Тёмный

CEEBTA QATAR KA DHACDAY & FARMAJO O YAABAY, OOMAR BARBAR O LA TAAGAY SIXIRKA MADOW SUBXANALAH 

Abdifatah Boodhari
Подписаться 188 тыс.
Просмотров 46 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 185   
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 Месяц назад
Legend Boodhariga Caashaqa. Aar Farmaajo iigeeya & Doha🇶🇦 baa ka dhacday. Rajada shacabka 2026 weeye Mohamed Abdullahi Farmaajo 🇸🇴💪❤ Soomaaliya ha Noolaato
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Месяц назад
Taasaan been aheyn Kuwii shaley qabiilka ooga soo horjeeday maanta qaladkoodii bey arkeen .
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Месяц назад
Rajaddeena Rabbi weeye inuu nasiiyo Madaxweyne Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa yaqaana oo Diinta kudhaqmaaya oo Difaaca idanka Ilaahay Diinta, Dadka iyo Dalkaba. أللهم ارزقنا اميرا مؤمن تقيا يدافع بإذنك الدين، والشعب، والأرض المسلمين أجمعين. أللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e Месяц назад
Allow caafi Omar barbar insha allah Guuleyso xabibul malayiin idamka ilahay.
@Raho339
@Raho339 Месяц назад
Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@Diinteenasuuban
@Diinteenasuuban Месяц назад
Nagu Soo biir walal muxaadarooyin aya Soo gubinaa . Ka faaiidayso lana wadaag walalaha kale. Liibaan if iyo aakhiro
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Месяц назад
Allah Akbar Illaheyow Noo soo celi MD Madaxweyne moxamed cabdulahi ❤🇸🇴
@ismailahmed2640
@ismailahmed2640 Месяц назад
War walaal sharaf allaah hakusiiyo diin baa ina dhaqda oo inagu filan.😊
@shamlandhaqane9836
@shamlandhaqane9836 Месяц назад
اللهم صلي على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 Месяц назад
Waxa ay waxan siixirkoda ayan loogu soodhiibin xasbunalah ilahay ha xafido amen amen
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Месяц назад
Xasan sheekh fursada uu helay laba jeer iyo sida uu ugu hor kufay umada soomaaliyeed waa ayaan darro... haybad lagacy iyo magac wuu rabay xasan lkn aqoon darro dawladnimada ayaa haysata duqa😊
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 Месяц назад
Yaab maxaa la iska hadalay yaa aqon leh haddi nin wadankisa wax ku so baratay oo labo mar Madaweyane moqaday ka horana ahaa tajir din iyo madi aqoon badan u leh oo wadaka wax badan u qabatay oo cadag somaliyeed cagat hosted ku celiyay Somalia yaa eed iyo caay karebayo waa yaab er benta jojiya waxii qabata shega qaladkii dhacana waxaa kenay mammulad qabilku walay
@lulaa1113
@lulaa1113 Месяц назад
Wuxuu qabtey natus oo nataabsii
@HassanAbdu-rk1hg
@HassanAbdu-rk1hg Месяц назад
Nolow mdaxwaye maxmed cllaahi farmaajo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan Месяц назад
Farmaajo waa mareexaan ma dhamaantay walee waa yaab ilaahow diinta iyo dalka noo badbaadi oomaarna allaah ha caafiyo cadowgana allaah ha ka qabto
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
War khanisintii way soo bateen musiibo xun Allah Ku rido 😮😮
@User_19567
@User_19567 Месяц назад
Sir maqawe Allah aya usahan ah xaqi aya uso dahirey president M A Farmajo 😊😊😊
@dalmarcabdilaahi8566
@dalmarcabdilaahi8566 Месяц назад
Waa nin wax og. Waa laynagu soo duulay😊
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
Xabiibu malayiin is not easy 😅😮😢😊
@jamasaid6787
@jamasaid6787 Месяц назад
Salaan qaaliya A boodhari darwiish darwiish dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-ep8ws5kt7l
@user-ep8ws5kt7l Месяц назад
VIVA ABDIFATAH BOODHARI OF SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@YurubAli-nr1dl
@YurubAli-nr1dl Месяц назад
Hawiye wa cawaan waxba yaan Laga qorin ee sidi lo maamilijiray ha Loo maamulo
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 Месяц назад
Omaar barbar waanu u duceyay walaahi maanta wan qaracmay cabdi fitaax boodhari qof dacada o qalbi wanagsan lama ogola😂😂😂😂
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 Месяц назад
❤❤guu❤guul❤❤guul❤❤guul❤❤waa guul in❤❤ farmaajo lahoostago guul beeigadhigatahay❤❤❤❤❤❤
@Nuurah951
@Nuurah951 Месяц назад
Xabiibul malaayiin salaansare Allaha kulajiro masuul, omaaar Barbar na Allaha caafiyo.
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Месяц назад
Ha aaminin kuwan hadana waa huguri doon ee dal Dan kama lahan walee
@farahkeinan3289
@farahkeinan3289 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul farmajo ❤❤❤❤❤❤❤❤waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiinaamiinmar mahadsanid
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 Месяц назад
Farmaajo ilahay cimriga haw barakeeyoo ❤❤❤❤
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 Месяц назад
Ar farmaajo noo geeya
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Месяц назад
Xabiib Malayiin Madaxweyne maxamed cabdulahi Farmajo insha Allah guul gobanimo ❤❤🇸🇴
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 Месяц назад
IGU SAWIRTOODA YAA QIIMEYNAYA WAA LA YAQAAN WAXEY YIHIIN QABIILEYSTAYAAL JIRJIROOLE AH CEEBEY TACAAL.
@habbibaahmed8367
@habbibaahmed8367 Месяц назад
Janadii.alha.ha.ka.waraabiyo
@maliyounali3135
@maliyounali3135 Месяц назад
Waa guul hasoohabato farmaajo ha noolaado guul iyo gobanimo
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Месяц назад
Allow caafi oomaar ❤️❤️❤️
@dali8587
@dali8587 Месяц назад
Wallee run baad sheegtay brother
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 Месяц назад
Kkkkk aad oo weyn brother
@mjabdi1904
@mjabdi1904 Месяц назад
Guul iyo gobanimo ku nooloow.Darwiishkaygageesiga ahoow.runtaan kugu ogahay dhiigii Darwiishkoow.boodheriga Caashaqa.❤❤❤ ❤❤❤ ❤❤ ❤ ❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
kkkkkkkkkkkkk farmaajo haguuleyso ilaahayow xifdi
@Asanbile
@Asanbile Месяц назад
Farmaajo waa shaqsi wanaagsan oo tanaasul badan nimankaana waxay ku hishiiyeen xaqdaro xaqii ayaa feeraha kadilaacay ninmankaan dhalnteey kuciyeen weey ku balan fureen lkn farmaajo naguma balan furin magaceenu wuu karun sheegay nabad iyo nolol waxaa ku midoobay intii gobta eheed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@safiyororaye1641
@safiyororaye1641 Месяц назад
Farmaajo allah noo soo celiyo maanta somali baxar weyn ayay ku jirta allah dawalad caadil ah allah noo keeno
@sifiamaryamsalim5077
@sifiamaryamsalim5077 Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw 💕
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz Месяц назад
FARMAJO SHOULD NOT ENTERTAIN THOSE CRIMINALS IN POLITICS E.G,XASSAN SHEIKH AND HIS REGIME
@rowdanuur4883
@rowdanuur4883 Месяц назад
Ilhaye cafimaad buuxa ha siiyo amiin yarabi
@user-qv3kr4bw3u
@user-qv3kr4bw3u Месяц назад
Ugaas allaha ku karaameyo
@SamatarhassanBouh
@SamatarhassanBouh Месяц назад
Farmajo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedsaid9389
@ahmedsaid9389 Месяц назад
Omar alle ha caafiyo boodhari sxb
@sadam1318
@sadam1318 Месяц назад
waa la taagay walee wiilkaas subxaanalah
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Месяц назад
SCW SCW SCW
@umuzaynab4749
@umuzaynab4749 Месяц назад
Xabiibul malaayiin ❤🎉❤
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 Месяц назад
Walaal jacel channel ❤❤..... ..intii ..Tiim farmaajo ah . Haiisaaaran❤❤
@SamiiroCumar-d6b
@SamiiroCumar-d6b Месяц назад
Alle cafiyo omar
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 Месяц назад
I'm Darood ,,, Qaboojii..
@asliahmed8232
@asliahmed8232 Месяц назад
Accountability 🎉 transparency baa laga waayey waayey.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Месяц назад
Allaah ha caafiyo ninkaas dhalinyarada ah
@lulhagi4510
@lulhagi4510 Месяц назад
Omar Allah caafiyo lama arken hadi u san so geli lahen live ka
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn Месяц назад
War booldhari sxb ninkan aad ka hadlaysid Run baad kasheegtay waa innan gumeed wax 40- 50 dhacay habro urursade mar walba habar cuqdad ka buuxdo ayuu waraysato. Run sheeg waa rabbi Yaqaan.🎉🎉🎉
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Месяц назад
Farmaajo guulayso habo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 Месяц назад
Siyaasadu wexey leedahay mabaadi qaranimo iyo wadanimo iyo madaadi diinnimo iyo sharaf iyo dan guud iyo amaano cadaaladnimo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
xasan sheekh iyo kooxdiisu wa shaqeysan yaqaanin kkkkkkk😂😂😂😂😂😂
@Raho339
@Raho339 Месяц назад
Alloow Xafid FaRmaaJo 🇸🇴🔥💪💫💫💫
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 Месяц назад
Scw
@user-kv8rf1yz8p
@user-kv8rf1yz8p Месяц назад
Farmajo guul ba ku rajena sxb insha allh
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd Месяц назад
FARMAAJO LAANTII WAA ABAAR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 Месяц назад
Ala waa runtii❤
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Месяц назад
Rajaddeena Rabbi ayaa haya. Waxaan Allaah kabaryaynaa inuu nasiiyo Madaxweyne Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa yaqaana oo Diinta kudhaqmaaya oo Difaaca idanka Ilaahay Diinta, Dadka iyo Dalkaba. أللهم ارزقنا اميرا مؤمن تقيا يدافع بإذنك الدين، والشعب، والأرض المسلمين أجمعين. أللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين
@luulhussein7191
@luulhussein7191 Месяц назад
Oomar way qataareen heestii ssc ayaa laga raacay subxaanallah
@youngingace2674
@youngingace2674 Месяц назад
Waa sidhy Dahir callasow ku dacdhay 😂
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 Месяц назад
Insha. Allah. Kariim. Baadil. Waa. Dhamaaday. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Insha. Allah. Kariim. Waana. Say. U. Dhamaadeyn. Dhamaan. Baadilistiyaasha. Allxamdulillah. Alxamdulillah. Allxamdulillah allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah
@nasroegal7289
@nasroegal7289 Месяц назад
Amiin. Amiin
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax allxmduliilh jimco Mubarak ❤
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Месяц назад
Guul xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi qadar ka dagna gurigisa safaf dhagadheer ba logu jiro ya kooxdi damajid kow prof nigari farax shaqa cali balcad wa laga gostay xasan gorgurde familykisa marxun xamza fiqi madaxtooyada tuugda wu jabiyey
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
Waa sidaadiiye halayaabin Adba 8eed jirnaa kufsatee kkkkk❤
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@barlin1622
@barlin1622 Месяц назад
Kkkk Omaar barbar waa sigtay 👁️😂😂😂♥️💙💚
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Месяц назад
War soo ceyri dheh doofaarinta faa iido uma wadaane qayaano kale umbey wadan 5 sano ayey gadal noo celiyen ee yuunan aaminin bilaa calayk Farmaajow
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 Месяц назад
Waaaaaaaaaaw ❤❤❤❤❤❤
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
subxaan allaah illaahaay iguma kalifo inaan naag iskadhigo saa illaahaybaaba nin igadhigay
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 Месяц назад
Insha. Allah. Kariim. Kitaabka. Quranka. Kariimka. Ayaaa. Wadanka. Lagu. Maamulayaa. Mana. Ahan. Mana. Jiraan. Wax. Layiraahdo. Urur. Iyo. Koox. Iyo. Injiow. Iyo. Wkalad. Iyo. Lajifiyaa. Banaan. Iyo. Lajoojiyaa. Banaan. Waxaas. Dhamaan. Majiraan.
@rowdanuur4883
@rowdanuur4883 Месяц назад
Viva farmajo 🥰 ♥️ ❤️ 💖 😍
@ismailahmed2640
@ismailahmed2640 Месяц назад
Noolow boodhary
@yasminali5763
@yasminali5763 Месяц назад
Uu sheeg no trust dumuljadiid no biliqo if faramajo came back aniguse waxaan odhan lahaa faramajo hakusoo noqon unkaaleh magaca yayna kaaga ciyaarine 🎉
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Месяц назад
farmaajo qabayaalada iyo hanatida umada soomaaliye baya ugu dheganayen maantan daba u run sheegeta 😎
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 Месяц назад
Magaca RABI markad qoreysan ....sidan u qoray oo kale u qora ...please...secondly may ALLAH protect omaar ameeeen
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
MAXAY KA TAAGAYAAN MASKIINKA OOMAAR BARBAR SUBXAAANALAAAH
@SeyidcaliMahamed-si1sx
@SeyidcaliMahamed-si1sx Месяц назад
Siyaasada xasan sheeq.waxaa waaye shacabka xaraashaa farmaajo waxoo leeyahay maxaraasheesiin markaas.waxoo daarood waaye Farqiga.udhaxeeya farjaamo iyo xasan sheeq saasawaaye
@BeelaHassan
@BeelaHassan Месяц назад
Farmajo mexey ka donayan sow ayagii ma aha aderow sun bey sidane ka fojignow ama sixir bey wadana suratul baqara ka aqriso Rabbi haku xafidee
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Месяц назад
8:50 Waagaa Saki beey I galiyeen. Ayeeyo baan waacay. "Ayeeyo Ina Adeerkeey Farmaajo ma mareexaan baa camal". Ayeeyo na tiri, Ma Ogeen hada lee maqlooyaa Lakiin Reerkuu ka yahay baan aqaan.
@sadam1318
@sadam1318 Месяц назад
boodhari kuma waayo 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@MohamedMohamed-qf1xg
@MohamedMohamed-qf1xg Месяц назад
Maashallah afkaaga caano laguqabayay 😂😂
@rowdanuur4883
@rowdanuur4883 Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@hashiugas1603
@hashiugas1603 Месяц назад
Awalba Somalia kama Jirin Dowlad Waxa Fadhiya Villa Somalia Waa Argagixisada Geeska Africa & Mooryanta Kursiga Ku Matalaya Beelaha HG
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Месяц назад
9:56 Nin aan jecleen. Haduu Nabi xataa noqdo, Buugiisa-ba ma qaadeen. Sawir lala gallo Iska Daaye.. Anoo Gu-dii gaarin, baa ba Garaadku isiin. Marka. Saan Waa bahdil Damul-Jadiid. Cadowgaaga Soo dhawee Sawirna hakugu baryaan... Hadaan saa u Niyad Fiicanahay, Nin Isoo weeraray, Baan Aaga u baneen lahaa,
@Shakuul11
@Shakuul11 Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 Месяц назад
WAY MAHADSANYIHIIN HADDII CAQLIGU USOO NOQDAY NIMANKII LAHAA AR MAXAMEDOW SOOBAX IYO FARMAAJO WAA MARREEXAAN
@dahirjama8359
@dahirjama8359 Месяц назад
Darwiish
@alijama6723
@alijama6723 Месяц назад
Hablo haye iska iska jira
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Месяц назад
So sad alaha hacafiyo
@habibaahmed5775
@habibaahmed5775 Месяц назад
Waa runtaa marexaan bukuwashay
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Месяц назад
Farmaajo wxn leyhy Xamar ha isku imaan meeshii shaly lagugu bahdiley... Caqli hdad heyso reer tolkaa Maraaxaan midee oo maamul wngsan u samee.
@Caliya7
@Caliya7 Месяц назад
Bodhariyow dadka heysku dirin oo leefleefka kareeb ee warka toosi oo hagaaji xabiibulmalaayiin waan wada jecelnahaye markad leefleef tidhaa yeynaan xanaaqine
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 Месяц назад
Adeerkaa deni yuu madaxweyne farmaajo ka shaqeyn waayey nafta u keenay
@ahmadafrah1267
@ahmadafrah1267 Месяц назад
OMAAR GAAS AYUU CABEY
@user-gy3qi6yl4r
@user-gy3qi6yl4r Месяц назад
Cabdifitax bodhari nin dhalinyaro ah oo caqli badan guulayso ader kan hanolato la baxay ma layaabtay kkkkkkk
@saciidohassan8611
@saciidohassan8611 Месяц назад
Farmaajo !! shaarbe dheer xildhibaan inuu qaabilo oo gacan qaado Maistaahilin Laakiin Tuugsi buu u socdaa sharba dheere xildhibaan!!! xasan sheeq baa soo eryay ,
Далее
Мама знает где все документы
00:21
Riwaayad Jabuutiyaan -Halkana Maad Joogtay ?
16:23
Просмотров 417 тыс.
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Просмотров 112 тыс.
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Просмотров 142 тыс.