Тёмный

Caqabad kasta nolosha waa Fursad 

Ayub Ahmed Media
Подписаться 481 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 116   
@aweysabdi8265
@aweysabdi8265 2 месяца назад
Adunka waxa ugu wanagsan qofka ku dhaha nolasha haka quusan waanada waa muhiim dhalinyaroy ilahay qof kasta riyadiisa ha u rumeyo 🙏
@Ahmed_-_Halista
@Ahmed_-_Halista 2 месяца назад
Muraad baan leYahaY isoo duceYa walalaYal 40 qof ducadoda waala aqbalaa , waxa iga dhex guuxaYo inuu Alle ii sahlo maanta waa jimcee.☝️🤲
@SundusAbdi-k1m
@SundusAbdi-k1m 2 месяца назад
Allah kusahlo
@NastehoIsmail-co8gx
@NastehoIsmail-co8gx 2 месяца назад
Ale haku fudydiyo❤😢😢
@AasiyoGeedi-kk4uq
@AasiyoGeedi-kk4uq 2 месяца назад
Alow kuu shall pro
@FariidoMoha
@FariidoMoha 2 месяца назад
Illahy ha ku siiyo❤
@MariamAhmed-st9tz
@MariamAhmed-st9tz 2 месяца назад
Allah haku fududeeyo wllo
@Aqoonkororso
@Aqoonkororso 2 месяца назад
Shukran ustaad wey nasoo gartay farintadu, shidal iyo botrol aan ku shaqeyno ayuu noo yahay hadalkagu!! Guul ama geeri wax ka dhaxeya malaha. Mahadsanid ustaad ❤.
@Garqaad
@Garqaad 2 месяца назад
Waxa kaliga een jeclhy inan dhagaysto waqtigyga ku bixiya muqalada taloyinkga iyo dhirigalintada wax badana wan ka faaidy shukran macalinka nolosha
@Sahruush
@Sahruush 2 месяца назад
Same😊 Wax walba hda aad dawatid waa sida aad mustaqbalka noqon doonto Keep going😊
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 2 месяца назад
Jzakalahu khyrul jazaa ustaad waqtiga noo hurtay iyo runta noo sheegtay allh haku xafido 🤲
@Ayubbashir346
@Ayubbashir346 2 месяца назад
Ilah haku sharfo waxad kaqeyb qadatay guul aan mudo haminayay oo ah inaan iska dhaafo caadada xun thank you teacher❤
@DeckowIbrahim
@DeckowIbrahim Месяц назад
Waad mahadsantahay Wllkey waxbdn oo iga maqanaa ayaad I tuste oo indhaha ayaad ii furte Jazakallah wllkey
@user-gl6sx3dy5r
@user-gl6sx3dy5r 2 месяца назад
Waa energy aan sugayno hadalkaagu teacher soo badi
@Sadgirl12386
@Sadgirl12386 2 месяца назад
Wlhi anoo murugaysan bad iga soo hor bax day thanks wllo isoo duceeya
@AasiyoGeedi-kk4uq
@AasiyoGeedi-kk4uq 2 месяца назад
Rbi murugada hakaa qado
@MustafeSuleiman
@MustafeSuleiman 2 месяца назад
Ustaad ayuupow aad iyo aad ayaan kuu rapay dano ihaysta dartood marka zxp iisheeg meelan kaala soo xiriiro 🙏💔
@sadiyosharaf1318
@sadiyosharaf1318 2 месяца назад
Ustaad Ayuub Ahmed❤
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 2 месяца назад
Xaqiiq wllhi marar badan ayaan kufaa hadana waan kacaa allaha na guuleeyo dadaal iyo alle talasaarasho ayaa naga xigto
@AliHarestoOlow
@AliHarestoOlow 2 месяца назад
Baarakallahu feek akhi
@BashirAbdulahi-kw9bl
@BashirAbdulahi-kw9bl 2 месяца назад
Asc ustaad ayuub axmed waxa oguwen oolasiiyo insaanka maxaaweye shiikh masha allahi ayuub horey usiiwed dhiiragalinta sxb eewaxban lawdagayaa ayuub eetalogasii ciladbaaleeyhey
@SuleimanAbdiElmi-ff2pt
@SuleimanAbdiElmi-ff2pt 2 месяца назад
Thanks ❤ My Honorable Teacher Ayub Axmed Keep Forward
@AbdiasiiselmiSaeed
@AbdiasiiselmiSaeed 2 месяца назад
Mahadsanid ustaad ayuub
@Amal_x9e
@Amal_x9e 2 месяца назад
Mansha allah tabarakallah best teacher ilahy haku dhawro ilahy janadi kugu casuum
@user-ns4sr9gz9e
@user-ns4sr9gz9e 2 месяца назад
ustaad ayuub ninka kaliya ee aan Taagero Legend of Legend ❤❤❤
@nuraakhadar7813
@nuraakhadar7813 2 месяца назад
Shugran ustaad Ayub ahmed
@Hidaayomahamed
@Hidaayomahamed 2 месяца назад
Mahadsanid my teacher ayuub❤️
@abdullahia3444
@abdullahia3444 Месяц назад
Jazakallahu khayr macalin
@MohamedSalaad-fo4ro
@MohamedSalaad-fo4ro 2 месяца назад
Mahadsanid ustaadi
@SundusAbdi-k1m
@SundusAbdi-k1m 2 месяца назад
Allah kusharfo teacher
@BahjoCadey-db5yz
@BahjoCadey-db5yz 2 месяца назад
Thanks my teacher
@maslaxmaxamed2840
@maslaxmaxamed2840 2 месяца назад
❤❤❤❤❤ ustaad ayuub mahadsanid
@abdirisaaqxasan541
@abdirisaaqxasan541 2 месяца назад
ustaad.thnks.wan ka hyna dhirigelinta qurux badan ayub ahmet media
@SacdiyoShaafici-h7b
@SacdiyoShaafici-h7b 2 месяца назад
MAHADSANID USTAAD🎉
@Abshirnoorissack
@Abshirnoorissack 2 месяца назад
Thanks teacher
@naaleeye575
@naaleeye575 2 месяца назад
ayuubow allaah hakaa abaalmariyo dadaalkaaga waxa kaliya ee noo dhiman waa inaad nagu ilaaliso sidaan shaqooyinkeena u qabsan lahayn bal inaan noqono dad hore usocon kara waa laga yaabaa inaad ila yaabto lkn waan jeclaan lahaa inaad noo samayso App aan soo buuxino malin kasta sidaan u soo qabsanay howshii na hor taalay mahadsanid ustaad
@user-oj7nd4po9i
@user-oj7nd4po9i 2 месяца назад
never give up and rise again
@Caishoc.raxmaan
@Caishoc.raxmaan 2 месяца назад
Shukran ustaad aayuub
@SacidAbdirashid
@SacidAbdirashid 2 месяца назад
Mahad sanid ustaad ayuub😊😊😊
@Mohamed-wp8ib
@Mohamed-wp8ib 2 месяца назад
Rabi haku wanaajiyo wll mcn ❤❤❤
@HassanDool
@HassanDool 2 месяца назад
Ustaad ayuub axmad ❤😂 asc
@MariamAli-uq5zh
@MariamAli-uq5zh 2 месяца назад
Thanks brother 🙏
@cabdifataaxmuuse802
@cabdifataaxmuuse802 2 месяца назад
Mahadsanid wll ayub axmed jazaakalaahu khayr
@munaahmed1121
@munaahmed1121 2 месяца назад
Nolol ka adag ma jirto bilaa hoyo bilaa aabo bilaa walal nolosha kaligaa la dala dhac ad ayay u xanuun bdn thy ma ogi markan ka bixi doono ani iyo intii ila mid ah allah naga saaro noloshan mugdigaa😢
@RidwanIsmail-dl5on
@RidwanIsmail-dl5on Месяц назад
Waa aduunyo wll qofba waxbaa lagu imtixaana dad waxa jira Kaa dhibaato badan wll qaar indho la kuwa aan Caafimaad haysan. Alle qalbiga hakuu qaboojiyo .
@munaahmed1121
@munaahmed1121 Месяц назад
​@@RidwanIsmail-dl5on aad iyo aad mhdsnd wll❤
@RidwanIsmail-dl5on
@RidwanIsmail-dl5on Месяц назад
@@munaahmed1121 ada mudan Wllshy ❤ Hadad garab u baahato aniga wll kuu ah Waa ila soo xidhiidhi kartaa .
@user-pf7zn9oj7r
@user-pf7zn9oj7r 2 месяца назад
Ayuub keep going waliga❤❤❤
@Sahruush
@Sahruush 2 месяца назад
Dhiirigaliyahena maclin qaali illhay haku sharfo😊
@MohamedBarkhad
@MohamedBarkhad 2 месяца назад
Waxa aan kugu mahda celiyo walhi garnmaayo aniga oo murugaysan iga soo hor bax day Allaha ku xafido🙏🏻
@hamtha-hp3gc
@hamtha-hp3gc 2 месяца назад
Walalahyga musliminta waxaan idinka codsanayaa waan xanuusanahy inaad isoo ducaysan inuu ilahy dawadayda isoo dhaweeyo🥺
@Sahruush
@Sahruush 2 месяца назад
Illahay haku caafiyo wll 😢
@SaynabMohoadin
@SaynabMohoadin 2 месяца назад
Aduunka qofka idhiiri galiya ugu jeclhy
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 2 месяца назад
Thanks macalin😊😢❤
@musseosman3369
@musseosman3369 2 месяца назад
Mhdsanid sxb wax bdn baan kaa faa'iidadaa
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 2 месяца назад
Thank ustaad ayaan taan video waa nosoo badisaa saas nugu wad saa chanalka usoo firi jiry waa Dali jiry awool😂
@Azuumhennaart
@Azuumhennaart 2 месяца назад
🤗anaa uhoreeya first one ☝️
@maryanxasan-iw2yr
@maryanxasan-iw2yr 14 дней назад
shugran wlky allha kuxifdiyo
@user-nt6fd2ie9e
@user-nt6fd2ie9e 2 месяца назад
Ayuub Jano Allah ha kugaliyo
@guledmohamed5581
@guledmohamed5581 2 месяца назад
Wax walbo oo ubahantahy allah ku aqbado 🤲🤲
@user-uz8en4wh5x
@user-uz8en4wh5x 2 месяца назад
❤❤❤ isbdal waa muhin
@ifka-nuuraabdi4345
@ifka-nuuraabdi4345 2 месяца назад
I like your waanadaada❤❤
@SacdiyoShaafici-h7b
@SacdiyoShaafici-h7b 2 месяца назад
MAHADSANID USTAAD
@Abdirahman-Hirzi
@Abdirahman-Hirzi 2 месяца назад
Mahadsanid
@aminakaaraan4783
@aminakaaraan4783 2 месяца назад
Naftaada xooga saar naftaada kuqasab danteeda ha unasan waaandalay naftada naftada waanxiiqnay sikastaba waadmahadsantahay walaalkey
@faadumocismaan1801
@faadumocismaan1801 2 месяца назад
Shukran Allah Haku barakeeyo ❤
@cusmanjimcale9797
@cusmanjimcale9797 2 месяца назад
Ustad mahmahda waa dooro qoorbadab biyo kuma cabto
@xaushhsgscs
@xaushhsgscs 2 месяца назад
Thank you wll
@kiinali5994
@kiinali5994 2 месяца назад
Ha quusanin😊
@FarhanFaro-m7g
@FarhanFaro-m7g 2 месяца назад
Wll qiso aad iyo aad uxanuun badan ayaa igu dhacdy hadaan kaga waramo wad yabi dontaa wlhi aan ku bilaabo wll2022 waxan is aroosnay wiil 3 wada soconay waxa dhacdy marki meherki kadib waxa ibilaabanty buuq hadal aan janis lahyn 2023 waxa aan ueshay uur waxan islahaa udhami donaa sidaan palse uubakasidary
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Месяц назад
Mahaca farhan ayaa kugu qorane ma gabarbaa tahay?
@MaxamedcaliMaxamadcali-nx1kr
@MaxamedcaliMaxamadcali-nx1kr 2 месяца назад
Ustaad waad mahdsantahy waxaa tahay youtbrka kaliya aysan muuqaaladiisu idhaafin macalinka nolosha ayuub axmed
@shaaficumar3742
@shaaficumar3742 2 месяца назад
Aad iyo aad wall ayuub ❤❤🎉
@Maymuuncarab168
@Maymuuncarab168 2 месяца назад
Teacher ayuub waxan kula socda ila malinta channel aad bilwday waxan ka codsanay malinti inan 2 vieod no so galiso hadii aya sura gala ahayn 1 vioed malin kasta waayo malintayda qeeb waayan ayaad ka qadata❤❤❤❤😊
@CaliInaxuseen
@CaliInaxuseen 2 месяца назад
The best teacher ❤
@Malliya718
@Malliya718 2 месяца назад
aniku waa ka niyad jbay wadkeen🇸🇴maanta nin walboo hanti leh wax uu kasoo shaqeeyay wadbada kale ee yuraubtaa dadkenu way kaajoonyan dad kii qabiil iyo qabyaalad ku waasheen wadnki fasahaad iyo dulmi 🤦cadaald Iyo shrci mayaalo waxaasna wax nku wacan waa aabayaasheen Iyo awoowayshii🥹🥹 وكل مسؤعن راعيتھي
@maxamedcabdi6947
@maxamedcabdi6947 Месяц назад
Good
@nasrinaytaali3866
@nasrinaytaali3866 2 месяца назад
Thanks ayuub
@QuruxbadneFashion
@QuruxbadneFashion 2 месяца назад
𝑻𝒉𝒂𝒏𝒌𝒛 𝒃𝒓𝒐 𝒊𝒔𝒐𝒐 𝒅𝒖𝒄𝒆𝒆𝒚𝒂 𝒃𝒊𝒍𝒐𝒘.𝒄𝒖𝒔𝒖𝒃 𝒘𝒂𝒅𝒂 𝒊𝒏𝒔𝒉𝒂 𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉
@Abdulahiabdiraxman
@Abdulahiabdiraxman 2 месяца назад
Asc
@Hodanbarkhadhodanlaki
@Hodanbarkhadhodanlaki 2 месяца назад
Shukran ustaad❤❤❤😢
@sulejamito8968
@sulejamito8968 2 месяца назад
Asc bro. Do you have podcast
@user-vt8hw5kf6f
@user-vt8hw5kf6f 2 месяца назад
Asc ustad ayuub cabsidu waa mida fursadaha naga hortaagan
@hamdixsan
@hamdixsan 2 месяца назад
Ayuub waxaad mooda xiliyada adag ayuu muuqladiisa kusoo aadan qof xooggan ayaan noqdaa Waqti aan shaqo la,aan ahaa oo murug Sanaa kaalin ayuu ka qaatay in noqdo qof dhiiran mhdsnid wll
@engabuu
@engabuu 2 месяца назад
This world
@user-fq4bw8kn4h
@user-fq4bw8kn4h 2 месяца назад
Wan isbadalay adigana isbadal wll
@shukriilkacas1354
@shukriilkacas1354 2 месяца назад
Thnks wll
@MariamAhmed-st9tz
@MariamAhmed-st9tz 2 месяца назад
Mahasanid wllo ❤❤❤
@HirsiHirsi
@HirsiHirsi 2 месяца назад
AYuoP ahmad
@user-bi7pc7fz3g
@user-bi7pc7fz3g 2 месяца назад
Dhiirigeliye Ayuub
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 2 месяца назад
Ilaahyow kii wax ku qata iga yel dhirigalintaaa
@KadimiSheekh
@KadimiSheekh 2 месяца назад
Mahad saniid wll
@XamdaAbdilahi-u5c
@XamdaAbdilahi-u5c 2 месяца назад
Thanks teach 👋❣️
@user-tl3ow9ow5c
@user-tl3ow9ow5c 2 месяца назад
Thanks 🙏
@ramloraali1358
@ramloraali1358 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DaudAbdiAli-pd7ir
@DaudAbdiAli-pd7ir 2 месяца назад
Guul walaal
@saynabcali6288
@saynabcali6288 2 месяца назад
Thanks
@ayaanmahamud3180
@ayaanmahamud3180 2 месяца назад
Ustaad mahad sanid lkn aniga waxaan ahay xiisoole waan jeclahay in aan wax qabsado lkn maalmo lee xiisineyaa kadibna halkii ayaa ku so noqo ayaa walahi maxaan sameyaa
@rabiicaomer3739
@rabiicaomer3739 2 месяца назад
❤Thanks pow
@LaylaMohamed-ws3bw
@LaylaMohamed-ws3bw 2 месяца назад
Ku jecliyaa wlky dhiirigaliyahayga
@BashirAbdulahi-kw9bl
@BashirAbdulahi-kw9bl 2 месяца назад
Vz
@HothanHapy
@HothanHapy 2 месяца назад
MahDsanid theacher
@axmadcalijaamac8271
@axmadcalijaamac8271 2 месяца назад
Nio maxa ka khaldan ila malintan ku arkayey wax isku midaa ka hadashaa. Muqalkan dhawr jer oo hore inan ka maqlan rajayn
@FariidoMoha
@FariidoMoha 2 месяца назад
Muhiimada waa in aad ka qaado dhirgalin nafsaded hawsha ku talana aad qabsato 😊
@axmadcalijaamac8271
@axmadcalijaamac8271 2 месяца назад
@@FariidoMoha haye quruxey
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS 2 месяца назад
Ayuub ahmed thanks 1000 jeer pro Wax badan baan kaa faaiday ugu yaraan 400 oo maqalo ah baan kala soo degay RU-vid kaaga waxaan KA faaiday wax yaabo badan o aanan La so koobi karin thanks lkn Pro whatsapp kaaga u baahnaa haday suurta gal thay 🎉 ❤
@SacdiyoShaafici-h7b
@SacdiyoShaafici-h7b 2 месяца назад
MAHADSANID USTAAD
@SacdiyoShaafici-h7b
@SacdiyoShaafici-h7b 2 месяца назад
MAHADSANID USTAAD
Далее
Kuma Gaari Karaan
11:15
Просмотров 26 тыс.
7 Qof nool ayaa tahaye ADIGU ha is xadayn
17:08
Просмотров 48 тыс.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Просмотров 6 млн
7 Qodob Oo Noloshaada Waxweyn Ka Badali Doona.
13:04
Просмотров 54 тыс.
13 Rafaad iyo XANUUN ku dhaca ragga SIIGAYSTA
17:00
Просмотров 54 тыс.
5 90% Qofka Farxad ka raadiya xor ma aha
12:39
Просмотров 44 тыс.