Тёмный

Caruurta & Xaaska Sh Xasan Alwaajidi Wacdaro Dhigay Xaflad Cajiiba Shahaado Lagu Siiyey مجالس القرآن 

Badbaado Channel
Подписаться 774 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

28 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 85   
@SalmaanAbdullah-ef3jy
@SalmaanAbdullah-ef3jy 4 месяца назад
ما شاء الله تبارك الله الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ اللهم اجعل مع القرءان
@LeylaMohamed-u9v
@LeylaMohamed-u9v 5 месяцев назад
Wallahi ahlul quran ducadodha mustajaba waye Allahow ahlul quran nagadig sheikh Allah barakeyo
@hananmohumed6888
@hananmohumed6888 5 месяцев назад
Masha Allaah tabarakallaah ilahay ha xifdiyo sheekha iyo family kiisaba kuwii ku daydana ilahay hanaga dhigo Allaahumma aamiin..
@MohamedAhmed-pr8bk
@MohamedAhmed-pr8bk 5 месяцев назад
Maashaa'allaaah Jazaakumullaahu khayraa Fahanka quraanka in lagu soo daro aad iyo aad bay u sii ficnaan leheed
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 5 месяцев назад
Maasha Allaah wlhi sida noo muuqata wuu dadaalay tusaale fiican ilaahay ha uga dhigo raga soomaalida siduu caruurtiisa iyo xaasaakiisa wax u barayo
@HabibaMohamed-mx2wi
@HabibaMohamed-mx2wi 5 месяцев назад
Masha Allah.Tabarakalah.Sheikh Hassan Al.Waajid.Alfu mabruk.Allah hakuhifdhiyo aduun iyo akhiro.Ameen.
@malyunukash2975
@malyunukash2975 5 месяцев назад
Alxamdulilaah MashaAlaah. Ehlal quraan. Alxamdulilaah Alxamdulilaah. Ilaahay ha ku barakeeyo, anagana Alaah Hana siiyo sida iyo si la mid. Amiin Amiin Amiin ya Alaah. Aad Baan ugu farxay Ehelka quraanka kariimka, MashaAlaah, MashaAlaah, Alxamdulilaah.
@ummsumeyaahmed5457
@ummsumeyaahmed5457 5 месяцев назад
Maasha Allah tabaraka lah ilahai haku xifdiyo sheikh cadow iyo xasid ilahai haka xifdiyo maasha Allah tabaraka lah..anakana wan jecel Quranka iyo inan noqono family Quran sidas u qurux badan anakana ilahai hainaga digo daman sharaf iyo cizo waxa wa quranka
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 5 месяцев назад
Maasha Allaah ilaahey kheyrka ha usiyaadiyo anaga iyo caruurteenana hanagu arsaaqo quraanka akhriskiisa
@UmuHodan-w8s
@UmuHodan-w8s 5 месяцев назад
Sheeq xasan iyo sheeq barakoow hada ka hor ducadiina ILLAAHAY wuu ii aqbalay hada xoogaa xanuun ayaan dareemoyaa iyo culeysyo in ILLAAHAY I CAAFIYO CULUMO ALLAAY DUCADIINA KAMA MAARMO I SOO DUCEEYA JIAKALAH QEYR
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 5 месяцев назад
Maasha allaah ilaahey Dadaalka ha ku guuleeyo reer Sheikh Xasan Al waajidi
@NimcoJama-c6k
@NimcoJama-c6k 5 месяцев назад
Masha alhhhhh masha alhhhhhhhh masha alhhhhh alaha barakeeeeyo dhamntooooodba anagana ilahey hana dhigo sidooodo kle
@safiaissa5917
@safiaissa5917 7 часов назад
Mashaa allaah
@Motiva647
@Motiva647 5 месяцев назад
Mashaallah Allah ha barakeyo
@aminamohammedibrahim9396
@aminamohammedibrahim9396 5 месяцев назад
يا اهل القران ما شاء الله تبارك الله
@UmuHodan-w8s
@UmuHodan-w8s 5 месяцев назад
Maasha ALLAAH ILLAAHAOOW IDIIN BARAKEEY SHEEQA AJAR IYO XASANAAD ALLAHA SIIYO MACALIN BARAKOOW JISAAKALLAAH QEEYR
@UmuHodan-w8s
@UmuHodan-w8s 5 месяцев назад
ILLAAHOOW BARAKEEY CARUURTAANNIYO IYO KITAABKA ILLAAHAY KU WEEYN YAA RABI AYAGA XIJAB ALLAHA UGU DHIGO QUR,AANKA
@ardomaxamed6792
@ardomaxamed6792 5 месяцев назад
@XalimoQaliif
@XalimoQaliif 5 месяцев назад
Yaa ahlul quraan guuul waligiin
@faizahussein2366
@faizahussein2366 4 месяца назад
مانشاء الله تبارك الله 🎉🎉
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 5 месяцев назад
Maashaa allaah ❤❤❤❤ allaahu akbar
@maxamuudodawaa3912
@maxamuudodawaa3912 4 месяца назад
Masha allah beautiful voice
@Googlejeh
@Googlejeh 5 месяцев назад
Shekh caadi ma ahan wa quf qalbi fiican masha Allah 🎉🎉 waxa qarson aniga ma ogi lakin waxa imuqda wanag iyo qeer quf bini adamka hadi ad ku arakto qeer ku tilman wixi kale hoos ah Allah aya og lakin adiga waxad ku arakto ad idhahaga ku araakto amiin wax lugu sheegay ha aminin maxa yelay waxa jiira dad neeceb dadka fiican o u radiyo ceeb hadi ow ku wayo waxow isku daaya in ow been ka sheego hadi beentas suuqa u gasho wa sidow raway markasto dabkow shiiday ayow babina xili waxan jogna ruunta ey ku awood badan tahay beenta marak sheeqan sidan u fiican waxa jirra dad ey dhiiweyso nimcad Allah ow siyay aniga dadkas waxan dhiihi laha maxa ka badali karta nicada Allah siiyay waxna baroro oy cawaad waxaba ma qawan kartit Allah qufkow dona ayow karaamo siiya limow faadli badan iyo qeeer badan iyo quaan aqris badan iyo tasbix badan kadib Allah tuug Allah aya bixiyo nimcada ee dadka ka leexo dadkan wa dad amusan wax kasto wey la socdan xiita qoralkan weey aqrinayan eyaga ayan ogu talagalay wa dadka xuun an jeclenin in tilawo laqado ama hormar la sameyo wa dad ow ku shaqesto sheydan marhore ay sheydan lawaregay dadkas wa dad lumay o isla saxaan afkoda waxa ku adlo sheydan lugahoda waxa ku socdo sheydan gacmahoda waxa itacmalo sheydan xita indhahoda waxa wax ku arko sheydan wacdi lama tusi karo iyo quaan xita waxey jecel yahin in ey is ka dayan salada lakin sheydankoda aya waxow dhahay asocoto ayan ku dukaneyna sida ey daka no fahmin waxan iska dhigeyna dad fiican markan rabno wa dukaneyna eey dadka no jeedan marka kalana wan iska dhafeyna rali qoralka wa dheeraday wayo dadkan aniga aya arkay iska dhigay dad fiican ...sheekh badbado wa quf qalbi fiican o daacad ah waxow mudan yahay in lugu daaydo aniga waan jeclahay dawecadisa marksato waxan isku daaya in an noqdo asigo kale marka waan dadala wayo quf ku daydo waado xun ma qadayo alahu akbar Allah kuwa xun umada ka qaawo
@FardawsaAxmed-ip4tf
@FardawsaAxmed-ip4tf 5 месяцев назад
Masha Allah alaha barakeeyo
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 5 месяцев назад
ماشاءاللہ
@NuraabdiYusuf
@NuraabdiYusuf 5 месяцев назад
Maansha allah iskuwaara
@NimcoFoolxumo
@NimcoFoolxumo 5 месяцев назад
Mansha alaah❤❤❤❤❤
@farahabdilahi6068
@farahabdilahi6068 5 месяцев назад
❤masha Allah barakallah fikum
@ruwaidadirir8772
@ruwaidadirir8772 5 месяцев назад
MashAllah allah barakeyo
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 5 месяцев назад
Masha Allah.
@yasminabdinoor943
@yasminabdinoor943 5 месяцев назад
Mashaallah
@hamdih9551
@hamdih9551 5 месяцев назад
Manshaa Allah, Barakalĺaahufiik
@JamiiloXusen
@JamiiloXusen 5 месяцев назад
Mansha allah allha barakey🎉shekha❤
@Maan3416
@Maan3416 5 месяцев назад
Masha allah sheikh and his family❤
@hoodosaleeban4984
@hoodosaleeban4984 5 месяцев назад
Masha alaaah tabaaraka laaah😊
@ShaaleAhmed
@ShaaleAhmed 5 месяцев назад
Maashaa Allah Allaha xafida
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 5 месяцев назад
Masha allaah❤❤
@kaltuunmohamed9226
@kaltuunmohamed9226 5 месяцев назад
ماشاء الله تبارك الله
@maxamed8867
@maxamed8867 5 месяцев назад
Maashaa allaah
@zainstalent7887
@zainstalent7887 5 месяцев назад
Masha allaah ilahay ha barakeeyo ahlu qur aanka❤
@aard6446
@aard6446 5 месяцев назад
Asc badbaado channel aad ayaan kugu bahanahy mel an kala so xiriiro isheeg jasaka laah
@SalmMuhudin
@SalmMuhudin 5 месяцев назад
Masha Allha ♥️🥰🥰🥰
@NimcoHooyo-iu6ps
@NimcoHooyo-iu6ps 5 месяцев назад
Ma.llah
@CadeyInaxaji
@CadeyInaxaji 5 месяцев назад
ماشاءالله
@AxmedYaseen
@AxmedYaseen 5 месяцев назад
Manshalah ❤
@yasminadan9519
@yasminadan9519 5 месяцев назад
mansha allah
@alisaaram1107
@alisaaram1107 5 месяцев назад
Mashłlaah❤
@jawaahircabdi8811
@jawaahircabdi8811 5 месяцев назад
masha Allah ❤❤❤❤
@IkranAbdullahi-v6t
@IkranAbdullahi-v6t 5 месяцев назад
Masha allh
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 5 месяцев назад
Allaahu akbar
@FaadumoAadan-iq7tr
@FaadumoAadan-iq7tr 5 месяцев назад
Mashalah
@AmiinYonis
@AmiinYonis 5 месяцев назад
Masha Allah hambalyo
@FatumaaliMahamed
@FatumaaliMahamed 5 месяцев назад
ماشاء الله
@AnnoyedCardinal-bw8ou
@AnnoyedCardinal-bw8ou 5 месяцев назад
Manashalah
@KhadijaAbdirashidsahal
@KhadijaAbdirashidsahal 5 месяцев назад
M alaah
@cibaadoaweys3668
@cibaadoaweys3668 5 месяцев назад
Maasha laah tabaaraka laah illaahay
@shukri6142
@shukri6142 5 месяцев назад
Wlh warunti qofki ilaahay talo saarto waxba mawayayo aniga garissa ayan jooga biya la an ba ka jirta boyadihi xata ciriri bay noqden ano xbad biyo haysin ban ku dhahay dadki ila joogay ha is walina insha Allah biyo wan helayna hadan calaf kulenahay niyada khayr usheega wana helnay ayago waliba free ah mid hal haan ama fuusto anigi biyaha radinayay baba la iso donanay biyo ila xalay xata isma naqan dadka biyaha isiyay carwash an darisnahay bay ahayen ajar Allaha kasiiyo walaladay
@Nicmobishar
@Nicmobishar 5 месяцев назад
Masha allah
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn 4 месяца назад
M.a
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 5 месяцев назад
Caruurta allah ha barekeyo lkn Caruurta igu sawirta kadaa sida ka muuqataa xadiiska rasulka scw sawir waa sawir culimoy waxba ha ii kala sarrina ka baasaborka iyo IDCARK waa daruuri caruur la daruuri maaha waxan leeyahay wadaadada waxaa lagu ibtileyey waar xisaabi waa akhiro allah aan ka cabsano dhamanteen
@sacdiyojamac8334
@sacdiyojamac8334 5 месяцев назад
m.a
@iskahubi3264
@iskahubi3264 5 месяцев назад
Markazul khuraafaad
@AbdirahamanWajeer
@AbdirahamanWajeer 5 месяцев назад
xayeeysisga kada, umada
@iskahubi3264
@iskahubi3264 5 месяцев назад
Badbaado Channel Horta Aniga waxaan kuu aqaanaa sheekhul kulli Sheekh boojo waxyaabaha aad soo gudbiso inta badan waan kasoo horjeedaa lkn marka aan farxo waxay tahay marka aad adiga iyo xaaskaaga farxad ku jirtaan Aniga waxaan ahay Diin laawe aan ilaah aqoon oo soonmaali ah waxa aan kugu taageero waxaa kamid ah inaad dumarka garab istaagto meelo qaar aan kugu taageero way jiraan meelo badana waan kaaga soo horjeedaa
@amiishdaher5514
@amiishdaher5514 5 месяцев назад
Yahdiika llaah
@FadxaqaliMarwo
@FadxaqaliMarwo 5 месяцев назад
Yahdiika llaah😢
@NemaDahir
@NemaDahir 5 месяцев назад
IlaahY ha ku hadeeyo.
@powerwhydoh491
@powerwhydoh491 5 месяцев назад
mashallah beautiful event they deserve it
@HassanCalia
@HassanCalia 4 месяца назад
Mashaa allah
@habibamuse-z2z
@habibamuse-z2z 5 месяцев назад
Masha Allah ❤
@FatumaaliMahamed
@FatumaaliMahamed 5 месяцев назад
ماشاء الله تبارك الرحمان
@abdijelle3952
@abdijelle3952 5 месяцев назад
Mashaallah
@saynabsaafi3942
@saynabsaafi3942 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤ maashaallaaha
@leylayibrahim9877
@leylayibrahim9877 5 месяцев назад
ماشاءالله
@anabfarah1178
@anabfarah1178 5 месяцев назад
Masha Allah
@Nasraqurxa
@Nasraqurxa 5 месяцев назад
Masha Allah
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 5 месяцев назад
Mashaa allaah
@Nicmobishar
@Nicmobishar 5 месяцев назад
Masha allah
@RahmaNur-fm2tx
@RahmaNur-fm2tx 5 месяцев назад
Masha allah
@majidoahmedabdullahi
@majidoahmedabdullahi 5 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤❤
@FatumaaliMahamed
@FatumaaliMahamed 5 месяцев назад
ماشاء الله تبارك الرحمان
@sameerabd5180
@sameerabd5180 5 месяцев назад
Masha Allah
@FarhanIraad-oq4nk
@FarhanIraad-oq4nk 5 месяцев назад
Masha Allah
@SahraCdiraac
@SahraCdiraac 5 месяцев назад
Masha alaah
@SahraAli-k5w
@SahraAli-k5w 5 месяцев назад
Masha Allaah
Далее
madrasatu daarul qur'aan
46:40
Просмотров 336