Тёмный

Cayda iyo Gefka Buurmadow uu u gaystay Garaad Jaamac iyo Dagaalka Leelkase iyo Habar Gidir, 

Garaadsan Media
Подписаться 40 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Cayda iyo Gefka Buurmadow uu u gaystay Garaad Jaamac iyo Dagaalka Leelkase iyo Habar Gidir,

Развлечения

Опубликовано:

 

27 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 130   
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Месяц назад
Buurmadow waa nin laga adkaaday haduu caytamayo iyo haduu aflagaado geystaba.
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip Месяц назад
Sifican oo laga hayo ninku ku dharto fysa bootan
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Месяц назад
​@@MohammadMohamed-qt4ip😂😂 xildhibnaadii ayaa waliba u xidhan isaga oo xabsiga ugu jira 😂😂 faysal bootaan meeshu idinka taabtay Wali maydaan looking wadinkaa dhigi laba 😂😂😂 Intuu 9 bilood idin xasuuqay ayaad waliba 😂😂 maanta jaad iyo cunto kusoo dhawayseen oydaan buu u odhan Karin 😂😂
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 Месяц назад
Maashallah GUUUUUL SSC VIVA DAADROOD Ismaaciil 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhgacaanAwad
@AhgacaanAwad Месяц назад
ssc=siilkii Saado cali
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Месяц назад
Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah
@loulaloula9520
@loulaloula9520 Месяц назад
Machallah inchallah guulastay musulmans midnimo somalia
@jeedalmedia3893
@jeedalmedia3893 Месяц назад
Garaadsan Caqliga Ha waayin
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Месяц назад
G.JAMAC G.CALI AABIHII AYAA SAXIIXAY HESHIISKA MIDOWGA SOOMAALIYA EE XAGGEE AABIHII JOOGAY XILLIGAAS BUURMADOW.
@jakey2424
@jakey2424 Месяц назад
Aabihii wuxuu saxeexay in 1July lala midoobo Italian somaliland colony.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Месяц назад
Yaa midoobay labo dal mise dad ay haysteen labo gumaysi?
@jakey2424
@jakey2424 Месяц назад
​@@abdisharif8315waxay ahaayeen dad xoolo dhaqato u badan oo Somaliya oo guumaysi ka yimi Yurub xoog ku qabsaday. Maahayn laba dal. Guumaysigu isagaa samaystay xuduudaha. Waxay ahayd xuduud u dhaxaysay guumaystaha. Maahayn xuduud u dhaxaysay dad walaalo ah oo aabbe wada dhalay (Harti). Hartiga xuduudi ma dhex ool, fiisana isuma qaadan jirin laakiin waxay xuduud u ahayd labada guumaysi. Guumaysigii xuduuddu dhextaalay baa xuduuddii raacday. Idooroow waxaan suuroobayn waxaa wanaagsan inaad illoowdaan. In Berbera iyo Hargeysa la dhex mariyo xuduud ayaa ka dhow in Bosaaso, Qardho iyo Garoowe dushooda la mariyo xuduud.
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Месяц назад
Garaad jaamac aabihii iyo dhamaan wafdiyadii borama,laasqoray hargaysa waxay ku qaadatay 4 maalmood safarkoodii muqdisho 26june-30 June I July na waa maalintii xoriyada ee labada gobol ee soomaaliyeed waxaana siiyey xoriyada labadoodaba ingriis.....fahamtu???
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Месяц назад
masha Allah waxa ku so dhacay madaxaga hadalka Ilhaan gabadha somaliyed ee usa ku nool waxey mar tiri Idoor waa Somali diid hadalkedi waa rumodey Subhanalah, Somaliya Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Месяц назад
ASC Masha Allah Allahu Akbar🙏🙏 Garaada jama Garaada cali waa besha 5 Darood Allaha Ku xafido insha Allah Idoor waa cadawga Somaliyed, 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙 Allaha SSC Khatumo Xafiid insha Allah yarabi 🙏 Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl Месяц назад
Sax xabiibti
@user-py3ip6dt3w
@user-py3ip6dt3w Месяц назад
Gesinimada darood waligoodbaay ulahayeen tariiqdaa somalida ayaga kusuntantahaay
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj Месяц назад
Garaad jaamac garaadka guud waa aqoonyahan academia🎉🎉 Siden buurmadoow oo dilaala ula doodikaraa war waa aduun caamadii waxgaradkii isku dhererin🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mohamedobsiye178
@mohamedobsiye178 Месяц назад
Fariid ❤❤❤❤
@user-yp6kd4nt9w
@user-yp6kd4nt9w Месяц назад
Waa.gabadh.aqoon.fiican
@bedermohamed4181
@bedermohamed4181 Месяц назад
Maanshalaah... noolow walaal
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 Месяц назад
Masha Allaah that’s true sister guuleyso 💙💙💙👍
@ibrahimmohamed-vh7nx
@ibrahimmohamed-vh7nx Месяц назад
Garaadson allah ha ku barakeeyo a ina Cigaal codkiisa u soo saar oo duuban oo leh waxa laynoo ogolaaday in aan walaaleheen Southka Somalia la qaadano xoriyada July 1s
@saramohamud314
@saramohamud314 Месяц назад
Soomaaliya Guul, Garaadsan maanta maxa kaa si ah maqalkaaga iyo muuqaalkaagu ismalaha waa marka koowaad Waa marka labaade muqaalkaan waa sawir mar hore ah oo aad mawduuc kale kahadleysey , iska ilaali khaladkaas oo kale, maaha khasab in wejigaaga la arko lakiin mawduuca aad ka hadleysaa waa mid muhiim ah 👍🏽👍🏽👍🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️✌️✌️✌️✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻ilaahoow Guusha iyo midnimad noo adkee oo noo ilaali🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot Месяц назад
Secretary wuxu ahaa magaciisu af somali ahaan lian mc klaawdh sida aya britishku u akhriyaan wad salamantshay garaadsan from buuhoodle
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Месяц назад
FARIID JAWAAB WACAN BAAD SIISAY INAADEERTAY 🫀♥️👋
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Месяц назад
Odeygan buurmadow wuu isqarinjirey wuuna munaafaqeynaya waa soomaali diid
@Userq2
@Userq2 Месяц назад
Asc ❤❤❤ abaayo khayara kuu ra jeeyagay khara khabto ayaa thaya ilaahay ha ku daayo
@seed3966
@seed3966 Месяц назад
Asc yartani waa fariid fariid dhashaay dheh 😮😮😮
@user-xi5hv7ih3h
@user-xi5hv7ih3h Месяц назад
100% waad ku saxan tahay waayo TALTAANIGII BAABA LAAMIGA ISUMA DHAAFI KARTAAN yiri 2DA DHINAC markuu mushkilaas soo noqnoqtay
@siradm
@siradm Месяц назад
Dowladdu hubka qabiilo isuguma dhiibine cadaw bay ugu dhiibtay, okiyaal khaldan wax ha ku fiiri Alle ka cabsigana ha ka tagin. Wax bad saxaysaa khaladki oo kalena waa galaysaa! Acuudubillaah.
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 Месяц назад
Idoor waa idoor wax aaygaranayaan maajirto waa xabaashi
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Месяц назад
In Somaalida kale xoriyada u keeneen may oga miyaa! Calanka Somaaliyeed 1954 ka hor la sudhay Somaaliya inteeda kale waxaa iyaga laga xoreeyey Ingiriiska 1960! Wax ma garatadan Iidoor Ilaahay caqliga ha usoo celiyo iyo khaatumada!
@Waarya-q6e
@Waarya-q6e Месяц назад
Buurmadow oo mooryaan ah, ayaa isku dhererinaya Garad Jamac.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Месяц назад
Kan waa beenaale aan kitaab iyo diin midna isaga iyo aabihiis malaha waa daciif nacas ah waana Ceyr jarmal qaxooti ku ah.
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh Месяц назад
Leelkase waa tol la iskugu tagey oo culeys urur samaale ayaa soo fuuulay. Waa in loo gurmadaa toloow. Xasan ayaa soo hubeeyey. Qaadacul dariiq cuqdad qaba waa buur madoow.
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi Месяц назад
Wuu Eden daran yahay belaayada foosha xun
@korontogulledghidhi3733
@korontogulledghidhi3733 Месяц назад
Kan waa wasakh waa cayr hooyadina waa ogaadeen waa xaaraami I fadlan ku shubo gabar afar jir ah haday wax u sheegto wuu la or daa oo dadka la hor yimaadaa waa faaruq xaar gunta de baaa la yiraahdaa
@Ladanabdii
@Ladanabdii Месяц назад
Hg laga adkaday waligeed lama maqal mariyonaysa meedka canshuran shekahesa🦁🦁🦁
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Месяц назад
DABAAL BUUR MADOOW WUU ISKA HADLAA 😂😂😂
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
Dameer buurmadow taariikhda awoowayasha WA kuwii Naxashka Ku qadayey 26june Aya la idin xoreeyay adoomihii idoor habar maxbuus taariikhda aad ledihiin maxay tahy
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q Месяц назад
Dir hg baa dabada kawada oo raba meel kasda inay qabsadaan hg ayaga lee daba go aaya in sha alaah dulmi ilaahay raali kama aha
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Месяц назад
Waa in xasan sheekh dacwad leelkase ka gudbiyaan waa in heeg laga dacweeyaa
@addull1
@addull1 27 дней назад
EEDOOR ayuu daba dhelif ahaa waligees kkkkk❤❤❤❤
@axmethzack7268
@axmethzack7268 Месяц назад
adigaa 2023 xoriyad qaatay wlhi markaa iska qaado waxaad Tay
@IsmailIsmail-nh5st
@IsmailIsmail-nh5st Месяц назад
Garaadsan warkeda ano dhagaysan mrka hore wan download garaysta oo wlhi ah
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Месяц назад
SAX❤❤❤ BUURMADAW MARKASTA BEENTIISA CADAATA😂. TAARIKHBA MA UU YAHO. WAX UU YAQAAN MA JIRTO. JAADKA HAYSKA CUNO. MIRQAANKANA MEEL HALA FADHIISTO😂
@Yaasiin1
@Yaasiin1 Месяц назад
Maxamuud garaadku ma diidan hadal ka buurmadow bahararsame darwiish may ahyn
@Canada-1958
@Canada-1958 Месяц назад
GUUL & GOBANIMO #SSC_KHATUMA STATE OF SOMALIA AND #SOMALIWEYNE ❤❤❤
@user-sx5xj4wk8c
@user-sx5xj4wk8c Месяц назад
Suleekha you look different and you are sexy girl ❤
@raghedanan3959
@raghedanan3959 Месяц назад
Naa Beenta daa Hubkan waa Hub Sacad leeyahay Dawladna ma siinin. Sacad waa lagu soo duulay waxaana Dagaalka ku jira Huwantii Daarood marka Hawiye waa diyaar ee Huwaneey wax iska dhiciya maantay.
@Ladanabdii
@Ladanabdii Месяц назад
Marka laga ital ronaday hub dowlada sisay leyhn tariikh bena iyo wxa jirin shegee
@Userq2
@Userq2 Месяц назад
Asc ❤❤❤ abaayo macaan walaalay reerkaan walaalan maxaarada naga doorthya maxaaraa ❤❤❤ walaalo matihiina ❤❤❤ baqro buuta waxaan leeyahy garaadaka hadaladiis way saxanaayeen sulakha ayaaba idiina cadayasa❤❤❤ waxa uu aan u dabaaladagan 1luuyana waa sugayanaa❤❤❤ walaalaha ku dagaalsmaya galbeedka mudugna waxaa leeyahy isdaayo walaalo ayaa tihiin wada dhashya ilaahay ❤❤❤ kabaqa is dilakaa aad isdilaysaan waa xaaraan❤❤ somaali waa laalo meelana❤❤❤ makalatyaan ❤❤❤wada dhashay❤❤❤❤ waala ga danbeeyaa dagaala ❤❤❤ xasan sheeq somaaliya ma hogaaminkara nin nabdoona mahana waa isku dira waaye ilaahay haka baqoa nabda ayaa ku baaqaayaa beelaha walaala ah wada dhashaya meelana kala tagaynin❤❤❤❤
@Userq2
@Userq2 Месяц назад
Asc abaayo ❤❤❤ macaan ninkaa dhaahay dhulbata dagaalaka ku jira beenata iska dhaafa ❤❤❤ baqor buuramado waa qaladana yahaya❤❤❤❤ garaaeada waxa uu sheega hadala saxa
@safacismaan2045
@safacismaan2045 Месяц назад
Rer ben kama qajile a
@husseimali1139
@husseimali1139 Месяц назад
wiilasha la hayo muusoo bandhigo
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Месяц назад
Qola waliba dhulkeeda ha joogto laylkase inuu dhulka u oggolaado maaha
@Hashim-eu2cm
@Hashim-eu2cm Месяц назад
SOMAALIYA GUUL IYO GOMANIMO HAL DAL IYO DIIN BAYNULEENAHAY GUUUUUUUL SOMALIYA
@IsmailIsmail-nh5st
@IsmailIsmail-nh5st Месяц назад
Lkn walashay garadsan dadka qaar hadalkoda haso qaadan qof ku yara dhow hadal uu dhahay xoga juqa juqay lkn dad an kabahaga taaban karin ina aderey ha u jwabin
@abobasement346
@abobasement346 Месяц назад
idor weligih Adon bu u ahah ingiris
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 Месяц назад
HAWIYOW DHULBAHANTE CIIDANKIISII IDINMASOO GAADHIN WAXA IDN HAYAA WAA ROOXAANTIISII INSHA ALLAHNA HADII AAD DALBATAAN WEY IDIN SOO GAADHI .
@raghedanan3959
@raghedanan3959 Месяц назад
Dhulbahante saw maaha kuwii Dhaawacoodii Xamar Hawiye ku Dabiibayey ? Goormaad yeelatay Awood aad Hawiye u hanjabto adoo Miskiin Dhulbahante ah ?
@Ladanabdii
@Ladanabdii Месяц назад
Isla xoog badnidaa dagaal cid barata waka dhanhy lasoco
@Ladanabdii
@Ladanabdii Месяц назад
​@@raghedanan3959😂😂 koxda muse modaa maskinka somalinimo ugu hilenay wax kle ismodaan
@AbddiUhu
@AbddiUhu Месяц назад
Garaadsan koonfurta qaar baa rabay in talyanigu sii joogo...halka xamaaliyaashii iyo baby sitters...ama kuwii caruurta ingriska xaarka ka dhaqi jiray maysan doonany in ingriska laga xoroobo...
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Месяц назад
Kuwa ingriiska guryaha uga shaqayn jiray waxaa la oran jiray ( ilma kid master) Kuwa talyaaniga guryaha uga shaqayn jirayna waxaa la oran jiray( tiibooy talyaani)
@AbddiUhu
@AbddiUhu Месяц назад
@@tusmoaadil1825 hhhhhhhhh
@khadijac9841
@khadijac9841 Месяц назад
Bisinka naabal aamus taariikhda soomaaliyeed iyo xoriyada garaadka xanaaqsan iyo cidkale toona mabadalikartee waxajira waxyaabo aanlataaban laakiin layaab male wasyo dabaaba oromo sheegtay oo soomaali ayaa carab Sheegta oo African diidan soomaali waa dad taariikhdooda kacarara iyagoo qabiilkale kuxumaynaya soomaali caqlixun walee maantay ugudarantay
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 Месяц назад
Qoxdi 91 ba lonoqoneya ba hoganka haya wax walba ka filo 🤔
@madoorankareealownoodooral770
@madoorankareealownoodooral770 Месяц назад
Ina garaad laWe waa loo caqli celinayaa
@asheekh15
@asheekh15 Месяц назад
MAGACIISU WAA BEENMADOOW
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od Месяц назад
BURMADOW HADUUBA GUMEEYSI U BAROORANAYAA😂 TIIHORENA MEELBAY UTAALAA ADUUNKA OODHANBAY TALAA IN AY GUMEEYSIGA ILAA BARBARA IYO GARGEYSA DUSHA KUSIDI JIIREEN😂😂😂
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Месяц назад
Soomaali dhulkufilan ilahey wuu siiyey wuunakabadanyahey ee soomaaliyeey nabad kunoolaada
@user-gk5xj4yr2l
@user-gk5xj4yr2l Месяц назад
Malaha inaad cowradaada qarsataa kaaga fiicnaan lahayd ko hor intaadan wax kale ka hadal
@AhgacaanAwad
@AhgacaanAwad Месяц назад
siil garaadsan uf jabtiiley
@bossman1024
@bossman1024 Месяц назад
Horta boqraday ninkan walan ee çay tama boqor macaytamo
@abdulqadiribrahim2440
@abdulqadiribrahim2440 Месяц назад
Kkk Nacala ku Dhalee been badanida Naa ama boy ama Cabaad wllhy Isaaq wax Ka Somalisan inaysan Jirin oo Ka wadaniyadsan Darood Dabadhilif waligiis adoon u ah Ethopia iyo kenya iyo Cadow walaalo ah
@ismailahmed001
@ismailahmed001 Месяц назад
Burmadgow wuu maskax madhowyahay aqoona maleh waa nin iskaxanaaqsan markaa iskadhaafa haiskaqaqayliyo😂😂
@madoorankareealownoodooral770
@madoorankareealownoodooral770 Месяц назад
BeenaLey baa tahey cawro soo banaanbaxday waa 26 isaaq baa dhiciyeen
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q Месяц назад
Waa waxa mareexan haysda markay qolo soo dhaweeyaanba waa saas dagal bay bilabaan
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk Месяц назад
odaagan. Dibjirakah #saqajankah- /*\#jilicsan@jiriidaah🐶buur madoow hadalkisa ❌❎wax bayahaay-###🐶
@siradm
@siradm Месяц назад
3 arrimood ha la yaabin, been iyo afxumo iyo xishood la'aan waqooyi ka soo yeertay, shacabka dad soo jeeda way ku jiraan laakiin qaar baa la qaba siyaasiinta iyo odayaasha.Adno oo aqoon loo tiriyo ayaa tiri i was born British! Marka hala yaabin. Kulligood ma ahayn waxa gumaystaha la jiray, dad sharaf leh oo diiday xittaa iney maalin koofurta kaddib dhacaan, waaba qolada ilaa hadda Soomaalinimada ogol, kuwa kalena waa kuwi awoowe yaashood sidaas ahaayeen. Buurmadow waa caadadiis, xishood la'aantu, hadalkana ma qarsan yaqaanno, Xamar marki uu dhargay qudbadiisa waxa ka soo Fakaday waa ogayn.
@abdulkadirmohamedagey231
@abdulkadirmohamedagey231 Месяц назад
XAAR GUNTADE SOOMAALIYA HABAR GIDIR AYEY DEGI LADAHAY.
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 Месяц назад
Jamaahiirta furinbayba joogaane ISAAQ BAABA KORFADHIY ADLIISTI MAYDHAHAN MAREXAN IYO MJTEEN BAA JA DAGAALAMAYA WAALA RUMEEYSAN LAHAAYE SSCKH IYADAABA BIIXI OROMO U SOOKAXEEYSTY TOOFIIQDA ALOOW NAWAAFAJI AMAANO SOOMAALIYA MIDEE OOCADOWGOODA JEBI
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Месяц назад
Buurmadow waa beenale beenale xigmada yar.
@adanmohamed2534
@adanmohamed2534 28 дней назад
Walal waa maalintii Ina Cigaal went to secure Independence and told Britian that a Greater Somalia was being formed. You are misinterpreting the information you have received. Xoriyada aad sheegaysid si khaldan ayaad uu fahsantahay. Waxan ka xumahay cidan la khaldayo. Hadi fahfahin la doonayo waan duubi. Dadka fadlan ha khaldina.
@AminaRiyoraac
@AminaRiyoraac Месяц назад
Beenawaasad baad tahay Wax aad ogtahay baan jirin
@cismaanguure927
@cismaanguure927 Месяц назад
Hubka soomaaliya la siiyo gobolwalba waa qaataan ee xasan sheekh yaan lagu eedayn hub gobolada wadaqaateen dowladda yaan qabiilo reer baadiya ah oo deegaan ku dagaalameen iyada loo saarin oo dadka idin dhagaysta war been ah oo la ismoodsiiyo loo sheegin,
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Месяц назад
26 JUNE MAXAA CALAN KA LOO SAARAY, MARKAAS?????.SCT OF UNION OO LABDII BAARLIEMAAN SAMEEYEEN, MA HAYSAA??????.XUDUUD MA LA KALA LAHAA?????.SHARCIGA LAGU BURIYEY XUDUUDKAAS, MUXUU AHAA??????.CAADIFAD IYO HUUHAA LOOMA BAAHNA!!!!!.
@jakey2424
@jakey2424 Месяц назад
Guumaysiga ayaa xuduud kala lahaa laakiin Hartigu xuduud makala lahayn. Caqliga xaar baa kaaga jira. Markaad ogolaato inaan xuduud dhex mariyo burco iyo shiikh ayaan ogolanayaa inaan xuduud dhexmariyo Laascaanood iyo Garoowe, Laasqoray iyo Boosaaso.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Месяц назад
@jakey2424 XUDUUDKA KENYA IYO SOMALIYA U DHEXEEYA, KA ETHOIPIA IYO SOMALIYA U DHEXEEYA, YAA SAMEEYEY??????.AFRIKA OO DHAN AYEY IDKU MID YIHIIN!!!!!!.GUMAYSIGII BAA DHIGAY, KA SOMALILAND LEEDAHAY, KUWAAS UUN.BAY MID YIHIIN!!!!!!.SHARCIGA AAD KU DIIDAYSO, LA KAALAY!!!!!.XUDUUD QABIIL, XATAA SOMALI BAAN KAA YEELAYN!!!!!.HARTI, HARTI!!!!! JASHIL, FOOQAL JAAHIL!!!!.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Месяц назад
@jakey2424 SOMALI WAXAANU TUSAYNAA, INAANAY NAGA MAARMI KARIN, NOO BAAHAN YIHIIN, LA,AANTAYO AANAY WAX BA AHAYN!!!!!!.
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Месяц назад
Dee orod Ingiriiskii ku gumeysan jirey weydii. Gabadhu cadeyn gumestuhu qoray bay shaashada kusoo dhigtaye. Miyaan ku sasabnaa? Adeer kiniinkaas runta qaraar ah biyo la'aan liq. Iskana iloow beentii tolkaa kuu sheegay
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Месяц назад
@@CmonNowTellme MA GARANAYO UUN DHE!!!!!.
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 Месяц назад
Tani jinkaj up eegd siilkayda u earrame. Ta labaad ma non isaaqa ayay ku hinaastay.?
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Месяц назад
Waa reer gumaysi jecel 🤮🤮🤮
@ahashi7828
@ahashi7828 Месяц назад
Oo Ingriiska yaa qasbay oo ka so furfury ? Bal Dhulbahantaw Berbera,Sheekh,Burco,Ceerigaabo ilaa Taleex ma waxaad leedahiin Siyidka( Illaahay ha u naxariistee) ISAAQ kuma jirin dagaalka? Mise shalay dhashay oo degaanka degeen? Waar Dhulbahante ISAAQ ayaa dhalay oo weliba Gabadh Arab ah ayaa dhashay oo weliba maanta intiina badan ISAAQ baad Tahiin ee iska daaya kibirka.
@jakey2424
@jakey2424 Месяц назад
Maxaad uga jeedda:" intiina badan isaaq baad tihiin". Miyaad weli murqaansan tahay, waa aroor. Qaadkii weli masoo dhicin ee ma murqaankii xalay baa weli kugu jira.
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn Месяц назад
Bahal been madaw hinaase iyo isku daba qor qor garaad jaamac ayaa waalay isagoo dibad meer looma ooyaan aan dad iyo deegaan uu matalo lahayn ahi muuse fircoon in uu waji kaga sameysto oo uu gafafka garaadka isku dhaqo ayuu rabaa bixiska dheeraadka ku ahi somali ee habar maxbuus xitaa aan dhex tagi karin iska ooy dheh awalba hadii aad kuciil baxayso
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 Месяц назад
Nayaa beneley meesha sacadbaale lelkase haka guuro
@guursadebarresare7197
@guursadebarresare7197 Месяц назад
Naa is hubso Anaga waxba ha noo sheegin ee Baryo culus u sheeg.
@guursadebarresare7197
@guursadebarresare7197 Месяц назад
Horgalad horgal dhaley ,Beenaaleey Fataalad ah.
@guursadebarresare7197
@guursadebarresare7197 Месяц назад
Garaadka saqraannka ah,eegacanta midig saqradu ka jabisey.
@guursadebarresare7197
@guursadebarresare7197 Месяц назад
Wixii leydinku yiqiin soo wada,Fataalnimadiina waa La yaqaan.
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv Месяц назад
Suleekh giridhi buurmadaw run buusheegay
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Месяц назад
Ka aqbali maynno buur madow abtinimo 👎👎👎
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Месяц назад
Iidoor liqa dee ileen Saan Cadaad daba nash laysaane waakaa cadayntiiye hadaad idinku Cadayn haysaana keena hadal looma baahnee 😂😂😂😂😂😂
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Месяц назад
Xasan dal xaraashe iyo mooryaantiisa down 👎👎👎👎👎
@abdicash8787
@abdicash8787 Месяц назад
Naayaaaa, adiga iyo garaadkaba waa la wasayaa,
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
kkkk maxaad wasi bilaa nasab aan irir carab yuhuud oromo kadhigay dameer ooy uun afiyo hooyadaaba waan wasay
@zallotoni8950
@zallotoni8950 Месяц назад
Ma caayaye garaadkaagu saxaya bilaa aqoonta
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh Месяц назад
Daarood Ismaaciil isagaa isu cadow ah. Maalin Mareexaan ayaa la iskugu tagaa maalina waxaa la iskugu tagaa Leelkase. Labaduba isuma hiiliyaan. Majeerteen iyo Ogaadeen oo labadaba la dega uma hiiliyaan. Daarood ayaa kala durkay oo kala fog.
@Cici_mimi
@Cici_mimi Месяц назад
Majeerteen Ma united nations baa Soo futadiina Habar jeclo Kama waardiyeeyo. Ogaadeense Soo Kuwaas sitti kadagaalama ee Ciise difaaca. Qof weeyn Oo Maran baadtahay Walle allow Alle.
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh Месяц назад
@@Cici_mimi Gaxxbadiii sacca weynn aheydd ee 11ka bidde haysatay waligeeed madooow sooo fuuulayey oo qolka ku xidhneyd Kanada. iidoor iyo habar maxbuuus anaaa waligeey kaa hortaagnaa. Dagaaalka maanta 9 wiiil ayaaa idiiinka dhintay Ciise iyo Cumar waa Kuwaaa sidoodii sooo cararay. Xaggeeee ayeeey cid kula dirireeeen. soo soco sii soco dumarka u faaan SSDF.
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 Месяц назад
Garaadku. Wuu isku dhex yaacay sxb. Taariikhdu wuu qorantahay. Markaa. Ducufad dhul bahante ah baad tahaye aamus
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip Месяц назад
Iska barooro sidii reerihina qaali ileen ma aar gosan kartide
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 Месяц назад
@@MohammadMohamed-qt4ip miyaan isaaq 15 sano kuxukumayn waliba magaaladaada. Taasina ma been kutasho adigu anigaad iga xorawday
@abdiali319
@abdiali319 Месяц назад
Beenalery.
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Месяц назад
Dagaalka sacad iyo leelkase waxaa hurinaaya kooxda nabad iyo nolol. Waa dagaal siyaasadeeysan. Waxaa la rabaa in dagaalka shabaab lagu hor istaago.
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
Kkkkkk kwastay nabad iyo nolol adeer dalka mawldaxwaayne waxaa ka ah xasam ee farmaajo mahaaysto ogoow taa xayawaan
@user-ye7cz1xi5r
@user-ye7cz1xi5r Месяц назад
Haddaan Nahay reer shiikh isxaaq waxannahay nimankii ku yidhi ingiriis naagtiinnu kuma dhali karto dhulkayaga si aanu muwaaddin unnoqpn tankale heshiiska aan la gallay waxaa lagu qoray saan geel kaad soo bandhigtay wuxu ku qoran yahay warqad taas ayaa caddaynaysa inaad been sheegayso
@yunisahmed953
@yunisahmed953 Месяц назад
Beenta dhaaf 😂
@yughesura
@yughesura Месяц назад
en.wikipedia.org/wiki/Somaliland_Declaration_of_Independence
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
Dameer buurmadow taariikhda awoowayasha WA kuwii Naxashka Ku qadayey 26june Aya la idin xoreeyay adoomihii idoor habar maxbuus taariikhda aad ledihiin maxay tahy
Далее
deg deg muuse biixi iyo qaraxyada war culus oo sir ah
39:32
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Просмотров 20 млн