Masha allah ukhti ilahay ajar haka siiyo walalaha aad u faideyneysid. Sawirka madoobeysada ii so dir hada awodid saan u weydiyo dukanka hindiga in uu haayo mahadsanid
wow my rajdeena hore u soc cilka nashqad mahn Ee waa gcntaada awoodeeda hdey gcnta kuu qabsanto cilaanka waaa saarty nashqdna Aydaaba kugu soo dhacdhaceyso hore usud engsan.