Тёмный

Cali Raage oo ka hadlay isa soo dhiibida Muqtaar Roobow 

RTN Somali TV
Подписаться 285 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 70   
@munasarmunasar-gq1ol
@munasarmunasar-gq1ol Год назад
eglan nin legend ah ayaad no keentay waa taageersan nahay ninkaan
@Bashi869
@Bashi869 7 лет назад
Sheikh Ali Raage wax run ah diiniyan iyo maskaxiyan ayuu ka hadlaa. waa nin aad u wanaagsan Alla ha xafido.
@farahfarah3604
@farahfarah3604 6 лет назад
Mashalah shiikh cali raage
@qeeqiitamohahmeed2756
@qeeqiitamohahmeed2756 6 лет назад
Ilaahownagaqabo
@subariitanaagwayn4760
@subariitanaagwayn4760 7 лет назад
Shiikh cali raage noolow 👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@saciidyaxye9109
@saciidyaxye9109 5 лет назад
Waa gaal ma ahan muslim
@XxHannaxXFan
@XxHannaxXFan 7 лет назад
Macalinka wax run ah ayuu la hadlay RNT cod kar ayeey waraysatay
@maryamasheeqabdallah6205
@maryamasheeqabdallah6205 5 лет назад
Wallaahi waa nin libaax ah wax qaladana warkiisu kuma jiro ee somaali ayagaa waa hore aqliga iska kufsaday warna laguma qancinkaro kii aqligiisu xaadir yahay wuu famayaa sheeq cali kiikalana hada warkiisaba loma baahna
@ahmedisse7641
@ahmedisse7641 6 лет назад
Macallinka ilaahay ha ilaaliyo waan ku qancaa sida wanaagsan oo uu fakarkiisa u cabbiro
@khalidabdiweli522
@khalidabdiweli522 5 лет назад
Eglan hadad islamka kujiiirtoo mujrimkaan diintaa beeniyey kafiirso RTN niinkan hadithta nabigaa scw buuu beeniyey, heesnaa wuubanestay take care Rtn
@farahfarah3604
@farahfarah3604 6 лет назад
Shikh UMUL NABIGA CSW AYUU Ijir Ku Sheegay. SHAYDAAN SHIBILI. SOMALIDUU GAAL KU SHEGAA CARABTUU ISLAM U YAQANAAN
@Caynaba12
@Caynaba12 7 лет назад
TELEFISHANKA RTN MAANTA AYAAN WALAAHAY OGAADAY INUU KA DUWAN YAHAY TVYADA SOMALIDA KALE EE SHEEKADOODU TAHAY MASAAJID AYAA INGIRIIS QABYO KA AH ,MAXAA SOOMAALIYA AYAABA QABYO AHE
@kowsarblack8010
@kowsarblack8010 7 лет назад
👀👀👀👀👀👂👂👂👂👂👂
@farahfarah3604
@farahfarah3604 6 лет назад
Mashalah sheikh cali raage
@gaabow1000
@gaabow1000 6 лет назад
Ninkaan qaabka uu u hadlay ma'ila qaldana wareesiga iyo hadalkiisa kagama jeedo xumaan somali xumaan raadiska dhaafa
@kowtharahmed1678
@kowtharahmed1678 6 лет назад
Wa labo duli ilahay ha so hanuuniyo
@osmanjabuti5440
@osmanjabuti5440 7 лет назад
Mashalah sheikh Cali raage xafidulaah amiiin
@maxamedmuxyadiin5635
@maxamedmuxyadiin5635 6 лет назад
RTN waxaad umuuqataan kuwo u soo tafaxaytay sidaad ummada soomaaliyeed dhaqankeeda iyo diinteeda u dumin la hadaydee. markaan qofka noocaan ah shaashada kaynaysaa maxawaad waydeen cid kale oo wax idin sheegta
@ahmeddeeq7377
@ahmeddeeq7377 7 лет назад
Hhhh RTN maxaa idinka qaldan mise waxaad qayb kanoqoteen dadka loo adeegsado burburinta dhaqanka Islamka, qofkaan liita maxaa umada u horkeenaysaan? ujeedadiinu waa maxay? caawa kadib idinma daawanayo.
@sharmaabdi1344
@sharmaabdi1344 6 лет назад
Ahmed SalahuDiin dhaqan iyo diin maxaa ka taqaanaa
@al-fananqalbi-taajir1313
@al-fananqalbi-taajir1313 7 лет назад
Hhhhhhh cali raage shiiq ku dhihi maaye ee heesaha maxaa ka leedahay ninyahow
@omaarihaji2906
@omaarihaji2906 7 лет назад
Al-Fanan Qalbi-taajir Kkkk Heesaha wuu Baneeyay Somaha😂
@abwaanshucaybyarexasan5383
@abwaanshucaybyarexasan5383 7 лет назад
Al-Fanan Qalbi-taajir hhhh heesaha. Halaa dhageysto yedhii lakiin xadiis musan shegiin hadal cad ayu kuyedhii
@shankaroonaxmed2613
@shankaroonaxmed2613 7 лет назад
Jamaludiin12 Jamaludiin gs0
@abwaanshucaybyarexasan5383
@abwaanshucaybyarexasan5383 7 лет назад
Shankaroon Axmed micnaaha qoralkada muxu walaal mcn
@abwaanshucaybyarexasan5383
@abwaanshucaybyarexasan5383 7 лет назад
Shankaroon Axmed micnaaha qoralkada muxu yahay manan fahmiin walaal mcn
@shaafijama3417
@shaafijama3417 7 лет назад
kkkkkkkk heesa ka waran sheikh isku sheeg
@kaabekaaabe5197
@kaabekaaabe5197 7 лет назад
iska daaya denbigiisa
@guledjama9007
@guledjama9007 4 года назад
Naagtan qudheeda ayaa dhaqan xun
@farahfarah3604
@farahfarah3604 6 лет назад
Mashalah macalin raage
@garaadsaami9518
@garaadsaami9518 7 лет назад
shiikh wlhy waxbadan bn kafaaidaa nolow mcalin
@shaafijama3417
@shaafijama3417 7 лет назад
garaad saami sxb ma waxaad tahay kuwa heesaha uu u baneeyaya kkkkkkkkkk
@mariamahmet4139
@mariamahmet4139 7 лет назад
Shaafici Jaamac fariid. kuwaasoo maydhanbaa aaminsan mujrimkan
@fuaadhareed7904
@fuaadhareed7904 6 лет назад
garaad saami waxex ilatahay inaad udiintahay ilahey ayaan idiinka magan galay
@saciidyaxye9109
@saciidyaxye9109 5 лет назад
Ha dhihin macalin waa gaal ninkaan
@abdulkadirsabriye4613
@abdulkadirsabriye4613 7 лет назад
العلامة معلم علي راغي حفظه الله
@fadxicabdi5273
@fadxicabdi5273 6 лет назад
Orta dadka RTN leh cadi maha malaha haye orta maynan mel ay d7nkasocoto may dhagaysan waxkama garanayan dinta ninkan shashaduhu kabaxee maxay uga dhigayan nin calima jahilkan naa ilahay kabaq maran yahay adunyadu waa laba cishee aduu maxaa ku wareriyay wariya yar ayaa tahay warkaga iska wad wad wado dinta ilahay baa ilashanaya ee aduu ha iswaalin oo hilahay kabaq kan xayawankana ilahy narta haku fogeyo haduu ka towbad ken7nwayo
@abwaanshucaybyarexasan5383
@abwaanshucaybyarexasan5383 7 лет назад
raage halkas kawad howshaada wanku ognahay. Waxad kaashaqayso iyo faal daanbiiyedka aad kujjirto
@Khayrfaafiye3371
@Khayrfaafiye3371 7 лет назад
Ninkaan 9 haas hala guursadho ayuu dahay ee eglan waa bah yarta cali rage san filaayo mxaa yeelay kula waa khabir calim ah ...........subxaanaka yaa cadiim
@kinghajiali5251
@kinghajiali5251 7 лет назад
Ninkan dadka TV ku cazumaya khaldan waa nin walan
@kowtharahmed1678
@kowtharahmed1678 6 лет назад
Ninkan iyo naagtan waxbo isma dhaman
@abdiraheemali2205
@abdiraheemali2205 7 лет назад
War kuwa Ninkan Sheikh oranaya iyo Asigabaa Allah so hdeyo
@AhmedHassan-qv4wz
@AhmedHassan-qv4wz 7 лет назад
Cali Raage ilaahey kabaq qof umi ah Ama illetrate ah matihid qof wax bartay baa tahay lkn cilmigaada yuusan noqon mid bilaa faa,iido ah 2nd heesahan aad daka u xalaaleyneyso iska daa heestu waa Danbi qof walbo wuu ogyahay. Aniga kuma aflagaadeynayo lkn ilaahey kabaq bacthi baa jira waa leys xisaabin doonaa maalinta qiyaamo.
@fuaadhareed7904
@fuaadhareed7904 6 лет назад
War ilahey kabaq kan shiiq Ma ahan
@laalushdiide5073
@laalushdiide5073 6 лет назад
aniga waxaa la yabahanay dadka ninkan wax qaldan ka sheegayo waayo marka hore adigoo diinta waxba ka ogeey sheikha wax haka sheegin waayo waan ujeedna inaa soo dhageysatay sheikh yada kale ee isu aftahanka aheyn
@mohamednoorahmed991
@mohamednoorahmed991 7 лет назад
Shay dhaaan kan
@senatormno9231
@senatormno9231 7 лет назад
RTN wallahi dad fcn matihin waayo qofkan waa qof alle beeniye oo kitabka queanka beeniye
@nourabdallamo2160
@nourabdallamo2160 6 лет назад
hhhhhhhhhhhhh kana xa laga waresana ... waba khaaine
@abdulahi23abdirahman3
@abdulahi23abdirahman3 6 лет назад
Kani sunnada nabiga ma ogola maxay meesha u keenen Ilaahay ummada haka qabto
@sagalsahan8472
@sagalsahan8472 6 лет назад
Alle umada hakaa qabto kanoow
@hilalhakar3790
@hilalhakar3790 6 лет назад
Anaga Hadaan nahay Islam ninka nadilo waxaa nooga xun ninka dinteena mel ogadhaco marka Adiga ayaa kaxun kuwa nalaynaayo
@TheMaestro8
@TheMaestro8 7 лет назад
Telefishinkan maxu nooso daaye quraani aaminsan axadista nabiga iney hadal carbeed yihiin hadalkisana haduba wada warnimanyhw umada hafas haadinina jooga.
@survivornevercaries8415
@survivornevercaries8415 7 лет назад
Akhiyaareey ninkaan waa gaal ee iska ilaaliya murtadkaan
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 года назад
Gaal maaha waa nin culimo ah ilaahay ha xafido
@queenraxmisha5725
@queenraxmisha5725 6 лет назад
Doqoonkaan maxey kawareysaneysaah doqoonta make upka kuwalateey islaanyahey walaan meelfareey wariyanimo umaqalantideeh
@abdirahmanfarah6816
@abdirahmanfarah6816 7 лет назад
Kuwaan tv maahan. Waxaa iiga daran meeshay kursiga u dhigeen. Qoftaan fadhi ku dirirkay ka dambaysaa.
@faisalkarate5650
@faisalkarate5650 5 лет назад
War kan waxuu macalin ka ogyahay ma lahanee wasqaanka
@craxmaangaabow454
@craxmaangaabow454 7 лет назад
Kkk kulaha Macalin ma aha Macalin tuuga diinta beenta kasheegay beniyay xadiithka rasuulka
@abdiqadirmahadale2590
@abdiqadirmahadale2590 6 лет назад
Xaqa allaha kutuso
@abdimahame1963
@abdimahame1963 6 лет назад
nacalaa ku dhalay
@fardowsaabdi2754
@fardowsaabdi2754 5 лет назад
maxaa kanwarkiisa lagufalayaa muslinba ma ahee waar fidnada dadka kala dhexbax ilaahay dadka hakaaqabtee
@mrmaanreed5085
@mrmaanreed5085 7 лет назад
NinKaan Waa Leelkase Ama Xer, Waxa Uu ahaa UrurKii Alitixaad , AfhaYeenkii Abdullaahi Yusuf Ee MadaxtooYada puntland,Macalin School Luqada Arabia, Quraani Aan AminsaneeYn Axaadiista, 9 Dumar ah gabo Oo qaar Kamid ah qarsoodi Yahiin
@abshirabdikarim3253
@abshirabdikarim3253 7 лет назад
War waxan duliga ah maxa mesha keenay waxano kale lamakeno dadka hortoda
@Guhad725
@Guhad725 7 лет назад
Mujirim Alle iyo Rasuulba kafurtay weeye midkaan. Yartaanah beenta uu ushegay haiska xoorto beentisa duligaan yuuna wasakhayn ee.
@awaledhubad334
@awaledhubad334 6 лет назад
Daha Daha kan asagaba diiin looma dugsanaayo lacnatullahi calleyhi
@shideyare4834
@shideyare4834 6 лет назад
waa ninka diinta islaamka ka soo horjeestay ee yidhi HEESUHU WAA MUBAAX SHeekhiinta caalamkuna isla qaateen in heesuhu xaaraan yihiin sheekh iyo shariiftona maaha ee waxa uu ka horyimid quraanka ALLE ومن ناس من يشتري لهول حديث ليطل عن صبلله بغير علم................
@mohamednoorahmed991
@mohamednoorahmed991 7 лет назад
Maxay uwaray sana yaaaan
@adjomoha5786
@adjomoha5786 7 лет назад
Ninkan mxaa umada loohorknay he z the guy who said heesaha dhagaha yey raaxo uyihin
Далее
Kaftanka Siyaasada 496 oo aad u xiisabadan
31:04
Просмотров 59 тыс.
MACALIN CALI RAAGE  Canada 2012 Part 1
9:16
Просмотров 106 тыс.