Тёмный

Cashar ku Saabsan Qaabka Loo Isticmaalo SOMGAS 

Ciidanka Dab-demiska Somaliland
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 55 тыс.
50% 1

Taliyaha Ciidanka Dab-demiska oo bixinaya cashar ku saabsan qaabka loo isticmaalo SOMGAS, iyo Qaabka looga hortaggo inay dab dhaliso iyo waliba hadii dab dhasho qaabka loo bakhtiiyo.

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 60   
@rmc9069
@rmc9069 4 года назад
Jazaakalaahu khayr wax badan baan ka faaiiday cabsi badan oo ihaysayna way iga baxday waanan kajaahil baxay aad baanu idiinku mahad naqaynaa adiga iyo ciidankaagaba.
@Siciidjamaal-k6b
@Siciidjamaal-k6b Год назад
Bismillaahi wallaahi taliye wan naxay khyr alle haku siiyo in badan waxan arkynaa gaastii iyo shooladdii oo kijada wada yaalla
@Abdi-h5t1j
@Abdi-h5t1j 8 дней назад
جزاكم الله خير
@mustafemohamed1620
@mustafemohamed1620 5 лет назад
Wow aad baad noogu faaidaysay taliye mahadsanid
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 Год назад
Taliye xayaakallah waa ninkii imaaraadku ay yidhaaheen waxaad doonto ayaanu ku siinaynaaye noo joog ee yidhi waxaa la joogaa wakhtigii aan dalkayga uga faa,ideynlahaa
@janadunia2950
@janadunia2950 3 года назад
ALLAH ha idinka abaal mariyo ciidankaygow wax badan ayan kaa faidey video gan
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 2 месяца назад
Mashaallah ❤❤❤ilaahay ajri wayn hakaa siiyo
@ubaxabshir442
@ubaxabshir442 6 месяцев назад
Mshllh Thnk for sharing ❤
@Hafsaherbal
@Hafsaherbal 4 месяца назад
Mahdsanid 🎉
@zamzamnasir3968
@zamzamnasir3968 5 лет назад
Taliye mahadsanid
@aishabarca9497
@aishabarca9497 4 года назад
Haanto markey birtahay markasta wa halis mid save gas ayaan fiican tuubadana dheereya
@juweriyakhadar9454
@juweriyakhadar9454 3 года назад
Wanka fa iday khayr alle haku siyo
@bulshogaarsiiye
@bulshogaarsiiye 4 года назад
Good lesson Taliye thanks
@husseinroble3035
@husseinroble3035 3 года назад
Mhdsn Saargal 👍🏽
@adnankafi4035
@adnankafi4035 3 года назад
Good
@aminaabubakar7114
@aminaabubakar7114 3 года назад
Wlh ihave learn alot jazakalah
@nayruuzfilms2022
@nayruuzfilms2022 4 года назад
Alx maanta ayaan ku siganhy gaas alla nabd aaadiyy ooo mahadaaas leh
@hafiif
@hafiif 4 месяца назад
May inagu qarxi gaadhey
@engabyad1
@engabyad1 Год назад
Maashallah khayr farabadan Allaha ku siiyo.
@abdirashiid4503
@abdirashiid4503 4 года назад
Thanks
@dawladabdirahman6862
@dawladabdirahman6862 3 года назад
Ala waan ka taga mar walba hantu iyado furan lkn xaga sholada wan ka xidha marwalba allow na badbadi
@queennasracooking8854
@queennasracooking8854 5 лет назад
Masha allah
@amalxasan7589
@amalxasan7589 3 года назад
Mahadsanid taliye
@kafiyahaldha4341
@kafiyahaldha4341 5 лет назад
Maaasha allah waan fahmay waxqn ahaa dadka ugu cabsida badan lkn hada kadib waxan ahay geesiyad xaga gaaska
@sumayasiman1458
@sumayasiman1458 3 года назад
Sax sami walhi aad ban ugabaqa gaas ka kkk
@amiish7778
@amiish7778 3 года назад
Apyo markaa shido haw u leyhy
@sahraabubaker1579
@sahraabubaker1579 5 лет назад
Sodey ku surta galeysa hanta in la fogeeyo tubada xariiriso aad ayeey u gabantahay reer UK ayan ahay 2weeks adaan arkay aad ayan uga baqay xaladas 🙄👏🤲
@دايا-ح2د
@دايا-ح2د 5 лет назад
Sahra Abubaker Tuunabada wd dheeresnysa dee wll☹️hadaaddonto 2.5 mitir kadhigo
@sucdimuse1387
@sucdimuse1387 4 года назад
Asc adeer alaha ku xafido
@mahadsiciid7993
@mahadsiciid7993 4 года назад
Ani tuubnda dheer cumaan basn ka soo gatay ma yalaaan somlia marka meelha u dirsada wlllo
@dimplequeen6297
@dimplequeen6297 4 года назад
@@mahadsiciid7993 waay taal somalia anigaa dheeraystayba 😊
@dayax1411
@dayax1411 2 года назад
@@dimplequeen6297 hargeisa ma ka heli karaa
@roodomaxamud1562
@roodomaxamud1562 3 года назад
Masha allh waxbadan ayan ka faiday
@faizohassan2037
@faizohassan2037 Год назад
M a ilahey hanamodiyi
@malyuunfaarax6947
@malyuunfaarax6947 5 лет назад
Sharf ayad ledahay mahsanid
@hadiyacisman4847
@hadiyacisman4847 2 года назад
Aadbad u mahadsan tihiin ciidanka dabda miska somaliland
@muraayomuraayo7360
@muraayomuraayo7360 3 года назад
Mnsha allh cabsi badan oo aan kaqabay gaaska ayaa igabaxdy caawa aqon la aan was iftin la aan makasha layiri wllhy was basiid
@abuafnanabkey1094
@abuafnanabkey1094 4 года назад
good lesson taliye
@kaamil1717
@kaamil1717 2 года назад
👏🏾👏🏾👏🏾
@ibraahimi
@ibraahimi 2 года назад
Hass Gass ta caaga ah iyada na viedo ka soo sameeya
@aaminoosmaanbilaal3269
@aaminoosmaanbilaal3269 2 года назад
asc wll qli ah xld
@Malikahmed961
@Malikahmed961 4 года назад
Waligay banan somgas so dhiganayn guriga aduunka ilaahay waban ka cabsadaba bahashaas
@munaxuseen3460
@munaxuseen3460 5 лет назад
tunbadu way gabantee sidee lo fogayn karaa shirkedaha usheega inay tuunbada dhereyaan
@dimplequeen6297
@dimplequeen6297 4 года назад
Iyagaad uwacaysaa oo kuu dheeraynaya wll
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
muna lol dee shirkada dib uga yeed u sheeg waxaad bartey
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 3 года назад
Xaga nadaafada xitaa weyku wanagsantahay waa loo bogay gaaska
@nasriibraahin7439
@nasriibraahin7439 3 года назад
ilahayow naga bad badii aniga way nootala lkn kijada jiir baa joga ilahay hanoga badbadshee
@bintunasra8430
@bintunasra8430 5 лет назад
Mahad sanid walal
@MU.assasadasaxaabtaxfidiga2291
Aaaaaaad baad umahad santahy mudane aaad baaa nu kaga faaidnay
@sahromaxamed4172
@sahromaxamed4172 3 года назад
Wll
@alishalove4959
@alishalove4959 4 года назад
Haanta gaasta malagu agshidi karaa dhuxusha iyadoo shidan
@Xalimokapur12
@Xalimokapur12 Год назад
In an ogada raba ya noshegayo 🥺
@Abdi-h5t1j
@Abdi-h5t1j 8 дней назад
Haa waad ku ag shidi kartaa,waayo hadduu dab haanta wax yeelaayo haanta lafteedaabuu dab haystaa .​@@Xalimokapur12
@sahromaxamed4172
@sahromaxamed4172 3 года назад
intee kahelaa
@umusomaaalimohamed5628
@umusomaaalimohamed5628 4 года назад
Lacala hadeey xabad ku dhacdo
@ak.0-010
@ak.0-010 4 года назад
sodon iyo afar doolar in haanta laga shubo gasked haantina sideetan doolar shahar kadibna burjukada ugandheska dhaamo
@ladanladan8461
@ladanladan8461 4 года назад
17 dolar weeyan gaastu bisha koowad uunba 70 lagaa soo siinaya haanta intay doontana burjiko way dhaantaaa
@ladanladan8461
@ladanladan8461 4 года назад
Ee haka cabsan wllo
@nimahappy8002
@nimahappy8002 5 лет назад
Masha allah
@fadumoahmed2310
@fadumoahmed2310 4 года назад
Hata yarta ah se loo isticmaalaa
Далее
GARTA DHAQANKA SOOMAALIDA QAYBTA 2AAD.
31:10
Просмотров 21 тыс.
Xasuuqii Hargeysa 1988 & Goog-jooge ka warbixiyay
13:23
GODEY GACALO | HORKMARKA WADOOYINKA | Ep 26
13:58
Просмотров 33 тыс.
CUDURKA GAASKA IYO SIDA DABIICIGA EE LOO DAAWEEYO
8:06
FILO PART 124
29:08
Просмотров 26 тыс.