Тёмный

Cidna ha isku halaynin, adiga keliyaa naftaada hormarin kara🥰❤️🥰 Routine+dhiirogelin 

Habiba Addow
Подписаться 49 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@Amay101
@Amay101 Год назад
Walaahi gabadhaan she deserves one million subs Masha Allah easily one of my favorite routines
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Thank you habiibtii, adiga iyo inta kula mid ah ayaa malayiin kun qof iiga qiima badan 🥰❤️❤️❤️
@ummohammedabdulqader5863
@ummohammedabdulqader5863 Год назад
Maashaa'laah waxaan daren snhy ineey meel dheer gaareeyso weeyna istaahishaa
@hafsaaden9198
@hafsaaden9198 Год назад
Waa kahelay saad hawsha u hayso maanshalah waana kugu cusbahay runtii karti baa iga kaa muuqato maanshalah abaayo kudayasho baa leedahay
@yuusufabdirahman6787
@yuusufabdirahman6787 Год назад
Noo sogali xabibti gacantada allaha Ku barakeyo
@Welch568
@Welch568 Год назад
Masha allah abaayo rootiga noosoo gali sidaa uqastay
@faxiyoismanmaxamed8775
@faxiyoismanmaxamed8775 Год назад
Masha allaah allaah kulakoriyoo caruurta
@ismahansalaad6338
@ismahansalaad6338 Год назад
Masha alla abayo anaga xita wa Nola xiray 2week ( belguim) Alxamdulilah wan la iska nimceysanyahay allah hano dhooro ubadka
@luulabdi6273
@luulabdi6273 Год назад
Hawshaad haaysid Allaah haku fududeyo
@khadrakeyse5426
@khadrakeyse5426 Год назад
Qaali khubustan waan jentee fadlan noo soo gali
@nimcodahir7631
@nimcodahir7631 Год назад
Masha allah wn ku salaamay wllo❤
@ifrahyassin8991
@ifrahyassin8991 Год назад
Maanshaa allah sidaa u sugayey vediogaga hada ayuu ii soo dhacey xabiibi cadey aad baan kuu salamey qali❤❤❤❤
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Waxaan rajaynaa inaan idinka soo daahinin qaaliyey❤️❤️
@dayibbaashidhubad8440
@dayibbaashidhubad8440 Год назад
Asc abaayo waan kutagera aniga waan iska jeclahy abayo farxad allah kusiyadiyo
@maanali8868
@maanali8868 Год назад
Mahad sanid abayo waxan ahay gabar walasha ah wad idhirigalisa abayo mahadsanid❤❤❤❤❤ wan ujeclahay
@farxiyomoha4523
@farxiyomoha4523 Год назад
Abayo masha allah
@aminakhadar581
@aminakhadar581 Год назад
mashAllah keep going sister
@shugridaahir5289
@shugridaahir5289 Год назад
Wlshy qli waa ku jecelhy wllshy waxan rabana ina barati cunotu karina wllshy qali
@Samiah.A
@Samiah.A Год назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Abyo mcn guuleeso insha'allah ❤💕
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Saaanay tahay ihihihihihihihii sax.aww
@khadrakeyse5426
@khadrakeyse5426 Год назад
Ma sha allah hambalyo
@shugridaahir5289
@shugridaahir5289 Год назад
Aamin
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 Год назад
Masha allah ❤❤
@xiishkamas-qn2nd
@xiishkamas-qn2nd Год назад
Mansha allah 💟 💞 ♥ 🙏 ❤ 💖 💟 💞 ♥ 🙏 ❤
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 Год назад
So gali next video pancake abaayo. Love u
@HafsaHworld
@HafsaHworld Год назад
Wcs wrwb Mash Allah sax waye abyo guleyso
@nuurahassan5825
@nuurahassan5825 Год назад
Kkkkk ana ku lamida wayna badanyiin wa madax xanun alle hayno xifdiyo amiin amiin ya rabi
@maryamoyusufwaheliye6924
@maryamoyusufwaheliye6924 Год назад
Msha alllh ilmaha alllha noo xifdiyo
@fadumomohamedabdi4959
@fadumomohamedabdi4959 Год назад
Manshallah horay usocda qli masoooma yaashana igu salaan❤😂
@maryamoyusufwaheliye6924
@maryamoyusufwaheliye6924 Год назад
Maanta anaa iga hadashay xbbti qofna ha isku haleen waligaa shugran xbbti ❤❤❤❤🎉🎉
@sahromahamud7666
@sahromahamud7666 Год назад
Sido kle wlh cajis inaa wx qbto mrbo daciif waa daremay abyo xnun igu sabab ahye Alle haa icfiyo
@HafsaHworld
@HafsaHworld Год назад
Amiin 🤲🏽
@anababdi5307
@anababdi5307 Год назад
masha Allah abayo
@sawdacali6905
@sawdacali6905 Год назад
abayo cunada no kala dhig dhig wxa ku darayso😁gabar an waliged cuno karin ku firsata ina ka barto raba
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Abyo videowada cunta karin gooni ayaan usharaxaa oo ukala dhig dhigaa, kuwa cuntada bes daawo, kan routine ka cuntooyinka masharaxo oo routine kayga besay soo galaan
@um.samiir3755
@um.samiir3755 Год назад
Aamiin
@deqoibrahim6329
@deqoibrahim6329 Год назад
Masha allah
@tasnim-uc9pn
@tasnim-uc9pn Год назад
Wakusobiri mshlh thanks abayoo
@kaltunsaxansaxochannel6650
@kaltunsaxansaxochannel6650 Год назад
Mansha allah tabarakalah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 Год назад
Masha alah abayo ❤❤❤❤❤
@aminaqurux7702
@aminaqurux7702 Год назад
Mansh Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Год назад
Masha allah❤❤❤💞⭐🌙🤲
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Год назад
Mansh alh
@lacagom5106
@lacagom5106 Год назад
Asc Maansha Allah Allah kuu barakeeyo waan Aqaanaa Alxamdulilaahi kuwaan oo kale anaa ku soo koriyey dulqaad badan ay ku baahan yihiin Allah kula garab galo howl badan aa ku sugeyso waan kugu xiranahey oo aayo ayaan kugu aadanahey Maansha Allah Cuntada ma la urin karaa 😂😂wax badan aa leydhahey Maansha Allah Allah idin barakeeyo
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Aamiin. Shaqaa noo taalo wlhi
@MaryamoSadi
@MaryamoSadi Год назад
Abaayo cuntada noo sharax markaad sameyneyso sida kekaga rotiyada sabaayada❤❤❤
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Cuntooyinka Routine ka ku jira ma sharaxo lkn ayagoo caadi ayaan soo geliyaa abyo.
@ikraammohamed3358
@ikraammohamed3358 Год назад
RU-vid ka dhan wixii kuu yaalay labo malin kusoo fiirsaday m.a
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Waa noo farxad hadaa ka heshay Video wadeena oo wax ka faaidey qaali ❤️❤️
@hayadmohammed7634
@hayadmohammed7634 Год назад
❤❤❤❤❤❤
@AyaanAbduullhi-ei8ib
@AyaanAbduullhi-ei8ib Год назад
Masha Allah
@lacagom5106
@lacagom5106 Год назад
Maansha Allah ❤️❤️
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 Год назад
Masha allaah
Далее
Wadajirkaa wacan
3:12
Просмотров 8 тыс.
Батя всех бургеров на 7000 ккал!
00:55
Школьник угомонил бандита!
01:00
FILO PART 123
31:35
Просмотров 21 тыс.
Ugaali ama soor iyo maraqeda please subscribe
9:35
Просмотров 1,2 тыс.
🎷Sidee yurub iyo America ku imaanee🥳🙀
13:18
Просмотров 2,1 тыс.
Markale iyo routine ad uqurux badan
5:24
Просмотров 708
KIISKA MUSFAR OO LAYABLEH!@SawdaBillan
54:09
Просмотров 3,4 тыс.