloody
@Blessed-thankful._.7
@Blessed-thankful._.7 6 месяцев назад
Catoosh you should start your own RU-vid channel brother, we need your wisdom.
@ikraamali7645
@ikraamali7645 6 месяцев назад
Wxn aminsanhy mustaqbal jcylkaka ma aminsani exactly allaha guurka hano hagaajiyo💯 ✅️
@MohamedabdiGuhaad
@MohamedabdiGuhaad 2 месяца назад
Qofki aad ujoodid mustaqbal kaada inuusan kujirin iskaga tag dhaawaca aduunka qofgaaro guuruu kagaaraa 50 xiriir hakaa bur buraan laakiin 1 guur yuusan kaa bur burin catoosh nin qabiir ah❤
@Farah-x2j3q
@Farah-x2j3q 6 месяцев назад
Amazing podcast I watch all of them
@Loucas-7
@Loucas-7 6 месяцев назад
Viva catoosh Waa markii igu horesey aa kuu arko sxb legend aya tahye Ee RU-vid ka maha kuso kasha
@Yuuniskaliil
@Yuuniskaliil 6 месяцев назад
Saxiib yaal soo badiyo wllhi faa ii dooyin badan ayaa ku jira
@khaalidqeys3672
@khaalidqeys3672 6 месяцев назад
Can we all say Teacher Atoosh🫡
@Muxsinalberta
@Muxsinalberta Месяц назад
Absolutely 💯
@monamoon1761
@monamoon1761 4 месяца назад
He has life experience 😮
@Dagan_ramo26
@Dagan_ramo26 6 месяцев назад
Machallah un homme aussi intelligent, honnête, sage et brave vraiment félicitations cadoosh wll
@wiilmudug7115
@wiilmudug7115 6 месяцев назад
M.a gabadhu xitaa doodeedu waa top waana qof dagan
@maxa_cade10
@maxa_cade10 6 месяцев назад
The Lagend catoosh allaha ku xafido wllka😊❤
@hoygasheekoyinka9073
@hoygasheekoyinka9073 6 месяцев назад
28:56 Catoos waa sax jacelkaad doonta ha kaa halaabo lkn mustaqbal yuusan kaa halaabin
@ZakariaSaid-e2h
@ZakariaSaid-e2h 5 месяцев назад
One of the best interviews keep going Deeq Darajo
@khaalidqeys3672
@khaalidqeys3672 6 месяцев назад
Flow your goals All girls will flow you
@AsmaAsma-dg3hc
@AsmaAsma-dg3hc 5 месяцев назад
Waligey anoon dhameysan ayaan dhamrystey video gan sadex maalin ayaan marba badh daawanaayey waa dad maskax fiican wlhi ❤
@zaavichpoi500
@zaavichpoi500 6 месяцев назад
Sax waye wllhi naagta markaa daneeysi wee ku dhamaatay qoftaas iyadoo ku jcl ayee ka tagee👌 taasne run
@SayidaweysAbuukarSayid
@SayidaweysAbuukarSayid 5 месяцев назад
Jaceylkeygi igu horeysi waxan saartay 1xbet hadane sas ay tahay run ahaantii maalintas Wan ku faaiday maalintas ilaa hada maalin ka mid ah ma qasaarin I aamin jacelkagi saaro 1xbet waayo jacelkagi ma weyneesi wiilow saaro 1xbet parom codka waa isiilafta 11 💔😜😭😭
@abdihakimmohamuttalitt5503
@abdihakimmohamuttalitt5503 6 месяцев назад
Catoosh Elmi Hore Ayuu maanta Noo Faa'iidey3y Guuleyso Bro❤😊
@kingibra967
@kingibra967 2 месяца назад
Hadalada catoos 100% saa wax anigaana soo arkay maalma ka hor koleey xanuunkiisa wali wuu igu dambeeyaa lkn hada wax baa ka bartay oo ah first nolashaada diirada saar taas aan horey ugu baraarugsaneen
@ayaanmoh3724
@ayaanmoh3724 4 месяца назад
I like this legend Catosh ❤ really I like this mentality
@aatehassan7331
@aatehassan7331 6 месяцев назад
Gabadha waa qof qibrad leh Lakin waxaa qariyay teeeda midda catoosh ayadana aad ayee u la dhacsan tahay fekradaha uu soo bandhigaayo haddii ay ba ka helin runtii attention keeda uu dhan ayuu qaatay sidaa ka arki kartaan wajigeeda catoosh waa nin wax badan soo aqristay haba u badanaadaanee doodaha lagu falanqeeyo arimaha jacelyka maah maah English ah baa oraneyso the more you read the more you learned ama intaa aqrisaa in ka badan baa baran kartaa
@HodanMaxamed-c1g
@HodanMaxamed-c1g 6 месяцев назад
Cajiib ma. Saddex qof oo wx garaad ah baa is halaym.a❤
@Jamaal.Nour24
@Jamaal.Nour24 6 месяцев назад
Nin weyn ayaa maanta jooga Kabtan Catoosh
@saadiahussein5607
@saadiahussein5607 6 месяцев назад
This guy has understood the game of dealing with women.
@Ustaad402
@Ustaad402 6 месяцев назад
Car gabar somali ah oo u ooyeysa nin madow ama foolxun car keena waxooda waa quruxda eyaay rabaaan shaqsiyada qofka waxaa oga muhiimsan cadaantiisa
@daganahmedbolisoficial
@daganahmedbolisoficial 6 месяцев назад
Ana dhurwaa u ooyey😂😂soo soomali.ma ahi
@Nathanabdi-rv2rq
@Nathanabdi-rv2rq 6 месяцев назад
Wlhi been sheegtay jcylka dhabtaa mafiiriyo midab io jir😮😢ee waa dhaqan io naxariis io danayn saa.ida aad qof kahesho
@HibakLME
@HibakLME 4 месяца назад
Mashallah qof sidaas uu aqli badan oo social média ku jiro oo an tirig ahaan ma argiin walal wann ku jeclahay tirig aad baan ku taagera wll qali
@mohameddegane1735
@mohameddegane1735 6 месяцев назад
Wariye catoosh waa nin wax badan fahansan waa sababta aa loo gaadi karin
@degelkhayr
@degelkhayr 6 месяцев назад
Waa khalad inay dhahdo nin raga waxbaa kafaaiidayaa lkn naag waxba kafaaiidi maayo 😢😢😢😢😢 self-hate bay qabaan naago badan oo naagtaani kamidtahay
@iqlaazissemoha7201
@iqlaazissemoha7201 6 месяцев назад
Wxe ula jeda izku mida nhy lkn wilka fikrado Badn Oo ragga Oo Ku Qizhayaaa😂
@AminoHussein-ld3bj
@AminoHussein-ld3bj 4 месяца назад
Waa runtida lkin naga walbo kama helisada aan ka aheen xan iyo war ayaa hayaan nagaa😢😊
@degelkhayr
@degelkhayr 3 месяца назад
@@AminoHussein-ld3bj intaad quranka ama axaadiista akhrinaysay ma aragtay ama mamaqashay naag ninka xanta uga badan? Waxa dhaqan ahaan laguu galiyey baad maskaxda kuhaysaa abaaye
@degelkhayr
@degelkhayr 3 месяца назад
@@iqlaazissemoha7201 nin iyo naag qofkast fikrad gaara baa Ilahay siiyey micneheedu maaha inaysan gabar waxba kafaaiidayn
@aldrousmahamoud4288
@aldrousmahamoud4288 6 месяцев назад
Run ahaantii waa laba qof oo dhalinyro ah misena aad ucaqibadan alle haydin siyaadiyo caqliga iyo cimrigaba lkn hadlakiina iyo ficilkiinu inuu iskumid hado ayaan rajaynayaa inshlh hore usocda inshlh nonlol wacanbaan idiin rajaynayaa run ahaahntii hadal madhamaado kirkirada wacana sidokale lkn in shacabka somaliyeed ee murti maalka ahayn kufilan way ushegeen mnshlh kuwii waxkala dhexbaxa noqda dhalinyarooy 🎉
@suhuurmoh6417
@suhuurmoh6417 6 месяцев назад
He’s smart and gentleman
@HaajarCade
@HaajarCade 6 месяцев назад
Aniga Ahan jacelka wayadi hore iyo kan hada ki wagi hore Aya iLa xisa bdn sababto Ah midkas waqti iyo Wax walba Lo huri jiray balse kan hada gabar walba i love you sidad udhahdo wayba fududahay
@abdihakintahirhassen
@abdihakintahirhassen 6 месяцев назад
Ninkan Waa legend nio mar kale Noo balami
@barkhadleshire9966
@barkhadleshire9966 6 месяцев назад
Catoosh legend Waa barnaamijka kaliya inta dhagaystay Aan dhamaystay Ninkaan markale soo celi Deeqow❤
@NasraIbraahin-f5y
@NasraIbraahin-f5y 6 месяцев назад
Masha alh go forward catoosh🎉❤
@shafeeadenabdi1342
@shafeeadenabdi1342 6 месяцев назад
Catoshow waad fikrad hadashay ee maadan cilmi hadlin . 4 xaas inaad aaminsante iyo inaad aaminsanen intabo waxbo udimi meyso .
@NasroCilmi-m9v
@NasroCilmi-m9v 6 месяцев назад
Wlhi catosh isku figrad Aanahay wayo jacel ma Aamin sanin wlhi
@YonisMohammed-tx4os
@YonisMohammed-tx4os 6 месяцев назад
Catoosh cashirkaaga buug aan ku qortay 😂😂😂waxaan ku qoslay musharax aa tahay Legend
@CaynaaN_hefow
@CaynaaN_hefow 6 месяцев назад
Catoosh waa legend inaa dhowr mar noo so celiso aa rajeeena deeqow
@xushmad3500
@xushmad3500 6 месяцев назад
Waaaw Million Costs Advice Legend Catoosh Waa salaamayaa Waa Facebooker Weyn
@manoqaali
@manoqaali 6 месяцев назад
Wilkaan plz mar kale nogu so celi qof wax bdn uu fahansan yahy o laga faaidesan karo wye wxu ka hadlaayo qibrad qof u leh wan ku racsanahy fikradihisa wxaa Moda Inu iga hadlayo jecylka shaqsiyada ka. Weyn markuu dhahy waa runtiisa wlhi Ani qofka ijecel wxa iga muhimsan qofka respect isiinaaaya mida kale dumar same ma ahan dumar ba jecel raga silciya o inkira lkn Ani nin hda ka arko rabitaan la,aan kama yeelo arimahaas
@hassankaafi6924
@hassankaafi6924 6 месяцев назад
Saxiix wan kugu racsanahay
@manoqaali
@manoqaali 6 месяцев назад
@@hassankaafi6924 🥰
@42325
@42325 6 месяцев назад
Horta wll waxaad ogaataa qofku hadii aanu Respect 🙏 ku sii kuma jecel taas ha la ogaado
@manoqaali
@manoqaali 6 месяцев назад
@@42325 waa runtaa lkn dadka qaar jecylka iyo self respect iskaga darsoon qofkaan ku ixtirameynin kuma jecla
@NazriVIPUGAARASO
@NazriVIPUGAARASO 6 месяцев назад
Wllaahi anaa la yaaba gabdhaa yaryarka oo soo kacay oo wiilasha yaryar ee food xiirka ah iska raaca anoo 21 jira markan intaa ka yaraa ilaa hada qof si walba uu uqorxonyahy ma arko oo kuma raaco ilaa uu qofkan rabay noqdo ahaqsiyadiisa wiil yarna ma jecli ilaa hada😎
@wadanigadabtaofficiall503
@wadanigadabtaofficiall503 6 месяцев назад
Catoosh the legend khawarijta meel ayuuu saare wlhi
@fardowsodagan6973
@fardowsodagan6973 6 месяцев назад
Laba qof oo wax garad ah wye mnsha allh
@moha6323
@moha6323 6 месяцев назад
Saxib anna maalin igubalamii experience badan yan uleyahay mawduucanee
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 4 месяца назад
Nairobi waye meshaan sxp ee aad
@garadabdi2372
@garadabdi2372 6 месяцев назад
Lagend Catoosh i am really big fun of you this is the first time i saw you on youtube And its incredible how open minded you’re as well as. @Tiriig-Tolmoon. Thanks Brother. Deek For inviting lovely people 🫡🇸🇴🙏
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 6 месяцев назад
Waraa anaa iga hadlaysaa lejenaw qof walba oo aan barto waa qof fiican laakiin khasab maahan in laysla sii joogo mudo badan
@CabdiReermagaal-c3l
@CabdiReermagaal-c3l 4 месяца назад
Catoosh legend always ❤🎉
@GaabsheKoke
@GaabsheKoke 6 месяцев назад
Ninkaan waa legend soo dhawoow masuul sare
@guure
@guure 6 месяцев назад
Yadkan catoosh la dhaho waa cod kar runtii waana nin wax yaqaan ah
@umusalman9489
@umusalman9489 6 месяцев назад
Wlhi labadaan waa kuwa hadal kar ah m.a❤😊
@abdullahahmed7561
@abdullahahmed7561 6 месяцев назад
Catoosh waa cajiib 🥰🥰 Masha Allah
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 6 месяцев назад
Catoosh & deeq mid ku qaldantahay aaad u weyn waliba waad ku danbaweysaan calaf waa waxa jiro waan waxa aad hada ku dhawaaqayso o ah mustaqbal diirada saara su kaaga halaabin mustaqbalka waxaad heysan doonto ayaa ah waxaad calafsatay calaf lagu shegayo ayaa ah waxad adi leedahay ama yeelan donta waxa kalo yaqan nasiib ama afka carabiga ah lo yaqaana qadar waa isku mid Qadar /Nasiib/Calaf waxaan laga wada waxa RABIGAYGA ku qoray oo aad leedahay o heli donta waxa haka dherado ama haku dhowaado kaliya jacayl & guur maha sido kale shaqo & waxbarasho ina dalka ka dhoofto qof waxa arkeey cidisa lacag leh oo lagu tuugaayo inuu waxbarto hadana diidan sababto ah calaf uma lah qofkan inu wax barto o gob waxbarsho ado waafajinta ALLAH ka maqan oo QAADIRKA uma qorin qof manto dhan cunto u rabay loo celcelina qof imanayo wuna cuna nasiibkis ma ahy calaf uma lahayn inu cuno waxan CAZIIZ kayga ku calfin ma yeelan karto micnaha maba u qornayn gbar & wil jacayl haka dhexeyo ha is guursadano haduba waqtigi ALLAH u qoray inay wada joogan 1sano 5sano waxy ahatabo ka dibna kala tagaan way kal tagaayan cid celin karta jirin halkasu calafkoda ku ekyahy labada qof calaf isku leh gal & muslim cadan & madoow laba dal ha u kal dhashan hadi la rabo hadu ALLE calaf isku daray way is heli donaan waliba si fudud sababta ah inu ALLAH u qadray o nasiibki ah o calaf isku dary oo ALLAH u qoray inay isla noladan tasa waxa daliil kugu filin gabr somali jogta waliba gobol kasi jogta hadana is gursaden wilaan waligeed arkin waliba yurub jooga dhoor jera dhacday cidi ba u doontay bil may qaadan wayna is gursadeen dhor family o cadan & madow ah o is qaban arakna marka calf wu jira qof bin Aadamka ah marku 40cisho calosha hoyadi ku jiray aya RABIGAYGA SW u qoray dhamaan wuxu mari lahaa intu u noolyahy malinti ugu horeyso dunidan kuso biray ila uu malinti ifkan ka tagayo dhimanayo meshu ku dhalan laha sacadu dhalan laha gobta magalada magaca lo bixin laha halku ku barbarayo waxbarashadi ila u herku garayo inu waxba baran donin dugsi QURAAN AL KARIIM inu dhamaynayo inu bar ogu tagayo sanadku ku qangari laa inta xariir u samayn laa into gabar u jeclan la intu guursan la dhaman waqriyaday dhici layeen inta carur udhali la bartuu ku dhiman laa sacdu dhiman laa da,du ku dhiman laa halka lagu dugi la dhimishadisa ka dib cidisa qabkay u nolan layeen waxas dhan wa qofka wu ALLAH u calfay o nasibki ka dhigay oo u QADRAY QADIRKAYGA lowxu maxfuudka loogu qoray cidna ma badeli karto ilaa ALLAH Hayag mooyee wa hadaad ALLAH bariga badiso
@marashabdi5383
@marashabdi5383 6 месяцев назад
Masha Allah . Hadhalka bartisa ayaa digte.
@AmerJama-j6e
@AmerJama-j6e 4 месяца назад
It is amazing how far a controversial comments can take you away from the real topic, without realising
@nimcofarxaan8970
@nimcofarxaan8970 6 месяцев назад
Jaceyl hadii aad Ku fashilanto waxaad Ka dhax leysaa garaad iyo maskax
@kingibra967
@kingibra967 2 месяца назад
Xaqiiq inta ku fashilantay dareemi karto
@AbdiFatah-dq1px
@AbdiFatah-dq1px 6 месяцев назад
Key 🗝️ word from atosh follow up your dreams all girls will follow you
@qadanali599
@qadanali599 6 месяцев назад
Wall hi ninka waa bin adag xagee ka helaa anaba rabee
@MushaaxChannel
@MushaaxChannel 5 месяцев назад
Waaar ninkan miskiinka inanTaaba DhaanTa AllEh Ha Barakeeye ❤