Тёмный

CAMBAABUR JABUUTI AAD U MACAAN AYAAN USAMEEYAY XAAJIGA CIID WANAAGSAN DAAWO 

BUSKUT & MAHIR FAMILY
Подписаться 51 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 июн 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 115   
@buskutmuniirafamily9518
@buskutmuniirafamily9518 Год назад
Cambaabur Jabuuti waligaa ma cuntay?jawaabta noo reeb like saar & Subscribe welcome thanks
@farhiyoaadan4379
@farhiyoaadan4379 Год назад
Gobalada waqooyiyoo dhan waalaga cunaa jabuuti kaliya maahin
@bilanmohamed8851
@bilanmohamed8851 Год назад
Of course
@ladanm8329
@ladanm8329 Год назад
⁠@@farhiyoaadan4379 waa sax aniga Eid aan cunin maba iii jirto asxaabteyda reer waqooyi iyo rer jabuuti isku jura aa ii keeno Eid kasto thanks to them 🥰
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 Год назад
Manta ka hor waligey ma maqlin wax cambur la doho
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Год назад
Mashaa Allah maxamed iyo munira❤❤😋
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 Год назад
Reeer Djibouti waaa romantic raak iyo dumarkoduba 😊
@mounagouled7984
@mounagouled7984 Год назад
Wow munira notre plat traditionnel de l aid vive notre patrie notre fameux drapeau et félicitation munira
@bellamouna4355
@bellamouna4355 Год назад
Vraiment se délicieux (cambaabur) EÎD SACÎD soeur mashallah barakallah fikoum. 😍😍😍🤩🤩🤩🤩
@fatumamohamed2153
@fatumamohamed2153 Год назад
Canjero le hurud kudar wa cambabur kulaha manta daan waxkale ansugayey
@buskutmuniirafamily9518
@buskutmuniirafamily9518 Год назад
Kkk haa
@saadasaadawayahay3341
@saadasaadawayahay3341 Год назад
Eid moubark mounira qali ❤❤saada 🇩🇯🇩🇯🇩🇯😘😘😘
@ladanahmedofficail
@ladanahmedofficail Год назад
Mnshaa allah wanaag iyo qurux ayaa idinka muuqdo ❤
@nimogedi2646
@nimogedi2646 Год назад
Maashalah Munira Ciid mubarak
@tasniimmohamed7
@tasniimmohamed7 Год назад
I like this Familiy Beauftull Family ❤Noloshu idinma xuumayso inn badan wada jira❤❤❤
@ladanhoussein1909
@ladanhoussein1909 Год назад
Oui c primordial pour nous sino eid mubarak
@hamdasra8417
@hamdasra8417 Год назад
Ciid an canbabur jiriin ciid maha hda rée Djibouti 🇩🇯 nahay wale wa runta mouni
@buskutmuniirafamily9518
@buskutmuniirafamily9518 Год назад
Saxiix
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 Год назад
ManshAllah tabarakallah beautiful wife.Djibouticien girl 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😊
@FaadumoaxmedIidle-gh5sh
@FaadumoaxmedIidle-gh5sh Год назад
Masha Allh reer borama way cunaan cambaburka
@rodajamayusuf6282
@rodajamayusuf6282 Год назад
Eiid mubark famaliy qurx badan masha allah
@asmahersiofficial3269
@asmahersiofficial3269 Год назад
Sont cambaabur sons ciid chaque ciid en mange from djibouti ciid mubarak ma famille mahamed et sont epouse mounira
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 Год назад
ManshAllah tabarakallah BarakaAllah fi😊
@luulibraahim3031
@luulibraahim3031 Год назад
Asc muuniira waan idin salaamay adiga xajigaaga iyo nuunaha xbbt wali ma cunin maantaaba iigu horeso magaciisa waan tijaabinaa insha Allah
@araksandjamal9126
@araksandjamal9126 Год назад
Eiid Moubarak ❤
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Год назад
MaashaALaah
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 Год назад
Maashaa allaah canbaabur booramaaiigudanbaysay khamuun Maashaa allaah waamagacyadiihore
@DekaK-gi1no
@DekaK-gi1no Год назад
Asc dhamaan ciid mubarak
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 Год назад
Maashaa allaah habaryar inaad naagnooltayhay buskud bay kamuuqataa
@Deeqayuusuf-rc6mg
@Deeqayuusuf-rc6mg Год назад
I love you canbaabur Shalay waan cunay ciid bilaa canbaabur ma jirto hadan reer gabelay Nahay
@farhiyoaadan4379
@farhiyoaadan4379 Год назад
M.allaah
@lulahassan7
@lulahassan7 Год назад
Masha Allah 💞👌
@bilanmohamedmoussa9114
@bilanmohamedmoussa9114 Год назад
Salam alekoum mounira ,Aïd Moubarak que Dieu vous béni . Comme tu la dit reer Djibouti le Cambabur est primordial 😊😊.
@missjano8249
@missjano8249 Год назад
C pour reer djibouti 🇩🇯
@idmanali8822
@idmanali8822 Год назад
Haa waa khamuun❤
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Год назад
Ciid.mubarak
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 Год назад
Haaa shalay ban cunay wa run teed walaashay Anigu kama dhargaba From djbouti seedi
@hophab466
@hophab466 Год назад
Masha Allah habo mcn
@nayomia3267
@nayomia3267 Год назад
Macha Allah❤
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Год назад
Masha Allah ❤ ❤
@HambiAbdullahi-rk2fu
@HambiAbdullahi-rk2fu Год назад
masha alaah
@farxiydagen321
@farxiydagen321 3 месяца назад
Mansha Allha
@asmahersiofficial3269
@asmahersiofficial3269 Год назад
Ta raison hbbti
@alhamdulillaah99
@alhamdulillaah99 Год назад
canbaabur la aan ciid ma la dareemo. masha allah
@fardosaabdi4975
@fardosaabdi4975 Год назад
Qaali muniira xawaashka madowga ah magici . Inasameya raba 😂burco ayaan kasosalaamayaa❤
@rahmajibril4593
@rahmajibril4593 Год назад
Hno isoo tuur cambaaburka
@aminaosman3455
@aminaosman3455 11 месяцев назад
Mashaalaah
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Год назад
AMiiN
@khadijocumar2267
@khadijocumar2267 Год назад
Masha allah❤❤😊100
@fariamohamuud8601
@fariamohamuud8601 Год назад
Jabuutiyaanad dumashi ficn baa tahay ❤
@queenamiira9513
@queenamiira9513 Год назад
Cajeero le orkoya cano lamariyay
@bilaneawaleh5421
@bilaneawaleh5421 Год назад
Doumachi gabadha no ilali😂❤❤🎉🎉
@ayanmed3393
@ayanmed3393 Год назад
Ahhh le fameux cambabuur
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 Год назад
It to liquid next time yarah adkeeh 🙏🏽🇩🇯🇩🇯🇩🇯.Eid oldhaaaah🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯😊
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 Год назад
Canjeero. Huruud. Lugu. Darey. Waaye.
@user-hk7yk1by8h
@user-hk7yk1by8h Год назад
Nous le Djiboutien on considère que sans cababur c'est sans Eid
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 Год назад
Cambabur ahaa wax iga siiya
@ifraaxroonle
@ifraaxroonle 11 месяцев назад
Wwwwwww inader
@user-ox9pr7of7s
@user-ox9pr7of7s Год назад
Muniira riir jabutii miiqaaa
@hayatquruxomar3305
@hayatquruxomar3305 Год назад
Ce pas ca hanbaabur yaa mounira sxb
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 Год назад
Basasha. Iyo xawaajiga. Miyaa. Cambaabul. Malawax. U dub
@user-kn9pz8ww1h
@user-kn9pz8ww1h Год назад
Hhhhhh canjeero❤😂
@user-of1nv5fk9r
@user-of1nv5fk9r Год назад
Even reer somaliland special borama way cunan hargeisa waa laga bartay meelkaste waa lagugu cuna cambamur la aan waa Eid la aan walahi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hibonour9657
@hibonour9657 Год назад
Wll hargeysa waligeed ba waa laga cuni jiray yaanay kuu dhuuman
@missjano8249
@missjano8249 Год назад
Djibouti 🇩🇯 iyo dire dhaba laga bartey canbabur
@anabali5298
@anabali5298 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤
@saadiaosman1891
@saadiaosman1891 Год назад
🎉
@muluemebetbainesethiopia2129
@muluemebetbainesethiopia2129 8 месяцев назад
ስካር አትብሉ ጥሩ አደለም ጅቡቲ በጣም ነዉ እምወዳት ጅቢቲ ፎት ደለግ ደለግ አጌላአ አጌላዴ ኢትዮጵያ
@qosolqaramitvqaraami1466
@qosolqaramitvqaraami1466 Год назад
Malawax qangarey lee waye😂😂😂😂😂
@NaaagdaAli6593
@NaaagdaAli6593 Год назад
🇩🇯🇩🇯🇩🇯😘❤️
@nafissahoussein5806
@nafissahoussein5806 Год назад
Canbaabur free jibouti 🇩🇯
@fatxilady638
@fatxilady638 Месяц назад
Xaaa u aqaani weeynay waa canjero la casriyeeey
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 Год назад
Rer Hargeisa ayaa ahy weligay ma cunin...lkn Muniira ayaa su easy ah u samaysay markaa inshhllh waaa Samaynayaaa ...Tijaabis uuun
@missjano8249
@missjano8249 Год назад
Djibouti 🇩🇯 iyo dire dhaba laga cuuna walal
@hasmah8018
@hasmah8018 Год назад
@@missjano8249dhawr comment bad inta kusoo qortay reer boorama, gabilay iyo reer hargaisada asalka ahba way samaystan intayada kusoo kortay ee bari ka timise ma naqaan so Hargaisa waa lawada dagaa lkn lama wada aha
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Год назад
ANiga.Waan.Cunay.Waxaana.ku.Cunay.Jabuti.oo.Ahayd.MaaLin.Ciida
@Iqra2717
@Iqra2717 Год назад
Mogdisho ku dhashay wna aqana wn cunay cambaburka
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Год назад
yaa ku baray
@Iqra2717
@Iqra2717 Год назад
@@umumascuud3307 hyo ibartay
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Год назад
Waaaaaw too much salt 😮
@sammie1163
@sammie1163 Год назад
Ma cuntaa cambaabur
@hibomohamed2427
@hibomohamed2427 Год назад
Macunin waligay lakin waa maqlay waana layaabaa markaan maqlo
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 Год назад
Caafimad kucuna mxm boqorada noo ilaali muniira and wiilkeda and mxm ciid wanagsan hadanahy reer hargiesa wansamaysanaa
@buskutmuniirafamily9518
@buskutmuniirafamily9518 Год назад
Thnks haye walal
@sumayohassan8831
@sumayohassan8831 Год назад
Reer xamar hada nahay manta maqale
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 Год назад
Waligay ma cunin buskut iyo xalwad ayaa xamar laga cuna wa canjeero spices lagu daray
@aminadaher1160
@aminadaher1160 Год назад
cabaaburka ,haruur aya ka maqan, subagna waa lagu shiila😂
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 Год назад
Cano yahuur ki mee
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 Год назад
Cano yahurkii ba maqan
@siciidoaxmed46
@siciidoaxmed46 Год назад
Muniiroy si ilahay awladada kugu badbadiyo ninkaga kacesho sharafta dadka buskud ka kuradsada
@abdiali3836
@abdiali3836 Год назад
Cabaabur ma ah waxa aad samaysay walla waad bahdishay. Oo waad ceebey say
@buskutmuniirafamily9518
@buskutmuniirafamily9518 Год назад
Walee
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 Год назад
M
@mq3217
@mq3217 Месяц назад
استغفر الله لازم تلصق عليها احترم زوجتك وخل عندك غيره
@fahmamohamed7747
@fahmamohamed7747 Год назад
Abayo canjerada huruda hakudarin bisinka 😮
@umxababa3545
@umxababa3545 Год назад
Sidaa u shiishay na tusi
@missjano8249
@missjano8249 Год назад
Habeenki ba la sameya si u u faxo 😂
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 Год назад
Eig wanaagsan waxaad kuciideen canjeero tuun iyo basal lagu daray iyo huruud😂😂
@buskutmuniirafamily9518
@buskutmuniirafamily9518 Год назад
😂😂😂😂
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Год назад
Buskut canbabur kkade mooye sogorow you kugu dhicin canbaabur waa sogor la qasey.weeye.
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 Год назад
waligeey Cambaabur ma maqal inaa cuno iska daaye😂lkn waxaan la arag baan moodaye waaba canjeelo lagu daray basal iyo Huruud
@nasrafaarah7876
@nasrafaarah7876 Год назад
canbaabur ku sheeg muniiray bahalkii reee Awdal waad ku ciyaartay xabasuudu waainay ka dhex buurbuurataa midakle hakaa faxo ee yara sug huruudana kayaree😂
@missjano8249
@missjano8249 Год назад
Gormay reer awdal cuni jiren 😂djibouti 🇩🇯iyo dire dhaba laga cuuni jiray imika Borama Hargeisa laga cuuna oo djibouti 🇩🇯 iyo dire dhaba laga bartey isaga iyo fadirada iyo mohbasada ba
@abdikeniabdulahim6142
@abdikeniabdulahim6142 Год назад
Dyvu😅😮
@Black_wolf159
@Black_wolf159 Год назад
😂😂😂😂😂canjero huruud lagu daray aa cambaabur u taqaniin miya 🥴
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 Год назад
canjero colour lagu daray le waye waxa no micneneyso
@naimaabdullahi4981
@naimaabdullahi4981 Год назад
Ina bay dubiin lakiin sukor iyo suubag ba lagu dubaa
@naimaabdullahi4981
@naimaabdullahi4981 Год назад
Sa ika duwayahay canjerada subag ba lagu dubaa canoo goror na wa lagu daraaa
@samraidris2511
@samraidris2511 Год назад
inta ilahy macmacaan dhigay canjeero iyo garoor maa no amaantay ilahy kaaween😂
@sunnisunni5767
@sunnisunni5767 Год назад
😂😂😂😂
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Год назад
reer somaliland way cunan canbabuur keligiina mahaa somalia cannjeeldaba may aqoon iyo malawaxa haday bartan
@faisaabubakar9585
@faisaabubakar9585 Год назад
Eww
@hibao9569
@hibao9569 Год назад
Ala buskudaa dhib badanaah canjero huruud lagu daray lol malawax isamee gawadha ciida adoo umacqnyahqy bar
@buskutmuniirafamily9518
@buskutmuniirafamily9518 Год назад
Haye
Далее
cambaabur iyo ciid djibouti faraxsan (eid special)
7:51
ROUTINE KEYGA UGU HOREYSY MALESIA RER #my_rajo
12:17
Просмотров 60 тыс.
Sida Timirta Loogu Hagaajiyo Caruurta
10:55
Просмотров 82 тыс.