Тёмный

Caweyska Cawke iyo Jaajuumow 

Universal Somali TV
Подписаться 342 тыс.
Просмотров 469 тыс.
50% 1

www.tvuniversal.net

Развлечения

Опубликовано:

 

6 мар 2013

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 324   
@sultanabdirizak9333
@sultanabdirizak9333 5 лет назад
wariye ka fcn xag waliba dhanka saxaafada Cawke wali maan arag janadii Allaha geeyo aamiin
@cawilyusuf4688
@cawilyusuf4688 4 года назад
Ismaaciil aw aaden jaajuumow Hada ku caan ah adeer xabiibi inta iga danbeysa like dhac
@samiirkennedy8419
@samiirkennedy8419 4 года назад
15-05-2020 Ayan daawanaya waxana la soo dhigey 7sano ka hor Alle ha naxariisto Ahmed Hasan cawke
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 4 года назад
Allaha unaxariisto HASSAN Ahmed cawke
@xamseahmed5889
@xamseahmed5889 4 года назад
Aamiin
@Shobey1
@Shobey1 4 года назад
20-5-2020 😍Eray bixinta Jaajumow waan raadinayey Mahadsanid Abwaane. Bashaashka Cawkana illahy janatul firdows ha ka waraabiyo waa bil ramadaane 🤲🏻🤲🏻🤲🏻.
@hanadmahamed7001
@hanadmahamed7001 8 лет назад
Rabiyow u naxariiso walalalkeen Cawke, Aamiin yaarabi
@abbesson15
@abbesson15 4 года назад
R I P Caawke❤
@user-oj2po3eq4d
@user-oj2po3eq4d 4 года назад
Hanad Mahamed ءامين ءامين ءامين
@deeqtutors6288
@deeqtutors6288 4 года назад
amiin
@hassanyoonis2566
@hassanyoonis2566 4 года назад
Aamiin
@abdifatahcg4055
@abdifatahcg4055 4 года назад
Amiin Amiin bro
@abdiqanijama6448
@abdiqanijama6448 4 года назад
16/5/2020. 23ka Ramadaan ayaan daawanaya Alle ha unaxariisto cawke. Mr jaajumo hada waa Adeer xabiibi
@AhmedMohamed-zk9ud
@AhmedMohamed-zk9ud 3 года назад
Cawke ilaahay ha u naxariisto
@AhmedAli-nj6le
@AhmedAli-nj6le 4 года назад
Alle ha u naxariisto Cawke.Sidoo kale quruxda daadihinta iyo haltebintuba waa is celinayaan.
@MOHAMEDMD1
@MOHAMEDMD1 4 года назад
Adeero xabibi wixii taageera ama daawada liketa taabta
@TheAbdigaffar
@TheAbdigaffar 10 лет назад
woooow. waa kaas quruxda iyo qaninimada luuqadeena hodanka ah. waa in gabayada barashadooda lagu daro maadooyinka muhiimka ee laga barto iskuulada dhulalka soomaalida
@markpeel
@markpeel 10 лет назад
Abdi for prime minister
@cabdisamedcaliclaahi3158
@cabdisamedcaliclaahi3158 4 года назад
Waa mihiim hadlkaagas tankis
@heerqaran580
@heerqaran580 4 года назад
Walaal wey ku jiri jireen waxbarashadii doowladii hore
@MOHAMEDMD1
@MOHAMEDMD1 4 года назад
Suugaanta schoolada waa lagu dhigaa
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 6 лет назад
ALLOW U NAXARIISO AXMED XASAN CAWKE IYO INTII KALE EE MUSLIM AH EE GEERIYOODEY, ANNAGANA GADAASHOOD HA NA HOOJIN.
@xamsecarab4055
@xamsecarab4055 4 года назад
Jaajuumow markuu yidhi waxan jeclaan lahaa inaan Gabiley joogo Cawkena wuxu yidhi ana Wajaale ayaan jeclaan lahaa waa halkay xabaashiisu ka qodnayd alle ha u naxariistee.
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 11 месяцев назад
ALLAAH ha u naxariisto axmed xasan caawke waa mar la arag asagoo kale danbigiisa iyo kii waalidkii ALLAAH ha dhaafo aamiin aamiin aamiin aamiin
@user-li9jo5lg8e
@user-li9jo5lg8e 8 лет назад
اللهم ارحمه وأدخله جنة الفردوس، آمين
@abdirahmanahmed377
@abdirahmanahmed377 6 лет назад
Aamiin aamiin yaa Allah
@hajiyare7657
@hajiyare7657 4 года назад
Imika jaajuumow maaha Waa adeer xabiibi Waan idin salaamay inta iga danbaysa
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 5 лет назад
Axmed xasan cawke wariye ruugcadaa ahaa Allah ha u naxariisto. Cawke, Jaajumo iyo habeenkaasi
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 года назад
Sheeko marqaan halkeedii buu dhigay jaajumow nin weyn cawke ilaahow u naxariiso aamiino
@abdimalikhajisaeed8444
@abdimalikhajisaeed8444 3 года назад
Alle haw naxariisto wariye cawke waa ramadaane. Abwaan ismacil aw aadan jama cali (dhiif) alle cimriga iyo caqligaba alle hakuu barakeeyo cammoo
@saidnour8864
@saidnour8864 4 года назад
19-05-2020 3:00 am ayaan dawaday, 27 Ramadan 2020 Allaah ha unaxariisto Ahmed Xassan Cawke. Ismail waa Masuul Buuxa mansha Allaah.
@mohamedcaatif6757
@mohamedcaatif6757 4 года назад
ALLOW UNAXARIISO WARIYE COWKE🤲🤲🤲
@ahmedhussein7095
@ahmedhussein7095 4 года назад
Alle naxariistii janno ha ka waraabiyo wariye: Axmed Xasan Cawke. Fadlan u ducee hadaad weli nooshahay adigu oo neefsanayso.
@mohamedyusuf-cm5co
@mohamedyusuf-cm5co 4 года назад
16 may 2020 ayaan dawnya 23 Ramdan ku beegan Alle haw naxriisto wllkn Ahmed cawke
@MohamedSalah-ro9nv
@MohamedSalah-ro9nv 4 года назад
intaa dawanysa 19 may alle haa unaxaristo axmed xasan cawke
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 3 года назад
Jajuumow isago yar 1989kii snadka cusub sodhaweynayan isagiyo Cawke oo magacyada dadkii hore iyo kuwa xiligas tirinayan sodawadey hda😂😂😂😂 Allow cawke unaxariiso🤲
@xamsecarab4055
@xamsecarab4055 4 года назад
Alle ha u naxariisto Axmed xasan Cawke wariyihii soomaliyeed ee ugu fiicnaa
@cabdixakiin1023
@cabdixakiin1023 8 лет назад
Allah naxaristii jano haka warabiyo axmed xasan cowke
@mohameddheere7998
@mohameddheere7998 3 года назад
Cawke Allah unaxariisto Lkn markan muqaalkiisa iyo codkisaba Ilin ba indhahayga qoysa Allah unaxariisto qabrigana unuursho albabada janada ufuro aamiin
@sjsbskndnsksnsnekndks650
@sjsbskndnsksnsnekndks650 4 года назад
Ilahayow janada firdowsa kawarabi weriye cawke Amiin amiin amiiiiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
@cumarsharmarke1178
@cumarsharmarke1178 9 месяцев назад
Illaahey ha u naxariisto janadii ha geeyo Axmed xasan cawke dhamaan mujaahidiinta
@nuuradiincalijaamacaxdi150
@nuuradiincalijaamacaxdi150 8 лет назад
Allah ha u Naxariisto Axmed xasan cawke
@cabdisamad5949
@cabdisamad5949 4 года назад
20/5/2020/ ayaa daawanayaa waxaana la soo dhigay 7 years ago ilaahay ha u naxariisto cuuke anagana ilaahay nama fidneeyo gadaashiis
@samirali1557
@samirali1557 5 лет назад
Ilahayow u naxariiso wariye xasan ahmed cawke
@abdallasandheeere5690
@abdallasandheeere5690 4 года назад
Axmed xasan cawke ilhy janadiisa hakuugu deeqo nin aan la ilaawi donin taariikhda ku xusaysa
@ibrahinfarhan3917
@ibrahinfarhan3917 4 года назад
Axmed Xasan Cawe Alle Ha unaxariisto Adeero Mohamed ismaciil Aw Aadan Jaajuujow Alle Cimri dheer Ha ku siiyo waxan Dawanayaa 22/05/2020 ramadaana 29 malin jimco ah
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 4 года назад
Inta daawanaysa cawke oo marxuuma Aun iyo inta dawanaysa jajumow oo.wasiira adeer xabiibi
@ibraahindaacad1683
@ibraahindaacad1683 4 года назад
20/may/2020 Adero xabiib Ayaaaaa uuu hada canku yahay Cawke Allhe ha ku naxaristo Weriye dhamays tiran ayaaa uu ahaaaaaa
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 4 года назад
adeer xabiibna ma arsenal baa waw fanaaninta somalida badigod waa arsenal
@deerochanel1673
@deerochanel1673 4 года назад
Alle Hakuu Naxariisto Ahmed Hasan Cawke
@TamanIsmail
@TamanIsmail 4 года назад
Alle ha unaxariisto Wariye qaali ahaa Axmad Xasan Cawke 17-05-2020 , 5 Sano mudo ku beegan ayaa kasoo wareegtay dilkii loo gaystay Marxuum Cawke.
@rachiisulub3892
@rachiisulub3892 5 лет назад
Allah ha u naxariisto ahmed hassan awke
@alhijazy1
@alhijazy1 3 года назад
Adeer cowke Ilaaheyow kuu naxariiso what a legend
@ibrahiimcabdi9407
@ibrahiimcabdi9407 4 года назад
waan garanayaa odaygaas xaaji ibrahim gorse alle haw naxariisto inadeerkay.
@empireandkingdom1355
@empireandkingdom1355 4 года назад
Allow u naxariizo warayihi ugu codka iY0 xeesha wacna intan wariye arkaayey
@aziiz94
@aziiz94 4 года назад
8/8/2020 aya dawanaya Allah u naxariisto wariyaha umada somaliyeed legend axmad xasan cowke
@khadarmohamed3322
@khadarmohamed3322 4 года назад
cawke sidii u u dhintay ma daawado tv warsysi ma barmaamij Allah haku naxariisto 😘🙏♥️
@hibomohamed4167
@hibomohamed4167 4 года назад
Ilahayoow kuu naxariiso 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@susum9099
@susum9099 4 года назад
20.05.20 Ayaan daawanayaa Jaajumo oo aan ku soo arkay Ruwayada Hada socota,Allah ha u naxariisto jannadii Allah ha ka waraabiyo Cawke
@kor_dahab7919
@kor_dahab7919 4 года назад
Allaha u naxaristo cowke wx dhinac fadhiyo adeer xabiibi
@mohamedahmedabdi6858
@mohamedahmedabdi6858 4 года назад
Ameen
@khaliifdaacad7165
@khaliifdaacad7165 4 года назад
Ameen
@Abdikareem875
@Abdikareem875 4 года назад
2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣ Cawke waayo arag Alle janatul fardowsa ha kugu casuumo🤲beribey ahyd aduunyada lagu waarimaayo😢😢imika adeer xabiibi ayaa ayaa la dhahaa caan caan dhalay ayuu noqday🤣
@sayidmdubeys5243
@sayidmdubeys5243 4 года назад
18-5-2020 Alle haaa U Naxariisto Marxuum Cawke Oday weyn buu ahaaa
@qadarsaeed
@qadarsaeed 2 года назад
Ilahaw unaxariso cawke shaqsi somalida dhan ay wada jeceshahay dheh cawke we miss you ever💔alow kunaxariso
@sayidhusseen5782
@sayidhusseen5782 4 года назад
19/5/2020 Allaha unaxariisto wariye axmed cowke wariye lala barbar dhigo karo umada soomaaliyeed lama arag xaqiiqdiii
@xaadali8192
@xaadali8192 7 лет назад
Alle unaxariiso ahmed x.cawke
@siciidbilleismaaciil564
@siciidbilleismaaciil564 4 года назад
Alle ha u naxariisto haldoorka
@yuusufcabdala8417
@yuusufcabdala8417 8 лет назад
allow unaxariiso cowke amiin
@abdirahmanjooqle7075
@abdirahmanjooqle7075 7 месяцев назад
Ale ha u naxariisto cawke aamiin aamiin
@saymynamebbe4431
@saymynamebbe4431 8 лет назад
allow u naxariiso cawke aaaamin aaamin yaaa rabi
@ismaciilbaaduuraofficial4377
@ismaciilbaaduuraofficial4377 4 года назад
ilaahey ha unaxariisto Allah kawrabiyo jantul Fardowsa
@awkeabdi7201
@awkeabdi7201 6 лет назад
Alle ha unaxaristo cawke
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 года назад
Allah haku naxariisto Wariye Cawke
@safiirhamseahmed8985
@safiirhamseahmed8985 4 года назад
Alle ha u naxariisto weriye axmed xasan cawke
@ibrahimali4654
@ibrahimali4654 3 года назад
Inta maanku u jeele Jidhka qaybta wanaagsan Lafta dheer laga jeebee. Dhuuxa baal laga jeexee Naxariista la jaariyo Hooyadii na jaqsiisiyo Gabadh jaaha u rooniyo Xili aad u jimcooniyo Oo jidhaamaha buuxshay Jirinaysa gayaanoo
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 4 года назад
Allow u naxariiso legend buu ahaaye
@sagalabdi6230
@sagalabdi6230 4 года назад
Adeer xabiibi baan anagu soo gaarnaye. Barisamaadki ma faanaan buu ahaa.
@abwaanslbndirir2516
@abwaanslbndirir2516 4 года назад
Waa aduun oo waaa hayaan dbmn dadku
@charmarkeaskar6193
@charmarkeaskar6193 7 лет назад
Allah haa kawarabiyo Ja natul Fardouwsa
@bisharahmed9946
@bisharahmed9946 4 года назад
Amiin, Allah yarxam
@bintiruquya6350
@bintiruquya6350 7 лет назад
Ilahow kuu naxariiso
@haykalsaney3060
@haykalsaney3060 5 лет назад
Axmad xasan cowke rabi naxaristii jano haka warabiyo
@laylamaxamed7907
@laylamaxamed7907 4 года назад
Illaahay hawnaxariisto cawke🤲🤲🤲🤲
@ifraaxcabdi9009
@ifraaxcabdi9009 4 года назад
raxmadii jano allaha siiyo cawki rabi raali ha ka noqda
@faarahali3483
@faarahali3483 4 года назад
Illahay habunaxariisto marxuum cuuke
@maxamedcali4104
@maxamedcali4104 4 года назад
Cawke illahayo kunaxariiso Qof qalbiqalbi furan oo bashaasha Ayuu ahaa
@diiryeweyd455
@diiryeweyd455 6 лет назад
ilahay ha u naxariisto cawke . adeer waa danbi sheekada aad wado ficilka ay samaysay xaaskaaguna waa xaaraan adaa masuul ka ah ilahay danbi dhaaf weydiista
@princeaamin5472
@princeaamin5472 4 года назад
Diirye Weyd waa ruwayad
@daacadmuuse7967
@daacadmuuse7967 4 года назад
Ilaahow kuu naxariiso 🤲☝️
@adowabdimohamed8776
@adowabdimohamed8776 3 года назад
absolutely fantastic
@jamaalnuur8098
@jamaalnuur8098 6 лет назад
Ilaahow u naxariiso Adigaa naxariistee
@empireandkingdom1355
@empireandkingdom1355 4 года назад
Allow u naxariiso nin qaaliya ayu aha
@farahsaed8329
@farahsaed8329 4 года назад
2020 hloo duceeyo geesigii geerudu inga figysay ahmed cawke
@Mohamed_Ahmedd
@Mohamed_Ahmedd 4 года назад
Alle haw naxariisto cawke
@calanlemediaproduction9187
@calanlemediaproduction9187 4 года назад
Alle naxariistii jano ha ka waraBiyo cawke waa 10kiidanbe rabadane eynu u duceyno wllken cowke
@ibrahim_Ali131
@ibrahim_Ali131 4 года назад
Jaajumow reer koonfur baan u aqaan jirey, maanta ka horrow😂
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 4 года назад
Reer koonfuru ahaan jiray. Majaajiliste Televishankii Somaliya ayu ahaan jiray.
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 11 месяцев назад
Asc kani waa original kii kan koonfurtu waa copy gii danbe kanaa taariikh fog oo television kii qaran ka soomaaliyeed laga daawan jiray
@ibrahim_Ali131
@ibrahim_Ali131 11 месяцев назад
@@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 Maa, mahadsanid walal
@mohameddirsheomar5709
@mohameddirsheomar5709 4 года назад
Allah u naxariista saxifigeena Cawke
@maxamudabdullah8819
@maxamudabdullah8819 4 года назад
Axmed xasan cawke allee haku naxaristo
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 года назад
Allow u naxariiso axmed Xasan cawke
@charmarkemohamed8039
@charmarkemohamed8039 4 года назад
Allaw u naxariiso wariye cawke
@mohameddheere7998
@mohameddheere7998 2 года назад
Axmed xasan cawke Maahan qof shaqsiyad Diisa laqeexi karo Bada hindiya+badda-cas Wuu ka gundheere Allah unaxa riisto
@dardargaliye5261
@dardargaliye5261 Год назад
Allow kuu naxariiso, wariye cawke waxaan wareysigaan daawanayaa Tr. 10/12/2022
@alidahir1612
@alidahir1612 4 года назад
Alah yarxam cawke adiga iyo wixii
@hanaaakizamiir705
@hanaaakizamiir705 8 лет назад
wooow jaajume nice it leke voice
@malikibrahim4677
@malikibrahim4677 8 лет назад
cawke allah ya rahmo
@muhiyeabdi5651
@muhiyeabdi5651 7 лет назад
Ale #swt haka warabiyo naxaristii jano
@abdiwaliibrahimsuleiman1591
@abdiwaliibrahimsuleiman1591 4 года назад
Ala yarxam axmed xasan cowke Kaliya ma ahayn wariye waxa uu ahaa wadani
@budbud7322
@budbud7322 8 лет назад
alle ha unaxariisto wariye dunida laga jacelahay oo ahaaye
@iibgeeyeonlinemarket1210
@iibgeeyeonlinemarket1210 4 года назад
Arooskii aduunka ugu cajiib sanaa
@ebyanofficial8963
@ebyanofficial8963 3 года назад
Inta adeer xabiibi u taqaan hayla dhaafin like ta🤞😒
@istahilitamusse7286
@istahilitamusse7286 2 года назад
5/1/ 2022 yaan dawanayaa illaahy ha unaxariisto cawke🤲🤲🤲
@somaliwaterplumbing1
@somaliwaterplumbing1 Год назад
Alle haw naxariisto cawk isaga iyo wixi islaama janadi alle ha geeyo amiiin amiiin yaa allah
@haniismail9266
@haniismail9266 5 лет назад
Allah unaxaristo
@apdikanimuslim4671
@apdikanimuslim4671 4 года назад
Alle hawnxriisto cawke
@kalabaydhjufa4604
@kalabaydhjufa4604 4 года назад
Cawke waad a legend AUN
@xaajixuseen1640
@xaajixuseen1640 3 года назад
Allaaah hawnaxariisto wariness cawke
Далее
Штаны легионера
00:44
Просмотров 193 тыс.
кукинг с Даниилом 🥸
01:00
Просмотров 848 тыс.
CAWEYSKA CAWKE IYO FUAD CUMAR
49:13
Просмотров 151 тыс.
Barnaamija Xusuus Reeb Iyo Hadraawi By Ducaale
1:15:11
Просмотров 977 тыс.
CAWEYSKA CAWKE & SEYNAB CIGE
1:15:31
Просмотров 963 тыс.
Mustafe SH Cilmi 1
59:06
Просмотров 85 тыс.
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
0:58
Просмотров 6 млн