Тёмный

"Ceeb weyn ayaa ka dhacday oo ah Anagaa leh Muqdisho iyo Anagaa leh' 

Somali cable
Подписаться 377 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 100   
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤ maashaa'allaah guuleyso xildhibaan ilaahay ha ku xifdiyo walaal
@abdulahijama6614
@abdulahijama6614 2 месяца назад
Maansha Allah walaalkani si xushmadeysan ayuu dawlada wax u waydiiye waana sida dawladnimada in la isa saxo loogu talogalay
@MohamedAden-vo5lj
@MohamedAden-vo5lj 2 месяца назад
Wadanka Etiopía ayaa duulaan ku ah ee iska dhaafa unukaa leh iyo unukaaleh halaga soowada jeesto halmeel yuhuuda madoow ee africa aan iskacelino viva Somalia
@OmarMahmoud-v4s
@OmarMahmoud-v4s 2 месяца назад
Illahay hako xafido mudane barlaman adiga iy 50 kula mida hadi lahelo dalka waxbo iska badali laha
@barlinmacalin9411
@barlinmacalin9411 2 месяца назад
Masha Allah xildhiibankan kheeyr Allaha siyee xaqu ka hadlay
@maxamedcabdullaahi4958
@maxamedcabdullaahi4958 2 месяца назад
Xildhaan muqtaar axmed waa sax hadii aan dukaan kaiibsado shey 10dolar jooga waxaa igago eyso .5 anne 10bankaanba heestaa sow maahan inaana katago shaqo mahaayo sidaan wax kuhelno allaa og coolant islaamka yaan baadil lugunin dabaqyadaad kadhisataanne aaqiro uqaadan mesaan ogaada
@MakoAbdi-b9y
@MakoAbdi-b9y 2 месяца назад
Mashaalaah xildhibanada xaqa ka hadlo oo sidan oo kala alla no barakeyo
@shukrilibax
@shukrilibax 2 месяца назад
Masha allaha guuleyso walal ilaah haku barakeyo Xildhiibano sida adiga oo kale baa loo bahan yahay ?❤️🇸🇴👏
@AbdiDakane-s2d
@AbdiDakane-s2d 2 месяца назад
Ok
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад
wariye maaha ee waa kuwa mooryaanta ushaqeeya wariye qabyaaladeeysan weeye
@barwaqosoran3134
@barwaqosoran3134 2 месяца назад
Masha Allaah Xildhibaanka si fiican ayuu ugu hadlay arinta canshuurta.
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 2 месяца назад
waku saxantahin doowlada waxan kunacnay qalad hadu dhoco waxay dhahan gudiyan usarnsy anaga hadan nahay shacabka waxa namatalo xildhibaanda oo mesha noojogo halaxisabtaman anagana wixi qaldan waan ujedna sax islaxisabtanks
@dr.zaki_ismacil3610
@dr.zaki_ismacil3610 2 месяца назад
Masha Allah Xilibane Allah ku xafido
@rahmarage3207
@rahmarage3207 2 месяца назад
Saasa xaqa waa cadyahay ,Runbaadna ka hadashay Muraadkaaga Allaha kuu sahlo sidaa kuwada adinkoo kalana Allaha noo badiyo.
@nuursalaad-z7y
@nuursalaad-z7y 2 месяца назад
Guuleyso xildhibaane wadankan waxuu rabaa in adiga kula midaa alaha ku xafdiyo waligaana xaqa ilaali
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 месяца назад
Waa xaqiiqada dhabta ah lama Oran Karo inta yar baa qaldan,inta Badan baa sax san taas run ma ahan cilmiyan.
@moiroble92
@moiroble92 2 месяца назад
❤ war magaalo warqad kuyaal .
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 2 месяца назад
sax xildhiibaane sasxaqa laxisabtama doowladan canshuurtan qaldan oon qasnada doowlada kudhacen hakudhacdo qasnada
@daahqaad1624
@daahqaad1624 2 месяца назад
masha allah we are with these people
@omarhussien8958
@omarhussien8958 2 месяца назад
Dadka dowladnimadaa ku culus waddanka muddo ayuu dowlad la'aan ahaay..cashuur diidid& banaanbax waa shaqada NGOda u joogaan somalia! Baxiya cashuurta oo dowladda maqla...Eega cadawga wahabiga(AS) ee doonayo inuu idan laayo! Taageera dowlada si waddanka uxasilo.
@my_2004
@my_2004 2 месяца назад
Wlaahi waa runtii
@amnaali8642
@amnaali8642 2 месяца назад
wa simple canshurta an ahayn sharciga ka jecel inu shacabka ku hayo ka saara barlamanka mwne x shqna ha xiro xil/dhibanka ka baxsan sharciga afka ka garaaca xabsina hala dhigo dibna yusan golaha shacabka so farisane halaga eryo shaqada fadlan tuug ma rabno isbaro xil/dhibanku ah inu shacabka baad ka qaado kabaxsan tan sharciga ah ee da boono u sameysay ah cadeynta bixiyaha ka sii raadinaya ee boonadaas ku deyn waayo shacabka asagaa tuug ah wa inu shacabkuna iska celiyaa afka halaga garaaco maaha masuul ee waa tuug dowladana yeysan u hiilin tuugaasoo kale ee ha xirto taas baa daacad dowladed ahgolaha shacabkana halaga saaro xaaraamigaas dibna yuusan uguso noqon ama dowladda ayaa waqtigaa tuugada ah waana lala dagaalayaa waana degdeg in loo rido hadey tuugo la saf noqoto❤guul iyo gobanimo soomaaliya❤
@Jvc-k9x
@Jvc-k9x 2 месяца назад
ASC VIVA7UP SHAQA DOON AFTAHNIMO LA SOO SHAQA TAGGO
@aishaahmed9772
@aishaahmed9772 2 месяца назад
👍👍🇸🇴🇸🇴❤️
@AbdirahmanShiikh-l3d
@AbdirahmanShiikh-l3d 2 месяца назад
Mahadsanid xildhibaane qiimaha dhalinyarada ledahay inta garaneysa yar wn ogolnahay cashuur balase aaway lacatii dalku lahaa??
@ayannur9480
@ayannur9480 2 месяца назад
Xildhiwan Muqtaar Sayid waa dad kii xamar u talin jiray inta uu san Italianka somalia imana! Bravo!
@mohamedshafie4811
@mohamedshafie4811 2 месяца назад
Ajuuraan miyaa sxb
@ayannur9480
@ayannur9480 2 месяца назад
@@mohamedshafie4811 Reer lafoole Wacdan cisman mara cade !
@faraxsanealiyusuf9297
@faraxsanealiyusuf9297 2 месяца назад
Masha allah fikirka wanagsan saana lagu gartaa
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud 2 месяца назад
M.A almohiiim ina la nafisay 😂😂🙏🙏
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 2 месяца назад
wasiirka maaliyada iyo nimanka iyo ehelkii uu u horeyayo mareeya oo hargeeyso kudhisatan oo waxaa usocda lacagta ugu badan waa in shacabku iska celiyaa
@saidaabdi558
@saidaabdi558 2 месяца назад
Maashaa allaah xaqa ku adin weligaa
@rahoroble3224
@rahoroble3224 2 месяца назад
Xamarabgal aya leh benmiya anagani garowe ayanlenahay
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 2 месяца назад
Jahil wax baro anaa garowe jooga oo leh somali. Baa leh . Wax lagahadlayo fahan qabiil baa maskaxda kaadagay
@khalid_abdi1
@khalid_abdi1 2 месяца назад
waxaa ciil ikakeenay that old lady behind him being grabbed by her hand by rag ajnabi ka ah.akhas dakaas baa hogaan u ah somali allahulmustacaan😕
@abuukarayaanle6842
@abuukarayaanle6842 2 месяца назад
Xildhibaan wax badan og muriyaanta dowlad dumiska hala soo qabqabto lacagta aan la ogeyn qaato dowlada si saxan dadka canshuurta ga uugu qaado
@CabdifitaaxMaxamed-v6p
@CabdifitaaxMaxamed-v6p 2 месяца назад
S C W❤❤
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 2 месяца назад
Maanta waa malintaada, birina waa malinteyda, waxana kuula tacaamuli doona sida aad maanta iila tacaamusho.!
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 2 месяца назад
Sidaaaan sidaa😢aya xildibaan ku yahiiin kwrn war kor firiyaa
@jacobizak2868
@jacobizak2868 2 месяца назад
Xuldhibaano kuwan ka liita ma jiraan war xasan doqon dawkadii wa la lumay ee ka qabta
@hassanahmedhassan9892
@hassanahmedhassan9892 2 месяца назад
Inta canshuurta lagu qadayo dolar waa dhibaato waa in lagu qaado sailing somaali sida dubai waxaa lagu qadaa dirham
@Sumaya-v5x
@Sumaya-v5x 2 месяца назад
Waar muqdisho cadawbadanbay leedahay
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 2 месяца назад
Maya
@AbdiDakane-s2d
@AbdiDakane-s2d 2 месяца назад
Ok
@SaalaxcaliNuur-g7q
@SaalaxcaliNuur-g7q 2 месяца назад
Wasiirka cashuurta orabo xamaroo karabaa hargeeso matagi karo sax miyaa
@sulekhatheni6665
@sulekhatheni6665 2 месяца назад
🇸🇴🤲🤲🤲😭
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 2 месяца назад
Kkkkkkkkkk waxaanan dhihin hay dhahsiinin
@xareedproduction.7740
@xareedproduction.7740 2 месяца назад
Muqdisho doodkama taagna ee danahiina raacda waryaada
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад
muqdisho caasimad soomaaliyeed sii ahaan maayso guri mooryaan baay noqotay aduunka caasimada dadkoodhan baay udhaxaaysaa magaalo soomali oodhan wada leedahay baa ladhisayaa unukaaleh laguma jiri karo waana waxa aay dhibka uga bixi ladahay umad mooryaan maxaan cunaa ah oo hooyadood 30doolar kudilayaa kunool
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d 2 месяца назад
Hawiye xamar isku haysta qarba dawlad lagu shego run moday
@xasanxede2985
@xasanxede2985 2 месяца назад
Gabadha hawiye warkeedaa ku dhibtay. Xaarami
@Maria28832
@Maria28832 2 месяца назад
HORTA SHACABKA YAAN LA QIYAAMIN DAWLADA FEDERALKA SOMALILAND PUNTALAND IWM CANSHUUR KAMA QAADI KARAAN MANA TAGI KARAAN MARKA XILDHIBADAAS SHACABKOODA MA MATALAN EE WAA TUUGO ERYA HAWIYEH CIDAAN QABILADA KALE HADEYSAN DHAQAALO IDNKU DARSAN DEEGANKODA HA AADAAN TUUGADA
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 2 месяца назад
Banaadir waa dhibane, canshuur, qarax, iyo iney caawiyaan maamulada kale.
@بنتخالتي-غ4ل
@بنتخالتي-غ4ل 2 месяца назад
oo maxay ku caawiyaan oo ay haystaan? lacagta caalamku ku caawiyo miyaa Mooryaanta abgaal iska leedahay? caasinadu waa caasinad somaliyeed reer gaar u leh majidho AB sh/dhexe you ka yimid Gobolkan iyo lacagtan caasumada taal waa wax qaranku wada leeyaha
@noahD1636
@noahD1636 2 месяца назад
Why all wearing suites and ties 😮
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 2 месяца назад
WA HALGAMA WALEKASI
@hamdi27889
@hamdi27889 2 месяца назад
I am sorry my people. Wlhy Soml waxa heysato waa in nin Dowlada ku jira waa nin qabyaalad madaxa ka gashey oo leh Daarood waa ka baxeen oo Dawlada daarood waa diidey. Walaalow waxaan ka xumahay qabyaalada ee I am so sad 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@abdulkadiralimahamad4278
@abdulkadiralimahamad4278 2 месяца назад
Py py py xasan shiikh sorry fashil ???
@sahroali1196
@sahroali1196 2 месяца назад
Tuugta .ayax.ooman.kaceliya.shacabka
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 месяца назад
KUWAAN MAA XILDHIBAANO AH NINWALBA JEEBKIISUU KU YIMIDE ILAAHEY HANOO SAHLO INAAN CODKEENA WAX KU DOORANO
@ZainabBashiir
@ZainabBashiir 2 месяца назад
Sax in mudinku cashuur bixiyo lkn maxaa loogu qabanayaa?
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 2 месяца назад
Wasiir maaliyada ha la waydiiyo canshuur ma Ka soo qaadi Kara borama .lacagta lugu jaangooyay waa dollar maraykan miyaa nahay Horta lacag ha la soo sameeyo shilin soomaalina ha lugu jaangooyay
@syptv9665
@syptv9665 2 месяца назад
hadalkii loo baahna in baarlaamka laga jeediyo ayuu meesha la taagan yahay muxuu mushaharada ku qaata markaa haduu banaanka ka qeeylinayo sida shacabka
@wilkaabdiqani1366
@wilkaabdiqani1366 2 месяца назад
Cid aan aaminayo ayaaba jirin cid waliba Oo dowlada ushaqeeso ayaa daneesto ah oo nafar wadaninimon ku jiro ayaaba jirin nin waliba dhaqaalo uruursi ayauu ku jiraa
@ahlanhussien
@ahlanhussien 2 месяца назад
Cuqubada dadka aad xaasidka la daba taagantiin idinku dhacday
@xasanxede2985
@xasanxede2985 2 месяца назад
Tuuug
@qoordheerenaashka6058
@qoordheerenaashka6058 2 месяца назад
dadkan ayaa rabain masiir shacabka shalay waxuu kuqeeyli naayay 5000..idharah haleey siiyo iyo guno hadana canshurta yaanla qaadin ganac satada yaryar shabab kuberten bakaraha eeadegi uqaban jiray shabab eebanan baxayay walamid kan baramanka ukabanan baxaa nagta heblayo jeeyte cadeysa tay galhareri dadkoda lajoga laheyd xamarna magafe oodolada musharka siiso kawaday
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 2 месяца назад
Xildhibanada hala Kala ceeriyo 3000dolar bay qatan qof gajeysan kamanxayn alshbabkey usheqeyan iska bara
@prosl11
@prosl11 2 месяца назад
Waar somalia haiwye iyo darood uunba iska leh inta kale way kuu dulman yihiin, isaaq ooq qudha ayaa kaa badbaaday xamarta qabyaalada nidhan ee mafiada ah
@Alihassannuur-yd3ge
@Alihassannuur-yd3ge 2 месяца назад
Xaarka ow dal dalaayo arag waxaan xildhibaanka isku sheegaaya War cashuurta dalka ayaa lagu xoreynaa mushaarna way idin tahay ciidamada mushaarkoodana way tahay Baqtigaan ayaa lasoo dirsanaa
@xasanxede2985
@xasanxede2985 2 месяца назад
Aaway dalkaagii aaway dadkaagi. Lacag malaga qaadaa
@Jvc-k9x
@Jvc-k9x 2 месяца назад
ASC QOYSKAGA CANNSHUUR MA KA KEEEEENTAAAAA HAAAA OOOO MAYA TUUG MUQDISHO KALIYA DAWLLO LO YAHAY === CANSHURTA HOYADEY ANNAAAA KAGA SOO QAAAAADDA HOYADANE TEEDA HA HAYSATO MIYA WASSIR HADDALKAGA HOYADA KA KEEN MIDA HOYADAYNE HOO WADA JIR
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
muqdsho halaga bedelo caasimada oo gedo halo bedelo
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 2 месяца назад
Subxaanallah tuuladaas Ethiopia aaba heysato oo idinku maamusho , muqdisho waa muqadas in ey ahaataa forever caasimad cid Wax kabadali kartaana majirto😂😂
@medhayanmed4883
@medhayanmed4883 2 месяца назад
Waa caqliga unukaa le
@noahD1636
@noahD1636 2 месяца назад
Cowboy hat in Parliament 😅
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 месяца назад
Malaguu dhartey mase adiga canshuurta ayaa laguuxirey
@HindaHappy-s6u
@HindaHappy-s6u 2 месяца назад
Jabra halaga baaro baarlamaan ka
@SuheybAli-nf7gv
@SuheybAli-nf7gv 2 месяца назад
Kkkkkkkk
@City-sr4iv
@City-sr4iv 2 месяца назад
Dowlada kuma jidho dee Waa mooriyaan nimo weye 1991 ayaad joog tiin dee War dadkan dowlada madoonayaan dee Kuwan dalka hala gasaaro dee
@Somali12222
@Somali12222 2 месяца назад
Canshuurta hadey hal gobol ku ektahay anagaa leh inaa dhahna idin waseynaa walibo xaaraanti idin dhashay wase dadka hala simo ama ka taga meesha shuuba idin keente
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад
halka gobol waa,gobolka mooryaanta yaa wax kudarsan kara dameero bilaa caqliya unukaaleh idinkaaleh ee iscunadee maxaa naga galay waligiin dhibkaasaad ku jiraaysaan waayo caqli malihidin qabyaalad xun baa futada idin kagashay adeer dadka kale dhulkoodu waa nabad mooryaana madhacdo shabaabna majoogo a.isoona ma ilaaliso qarax quidato hooyadiin baad 20doolar kusoodilaaysan wixii umada soomaliyeed wada lahaadna xamar baa lagu cunaa idiin daaynayba ee haay cunina miidiyahana ceebta kala fadhiista sumcad xumaad aduunka nooga saarteene nacalad alle idinku dhacday xabaalo qodato
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂 xoolihiii aad dhacdeeen ba canshuur ahan la idinkaga qaadayaa😂
@Sumaya-v5x
@Sumaya-v5x 2 месяца назад
Hawiye why hurdaa toosa
@abdallamahamoud3590
@abdallamahamoud3590 2 месяца назад
Xildhibaanada gobolodooda canshuurta haka keenaan! Shacabka banaadir culeesk halala qeebsado
@MohamedHassan-jq8gu
@MohamedHassan-jq8gu 2 месяца назад
Adkaatay 😂😂😂
@بنتخالتي-غ4ل
@بنتخالتي-غ4ل 2 месяца назад
Waarkabax meesha nadaw yohow uskaga weyni
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 месяца назад
Waxa tihiin masiibada maanta haysata shacabka soomaaliyeed kuwa sidaa u hadlaaya waa kuwii suuqyada lagasooguray ee mooryaanta ahaa ee calooshooda u fadhiya iyo xasan ayax
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 2 месяца назад
Ninkaan Rabin in uu canshuur bixiya noqdaa gobolkiisa iyo tuuladiisa ha aado 5000 waa in laga canshuuraa xildhibaanadan mooryaanta ah , ninkani af shabaab buu kuhadlayaaa ee reer muqdishow indhihiina fura ninkan iska qabta muqdisho wanaageeda maba ka hadlo xumaan iyo balo uun buu lasoo taaganyhy axmaqa
@AbdiDakane-s2d
@AbdiDakane-s2d 2 месяца назад
Asc
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 месяца назад
Waaa xildhibaano Alshabaab u shaqeeya. Waa 2 noooc. Alshabaab iyo koox Mooryaan ah ooo la shaqaysta Alshabaab... Waa dadka haysta dhulkii danta guud iyo hantidiii Shacabka Somaliyeed. Waaa kooxo neceb dawladnimada oo ganacsato ah. Isku soo wada duub oo waa ummad wada mooryaan ah.
@MohamedHassan-jq8gu
@MohamedHassan-jq8gu 2 месяца назад
Magacaaga 😂😂😂😂
@IsmailhaniyaHalane
@IsmailhaniyaHalane 2 месяца назад
Alaha ku caafiyo waad xanuunsabtahe
@ZakariyeMohamed-i8z
@ZakariyeMohamed-i8z 2 месяца назад
Dameerahaaga raaca nio🫏🫏🫏🫏
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 месяца назад
HAWIYE IYO HORUMAR KALA DAA,DIB U DHAC IYO TUUGO U SHEEG❤😂
@alifarah5262
@alifarah5262 2 месяца назад
Gun xanuunsan misana cuqdadeysan ayaa tahay.
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 2 месяца назад
Shaqfir Hawiye oo keliya ayaa horuumar yaqaan ee tuuladaada dhista iyo qaxootiga ayaa naf kuu ah
Далее
Why is it different from what I thought?
00:15
Просмотров 3 млн
Three NEW MAPS in Update 0.31.0 Nightmare | Standoff 2
01:48
Why is it different from what I thought?
00:15
Просмотров 3 млн