Тёмный

Caloshiis u shaqeeste: Ukraine oo Lagu Qabtay Nin Ethopian ah oo Somali Sheegtay 

Kow Somali Media
Подписаться 554 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Caloshiis u shaqeeste: Ukraine oo Lagu Qabtay Nin Ethopian ah oo Somali Sheegtay

Опубликовано:

 

18 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 308   
@JamaJeyte
@JamaJeyte 15 дней назад
Sxb ninkaan waa itoobiyan Qaasatan waa Oroma Sababtuna faruurta karo ayuu ugaabanyahay waana waxa lagugarto Oromada
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 15 дней назад
😂😂😂😂 wa iga qoslisay
@farahabdullahi3143
@farahabdullahi3143 15 дней назад
Sh mustafa gudomiye ninka waa itoobiyan ee somali mahan wax badan ayaan waydiin laha
@Fays2010
@Fays2010 15 дней назад
Kkkk Somaalidaba faruurta kore waa u gaabanyihiin waxaana ku garan kan faruurta kore dheeraato inta la yaabno aan ku magacownaa "Faruur Dheer"🐼🐼🐼🐼
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 15 дней назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 15 дней назад
Waa Ethiopia Soomaali ma aha shaydaanka Ale ku fashil AAMIIN
@muminhagar5038
@muminhagar5038 15 дней назад
Shalay. Shiiq Mustafa Waxaa soo Giliyey British abdi xaafid oo pasaborka Soomaliya iyoo walashis oo leh waa walalkey marka Ninkaan basabor soomali ah ayuu soo haystey.
@hodanabdi6497
@hodanabdi6497 14 дней назад
Kolay. Magiciisu Waasoomaali. Ethiopia
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 14 дней назад
Allaahuma Baarik Sheekh Mustaf Somali u dida ceeb 🌷
@AbdibasidXuuble-dd4mr
@AbdibasidXuuble-dd4mr 15 дней назад
Asc ninkan dhiigiisaba lagaranayaa inuuna soomali ahayn waa Ethiopia n sax ah anagaa naqaan dhiiga Ethiopianka
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 15 дней назад
Waa Ithopian wadankiisa jecel oo magac xuma ka ilaalinya oo Soomaali magaceeda xumaanaya lahjad Soomaali malahan xataa uma eka waa in meel looga wada soo jeestaa oo in Ithopian yahay la sheegaan uu Soomaali aheen
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 15 дней назад
Waa soomaali badaad rabto qabikl abaan waa. Kula wadaagi karaa,
@osmailmugani4395
@osmailmugani4395 15 дней назад
Qiyaastii waaa somali
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 15 дней назад
Asc kow Somali media
@halimoabdi6336
@halimoabdi6336 15 дней назад
All the Etobitain been like this even here in Canada every one of them when bad Situation police asked their Nationality they say they Somali
@CawilXashi
@CawilXashi 15 дней назад
Mahan somaliya
@shamcena7314
@shamcena7314 15 дней назад
Somali ma ahan
@husseinaden7560
@husseinaden7560 15 дней назад
Siduu u yiri dhegayso,muqdisho, ma dhaihi ee wuxuu yiri muqadisho
@saadiahassan7633
@saadiahassan7633 12 дней назад
Sheekhow dalka dhaxdiisa kajirtaa calooshooda ushakheste imaaraad America ingiriis kuwa uqoran iney jiraan ayaa la iisheegay
@saidahmed3524
@saidahmed3524 15 дней назад
Sheekh ogaadeen region ayuu ka wadey
@Lilybrown759
@Lilybrown759 16 дней назад
Sheikh How are you?❤🎉
@qilmaawayetromso3116
@qilmaawayetromso3116 15 дней назад
Maxaad ugu saadaalineeysaa in dib askari ahaan u isticmaalaan, maa uduceeysid in Ilaaheey ka badbaadiyo
@sumyohasan4036
@sumyohasan4036 15 дней назад
Allahu akbar ❤
@boolowhaaji
@boolowhaaji 15 дней назад
Lacnad alle haku dhacdo inta xumanta na larabta 😅
@user-rj3fw9fp3d
@user-rj3fw9fp3d 15 дней назад
Waad saxantahay waa Ethiopian citizen lahjadiisana waa Ethiopian
@caliyusufkulane3309
@caliyusufkulane3309 15 дней назад
Dad waxaan dhgeysanayay o dhahaayo walashiis iyo abihiis weey is qariyeen kulahaa.
@fanfanbarkat503
@fanfanbarkat503 15 дней назад
Wa xabashi ninja.
@user-iAllahuakbar
@user-iAllahuakbar 15 дней назад
Fiiro gaar ah Asc wll dhiigu isma qariyo labo Ethiopian ah aya iska dhashay wa nin inaga inu suncadena dilo doonaya
@deqosheikhisaq
@deqosheikhisaq 15 дней назад
Somalia cadow geedaa badan cadowga oogu horeeya waa Ethiopia waxey Narayan inee nagu soo jeediyaan wadan walaalaheen ah oo ay colaad naga dhaxeyn dulmigu jeclaa dadka allaha ku ceebeeyo dheh somalia ilaahay hanoo hagaajiyo amiin 😊
@batulasmail8261
@batulasmail8261 14 дней назад
Soomaali Ayaga ayaa cadow isku noqday oo diiday inay sharaf yeeshaan kadibna cadowgoodi ayaa Ka faa,iidaystay
@AbdulkadirMire
@AbdulkadirMire 15 дней назад
Sax Sax ma ya somali
@zainababdi781
@zainababdi781 15 дней назад
Russia waan la jiraa inay ka adkaadaan western countries ka waayo waxaan nacay western countries siday muslimka u cadaajiyaan oo aanay awood uga ilaaliyaan laakiin Ukrainian waxaan dhihilahaa dila kaas togta muxuu Russia u qaban ceebtii buu ceebkale noogu daray
@ilyasali1444
@ilyasali1444 15 дней назад
Labada dhinac midna ha tagerin. Ilahey ha isku babi'iyo. Ruushka rer galbetka asiga ka daran suriya inta caruur iyo dumar uu kulay madan war u hayn.gaza inta yahuda manta ku heyso iyo ka badan ayu ku samey
@jamaalali2434
@jamaalali2434 15 дней назад
I know his family is pure Somalian
@adamosman4185
@adamosman4185 15 дней назад
Kuwaan dhibaayo & magac dil meel kasto ee la taagan yihiin meel kasto oo Somali joogtana wey imaadaan
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 15 дней назад
Waa oroma
@user-yd9ph9nd8l
@user-yd9ph9nd8l 15 дней назад
Waa Ethiopian soomaalina isir kuma laha.
@cabdisalaam6848
@cabdisalaam6848 15 дней назад
sheekhow Waa runtaa lkn ID giisii maanta waxaa soo bandhigay c.xaafith inuu yhy somali
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 15 дней назад
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa maasha allaah allaha kuxifdiyo
@aluul6875
@aluul6875 15 дней назад
Wallahi inusan somali ahayn labada dhinacba.
@MohamedAli-dk5cx
@MohamedAli-dk5cx 15 дней назад
Waa itoobiyaaan meel jooga oo Soomaali sheegato ah.
@fertunali1007
@fertunali1007 10 дней назад
Siduu ugu hadlaayo englishaka mahan somali waa runtaa aniga intaas ayanba kugartay iyo shagliga
@user-zu7yy7pr1s
@user-zu7yy7pr1s 15 дней назад
Great
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib 15 дней назад
WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA
@haaboali1198
@haaboali1198 15 дней назад
Asc. Ninkani waa Oroma yaan u maaleynaa Allah ayaa og.
@marimhaschi5478
@marimhaschi5478 15 дней назад
kow somaali Media wax badan ayaan kaa faaidnay ee hore usoco walaal
@fartunnairobigoldjewellery4550
@fartunnairobigoldjewellery4550 15 дней назад
Ninka wuxuhaystaah Somali documents waxaanasobandigay ducumentgiisa Brit Somali TV, C/ xafiid wuxudhahay walaashiis ba'ilasoxariirtay so that ninkaan sifiican haloohubiyo
@ahmedabdi2180
@ahmedabdi2180 15 дней назад
Warkaagu apdate ha noqdo fadlan
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 14 дней назад
wa sax comment waa in loogu sheego ninkan inaan la hubin ethiopia iyo ruushka waa saxabibo watay 1077 idigu keena tageen
@user-tr7pk5qe3r
@user-tr7pk5qe3r 15 дней назад
Wa Runtiiisa Somali Tayo iyo Wanaaag midna mayaaalo Wuxuuu Yahayba Wa Nin Uuun Aaan Isku mid banu nahayyy.
@abdi-bh8wr
@abdi-bh8wr 15 дней назад
Asc wrwb wll waa Ethiopian walib waa canfarta ethiopia
@user-di5ov5jy1b
@user-di5ov5jy1b 15 дней назад
sheekh mustafa ninkan soomaali ma aha waa Ethopian haloosheego ukrain in uu Ethopian yahay
@engilyas44
@engilyas44 15 дней назад
Ninkanii waa oromo lakin xabashi ama axmaro maha
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 15 дней назад
Waa somali itoobiya inuu yahay malaga yaabaa
@abdirahmanjibril8671
@abdirahmanjibril8671 16 дней назад
Ninkan soomaali shaqo Kuma leh. Indhihiisa eega. Indhaha ayaa lagu gartaa soomaalida iyo xabashida.
@Alexialiiban1780
@Alexialiiban1780 16 дней назад
Maxa lagu arka xabashida wllo😂Wali malaha wadanka kamad bixin umalaynayaa 😂subxanallaah
@hiboali5025
@hiboali5025 15 дней назад
Kan dhiigiisa somali ma ahan waa ethiopian
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 15 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Walahi this guy is Ethiopian no doubt
@xamralive
@xamralive 15 дней назад
Dad Badan oo aan Soomaali ahayn baa Soomaali ku wada Dhiiban Dadkaasina markii ay dhibaato Geystaan Soomaali bay Dhibaato ku noqotaa oo eedaas Yeelata
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok 15 дней назад
Walalo ninkan horta English accents kisa wa Kenya 💯 xata eithopia mahan waxana aad ugu maleynayan inu yahay booran ama garre dhiig ahan wala qabiil ahan 2 daas midkood weye 💯
@muktarabdisalam3260
@muktarabdisalam3260 15 дней назад
Asc shekh ninkani waa itobiyaan
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 15 дней назад
This guy he is laying to Ukrainian people he is not from Somalia.
@dawudjij2305
@dawudjij2305 15 дней назад
Wa runta ninkan lahjo Ethiopian bu leyahay. Somali mexee ugu dagalame Rush ama Ucraine surtagal maha.
@aminabirik5764
@aminabirik5764 15 дней назад
Hos accent is Oromo from Moyale kenya
@CabdinaasirSheekh-dw7gd
@CabdinaasirSheekh-dw7gd 15 дней назад
Asc shekh ninkani madhihikaro shibanayaasha sida ca iyo xa wuxu kubadalay abdul oo lagaraba cabdu
@user-fk9zq9uw6g
@user-fk9zq9uw6g 15 дней назад
Ninkaan somali ma aha
@hodanc6255
@hodanc6255 15 дней назад
Waxan maqlay rushka ba qortay askar ithopion ah teda kale ogaden ma karo u firsada aniga ithopion bu ila egyahay teda kale rushka waki cawiyay ithopioa 77ki
@juleybiibmidganyare6057
@juleybiibmidganyare6057 15 дней назад
Wa Somali waana layaqaaanaa Cabdixaafid ba so dhigay cadeeenta
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 15 дней назад
Ur Right I Don't think He is Somaali😊
@batulasmail8261
@batulasmail8261 14 дней назад
Soomaali calooshiisa u shaqayste iyo Jaajuusnimo cay ayey ku noqotay
@AbdiSheik-rl8sj
@AbdiSheik-rl8sj 15 дней назад
Boqolkiiba boqol waa xabashi
@rakbah.c
@rakbah.c 15 дней назад
Ninkan waa midkamida jajusyadii itobiya kubeeraty somalia sidaana kuhelay passaporka iyo xogtan ushegayo
@leban9958
@leban9958 14 дней назад
Ethiopian waaye ninkan 100%
@user-qf5ux9hx8f
@user-qf5ux9hx8f 15 дней назад
Cabdi haafid ayaa soo bandhigay ninkaan waxaana la cadeeyay in uusoomaali yahay
@AwashaNews
@AwashaNews 15 дней назад
His telling the truth the government is down even though somalia is always abused by their own people in this case everything he is saying is truth you like it or not
@Somali651
@Somali651 15 дней назад
Ninkan wuu naa cebaya xathaa kaa xoor Israel intu athee ayuu thintaa yaxuthaa kaa taay Somali ayuuna iska digee Somali xogg miyaa luguu noqonee 😂😂. Wanku salame kow somali media
@hoyomacan8074
@hoyomacan8074 14 дней назад
Xataa waa Oroma
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 15 дней назад
Waa Ethiopian caadi ah,
@XasanCali-qj5tz
@XasanCali-qj5tz 15 дней назад
Somali,haduyahay hasiday,na,deh,doladisa,hadeyso,amxarka
@rodaomar-fo3lk
@rodaomar-fo3lk 15 дней назад
Cabdi xafid kaso dawo uxu ku koray sucudiya wana somali
@warcadaadey
@warcadaadey 15 дней назад
Ma aha because of noqdadisa (qabka uu ugu dhawaqayo English
@User_19567
@User_19567 13 дней назад
Maaha Somali ninkan
@MohamedIsmail-lb9hz
@MohamedIsmail-lb9hz 15 дней назад
Kan somali ma aha waqti ha isaga dhumin
@AliAli-kp1ry
@AliAli-kp1ry 15 дней назад
Sheeq ninkan waa ogadeen. Ogadeena waa somai sax.. Marka hadhihin somali waa somali hanakala saraarin.qaab siyaaa
@HalimoJusuf
@HalimoJusuf 15 дней назад
Hawiye weeye ogaaden miya moqdusho dega.
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 15 дней назад
Ninkaan ogaadeen maahin waa Ithopian oo sumada Soomaali ceebeynaya ogaadeen gaday sida loogu dhaqaa garaneen lahjad Soomaali malahan
@imahmud
@imahmud 15 дней назад
His english accent is definitely Ethiopian. listen when he says his name.
@Gojoji_editz
@Gojoji_editz 15 дней назад
Waa ethoipan
@axmedsadiiq7079
@axmedsadiiq7079 15 дней назад
Wariye c/xaafid&dulmidiid ayaan kadaawaday waxay cadeeyeen inuu soomaliyahay xataa cadayn bay keeneen
@ummulhamza5733
@ummulhamza5733 15 дней назад
Soo reebo sheikh! Waa Soomaali sax ah kanadhadhay qoys dhowrsan oo xushmad leh. Kadib markii Gabar walaashiish ah ay soobandhigtay aqoonsogiisii lagana Soo daayay British Somali. Wuxuu sidookale kubarbaarah Sacuudiga.
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 15 дней назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@user-bp1py3ul2d
@user-bp1py3ul2d 15 дней назад
Kan soomaali maahan ee yuusan na sheegan
@abdulqadirali5419
@abdulqadirali5419 15 дней назад
Sh mustafa ninka waa somaali waxaa cadeyay c/×afiid jaamac
@osmanhassanmahamud249
@osmanhassanmahamud249 15 дней назад
Somali. Waxay. Kasodagashay. Ciraaq
@ibnuyussuf
@ibnuyussuf 15 дней назад
Ha sheeging hata English ku hadalayo ma ahan ki somalida
@fatoumazahra3645
@fatoumazahra3645 15 дней назад
He is not Somali he is ethiopin
@kariyehayle4671
@kariyehayle4671 15 дней назад
Ninkaan waa Etiopien waxba ha isku daalinina
@abshiralfa4611
@abshiralfa4611 15 дней назад
Jaamacada somalia ayaa laga rabaa inay bixiso xogta ninkaan inuu arday jaamacada dhigan jiray ahaa iyo in kale
@fartunnairobigoldjewellery4550
@fartunnairobigoldjewellery4550 15 дней назад
Ethiopian- ka wadanki ayaydhoobanyihiin afkii iyo wadankii iyo qabiiladiina waykalabarteen marka intaymeelokale waxqaribaan inaysoomalisheegtan wawaxdhicikara.
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff 15 дней назад
Bidhantisa ban gartay in uu etopia yahay Somali waa dad nool ninkii MA LA soo helay calooshii u shaqayste somali ah MA jiro inagaga is dhamaysay MA meel, kale ban, ka dagalamin karnaa
@ROMEO10-10
@ROMEO10-10 15 дней назад
Ogadenia ka wadaaaa baaan umalayn
@fardusfardus4152
@fardusfardus4152 15 дней назад
Hhhhhhh maantana zaxiibada oo leh waa soomali ayan maqlayey sh mustafe.😂
@sahra951
@sahra951 15 дней назад
ID ga wuxuu ku qortay in uu soomali yahay kln in uu isku dhiibay baa lagayaa baa walaahu aclam walaashiis waxay C/xafiid kutiri halay qariyo meeshaas wax baa ku jira
@lulali6059
@lulali6059 15 дней назад
Sax, malaga yaabaa gabar somali ah oo walaalkeed heeysto malatari Ukrainian ah ma kula tahay ineey dhaheeyso haleeyga qariyo. Gabar Somali oo walaalkeed laheeyso maba aamuseen , meel walbo ayey u soo istaagi laheyd , anigoo reer hebel ah ayey dhahi laheyd.
@mahdiahmedmahdiahmed8298
@mahdiahmedmahdiahmed8298 15 дней назад
Shekhow Ninkani was Soomaali Waayo Erega (The) Itopiyanku waxay ugu dhawaaqaan (Za) Lakiin aux Ugu dhawaaqaan ( Da) Markaa was Somali
@saladabdille7278
@saladabdille7278 15 дней назад
Waa amxaar ka ni
@YassinMahamoud-fi7fm
@YassinMahamoud-fi7fm 15 дней назад
Waa kugu raacsanahay lahjada uu ku hadlayo waa itoobiyan ama eleteriyan
@mahamudbarre2225
@mahamudbarre2225 15 дней назад
Ninkas waa Somali lasoogadi qofkii cadayn raba abdihafid laxarira
Далее
Кто понял тот понял
00:24
Просмотров 249 тыс.