Тёмный
No video :(

CANJEEL TALOWAA {AW-JAAMAC CUMAR CIISE}, SHEEKO IYO MASAFO AAN DHAMAYN. 

Tixraac
Подписаться 91 тыс.
Просмотров 107 тыс.
50% 1

Waa sheeko Aw-Jaamac soo wariyey iyo Masafo la socota oo uu tireyey Maxamed Cabdulla Xasan kuna muujiyey siday u kala dhinteen intii isaga ugu dhaweyd oo hawsha iyo dariiqadaba la wedey. Markaas oo xoog loogu fiirsaday hogaanka Daraawiish, keentayna burburkii iyo is cuniddii guraheeda.

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 71   
@khalilabdalle1968
@khalilabdalle1968 6 лет назад
Alle ha u naxariisto Aw Jaamac cumar ciise iyo dhamaan Mujaahidiintii Daraawiisheed Aamiin
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 4 года назад
AMEEN YAA RABBI
@abdisalamjamma4920
@abdisalamjamma4920 Год назад
Allah subxana watacalaa ha u naxariisto Aw jaamac Cumar ciise iyo sayid maxamed Cabduule xassan iyo daraawiishba
@afyaraado
@afyaraado 12 лет назад
Maasha allah Sh. cabdulle qoriyoow caan iga dheh awowgay allow kuu naxariiso, waxaan kufaanan haaystaa, anigoo ka soo jeeda dhashiisa, I'am very proud to be reer-ow xasan,
@yuusufsamatar3625
@yuusufsamatar3625 6 лет назад
Qaacimiin alle iyo rasuul ka furatay ayee ahaayeen kuwa u shuray Sayidkii ee ineey dilaan daamcay. Waase heleeen abaalkooda. Waxaa ogaanee in dadbadan aysan jecleen Islaaamka iyo in uu noqdo cida talisa.
@SPharaoh
@SPharaoh 5 лет назад
Yuusuf Samatar Waa sisaas hadalku.
@socdaal
@socdaal 2 года назад
@@yuusufsamatar3625 Dadkaad ceyneyso intey islaamka u qabteen adiga in aad u qabatay ma filayo sax go’aanka ay qaaten waxbaa ku sababy ilaahyne dhamaantod janada ha galiyo balse sayidka allaha u naxaristee qiimaha dadkaas wuu yaqaanay xukunkiisa ayaad ka garan kartaa iyo sida uu ula tacaamulay marka qofka walaalka ee muslimka ah ee jihaadka iyo halganka usoo galay wadanka wada qiimee ilaahayne u bari khaladkoda in uu ka cafiyo ee ceyda meytida iska daa.
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 2 года назад
@@socdaal reer aw xasan ma ogaadeen baa?
@socdaal
@socdaal 2 года назад
@@saadaatmuuse111 maya akhi waa qabiil Ahl Beyt ah oo somali ah bulshada somaliyedne ay qadariso aqoon iyo diin jaceylne ku astaameysan.
@Hamdushhooyokoris
@Hamdushhooyokoris 6 месяцев назад
Faarax dacayd kaligii maadhle awwe gay koosafaare Aabihii Al maxay magac noga tageen amazing ilaahow u Naxariiso labadiiba way dhinteene
@Sooyaal252
@Sooyaal252 Год назад
Samatar Khalafku Waligoodba Dagaal Io Taariikh Weyn Bay Lahaayeen❤
@SPharaoh
@SPharaoh 5 лет назад
Ninka Jaamac Siyaad ee fashiliyey dilka Sayidka wuxuu inoo bad badbaadiyey islaam nimadeena. Sayidka ayaa laga hayaa, "Eebboow Waxaa nalaku galay diinta (gaalada) soo gala'e".
@ahmedmoalim9374
@ahmedmoalim9374 4 года назад
Shire cuunbaal awoowgay buu ahaa kkk.
@SPharaoh
@SPharaoh 4 года назад
Ahmed Moalim Waad mahadsan tahay. Goboninada waa loo dhashaa.
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 года назад
@@SPharaoh Sayidku sawkii diley Garadkii Dhulbahante bal arinkaa kawaran
@qadarsaeed
@qadarsaeed Год назад
Ttue
@SPharaoh
@SPharaoh Год назад
@@mahamedaden7237 iLma adeer is dilaya adiga dhexdooda wixii aad ka doontid sow edeb darro maaha? abaarso iyo qawmuluud iyo dhurwaaga la idiin dhigay ka sheekee. 32dii sano badhida beenta sow dhulka la idinkuma dhufan.
@bukharisingham8068
@bukharisingham8068 7 лет назад
Awoowgayga allah ha unaxariisto AXMED FIQI FAARAX AAMIIN ...
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 4 года назад
AMEEN YAA RABBI
@xalimosacadiyo836
@xalimosacadiyo836 Год назад
@@inasayidabdule2251 sayidka miyaa awoowga ahaa???
@mohamadkasem2529
@mohamadkasem2529 Год назад
@@xalimosacadiyo836 Meesha inuu kusoo qoray Axmedfiqi Faarax waad aragtaaye, ninyohow faduul badnidaa?
@xalimosacadiyo836
@xalimosacadiyo836 Год назад
@@mohamadkasem2529 eeboow dhib majiro, aniga rmataan cabdule ayaa ahhay, waxaa maqlay nin abgaal darwiishta heestay , daroodka xuu ka doon hebel fiqiga dhul abgaal ayaa laga rabay inuu imaado
@mohamadkasem2529
@mohamadkasem2529 Год назад
@@xalimosacadiyo836 Eebow waa kusoo dhoweynaa. Abkowgey Axmedfiqi dhulka Darood uma tegin dalxiis. Waxow ka tegey Xamar ubaxay cilmi raadis. Axmed waxow Diinta ka gaarey barasho ilaa Afarta Fiqi (Axmed+Fiqi). Waxow kusoo bartay Masar, Dimishiq iyo Xijaz today’s ksa. Waqooyi waxow uga degey doonta Diin fidin darteed. Brother “Look the big picture.”
@khalilabdalle1968
@khalilabdalle1968 6 лет назад
Abwaanku wuxuu xusay 3 nin oo is dhalay Koosafaare Faarax dacay iyo Maxmuud sugulle oo Zayidka sodog u ahaa waa ninkii nugaal ugu xoolo badnaa Alla yaraxma raaximiin dhamaan Abwaka iyo Darwiishtii
@hamsehashi2499
@hamsehashi2499 6 лет назад
ilaahay haw naxariisto Abwaan iyo Qoraa Sare Aw jaamac Cumar Ciise
@mahbubmurshid1035
@mahbubmurshid1035 2 года назад
Ilaahow u naxariiso adigaa awood lahee. Taariikh yahan.
@abdiabdillahi3457
@abdiabdillahi3457 4 года назад
Alla yaraxma Tariikhyahan Qoraaa Aw jaamac cumar Ciise Shakhsi Dhaxal buuxa uga Tegey
@farhiaalinoor5728
@farhiaalinoor5728 4 года назад
Allaha u naxariisto qoraaga ween ee soomaaliyeed taariiq dheer ayuu reebay qabrigiisa allaha u waasiciyo janatul fardowsa allaha geeyo aw jaamac omar ciise Aamiin yaa allaah
@xishoodhaxishoon3855
@xishoodhaxishoon3855 11 лет назад
maasha allah, awoowgeey xaaji axmedFiqi maskaxdi dowladi darwiish ninki sameeyay ayuu ahaa, khaaligi iyo khasuusigi ugu weeyna ahaa , sayidkan sedigiis aha oo iskla yimadeyn umul khuraa sacudiga,ilaa bar bara, maasha allah, wuxuu ahaa ninka kali ee abgal oo waqooyiga ka soo hal gamay
@xalimosacadiyo836
@xalimosacadiyo836 Год назад
Maasha allah
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 года назад
Allaha u naxariisto Aw jaamac Aamiin
@abdowali463
@abdowali463 9 лет назад
Maqaawiirtii reer Samatar Khalaf geesiyaal caan ah ayeey ahayen taariilhdana Baal dahaba uga jira.
@cabdilahiaxmed8882
@cabdilahiaxmed8882 2 года назад
Samatar khalaf mj miya wll mise qollo kale
@koowtv8646
@koowtv8646 Год назад
Reer khalaf, cumar maxamud, MJ
@xishoodhaxishoon3855
@xishoodhaxishoon3855 11 лет назад
hadaa ahay dhashi xaaji axmedfiqi, aad baad ugu farxay halganki darwiish, reer xaaji axmedfiqi dhashiisa nin baa ka dhaintay walee
@mohamudhassan3649
@mohamudhassan3649 5 лет назад
gabay farmajo
@mahadkhadarmahad-uw1zm
@mahadkhadarmahad-uw1zm Год назад
alla ha u naxariisto aw jamac omar ciise
@hodan19
@hodan19 11 лет назад
masha allah. yarxama hu llaah. allaha ii daayo awoowayaashay aamiin suma aamiin. inta naga tagtayna allaha u naxariisto insha allah. Love u all. janadii baa balan ah awoowe J Farah
@OB-xk8hh
@OB-xk8hh 2 года назад
Awoowgeey xaaji axmed fiqi oo madaxda Abgaal reer imaam ayaa xasuustaa
@ilhanxarago9449
@ilhanxarago9449 2 года назад
Reer samatar khalaf ma kuwayagi baa cumar maxamud baa mise kuwa kalaa jira?😅
@Abdinasir632
@Abdinasir632 2 года назад
Waa samatar Khalafka cumar maxamuud wliba reer xasan wliba reer dhoore Xasan👑♥️ Reer Awawgay💯👑
@ilhanxarago9449
@ilhanxarago9449 2 года назад
@@Abdinasir632 masha Allah 💕
@abdisalamjamma4920
@abdisalamjamma4920 Год назад
Salallaahu Aleyhi wasalam Nabi Maxamed
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 Год назад
Maanta soomaali waxay jeceshay inay gaalo ka farxiyaan dadka muslimiinta.ee ay dilayaan.
@mohamadkasem2529
@mohamadkasem2529 Год назад
Walaal Soonaali oo dhan maaha. In badan oo kasoo horjeeda baa jira sida Adiga iyo Aniga!
@xalimosacadiyo836
@xalimosacadiyo836 Год назад
TAARIIKHDA WAAD QABYAALADEEY SEEYN SAX MAAHAN, OW JAMAC WARQAD QALDAN AYAA IDAAJAA U DHIIBAY, IDAAJAA AYAA DAMB8GAAS KA MASUUL AH OO QABYALAD KA DHIGAY TAARIIKHDA
@mohamadkasem2529
@mohamadkasem2529 Год назад
Anigoo ah Maxamed Qaasin Cabdulqaadir AXMEDFIQI waxaan si xushmad leh idinka dalbanayaa in qofkii garanaya link-ga aan ka heli karo waraysigaan isagoo dhamaystiran inuu iisoo diro, Mahadsanid.
@xalimosacadiyo836
@xalimosacadiyo836 Год назад
WAALAAL , TAARIIKHDA DARWIISHTA WAA LA QABYAALADEEYAY, SAX MAAHAN, HADUU ADIGA AWOOGAA YAHAY SHIIKH AXMED-FIQI WHY AAD U JECESHAHAY IN DADKA LE KA SHEEKEEYAAN OO WALIBA BEEN KU DARAAN, IDINKA MAAD TAARIIKHDA AWOOWGIIN KASOO SHEEKEEYSIIN, ADUUNKA TECHNOLOGY AYUU GAARAY MEDIYAHA KU SOO GUDBI INTAA HEESID,
@afyaraado
@afyaraado 12 лет назад
Reer-ow xasan leader raa lagu yaqaanay meel alle mesheey tagaanbo weyka muuqan jireen, lakiin hadda wa suur gadoon, yaa wax naga dhagaysan umaddii waxeey wada noqotay caasi yaal aan culumada ixtiraamin, sida Alshabaab camal,
@issasharmarke7360
@issasharmarke7360 6 лет назад
afyaraado buurukur
@khadarqoor9709
@khadarqoor9709 6 лет назад
Reer samatar khalaf ninkaan aqoon somalinimadiisa madmadow baa ku jira.waa ninman maxamuud saleebaan ah cumar maxamuud ah reer faarax shirwac reer khalaf faarax, reer samatar khalaf.
@mohamoudhassan5400
@mohamoudhassan5400 5 лет назад
Markaad Aakhira moog labaxdeen baa laydinka quustay oo mooryaan isu bedesheen diintii ka tagteen qof damboo wax idin weydiinayaa majiro
@guureguurre338
@guureguurre338 4 года назад
@@khadarqoor9709 anaa ah reer Samantar khalaf waana saad usheektay nin Somali dhalad ah oon aqoonna majiro. Tariikhda iyo maahmaahyada ugu caansan baan qayb kuleenahay. Mahadsanid wll
@guureguurre338
@guureguurre338 4 года назад
@@mohamoudhassan5400 kkkk aakhiro moog... wll qof Muslim ah hadaad tiraahdo Diintu katagay micnaheedu wa gaal hadaad qof aan ahayn tiraahdana adaa noqon gaal ma ogtahay taas?
@TheGarmaqaate
@TheGarmaqaate 12 лет назад
Goobtan dagaalka ka dhacay, waa halkii lagu xasuuqay beesha Ciise Maxamuud ee loo baxshay Ilig-daldala. Waa goobtii laga daadshay xeebta Eyl, inta la isku xirxiray, waxay aheyd 1903. Waxay ka qayb qaateen inqilaabkii Sayidka, oo ka dhacay dhulkooda
@xuunshesamiir3431
@xuunshesamiir3431 3 года назад
Hhhh kwrn daskas baa manta Wexe ku leeyihiin Cumar maxamuud waa fulay ciise ne Waa geesi dagaal gala kwrn hee 🤣🤣
@mayranegaaleef1164
@mayranegaaleef1164 Год назад
Maxamuud saleebaan waligood ba qurun shisheeye kalkaala bay ahaayeen maantana waxa dowladnimada Soomaaliyeed ka dhaqaaqi la dahay waa iyaga 👎🏼 Nacalatulah
@koowtv8646
@koowtv8646 Год назад
Maryan gaaleefey meeq gaal ayaa kuusoo leeftay.
@bashiir9636
@bashiir9636 Год назад
M.a
@abdirahamnomar3532
@abdirahamnomar3532 6 лет назад
Samatar khalafku waa reer almagan iyo reer cilmi samater
@mahadcarte1262
@mahadcarte1262 5 лет назад
abdirahamn omar war maha waa samatar khalaf farax.
@husseinhogsef3662
@husseinhogsef3662 4 года назад
Asal
@Abdinasir632
@Abdinasir632 2 года назад
Waa samatar Khalaf faarax shirwac Waliba Reer dhoore xasan👑 Xasan Abshir Dhoore👑♥️awoowgay Allaw kuu naxariiso🤲🤲🤲
@MaxamuudCabdigmail
@MaxamuudCabdigmail 3 года назад
You tube
Далее
Taariikhdii Sayidka Iyo Gabayadiisii
48:02
Просмотров 536
😱ЖИВОЙ Чехол на Айфон🤪
00:38
Просмотров 257 тыс.
Djibouti: Mansonwiki seyyid Muhammed Abdullahi Hassan
53:50
Sayid Maxamed VS Ogaadeen
27:47
Просмотров 365 тыс.
Aadan carab Iyo Idaajaa
46:42
Просмотров 253 тыс.
😱ЖИВОЙ Чехол на Айфон🤪
00:38
Просмотров 257 тыс.