Тёмный

Casharkii 2.1, Tafsiirka Al-Baqara 1-7 Sh. Cumar Faaruuq (AUN) 

Salah Barre
Подписаться 49 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Dib u Habayn tafsiirkii Quraanka Sh Cumar Faaruuq (Yarxamullah)
Casharkii 2.1, Tafsiirka Al-Baqara 1-7 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
Tafsiirkan Sh Cumar Faaruuq wuxuu ku duubay Sacuudiga 1989 sida la filayo, Fadlan noo soo ducee, Subscribe us and share the FADLI

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@Maxamedc.leomessiThe
@Maxamedc.leomessiThe 3 месяца назад
Masha allahu akbar ❤❤❤❤❤
@shamsadayibomar2348
@shamsadayibomar2348 2 месяца назад
allah haxariisto sheekh cumarfaruq janadafardooso allah haka waraabiye aamin aamin
@shamsamohamed9671
@shamsamohamed9671 17 дней назад
Sheikh Allah unaxariisto Anaga Allah naiga dhiga kuwa ka faideyso tafsir sheikh Walalka noso diyariyay kheer allah kusiiyo
@heartheart9688
@heartheart9688 2 года назад
Ilahaw ajar iyo wanaag badan ka sii khayr ka noo soo gudbisay
@zamuuaden8991
@zamuuaden8991 2 года назад
JazaakumuLAalahu khayran walaalaha soo diyaarshay. Sheekhana Allaha unaxariisto
@nasiib4529
@nasiib4529 2 года назад
Allaahu akbar yaa rabi noo naxariiso una naxriiso sheekh cumar faaruuq iyo intii asga oo kale oo umada wax u faa.iideysa
@SalahBarre
@SalahBarre 2 года назад
Aamiin Jazaka_Allah Khayr
@saidmohamoud22
@saidmohamoud22 Месяц назад
Mashallah
@faiidomedia7709
@faiidomedia7709 2 года назад
Shugrn jazakallh ilaahy kher badan hakusiiyo 🙏🏾
@riyanxaaji5707
@riyanxaaji5707 2 месяца назад
Msha Allah
@heartheart9867
@heartheart9867 2 года назад
Ilahaw xaqa nagu toosi oo cidla ha nagu siidayn
@heartheart9688
@heartheart9688 2 года назад
Masha allah
@Rayxan75
@Rayxan75 2 года назад
Jazakalhu wllo
@abdulasistohow7814
@abdulasistohow7814 2 года назад
Mahadsanid wallal
@Wllsamafale
@Wllsamafale 2 года назад
illah haka ajarsiyo wll shikhenana allh unaxristo
@SalahBarre
@SalahBarre 2 года назад
Aamiin JAzaka-Allah khayr
@dheemanqurux5714
@dheemanqurux5714 2 года назад
Deyn aala igu leeyahee ilaaheyoow inuu iga saaro ii duceeya.
@SalahBarre
@SalahBarre 2 года назад
Allahayow daynta ka gud oo ka kaafi inuu dayn danbe galo, sadaqada iyo istiqfaarta ku dadaal walaal dheemaney
@dheemanqurux5714
@dheemanqurux5714 2 года назад
@@SalahBarre shukran walal Alaha ii aqbalo ducadaas wey i murjisey deyntuye alow iga saar
@faiidomedia7709
@faiidomedia7709 2 года назад
Walle tafsiirka habeeh cashirada isku xiji shugrn
@SalahBarre
@SalahBarre 2 года назад
Insha_Allah waan samayn markii aan qaarka kale ku soo daro, tafsiirka waxaan ka soo bilaabay Suurada Maryam oo kahaf ka hoosaysa marka si uun baan isugu xijin dooonaa. midda kale casharada waxay u duuban yihiin 1 Saac, si dadka ugu fududaato waxaan rabaa inaan u kala gooyo 20 daqiiqo, wixii talo ah noo soo dira, Jazaka_Allah khayr
@hamdiabdi2551
@hamdiabdi2551 2 года назад
💗💗💗💗💖👑🎎
@maryamabdiware3657
@maryamabdiware3657 2 года назад
Qzss
@heartheart9867
@heartheart9867 2 года назад
Mashallah
Далее