Тёмный

Cayayaanka Sida Wayn Udhiba Beeraha Barbarooniga 

Farm Somalia
Подписаться 18 тыс.
Просмотров 2 тыс.
50% 1

Cayayaanku waa khatar weyn ee beeraha... Midda koowaad waa dhaawaca tooska ah ee ay cunaan geedaha iyo dhaawacyada kale. Midda labaadna waa waxyeello aan toos ahayn, halkaas oo cayayaanka laftoodu wax yar u geystaan ​​ama waxyeello u geysan, laakiin u gudbiyaan dalagyada bakteeriyada, fayraska ama fangaska.
Fidiyowgan waxaan uga hadlaynaa cayayaanka aadka udhiba barbarooniga iyo badcan dalagyo kale. Waa mid katirsan fidiyowyadii aan kasamayn jirnay barbarooniga.

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 13   
@oskarwarame8882
@oskarwarame8882 3 года назад
M.allah Adeer Mcne horay usoco
@cabdijabaarcali369
@cabdijabaarcali369 5 месяцев назад
aad iyo Aad ustaad guulayso
@kwagalawinnie7784
@kwagalawinnie7784 3 года назад
Keep up sxb wax Badan kaa faaidnaa
@fardowsa1895
@fardowsa1895 3 года назад
Shuran jizakillah walaalken wad noo faidaysey qer allaaha kusiiyo
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin 3 года назад
Mahadsanid Ustaad .
@wacanalas3029
@wacanalas3029 3 года назад
شكرا لك أستاد
@aadamosmaan5543
@aadamosmaan5543 3 года назад
M. Nabadone aad ayaa kaga mahad celi heynaa sida aad waqtigaga nogu hurtay
@quen__________naani2455
@quen__________naani2455 3 года назад
Ninyohow waxaan daganahay galgaduud waxaan rabaa inaan beerto yaanyo iyo barbanooni dhul yar baa haystaa. Waxaana rabaa inaan dhowaan bilaabo aqoon weeyna uma lihi beerashada. Maxaa talo ah oo aad isiin kartaa mudane
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
Masha Allah waa loobahan yahay walaalo beero kabilaaba dhulka Somalida oo dhan khaas ahaan Galgaduud oon beeraha caan ku'ahayn. Walaalkay waxaan sameeyay videos kudhow 80 oon uga hadlayo sida waxsoosaarka beeraha loohagaajiyo. Tusaale ahaan 13 video ayaan kasameeyay barbarooniga, qaar waxaan sameeyay ciida kusaabsan. Haddii aad awoodo fiirso. Dabcan baaritaan kalena waad ubaahan tahay. Waxaan KUGULA TALI LAHAA haddii aad beeraha kucusub tahay in aad kubilowdo si yar ilaa aad sifiican wax ufahmaysid, waliba adoo shaqadaadii kale wata. Hadhow khibrad markii aad yeelatana aad balaariso adoo niyadu kuudhisan tahay. Sidoo kale waxaad abuurtaa dalaga aad hubto oo meesha aad joogto hadda laga soosaaro, bilowga saas ayaa fiican. Beer haddii aad qaadanaysidna waxaad kafakartaa ciida tayadeeda maxaa yeeley hadda tii aad qaadatid ciida inaad bedeshaqo wey adag tahay. Ugu danbayn, haddii aad awoodo kafakar biyaha sidii aad kuheli laheed xilliga dheer sida ceel.
@zakariamursal1162
@zakariamursal1162 3 года назад
Bro Rabbit ayaa beerta igudibaay maxaan sameya
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
brother wuu dhibadan yahay. Meelaha qaar xabad ayaa lagu dilaa. Ama trap/dabin ayaa loodhigaa. Waxaa kaloo jirta sun lasiiyo lkn walaal taas waa muhiim in aysan ciyaal iyo xayawaanaad kale wax gaarsiinayn. Waxyaabo kale oo lasameeyana wey jiraan lkn ayuu bataa haddii aan la'iska qaban
Далее
Maamulida Waraabka Beeraha Barbarooniga
16:54
Просмотров 2,5 тыс.
Sidee Loomamulaa Barbarooniga Baxayaa-3 Tilaabo
11:01
Просмотров 1,8 тыс.
Sidee loo daryeelaa Yaanyada?
12:49
Просмотров 13 тыс.
Can we stop the deserts from spreading?
12:29
Просмотров 3,9 млн
Maamulida Biyaha Waraabka ee Beeraha Basasha
22:02
Просмотров 6 тыс.
Barashada Cayayaanka 5aad
6:23
Просмотров 5 тыс.