Тёмный

CHALLENGE SALAH SANAG & KASHKA || SHEEG SIYAASIGAAN 

Abdullahi kashka
Подписаться 305 тыс.
Просмотров 164 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 525   
@awalenuro4947
@awalenuro4947 5 месяцев назад
Quran hala iskuxujesta inta ilajirta fartasotaga
@DrfatimaZahra
@DrfatimaZahra 5 месяцев назад
SaLax sanag dartiiis baan u dawaday❤😂
@maxamedcabdulahixaabsade
@maxamedcabdulahixaabsade 5 месяцев назад
Sidokale wllo😂😂❤
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 5 месяцев назад
Same😂
@user-yr5ii6lt3k
@user-yr5ii6lt3k 5 месяцев назад
Also😂😂
@Wllkaweyn1
@Wllkaweyn1 5 месяцев назад
Wuji ma lihid😂😂
@cabdilaahidhoolayare8148
@cabdilaahidhoolayare8148 5 месяцев назад
Salax Sanaag waa nin wax ku soo bartay geeri gaabo oo dhameeyay waxbarashada iskuulka sare iyo hoose ee somaliland tariikhda waa laga dhisay
@apdicazaanyo1333
@apdicazaanyo1333 5 месяцев назад
Saalax wuxu isku darsaday aqoon akhlaaq ixtiraam iyo cod m.a br0
@ubaxqaran.1290
@ubaxqaran.1290 5 месяцев назад
Salah hamblyo waxa tahay nin aad caqil daganan xigmad aqoon naxariis diin Alle isku daray Mashallah Ilaahey how naxariisto qof walba dhahay dhalinyarada maanta jirta kuwaa xata hadi waalidkod dhintay laso hadal qado laheyn alle how naxariisto Ilaahey ayagana haso hadayo salah yaa madaxweyne noga dhiga
@nevergiveup4012
@nevergiveup4012 5 месяцев назад
Diin miyaad tidhi?
@ubaxqaran.1290
@ubaxqaran.1290 5 месяцев назад
@@nevergiveup4012 kuwaa heesa inta ma gartan asagu gartay so diin mahan in qof alle how naxariisto maanta dhan tirdo qofku laso hadal qadaba Mashallah Ilaahey ha u siyaadiyo fankana haka madobeyo
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 5 месяцев назад
Legend SALAH😂mustaqbal siyaasded w ledahy hdaba intaas GARATAY👍
@abdirahmanamohamed9298
@abdirahmanamohamed9298 5 месяцев назад
Salah sanaag aqonti Darood aya ka muqato❤😂😂😂
@user-iq8hl8lz5m
@user-iq8hl8lz5m 5 месяцев назад
Aado weey nader qali ❤❤
@yoonisabdi223
@yoonisabdi223 5 месяцев назад
kibir allah oo kaliya ayuu usugnaaday subxanallah waan kibir badanahay ayuu dhahaya allah weeyne waxa aan lagu qabsan waa kibirka asiga oo galiya ayuu kibir usugnaaday subxanallah 😢😢😢😢
@user-bk3nb8rb8q
@user-bk3nb8rb8q 5 месяцев назад
Salax ma lagu dhahay ChP😮
@user-tl4ww3gx9v
@user-tl4ww3gx9v 5 месяцев назад
Kibirku xagee ujooga waa damiin hadad maqasho
@MuhiimaMaxamed
@MuhiimaMaxamed 3 месяца назад
❤❤❤
@Nimcaanyaasiin9097
@Nimcaanyaasiin9097 5 месяцев назад
Mansha Allah Salah. Nin-kaan future-ka siyaasi weyn buu noqonayaa iga qora taas soomaaliyeey. 😂❤🇸🇴
@gofar4566
@gofar4566 5 месяцев назад
Malinta uu noqdo comment-igan waan tusi doona 😂
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 5 месяцев назад
Salax Kobtiisa lama heysan karo legend 👍🙏
@AminoShyusuf
@AminoShyusuf 29 дней назад
My cimamadiisa lamahysankaro
@hayatahmed4560
@hayatahmed4560 5 месяцев назад
Salah sanag May Allah bless you.
@CabdiraxmaanGeedi
@CabdiraxmaanGeedi 5 месяцев назад
🎉Raggii and slow pdf drive to
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 5 месяцев назад
Saalax sanaag sharaf iyo karaamo our fanaan😊🎉❤
@suususharaf7353
@suususharaf7353 5 месяцев назад
Waaawww Salah in lagadhigo weeye wasiirka gobalada sool sanaag iyo cayn lajan 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@susumohamed7293
@susumohamed7293 5 месяцев назад
Salah is legend big respect little brother ❤❤❤❤
@najaxfarax803
@najaxfarax803 5 месяцев назад
From tiktok 😂😂 legen salah waan wataa😂😂
@khalish649
@khalish649 5 месяцев назад
kashka Affay wax baro kuguma karo school faqiireed baad kasoo baxday 😂😂😂
@user-wu9co6wj9p
@user-wu9co6wj9p 5 месяцев назад
😂😂😂😂
@user-cw8dw5cs9d
@user-cw8dw5cs9d 5 месяцев назад
Kkkk
@user-qo1jb6gq9r
@user-qo1jb6gq9r 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂
@nafisoczchannel1040
@nafisoczchannel1040 5 месяцев назад
😂😂
@aishaabdi2397
@aishaabdi2397 5 месяцев назад
😂😂
@shukrihussien5159
@shukrihussien5159 5 месяцев назад
Saalah sanaag wa nin xog ogaal ah masha allah ♥️
@---Hatif__0mr---
@---Hatif__0mr--- 5 месяцев назад
M.A baranamij qaraxo iyo kala faideysi ah . Salaax sanaag big recpect Alle isha ummada haka hayo. Hamigaagana Alle haku fudeydiyo
@kingkhadar3469
@kingkhadar3469 5 месяцев назад
Qofkan afka wayn xamr halaga musaafuriyo haduba garan waye dr gaboose iyo genral mohamed nur galal ilahey hau naxriste salax sanaag legend🙏❤️
@YaxyeCabdulaahi
@YaxyeCabdulaahi 5 месяцев назад
Kkk hala tarxiilo
@munocumar7414
@munocumar7414 5 месяцев назад
Salax very active 😮Masha allah
@Unique_girl77
@Unique_girl77 5 месяцев назад
Siiranyo Daahir riyaale Ilaahow hadaan xabd kale garatay Siyaasad xabad ma ka aqani ani😂🤝🏽
@Sagaliita45
@Sagaliita45 5 месяцев назад
Anaa ka daran xabad wlhi kaman garan😂
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 5 месяцев назад
😂😂😂😂hal nin baan kagarta on isku qabil nahay laxawla qofki siyasad wax iga waydiya wa baay
@Ab-ft6se
@Ab-ft6se 5 месяцев назад
Kan kashka la yidhaa waaba iska hirshabeele caadi ah dhawr iyo 10 baa lamarinayaaa😂😂😂
@ayanna-bc1gw
@ayanna-bc1gw 5 месяцев назад
Salah legend 😅
@anisonaxar5397
@anisonaxar5397 5 месяцев назад
Nin Darod ah bu raba inu siyasad kula tartamo wayba ku dhashan darodku siyasada♥️😂Salax wa legend 🥰
@user-vs5us2xh8j
@user-vs5us2xh8j 5 месяцев назад
Yahuu mel walba rer hebel laso tagnada
@user-ds9zt2nb9o
@user-ds9zt2nb9o 5 месяцев назад
Qac wallhy qalbada ayada jabisay hooyda reer qaxayba was 😂😂😂 sxp hak kahay
@CabdisalaanMoha-eu5jl
@CabdisalaanMoha-eu5jl 5 месяцев назад
Salah big legend 🙌 😊
@aminayusuf9035
@aminayusuf9035 5 месяцев назад
Liicato iyo salax hala’isku balamiyo 😊
@Sharmamedia123
@Sharmamedia123 5 месяцев назад
aduu ma nin madaxweyne ah ayaad la tartamaysaa😂😂😂
@user-fj6bm7iz6n
@user-fj6bm7iz6n 5 месяцев назад
Mash Allh dagnida waa lo dhashaa salax.sanag.mansh Allh
@Laarva_poy
@Laarva_poy 5 месяцев назад
2 legends ❤❤
@Sharmakemohammed
@Sharmakemohammed 5 месяцев назад
Saalax sanaag Cimaamad ayuu leyhy walee Alfanaane❤
@aminaelmi747
@aminaelmi747 5 месяцев назад
Legend Salah 🎉🎉❤❤
@maxamedcali5590
@maxamedcali5590 5 месяцев назад
Legends waniwataa
@abdulahishacraawi7994
@abdulahishacraawi7994 5 месяцев назад
Walhy saalax sanaag awgiis baan udaawaday😂
@user-cf6cp4ox6v
@user-cf6cp4ox6v 5 месяцев назад
😂wlhi anba
@queenxarago4399
@queenxarago4399 5 месяцев назад
Wllhi Sidokle 😂
@ciiseabdale7569
@ciiseabdale7569 5 месяцев назад
Ninka saalax ah waa dad yaqaan wlhiya siyaasaduu kuso dhex jiri jirey umaleyn
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 5 месяцев назад
Ma shaa Allah saalax sanaag nin culus 👍👍👍💯💯💪🏆
@ruweidaahmedosman4062
@ruweidaahmedosman4062 5 месяцев назад
Wasiir Bayle Awoowgy mcn Salx the lagend❤🤴💯✊️😂
@user-tj7hf2si1n
@user-tj7hf2si1n 5 месяцев назад
masha'allh Dagananta Salah sanaag 🥰🥰
@user-xf9pn4em4q
@user-xf9pn4em4q 5 месяцев назад
Habmyo will Harti ah ❤
@ZamzamElmi-rb7bn
@ZamzamElmi-rb7bn 5 месяцев назад
Salax length weeye dadka xaguu ku bartay kulaa kashka muqdisho waa iska joogtaa uun😂😂
@NasteehaMuhammad-dg6kb
@NasteehaMuhammad-dg6kb 5 месяцев назад
Uf kashka wiilka gacanta noga day hadaa dhalinyarada somaliyeed nahay salax sanaag kama kaftanee 😢
@user-bk8qp6rl8w
@user-bk8qp6rl8w 5 месяцев назад
Legend salah sanag 🐐🫡🎧
@najmomaxamed4366
@najmomaxamed4366 5 месяцев назад
Legend 🎉
@QaalifaaraxCabdi
@QaalifaaraxCabdi 5 месяцев назад
Sanbaloolshe+cali cosoble +cali jeyte aptiyaalo❤
@umumucaad6196
@umumucaad6196 5 месяцев назад
Mashallah salx fananka kaliya antagero
@rahmaeise3617
@rahmaeise3617 5 месяцев назад
Ninkaan aabihiibaa taliye ah cabdullaahoow😂
@yaxyeyare7622
@yaxyeyare7622 5 месяцев назад
Taliye bolice sanaag c/fitax nafyar aa dhalay
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 5 месяцев назад
​@yaxyhaaaeyare7622 Haaaa😂
@user-lo9ox6vv6u
@user-lo9ox6vv6u 5 месяцев назад
Legend salah
@user-yl8ln3vm2j
@user-yl8ln3vm2j 5 месяцев назад
zxp salaax sanaag waan ku salaamey 🙏❤ ku soo dhawaw muqdisho😊😊
@Ateera_8
@Ateera_8 3 месяца назад
Legend salah ❤
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys 5 месяцев назад
Barnaamijkan Qaleelka ah muxu ah Guuleystaha Lacag Sii😂
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 5 месяцев назад
❤: : wllhi qof fican thy 30 qof dhaxdooda hadii iga dhax araktey..seithy adiga 😳
@faizaereg4574
@faizaereg4574 5 месяцев назад
😂😂😂kashka wa ciyaal mamo caadiya waxba lama joogo qabku ahmed madowe aga jwby ba iga qoslisay lkn suashan weydin laha salah bu iweydiyy legend😂😂
@ubaxqaran.1290
@ubaxqaran.1290 5 месяцев назад
Waa Barnaamji fican dalkeyna iyo dadkeena wan jeclahay go
@MuhiimaMaxamed
@MuhiimaMaxamed 3 месяца назад
Masha allha ❤❤❤❤🎉🎉👌👌👌👌🫶🫡
@washin460
@washin460 5 месяцев назад
Legend Salah
@dalmarsaki1671
@dalmarsaki1671 5 месяцев назад
Saalax way ufadhidaa waaba siyaasi wuu noo dhuuntay
@Muztaphemuktar1
@Muztaphemuktar1 5 месяцев назад
Intaad tiktok duupasy anu face book ban ku Jiray kulaha saaLax gaRaC😂😂😂❤
@user-iq8hl8lz5m
@user-iq8hl8lz5m 5 месяцев назад
Silkaga dhilo ma adiga garac kadhigey malaya wewe ati qarac adaba qaracad qaracad lowayey ahee amu 😂
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 5 месяцев назад
Part 2 cabdikariin Cali Shaah???
@arwaahmed4856
@arwaahmed4856 5 месяцев назад
Saalax Dartii u dawanya 😅❤
@ShukriAabaha
@ShukriAabaha 5 месяцев назад
Wow Salah sanaag
@rayaanbeauty9844
@rayaanbeauty9844 5 месяцев назад
Saalax qof lengen ah haloo balamiyo walahi saalax anigaaba kayaabay 😮😮😮❤❤❤
@hindaomaryusuf4343
@hindaomaryusuf4343 5 месяцев назад
Abdikariim.cali shah next❤
@suhuurcumar5423
@suhuurcumar5423 5 месяцев назад
Masha alalh salah sanaag cadi ma ahan qofkasta meshasa ayuu dhigay
@deeqo123
@deeqo123 5 месяцев назад
Saalax masha allaah
@user-wu9co6wj9p
@user-wu9co6wj9p 5 месяцев назад
Saalax caadi maahan masha Allah
@maxamedcabdillexassan2987
@maxamedcabdillexassan2987 5 месяцев назад
Saalax sanaag siyasad xageda lamam Maro so tolkisa dhubahnte 🐎 mahan cida siyaada liga haray😂
@mohameddahirofficial201
@mohameddahirofficial201 5 месяцев назад
Afween somalia wad iska jogtaa oo kaliye. Adiga oo aftanag leh😂😂😂
@luulhassan942
@luulhassan942 5 месяцев назад
Saalax sanag m.a🎉😮❤
@user-iu4vz8ep4u
@user-iu4vz8ep4u 5 месяцев назад
Salaax sanaag ilaa waa siyaasi weyn 😮😮😮😮😮anaa yaabe
@ZamzamAbdullahi-wq3gz
@ZamzamAbdullahi-wq3gz 5 месяцев назад
Salaax tartiis udaawadey m.a ❤❤
@Suhaila685
@Suhaila685 5 месяцев назад
Salah Sanaag insha Allah he is the generation we need in future ❤
@ridwantimo4164
@ridwantimo4164 5 месяцев назад
Wlhi qof walba inta aanu sheegin ayaan sheegayey xitaa nin walba taariikhdiisa ayan raacin karaa iyo halku ku danbeeyy
@engrcasanyo120
@engrcasanyo120 5 месяцев назад
Salax Sanaag waa legend dad yaqaana😊
@user-nk6dz1jp2m
@user-nk6dz1jp2m 5 месяцев назад
Salah legend😊
@king_afrah4482
@king_afrah4482 5 месяцев назад
Afdheerow Waa shaqeysanosa ayaantaan kkk
@zaruu._Moh
@zaruu._Moh 5 месяцев назад
Saalax isn’t easy😂❤
@CawoCabdilaahi-hw3gn
@CawoCabdilaahi-hw3gn 5 месяцев назад
Waa na washeen 😂😂😂
@sacdiocadey7298
@sacdiocadey7298 5 месяцев назад
First comment ❤
@MohamouttChama
@MohamouttChama 5 месяцев назад
Two legend ❤❤❤
@ifrahhersi7554
@ifrahhersi7554 5 месяцев назад
Salax sanaag caadi mahan weey yartahay intaas qof kajawaabi kara 👏👏👏👏
@husseingabile
@husseingabile 5 месяцев назад
Kashka waa wataa wllhi , funny waaye diinta ilaht❤😂
@Apwaanka
@Apwaanka 5 месяцев назад
Zhp kashkoow cabdikariim cali shaah ku soo dar challenge gan part 2 na u so sameeeh
@princessgacal3678
@princessgacal3678 5 месяцев назад
Legend saaalax sanaag❤❤❤
@bashkacade4642
@bashkacade4642 5 месяцев назад
Afey ciyaal tahy so barbaar😂
@samirahassain
@samirahassain 5 месяцев назад
Manshalalh Salah guleeso ❤️
@ahmeddholal8780
@ahmeddholal8780 5 месяцев назад
Afay kashka waa lagu baashaalay afkan u eg futadadii baaba jay meel la fadhiiso afay 😢🎉
@user-vu5dq2ye9y
@user-vu5dq2ye9y 5 месяцев назад
Alla salaax waaba siyaasi socdee😊❤
@AhmedDheere1-nk1gw
@AhmedDheere1-nk1gw 5 месяцев назад
Salax sanag wlhi waa legend
@qureeshcali2835
@qureeshcali2835 5 месяцев назад
Wlhi kashka walgu bshalay Salah caadi mha say masha allha😂❤
@jaynaani_yare
@jaynaani_yare 5 месяцев назад
Ilhay ban ku dhartee iney soo aqristeen oo aney dhab uga jawaabeenn
@nevergiveup4012
@nevergiveup4012 5 месяцев назад
Ciyaal xamar wlhi waa dad duniyo xariira oon siyaasad iyo qabyaalad toona lagu barbaarin kaasa ugu siyaasad yahansan hadda 😂❤
@user-ep3wz4vn4y
@user-ep3wz4vn4y 5 месяцев назад
Mansha Allah ina abtiyo
@user-qf1hk4wp1w
@user-qf1hk4wp1w 2 месяца назад
Waw ninka raga ah e aan jeclahy saalax sanaag zxb guuul iyo gubanimo ayaan ku leyahy inkastoon aad udaahay oo su aaluhu wakhti hore haayen hadana hambalyo ayaan kuleeyahy war ninkaa saalax sanaag salaan ha leyga gaadhsiiyo zxb jigjiga ayaan kasoosalamaya
@Alina12395
@Alina12395 5 месяцев назад
Saalah caadimahan😂 hayso marin
@Nedamo140
@Nedamo140 5 месяцев назад
Farqiga udhaxeeya koonfur iyo waqooyi 😂😂
@ayehhamda5532
@ayehhamda5532 5 месяцев назад
Legen salah❤❤❤❤
@Apwaanka
@Apwaanka 5 месяцев назад
Zhp cabdulaaahi kashkoow you said _ cabdikariim cali shaax college kan aad dhalinta ku soo saarto xaguu ku yaaalaaa laxankaagan uu laxan dhaafee magac baanu ula baxaynaayeh
@mohamudsheikh6927
@mohamudsheikh6927 5 месяцев назад
Salax sanaag legend alfanaane big respect for you
@anuushabdi8984
@anuushabdi8984 5 месяцев назад
Salah siyasada ubahan 😂😂
@mohamedtecno5783
@mohamedtecno5783 5 месяцев назад
Salah Wallahi Legend waye Aniga Xita Dad badan ayuu Fa,ideyay
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 5 месяцев назад
Salah the legend
@mushtaaqfarhan7937
@mushtaaqfarhan7937 5 месяцев назад
Saalax waa waali wlhi m.a❤
Далее
Угадай МОБА 1 🥵 | WICSUR #shorts
01:00
Просмотров 1,7 млн
SHEEG HEESTAN CHALLENGE ADAG 2 TEAM
10:18
Просмотров 124 тыс.
MAXAMED MAAME // HARGAYZA AMA MUQDISHO
15:46
Просмотров 138 тыс.
WELCOME BACK ANIGA IYO HAPPY 😂KAFTAN &QARAAXO
8:09
Просмотров 135 тыс.
WEYDII QAWDHAN & KHAALID CK
16:45
Просмотров 153 тыс.
WARAYSI   HABOON OO WAXBADAN QARINAYSAY KA HADASHAY 👀
20:41
SHEEG CALANKAN ? OO KU GUULAYSO ABAAL MARIN
16:31
Просмотров 470 тыс.