Тёмный

Cashirki 12 Wa Cilan Aroos Dawasho Wacan 

Sapha Beauty & Spa
Подписаться 18 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 116   
@canbarobatuulo8191
@canbarobatuulo8191 6 лет назад
maashaa allaah macalin fardooso caleemaha kaliya mar noo soo gali caleemaha dhaadheer ama tifa tifaha kolba saa utaqaano macaanto
@hamdiahmed6508
@hamdiahmed6508 6 лет назад
Masha allah aadbaan u jeclahay barashada cilaanka waan kaa faa iideysayaa insha allah .gacantaada cadaow alla kaama tuso .
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
hamdi ahmed Aamin abayo
@barwaqodiriye7583
@barwaqodiriye7583 4 года назад
Mashallah fardowsa qaali illahay haku barakeeyo fahankaga jazakalah abaayo
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 4 года назад
Aamin abayo
@ayaanomer3669
@ayaanomer3669 5 лет назад
Mansha allah qurbdnyhy
@zaprinazaprina4657
@zaprinazaprina4657 4 года назад
M,a mcn bdn Waxaa noosoo glizA fashionka gcmha oo yar yar ah ado mhdzan hrmar wcan xpi💯💯💯🙏🏻🙏🏻❤❤❤❤
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 4 года назад
Insha'allah
@habsaali4288
@habsaali4288 6 лет назад
jazaka alah kher wan radinayay abyo cilankan camal shukran
@samirasiman3732
@samirasiman3732 6 лет назад
mashaa Allah wll Allah haku barakeeyo abaayo see ugu fudod oo cilaank lagu barankaraa
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
WhatsApp igala so xirir
@habsaali4288
@habsaali4288 6 лет назад
ina barto ayan raba abayo ani cilan wan sara lkn waxan raba ina sifican ubarto insha alah adine ilah kher haka siyo abayo
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
Asc All Wad ku Mahadsan Tihiin asxabteyda Lasocda Cashirada Kale Hadu Allah Idmo Channelka Waa Channelkina Soo Dhawada Wixi Dherad ah na Ila Soo Socod Siya Iyo Kolba Baahidina
@hamdimohamed8011
@hamdimohamed8011 6 лет назад
Fardowsa Beauty Salon abyo
@hamdimohamed8011
@hamdimohamed8011 6 лет назад
Msha Allah nosocomial Badi cilawnka
@hamdimohamed8011
@hamdimohamed8011 6 лет назад
Cilaanka noosoo badi qaaaliyeey
@xamdixiis4769
@xamdixiis4769 6 лет назад
Fardowsa Beauty Salon abaayo adoo raaliya telefonkaa aan ubaahanahay
@nuurahmedabukar5002
@nuurahmedabukar5002 6 лет назад
Fardowsa Beauty Salon mahadsanid abyo waxn rabay inad mar no sogaliso sida sharootada jarjarka loosaro in mar natustud adoo mahasan
@umukhalidabdirahman2698
@umukhalidabdirahman2698 6 лет назад
Masha aalh qurx gacantda Ilheey ha ku barkeey abayo
@ubahabdille8510
@ubahabdille8510 6 лет назад
Masha Allah ilahay gacantad ha kubaraleyo
@hanaabintuomar2134
@hanaabintuomar2134 6 лет назад
Mashalaah wan Ku cusbahy channel ka fardowsa Beauty salon shugrn abyo wan jecelahy cilan saarka no so gali marwalba Inshalaah
@hamdaabdirahman5290
@hamdaabdirahman5290 4 года назад
Asc abayo Nairobi xage jogta mashallah hena ad ayuu u quxu badaya runtii 💓❤️
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 4 года назад
Wcs abayo isli
@aymancadey8612
@aymancadey8612 6 лет назад
Masha allh abayo allh gacanta ku dayo 😚😚
@fathigeyre6227
@fathigeyre6227 6 лет назад
Mashalah beautiful henna waad kumahad santahay inaa lana share gareeysay
@maamo.casha.dirircasha8032
@maamo.casha.dirircasha8032 5 лет назад
Was qali Colan shidan IGA dheh lkn wll qali sides cilaanku kugu noqonayaa qli
@alohasummer3952
@alohasummer3952 6 лет назад
waan ku cusubahy janalkaga .hinha mardheed ayan barty sand ka hor lakin waliy si fican uma barn JazakumulH waan ka hely janalkaga
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
Thanks abayo dadal samey adiga gacantada dhun kan dono
@shugriabdullahi4203
@shugriabdullahi4203 6 лет назад
Wlhi cilan kada wan kahelay masha allah ta araka allah
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
Shugri Abdullahi Thanks abayo
@jamama6
@jamama6 6 лет назад
Qatar waaye quruxeey snap ma leedhaah kalarkan cadka ne maxa waye cream miyaa alah ku barakeyo gacantaada😘😘😘
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
fara roma Ha abayo fartabeuty waye
@adoontiiale866
@adoontiiale866 6 лет назад
Masha Allah abaayo intee joogtaa cilaankaan oo kle aa rabaa oo aroos eheen
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
KENYA walaal NAIROBI isli Hodan complacex
@adoontiiale866
@adoontiiale866 6 лет назад
Fardowsa Beauty Salon haa waan aqaanaa Insha Allah waan kuu imaan
@ikraanilyes4682
@ikraanilyes4682 6 лет назад
Numbrkaga iso dir sharafey
@sacdiyosaciidcusmaan8456
@sacdiyosaciidcusmaan8456 6 лет назад
Masha Allah xabibti waan kahelay
@hafsaabdullahi3665
@hafsaabdullahi3665 3 года назад
Waxaad ku marineyso bacda bastada miyaa abayo
@hodaah5486
@hodaah5486 6 лет назад
Thanks abaayo misaan ka a khiro Allah ha kuugu daro macaanto
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
Hoda Ah Aamin abayo shukran
@farsamowanaag2653
@farsamowanaag2653 5 лет назад
Masha allah tabaarakallah
@zuuzuuxasan2579
@zuuzuuxasan2579 6 лет назад
Masha alh my qaali qof kii kafaa ideesan waayo asee dhibee barasha da cilanka
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
Alma Xasan Shukran mcnto
@tufaharaksan1801
@tufaharaksan1801 5 лет назад
Mashaallah 😘 thanks abayo
@ummikitimla3787
@ummikitimla3787 5 лет назад
Maashallah nice 😚
@shugriabdullahi4203
@shugriabdullahi4203 6 лет назад
Walashey masha allah
@hamdaabdirahman5290
@hamdaabdirahman5290 4 года назад
Mahadsaind abayo aniga xitaaa Nairobi ayan joga markan isii imada an kusoqaban henna wankaheleya runti
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 4 года назад
Haa
@luuladan3790
@luuladan3790 6 лет назад
Mansha allaah fardowsa
@sherifaabdulahi7626
@sherifaabdulahi7626 5 лет назад
mashalha kan ku seresu cermem jerka meyee ماشاءالله الي تستخدميه كريم حق جسم ا
@hafsaabdullahi3665
@hafsaabdullahi3665 3 года назад
Abayo in aan cilaan barto ayan rabaa siden ku baran karaa isheg
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 3 года назад
Halke jogta walal kenya hadi aad jogto ila soo xirir 0723155446
@shukriali1345
@shukriali1345 6 лет назад
Abaayo masha allaah wlhi aada ugu xumahay ano hada kaso taga ku arkay quruxey cashiradada lasocona inte kalaso xiriiri kara ilahay gacantada haku barakeeyo
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
Shukri Mahamud ali Aamin abayo 0723155446
@qureeshmaxamed4644
@qureeshmaxamed4644 6 лет назад
manshaa allh qli jasakallh gacantada allh haku barakeeyo
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
Qureesh Maxamed Aamin abayo shukran
@shukrimohamed3243
@shukrimohamed3243 6 лет назад
masha Allahh ukhtii
@faiowlaahmed4485
@faiowlaahmed4485 6 лет назад
Masha allah illah a dun iyo aqiro haka abal mariyo mcnto
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
faiowla ahmed Aamin macanto
@ayandahir9107
@ayandahir9107 6 лет назад
Abayo xagelagala xarirayaa keenya anigabaa joga
@ayanbashi8103
@ayanbashi8103 6 лет назад
Mashaalaaah
@miskicaliibrahim8431
@miskicaliibrahim8431 10 месяцев назад
Macalimedeyd
@ruuxiibraahim7582
@ruuxiibraahim7582 6 лет назад
masha allah waa mahadsnthy
@anisamusa4254
@anisamusa4254 4 года назад
Asc abaayo wagawar muqdisho jokto telkaga ayan ubaha nahay
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 4 года назад
0723155446
@ruwaysadan5733
@ruwaysadan5733 6 лет назад
cilankan cad see noqonayaa ha show midabke yeelanayaa
@deeqodeeqoluul3987
@deeqodeeqoluul3987 6 лет назад
ManshaAllah abaayo inaa barta raba cilan halke jogta an kala so xarire
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
Kenya abayo 0723155446 igala soo xariir
@zuhursharaafinamowlid1889
@zuhursharaafinamowlid1889 6 лет назад
Fardooz cilanka iyo cudkagabo Maigu cusbo ee reer4ga ayan filaya
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
Haa 4k Ayan joga
@nadacadeey8726
@nadacadeey8726 6 лет назад
Xafidu laah yaa xabiibti
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
Nada Cadeey Aamin abayo
@ilwaadqurux9489
@ilwaadqurux9489 6 лет назад
mashaAllah😍
@habsaali4288
@habsaali4288 6 лет назад
mansha alah abayo
@ahlammuhamed1035
@ahlammuhamed1035 6 лет назад
mashalah abayo
@ayanbashi8103
@ayanbashi8103 6 лет назад
Woow
@ummixamuudi9604
@ummixamuudi9604 6 лет назад
Asc maasha allaah abaayo Qurux Masha all aah 😘😘😘
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
Ummi Xamuudi Wcs abayo
@wardaabdille7703
@wardaabdille7703 6 лет назад
mashaAllaah
@rowdamusiyan8653
@rowdamusiyan8653 6 лет назад
Intee waye salonkada aan kusoo radiyee
@ayaan-177
@ayaan-177 6 лет назад
Wlhi qaali waan ka helay cilaan kaaga in badan ayaan fiir fiiranaayay channalkaaga 💋💋💋💋💋💋💋 ilove you wlhi sidaad iiga haqab tirtay baahidaan uqabay wlhi farxad ayaan la ilmeyay
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
neenaa nalka Macanto mahadsanid
@xamdadayr7352
@xamdadayr7352 6 лет назад
Xagaan kaa helayaa cilaankan caad abayo qali
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
waa heleysa abayo Salonka imaaw Hodan complacex ayu ku yala 4street Isli
@rowdamusiyan8653
@rowdamusiyan8653 6 лет назад
Kareem waye abaayo cilaan caad majiro sharafeey
@iizaabdi6502
@iizaabdi6502 6 лет назад
mashallah
@ayaan-177
@ayaan-177 6 лет назад
Alla mcnto meeqo ayaan raadinaayay qof ibaro cilaanka alla maxaan kuugu duceeyaa plz mcnto meel aankaala soo xariiro ii sheeg snap facebook lambar instagram kulli
@fadma638
@fadma638 6 лет назад
Mashllh💕
@zeinabhassan2606
@zeinabhassan2606 5 лет назад
Fardousa walal numbarkaga ayan rabee plz want to talk to you
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 5 лет назад
Sorry wan iska mashqulay 0723155446
@lajecelnaftauroon2498
@lajecelnaftauroon2498 5 лет назад
Fatdowsa beauty salon inte kabaxday
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 5 лет назад
Wan ku jogay abayo
@ayanbashi8103
@ayanbashi8103 6 лет назад
Shugran xabibti
@zuuzuuxasan2579
@zuuzuuxasan2579 6 лет назад
Sidoo kale qaali
@XanafiSiham
@XanafiSiham 6 лет назад
Wakahela masha alaah
@shugriabdullahi4203
@shugriabdullahi4203 6 лет назад
Abayo salon kada intuu ku yala
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
Shugri Abdullahi Nairobi abayo
@rahmohussein3779
@rahmohussein3779 6 лет назад
Fardowsa inaa Kula so xiriiro ban rabaa abyo xagee kala xiraraa channel kaga mar dhaw bn arkay
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
Rahmo Hussein WhatsApp Ama telka cadiga hadi Kenya ad jogto 0723155446
@katerstyles8838
@katerstyles8838 6 лет назад
Abaayo Nairobi inte kajogta
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
kater styles Isli abayo
@katerstyles8838
@katerstyles8838 6 лет назад
Sidhee kula soo xarira abaayo
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
kater styles 0723155446 kas igala so xarir
@khaalixasangeele3894
@khaalixasangeele3894 5 лет назад
walaleywaxaarabainaankamidnoqdoardadaadaeelanbarkaagasooqor
@mohamedyare1965
@mohamedyare1965 5 лет назад
Madsanib
@fartuuncutti6601
@fartuuncutti6601 5 лет назад
Asc
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 5 лет назад
Wcs
@fartuuncutti6601
@fartuuncutti6601 5 лет назад
@@SaphaBeautyandSpa abayo setahay wax raba. Ina barto cilan aya raba abayo mcn asc
@fartuuncutti6601
@fartuuncutti6601 5 лет назад
@@SaphaBeautyandSpa haye
@queenaishacuud6170
@queenaishacuud6170 5 лет назад
Fartuun Cutti plz send me nabarka fardowsa beauty salon
@canbarobatuulo8191
@canbarobatuulo8191 6 лет назад
maashaa allaah macalin fardooso caleemaha kaliya mar noo soo gali caleemaha dhaadheer ama tifa tifaha kolba saa utaqaano macaanto
@SaphaBeautyandSpa
@SaphaBeautyandSpa 6 лет назад
Canbaro Batuulo Insha’allah Abayo
Далее
Daawo  cilan  aroos
14:07
Просмотров 296 тыс.
Cilanka Eida Haloso Diyaar Garoobo Insha’allah
8:50
Waa Diyar Garowga Eida Insha’allah
9:07
Просмотров 188 тыс.
TAXANAHA FARDOWSA BEAUTY KALA SOCO
8:46
Просмотров 2,1 тыс.
Cilanka Arosyada Sida Ugu Fudud Aad U Marin Karto
15:48
Cilan fasion qurux badan ka faideyso
4:36
Просмотров 65 тыс.
cilaan bilow ah.  day 2
8:24
Просмотров 14 тыс.
Henna Fashion Kala Socoda
6:30
Просмотров 51 тыс.