Тёмный

Caqiidada Shiicada | Qeybtii 1aad || Sheikh Shibli 

MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Подписаться 63 тыс.
Просмотров 80 тыс.
50% 1

Caqiidada Shiicada waa muxaadaro taxane ah oo laguqabtay Masaajidka Al-hidaaya uuna soojeediyay Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli. Muxaadaradu waxay bilaabatay habeenkii Jimcaha taariikhdii 19-05-2016

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 95   
@mahdielmi2467
@mahdielmi2467 9 месяцев назад
Walalaha 2023ka dawaday wan salamay.....BARAKA'ALLAHU Sheikh allaha ku barakeyo
@qaalimohamed702
@qaalimohamed702 4 года назад
Fidnada shicada Allaha naga nabadgaliyo
@sacdiyokamil3689
@sacdiyokamil3689 3 года назад
Aamiin
@cabdillahiyarecyare7609
@cabdillahiyarecyare7609 4 года назад
ماشاء الله ياشيخ الفاضل محمود شبلي حفظه الله ورعاه
@yusufmohamedabdullahi7732
@yusufmohamedabdullahi7732 2 года назад
8
@abdiyarebashiir1997
@abdiyarebashiir1997 2 года назад
Ameen Ameen Yaa RAABBI
@abdiyarebashiir1997
@abdiyarebashiir1997 2 года назад
Xafidu, LAAHU Sheikh Dr, Mohamud Shibli
@aminayusuf5633
@aminayusuf5633 4 года назад
Shukran allah ku barakeeyo sidaad u ubiyaamisey.
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 4 года назад
Allow shiicada naga qabo
@MasjidulHidaaya
@MasjidulHidaaya 4 года назад
sheikha horey ayuu meel u saaray lkn kuwan yar yarka haduu sheikha ka hadlo waa ay soo caan caan baxayaan
@daarultawba516
@daarultawba516 7 лет назад
masha Allah sheikh ilahey hakuxifdiyo
@choidorin
@choidorin 4 месяца назад
Aloow xifdi shiiqan❤
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 года назад
Jazaklum kheyer sheikh mohamed shible allah ku barakeeyo
@Dacwahmedia
@Dacwahmedia 4 года назад
جزاك الله خيرا جزا ياشيخي
@user-wr4bq2un5n
@user-wr4bq2un5n 6 дней назад
Jaza aka Allah ♥️♥️♥️
@cabdinasirshariif3956
@cabdinasirshariif3956 3 года назад
Allh ku barakyyo
@yonismohamud5533
@yonismohamud5533 6 лет назад
Shukran sheekh maxamuud, allaha ku dhawro.
@sabestiannuradin5402
@sabestiannuradin5402 8 месяцев назад
Walhi shiico masibo waye tibisho idin leesay from ceel qoxle
@cawil252
@cawil252 5 месяцев назад
Nayruuska somalia xitaa waa laga xusaa waana caado dhaqamed sheekhow
@axmedshimaali7671
@axmedshimaali7671 3 месяца назад
Caado xun weeye walaal somalina wa ku qaldantahy inay samayso adna iska ilaali
@cawil252
@cawil252 3 месяца назад
@@axmedshimaali7671 maaha. Caado xun
@cabdirabimaansuu3168
@cabdirabimaansuu3168 4 года назад
Shiikh soomaaliyeed thanks
@jigjigaboy1725
@jigjigaboy1725 4 года назад
Ilaahow shiicada nagaqabo
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 4 года назад
Jazakallah sheikh maxamuud
@abdirahmanibrahim1610
@abdirahmanibrahim1610 5 лет назад
Maansha allaah shiikh shibli
@layladhuux7846
@layladhuux7846 8 лет назад
ما شاء الله جزاك الله خير شيخنا الفاضل
@abdunasirhussein8399
@abdunasirhussein8399 7 лет назад
maasha Allah
@mahiimabdirisak1094
@mahiimabdirisak1094 6 лет назад
msha allh shii ilaahay hanoo kaa xafidoo
@abdiyarebashiir1997
@abdiyarebashiir1997 2 года назад
Ameen Ameen Ameen Yaa RAABBI Walaal
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 4 года назад
Zasalahu khayiran wajisaa sheekh 🌿🦜🌾💚❤️❤️🖐
@sabestiannuradin5402
@sabestiannuradin5402 8 месяцев назад
I miss al hidaaya mosque
@ismabio9390
@ismabio9390 3 года назад
Waxa ad shiicada kasheegtay sheekhow waa sax anigaa dhowr video kadaawaday, alle shartooda ha inaga qabto wayo gaalada kale way ka qatarsan yihiin
@123s-q1c
@123s-q1c 4 года назад
Mashallah
@geelleguure8808
@geelleguure8808 4 года назад
Nimankaan quraanka iyo axaadiistii nabigeena suuban scw miye wax ka badaleen?
@mjd7710
@mjd7710 Год назад
Maya
@mohazat5009
@mohazat5009 Год назад
Haa axaadista nabiga ma rumaysna
@kamaalmuridisufi8593
@kamaalmuridisufi8593 8 лет назад
sh ilaahay haku xifdiyo
@farahahmed5573
@farahahmed5573 6 лет назад
Intee laga helaa muxaadarada shiiku kaduubay 2006
@xassansayid592
@xassansayid592 5 лет назад
Www.nasiixa.com
@user-zz3tu9mv5y
@user-zz3tu9mv5y 3 года назад
Acuudu bilaah waba dad walan shicada
@hassjam2079
@hassjam2079 5 лет назад
Allah ha ku xafido sheikh
@mohazat5009
@mohazat5009 Год назад
Shiicadu waa gaalo in lagu jihaadu ayey mudan yihin
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 4 месяца назад
Khawaarij miyaa tahay? Yagay Astaan utahay gaalaysiinta iyo xukunka deg-dega ah. Iska ilaali.
@mohazat5009
@mohazat5009 4 месяца назад
@@dhacdooyinkaqaartube9567 shiicadu waa gaalo diid ama doon Saxabada ayay cayaan Quraanku waa kala dhiman yahay ayey aaminsanyhin Cumar iyo abubakr waa gaalo ayay aaminsan yihin Adiga suniga ah yuhuda iyo nasaaro ayey ka jecelyihin
@mohazat5009
@mohazat5009 4 месяца назад
@@dhacdooyinkaqaartube9567 hadii qof la gaaleysiyo khawarij ma lagu noqda 😂😂?
@feysalkheirefk3991
@feysalkheirefk3991 8 лет назад
جزاک الله ماشأالله
@abdunasirhussein8399
@abdunasirhussein8399 7 лет назад
Feysal kheyre,official
@nuurdiyaalcalu6988
@nuurdiyaalcalu6988 Год назад
Dadka aana aqqonta lahayn ayaa sidaan uhadlaayo kaliya waxaan kahadlayaa dadka comantiga wax kusooqoraayo sheekha waxa uukahadlaayo waa run walhi halbeena kumajirto masha allah ilaahay hanoodaayo sheqeena masha allah barakalhu fiik
@maxamedilko124
@maxamedilko124 7 лет назад
جزاك الله
@HassanAhmed-qg1ou
@HassanAhmed-qg1ou 8 месяцев назад
Way ka saxan yihiin
@saadiqsaciid4211
@saadiqsaciid4211 4 года назад
War ma caruur baad u sheekayn afka allah ku qabaye
@abdirashidsheikhadam716
@abdirashidsheikhadam716 4 года назад
Ma aragtay adiga kan asagaa wax ushegid ubaahan.
@abdinuurmohamedali6788
@abdinuurmohamedali6788 3 года назад
Ninkan adu maxad ku haysata xaqu ka hadlaya
@abdigah5364
@abdigah5364 3 года назад
Sheekhyada sunnigu waxay yidhaahdaan shiicada ayaa ka daran gaalada , Sheekhyada Shiicaduna waxay yidhaahdaan sunnigu waa gaalnimo. Taasi waxay ku tusaysa Islaamku aanu isna kala nabad geleyn cidkalena nabad gelinayn. Yacnii markasta waa dad ciduun eedaynaya amma iyaku dhexdooda is eedaynaya. Waa dhibaato socota
@abdirahmanhassan2320
@abdirahmanhassan2320 3 года назад
Oo adi maxaad tahay
@abdigah5364
@abdigah5364 3 года назад
@@abdirahmanhassan2320 Qof kama hadlayne waxa laga hadlaya diin amma mabda' . In mawduuca laga cararo oo wax kale loo baxsado waa dhaqanka liita ee dunida ka faquuqay ee ka reebay mabda'a Ia yidha Islam
@abdirahmanhassan2320
@abdirahmanhassan2320 3 года назад
Lambarkada maisiin kartaa si aanu uxiriirno
@SamowadegeneraltradingSamowade
@SamowadegeneraltradingSamowade 3 месяца назад
Shiicadu waa dad lunsan ka fog kitaabka quraanka iyo sunaha
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 7 месяцев назад
Shiikh maxamuud shibili wuxuu ley yahay school California group of schools wuxuu na ka halas lacag Dan 108 billion us dollars ayuu Ka halaa
@PLAYER-u3v
@PLAYER-u3v 6 месяцев назад
meel walba waxanaad lataagantahay maxaad uga jeedaa
@abdirahmanbarre3550
@abdirahmanbarre3550 3 года назад
Lacnatullaahi Muxuu ku been abuurtay ummada muuminiinta
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 2 года назад
Ma Shiicadaa Muuminiin Ah . Lacnatulahi Calayk
@mjd7710
@mjd7710 Год назад
Beenale ka weyn majiro kan walhi
@SFrh77
@SFrh77 5 лет назад
illaah umada somalida haka qabto Umul iyo Shibli
@cwaxidragow1827
@cwaxidragow1827 5 лет назад
Sabab sxb adiga sheydan miya tahay ilen shedaanka neceb diinta quranka iyo culumadee
@amiinnasir6446
@amiinnasir6446 5 лет назад
Sh.shibli iyo umal waxaad ku necebtahay waa xaqa ay cadaynayaan ee ay ku toosanyihiin Taana shaydaan iyo xertiisa ayaa dhibsada Allah ayaa mahad iska leh culimadaa cilmiga diinta sida fcn usida na siiyay ee xaqa ku toosan
@xassanabadir5597
@xassanabadir5597 4 года назад
S m. Macneheeda wa maxay? Somali masiixi miya tolow?
@fuadahmed474
@fuadahmed474 4 года назад
S m. Kiristan ama shiica mid waye lkn Allah aya mahad leh wey dhumanayan car bananka is kena o Wadanka imada
@mohamudyooko528
@mohamudyooko528 4 года назад
mashallah
@abdirahmanbarre3550
@abdirahmanbarre3550 2 года назад
Yaa wahaabi khabiith Ma,ogtahay omar inuu dillay rasuulullaahi Intii dilay fatima
@mohazat5009
@mohazat5009 Год назад
Yaa shiici raafidi beenaleh aya tahay gaal ah
@Aman-mj3gp
@Aman-mj3gp 3 месяца назад
Beenaale Raafidi gaal ah tahay aamus. Inantii Rasuulka iyo xuseen ku marmarsooda gaaloyahay.
@HassanAhmed-qg1ou
@HassanAhmed-qg1ou 8 месяцев назад
Beenaale wax iskadhaba yuhuud shiica jirya wa sax caqiidadoodu tad haysato sucudiga😂😂😂😂
@PLAYER-u3v
@PLAYER-u3v 6 месяцев назад
SUBXAANALLAAH hadaad intan kuqancin AAKHIRO ogaan RABUL CAALAMIIN aflagaadadiisa aad kuraacsantahay
@abdirahmanbarre3550
@abdirahmanbarre3550 2 года назад
Lacnatullaahi Yaa kadaab Yaa wahaabi khabiith Kalaabu naar. Leeyahay naarta ayaa kamid tahay Lacnatullaahi Yaa kadaab Muxuu ku been abuurtay muuminiinta
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 Год назад
Xaarka iska du' shiiciyow duliga ahi
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 4 месяца назад
Naarta ma adaa haya? Mu'miniinta uu ka been abuurtay waakuwee?.
@abdirashidsheikhadam716
@abdirashidsheikhadam716 4 года назад
Kan Beentiisa dambi ayaaba lagaqadayaa.
@abdiahmed7109
@abdiahmed7109 Год назад
Sheekhu tollow 700 (todobsdii booqol) ee gabdhood ee uu yidhi AIDS bay qabaane xagay ku dambeeyeen
@mjd7710
@mjd7710 Год назад
Beenaali weynaaday
@abdirahmanbukhaari4987
@abdirahmanbukhaari4987 2 года назад
Maaasha Allaaah sheikh shibli
@feysalkheirefk3991
@feysalkheirefk3991 8 лет назад
جزاک الله ماشأالله
Далее
Caqiidada Shiicada | Qeybtii 2aad || Sheekh Shibli
55:04
Caqiidada Shiicada | Q4aad | 25-5-2016 || Sheekh Shibli
1:15:05
Добрая весть 😂
00:21
Просмотров 229 тыс.
Qitaalu Taawiil (Q. 3) ~ Sh Shible
1:33:45
Просмотров 45 тыс.
XAQIIQADA SHIICADA | SHEEKH UMAL
1:01:07
Просмотров 9 тыс.
Caqiidada Shiicada | Q3aad | 25-5-2016 || Sheekh Shibli
1:15:05