Тёмный

Chicken lagu dubay fornada dharerka aa ka imanayo ila soco 

shukri masala
Подписаться 493 тыс.
Просмотров 41 тыс.
50% 1

Shukri masala

Развлечения

Опубликовано:

 

17 дек 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 115   
@laylaabdiyusuf2807
@laylaabdiyusuf2807 4 года назад
Masha allaah alle gacantaada ha ku barakeeyo shugriyeey waxaad tahay qofkii i bartay sidaa loo kariyo cuntooyinkaa casuumahaya waxaan ku leeyey guul wacan qali❤❤❤❤❤
@superstartcadani1594
@superstartcadani1594 3 года назад
Jazakllahuqeyr sida hagrlaanta ee nogu faaideysit mummy ❤❤❤💯
@ayaanmaygaag9413
@ayaanmaygaag9413 4 года назад
Mamo shukri maxamed cali shukri masala aqliga iyo cinriga cafimadka iyo gacamaha alle haku barakeeyo noloshu kuma xumaso farxad ku nolow intay nolo jirto mamo qaliya kuma wano waxa badan ayaan ka faidnay mamo shukri qofku marku hilubku ka dhaco oo dildilac yeesho maxa la mariya ma garanasa wllshay ayaa dil dilac ku lie gacamahee mamo shukri masala waan ku jacelahay ilahay darti
@umuzahuurcookingbeauty6962
@umuzahuurcookingbeauty6962 4 года назад
Masha Allah mcnto keep going xabiibti guuleeyso waligaa
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 4 года назад
Mash allah macaankisa intaa loga jedaa 😋
@hanicabdimaxamed7844
@hanicabdimaxamed7844 4 года назад
👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎💪💪💪💪😸😸😸😸😸🤔😭🇬🇧👅👅👅😬😟🤕😼😼😼😼😼😼😼😼🤟✊🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕
@umasihaam693
@umasihaam693 4 года назад
Wow mash allah ilahay ha ku barkeyo gactada mcnto 🌹❤️😘😍
@luulmaxamed9819
@luulmaxamed9819 4 года назад
Masha allah xbbti allah ku barakeyo gacmahada
@mulkicadeey8377
@mulkicadeey8377 4 года назад
Masha allah hoyo macn ilxun allah kaa haayo
@fardowsoabdullahi2187
@fardowsoabdullahi2187 4 года назад
Masha Allaah Macanto Allaha Noo Kaa Daayo Shukri❤💋
@zeinabmohamed9734
@zeinabmohamed9734 4 года назад
Mashaa Alaah walaashay ilaahay haikuu barakeeyo aqoontaada Alaayaxfadak walaashay
@marwomed5378
@marwomed5378 4 года назад
Mashaa allaah tabarakallah allaha ku barakeeyo wllo mcn
@habonabdi8954
@habonabdi8954 4 года назад
mansha allah gacmaha allaha kuu barakeeyo ❤️🙌
@ayanhusein3327
@ayanhusein3327 4 года назад
Masha allah gacanta ilahey hakuu barakeyo shugriyeey wey idhacan laheed waxkasto hadaa kasi lahaa karisteeda😍😍😍
@ibtisamqueenofficial9471
@ibtisamqueenofficial9471 4 года назад
Mnsha allh hoyo shugri quruxeey gacntda illhey haku barakeyo insha allh inan sameyo wan isku dayaa macalimadeyda
@ubaxmuuse4065
@ubaxmuuse4065 4 года назад
Maansha allaah shukri mcnto alle cimrigaa ha dheereyo
@bahjabaari0
@bahjabaari0 4 года назад
M.a mama gacantada Allaha ku barakeeyo
@mulkicadeey8377
@mulkicadeey8377 4 года назад
Hormar wcnhooyo shukri guul aan kuurajeeyaa intaan inkabadan aad iga mudanthy
@husseinabdikadir9378
@husseinabdikadir9378 4 года назад
MASHA Allah can't wait to test it
@riyaabdi401
@riyaabdi401 4 года назад
Masha Allah rabbi zid wa barik
@iqrocadeey6018
@iqrocadeey6018 4 года назад
Mash allh mamo shuri gacanta allh kuu barakeyo mamiina❤👈
@faizaabdi5154
@faizaabdi5154 4 года назад
M.a Habo Shugri magacn jclahy hoydey samideda ilahy gacmaha haa ku barakeyo m.a
@hiboabdisalam2094
@hiboabdisalam2094 10 месяцев назад
Wow masha Allah thanks Abaayo
@juwariyaciisecamalejuwariy9124
@juwariyaciisecamalejuwariy9124 4 года назад
Masha Allaha hooyo shukri masala waan jaceyl ❤🌹💋👌
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 4 года назад
MashaAllah yummy cadi ma aha ❤❤
@fatxiibrahin1839
@fatxiibrahin1839 4 года назад
Msh allh abyo wxbdn ban ka faidnay shukrn
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 года назад
Mcha Allah illahay Gacantada ha kuu barakeyo
@jiijoibrahim63
@jiijoibrahim63 4 года назад
I miss you are amazing recipes
@xilkazbeautychannel2910
@xilkazbeautychannel2910 4 года назад
masha allaah gacan taada allaaah kuu barakeeyo abayo😝❤❤❤❤
@asmadahor5798
@asmadahor5798 4 года назад
Alle ha ku barakeeyo wll shukri mahsanid
@xaliimaofficial4165
@xaliimaofficial4165 4 года назад
MashaAllah shugran qali🌹🌹🌹😋😋😋😋😂😂😂😂
@amalomar5689
@amalomar5689 4 года назад
Mashaa allaah abayo ilaah hakuxifdiyo
@marwastarcooking
@marwastarcooking 4 года назад
Mashaa allaah
@nimcomowliid6107
@nimcomowliid6107 4 года назад
Mansha allaah wll shugri ale ha ku xafido
@yahyesaeed2390
@yahyesaeed2390 4 года назад
Masha allah Illahay dartii baan kuugu duceeya wllo illahay ha kaa abaal mariyo waxtarka aad umada u haysid ameen ameen
@theidealmuslimah9707
@theidealmuslimah9707 Год назад
Ameen
@fartunmayow9013
@fartunmayow9013 4 года назад
m.a hooyo mcn allah ku xafido
@fatmaosman8439
@fatmaosman8439 4 года назад
Mash Allah 😘
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 года назад
Hapo macaan mahadsanid in bdn❤❤❤
@halimoaden2711
@halimoaden2711 4 года назад
Masha Allah
@muniroyasin4892
@muniroyasin4892 4 года назад
mansha Allah 🤤🤤🤤
@anisaadan9224
@anisaadan9224 4 года назад
M.a allah ku xifdiyo hooyo mcn waxan hooyo ku leyhyni maxa waye ha dihin wayo liicato aya hooyo cml ku xishmeya in an ku xudhmeyo waye wayo waxa thy qof wngsan
@yuuali2743
@yuuali2743 2 года назад
Iskabulo hadaa nahay waad noo faaiidesay thanks yaqey
@ubaxbashiir33
@ubaxbashiir33 4 года назад
Masha allah
@viralthings4379
@viralthings4379 4 года назад
Masha allah waa macaan aan cadi ahayn
@elmayuusuf8361
@elmayuusuf8361 4 года назад
Maashaa ALLAH habo
@najmofashiyon2378
@najmofashiyon2378 4 года назад
Masha allah shukri cade
@natramohamed8233
@natramohamed8233 4 года назад
Masha allaah 😋
@yahye_dufaaci
@yahye_dufaaci 4 года назад
Dharera iga imady hoyo mzaLa
@ayaanproduct2736
@ayaanproduct2736 4 года назад
msha allh shukri masalla😋😋😋😋😋
@samiramohmoudabdi8603
@samiramohmoudabdi8603 4 года назад
Masha Allah wllo shukri msala
@nastehonuurka7368
@nastehonuurka7368 4 года назад
Mashaa alaah shukri sharaf waa kusalaamay xabibti waa kujiraa qadada❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@waberihassan7867
@waberihassan7867 4 года назад
Nasteho Nuurka walal gabadh guur doon iso raadii mahadsanid
@superstartcadani1594
@superstartcadani1594 3 года назад
Masha Allah hooyo mcn ❤❤❤❤💯
@mfcooking6076
@mfcooking6076 4 года назад
Masha Allah looks delicious
@naciimocabdi5642
@naciimocabdi5642 4 года назад
Www maasha allaah abaayo
@khadijagulied879
@khadijagulied879 4 года назад
Mansha Allah
@mrright77
@mrright77 4 года назад
Isoo booqo wad qosle lkn qasab ma ahan guy's adoo THANKS
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 4 года назад
Shukriyeey xbbti meeqa sacabu kujirey
@mhmdtaher6688
@mhmdtaher6688 4 года назад
Maansha alaah aniga saiidaan kudubey subaaa watijaabinaayaainsha alaah
@misramohamedali427
@misramohamedali427 4 года назад
Mashaallah
@sahroxusencadawe5877
@sahroxusencadawe5877 4 года назад
Masha Allah wan ka heelay runti
@tuumaabdinoormursal8132
@tuumaabdinoormursal8132 4 года назад
ماشاء الله
@Arabianseaholder
@Arabianseaholder 4 года назад
Abaayo shukri waqtigaa igu dhici rabee mad i support gareysid
@fatushahawaay3860
@fatushahawaay3860 Год назад
Wa waxa an kugu jeclaadey xabibti wan kuso duceya mar waliba wxan ku riyodey aniga o neyrobi i maadey ka dib casho macan igu cazuumtey
@fartunm5185
@fartunm5185 4 года назад
masha allah
@xamdishuutye5025
@xamdishuutye5025 4 года назад
Asc shukriyeeey mcnto waaa mahadsantahy lkn waaa iga qoslisay markat tiri melaha luqluqyada hhhhhhhhhhh waku jeclahy xbiiibti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍
@naimadaganofficial8540
@naimadaganofficial8540 4 года назад
Masha alha ilahey haika xafdiyo xabibti mahadsanid inbadan habo mcan asxbta inti dhananka jecel Liketa dhac igu siyaa thanks guys 😍😍😘😘😘
@fatimamohamed9262
@fatimamohamed9262 3 года назад
Mashaalah
@fgddgffgdgx1334
@fgddgffgdgx1334 4 года назад
10000,1000..manshaa Allah
@iqranuurcali5723
@iqranuurcali5723 4 года назад
m.a codsi ayaan wataa hooyo shukri markaa cuntada qurxinaysid noosoo duub oo hanaga hilmaamin anaga sidaan ugu hagaa jisano sidaa
@mohamedofficial9366
@mohamedofficial9366 4 года назад
number one👊👊👍👍👍
@mariahassanmohamed4971
@mariahassanmohamed4971 Год назад
Oventa kelida ah ee korontada miyaa isticmaaloosaane?
@safiyaadan249
@safiyaadan249 3 года назад
😍😍😍🤩💋💞 ilaahay haku xifdiyo
@fatxiyar920
@fatxiyar920 3 года назад
Mama shukri time masala bis maku darsan kara dorada xawaji yashas ayn naca
@clraxmaanmodool1825
@clraxmaanmodool1825 4 года назад
Subagah ma ka daynkarah?
@jiijoibrahim63
@jiijoibrahim63 4 года назад
Is so yummy 😋😋😋😋😋
@mariahashi6544
@mariahashi6544 5 месяцев назад
Shukri abaayo immisa saac ku jiray
@nahlaqueen111
@nahlaqueen111 4 года назад
Hooyo shukri wnku jeclahy noolow
@muamarabdikhani3914
@muamarabdikhani3914 4 года назад
Mashallah illahey hakubarakeyo masala abayo❤
@nalkanuurto6586
@nalkanuurto6586 4 года назад
Awvhhjui
@muamarabdikhani3914
@muamarabdikhani3914 4 года назад
Shukri abayo waxan rawe wajiga maxan kucayiliya
@SafiyaSalon
@SafiyaSalon 4 года назад
Thanks
@udgoonmahamd8704
@udgoonmahamd8704 4 года назад
Mash alaha
@mashallahbaaz6001
@mashallahbaaz6001 4 года назад
❤❤❤❤😋😋
@nimcocabdi9947
@nimcocabdi9947 4 года назад
Maansha allh
@rukiyamohammed5861
@rukiyamohammed5861 4 года назад
😙😙😙
@mashallahbaaz6001
@mashallahbaaz6001 4 года назад
M.a
@SafiyaSalon
@SafiyaSalon 4 года назад
Masha allah waalagu dhamastiray wanaag masha allah
@hamadihamadi3494
@hamadihamadi3494 4 года назад
Abaayo alle haku barakeyo gacmaha
@drslaylaladan1094
@drslaylaladan1094 4 года назад
M.a hbo
@yasminadan5339
@yasminadan5339 4 года назад
Hori usoco boqorada
@anabsinyare803
@anabsinyare803 4 года назад
waa igu ogtahay
@hamdinur9382
@hamdinur9382 4 года назад
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@jiijoibrahim63
@jiijoibrahim63 4 года назад
Mash Allah
@asyaomar8757
@asyaomar8757 3 года назад
Ingredients in English please
@user-qy8ly5cv3e
@user-qy8ly5cv3e 7 месяцев назад
Apyo meeqo saac ay ku jiree
@waberihassan7867
@waberihassan7867 4 года назад
Gabadh somaliyed oo guur doon ah ayan raba oo inan gursado oo yurub uu soowado nin 24 jir oo sheeqeys too ayan ahay mahadsanid ila so xidhiin
@somalitv9331
@somalitv9331 4 года назад
😂😂 Halkan maa gabar lga raadsada mrka orod xabad qarabada ah igu dara dheh reerka
@waberihassan7867
@waberihassan7867 4 года назад
somali Tv iso raadi walal
@jabbavicofficiall4610
@jabbavicofficiall4610 4 года назад
INTA JECEL HOOYO MCN SUBSCRIBE IGU CAAWI WALALA
@koosali3342
@koosali3342 Год назад
Mad Karisay markii Hore Huno
@marwochannel3
@marwochannel3 4 года назад
Maa Sha Allah xabiibti shukran
@fardowzamaxamud8826
@fardowzamaxamud8826 4 года назад
Mama shugri hore usoco ad ayaa umahadsantahay dhap ahanti hoyadey ayaa ila mel joogtaa soo hoyodey waxa ey ibari laheed aya nabareysa thanks wlh 😍💗💖💕💔💔
@amalhassan627
@amalhassan627 4 года назад
Manshallah sharafey dharerka aya iga dhamadey🤤👌🏻😍👍🏻
@saj4117
@saj4117 4 года назад
I like chicken meat in Kenya, no excess fat. Looks delicious
@khadijoqasin7632
@khadijoqasin7632 2 года назад
Abaayo shukri gaas miyaa ku karineeysaa mise koranto
@koosali3342
@koosali3342 Год назад
Wax Casi ma xamar baa
@tayobwyofficialtayobwyoffi5649
@tayobwyofficialtayobwyoffi5649 4 года назад
Hooyo shukri Masala Waankahelay cuntadaada intii igu raac San like 👇👇👇👇👇👇
Далее
Asxaabta cawa maxaa idin wada chicken pop ka faidesta
15:44
digaag la foorneeye(whole roasted  chicken)
9:24
Просмотров 7 тыс.
Digaag lug Aad Fudud / Easy Chicken Legs 😋
4:52
Просмотров 4,7 тыс.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
0:12
Просмотров 46 млн