Тёмный

CILAANKA TIMAHAA BIIL GUDAHEED KOGU SO DHEREENAYOW 

YASMIN & YUSRA SHOW
Подписаться 121 тыс.
Просмотров 182 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,2 тыс.   
@bintuwebi2169
@bintuwebi2169 Год назад
The rest aniga idhinka huubo wa 100% aniga isticmala tinteyda maxa marisa leyga badiye ❤ shukran ❤️
@fadumocabdi3848
@fadumocabdi3848 Год назад
Gar kadeey
@opihahom
@opihahom Год назад
cilaanka kee waye 🥺
@bintuwebi2169
@bintuwebi2169 Год назад
@@opihahom cilanka cadhiga lamarsado gacmaha io lugaha oo natural aah xbbty
@ramlayusuf5143
@ramlayusuf5143 Год назад
Ok anaguna waanu dadaalaynaaa
@rahmamohamed5711
@rahmamohamed5711 Год назад
Labdha geed ee kle magacodh abayo
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Год назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🫵🏻❤️🕋😢
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
❤️❤️❤️
@NimcoAmiro
@NimcoAmiro Год назад
Scw
@aaminomaxamed3344
@aaminomaxamed3344 11 месяцев назад
Salallahu caleyhi wasallam ❤
@maryamruunmaxamud4514
@maryamruunmaxamud4514 11 месяцев назад
Scw
@nasroaadan7801
@nasroaadan7801 11 месяцев назад
Scw kokoooooo
@Hananomar250
@Hananomar250 11 месяцев назад
Malintii ugu horeysay waye videogaada oo iga soo hor baxo zaa,id ugu helay sida dadka ufahan siineysid❤
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 11 месяцев назад
Welcome xabibti ❤️🥰
@shugrioffical2808
@shugrioffical2808 3 месяца назад
mcney wa maalinkii iigu horeeysay o aan ku arko mahad sanid
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 11 месяцев назад
Hadaa jiif ku Daawaneyso Like ta ha iLa Dhaafin👍👈
@zuheybaabdirahmanahmed5992
@zuheybaabdirahmanahmed5992 Год назад
Mashallah sida a waqti ugelisay ina wax nofaidheyso mahadsanid xbbty ❤❤
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Adiga aya mudan xabibti❤️
@rayaancabdicasiis7650
@rayaancabdicasiis7650 7 месяцев назад
Thnks ❤
@luuldheyman4077
@luuldheyman4077 11 месяцев назад
Hadan ku arkay wllahi wax timaha lagu bixiyo raadinayaa wllahi mcnto ilahey haku xafido ❤❤❤
@kamiedward9177
@kamiedward9177 3 месяца назад
Aniguba
@umiibrahim.a.4785
@umiibrahim.a.4785 11 месяцев назад
Asc. Walashay rutine ka wajiga salida, finanka iyo dadalolka .. no sogali insha allah thanks alot sister...
@suhailah7170
@suhailah7170 11 месяцев назад
The flowers in English are hibiscus, ❤and the other one is lavender
@Deeqo-71
@Deeqo-71 11 месяцев назад
Thnkz ❤
@ummsumeyaahmed5457
@ummsumeyaahmed5457 11 месяцев назад
Thank you wa hubta somaha abayo
@halimayusuf1477
@halimayusuf1477 11 месяцев назад
Thanks qaali
@qaliyamulki2525
@qaliyamulki2525 10 месяцев назад
Maashaa allaah
@fatimasagal1584
@fatimasagal1584 4 месяца назад
Thank you wllo
@safa_faysal5945
@safa_faysal5945 11 месяцев назад
Masha allah tabarakallah caawa ayan kugu soo biiray waxan rajaynaya inan wax badan kaa faaido wll shukran ❤❤
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 11 месяцев назад
Welcome xabibti 🥰😍❤️
@ayaanhassan947
@ayaanhassan947 Год назад
Abaayo waa kutaageeraa dar alle saaxiib kula noqonaayaa adoo mahadsan❤😊😢
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Wcs abayo mcan🥰 Haa maxa didey❤️
@fatimadaahir8606
@fatimadaahir8606 Год назад
Inta rabto iney soo galiso wax yabaha la isku cateeyo like saar
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Insha Allah wanso sameyna❤️
@fatimadaahir8606
@fatimadaahir8606 Год назад
Thnks mcnto ❤
@miskiin236
@miskiin236 11 месяцев назад
Habo, Kan purple ah wuxuu u eg yahay Lavender kan fiyooraha guduudan wuxuu u eg yahay hibiscus flowers.
@queennaima7796
@queennaima7796 11 месяцев назад
Sax waye ❤
@umumaariyahenna3096
@umumaariyahenna3096 10 месяцев назад
Masha alaah abyo hada kugu soo biirey video aadaa uga helay thanks noosoo badi abyo
@salmaali8162
@salmaali8162 11 месяцев назад
Biyaha Rosemary ga noso samee xabibtii ❤
@HabboonCabdullaahi
@HabboonCabdullaahi Год назад
Abyo sida la isku caateeyo noo soo geli 😢❤ mahadsanid abyo
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Adiga aya mudan xabibti ❤️🥰 Insha Allah ❤️
@bintuwebi2169
@bintuwebi2169 Год назад
Rosemary asago natural aah is the best you hair will grow very fast❤
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Saax❤️
@mariawasuge3323
@mariawasuge3323 8 месяцев назад
Abyi sidee u isticmaashay
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 11 месяцев назад
Maashaa Allah tabaaraka Allah fiyooraha waxaa la dhahaa Rose Mery saliid fiican waaye wajiga xataa waa la marsadaa ❤
@user-wt3ux3wk3b
@user-wt3ux3wk3b 3 месяца назад
Qaabke aya wajiga lii loo marsada abayo
@khadraabdirahman6333
@khadraabdirahman6333 11 месяцев назад
wlhi shly bn isticmalayey mnsha alaah alle hku shrfo dadka wx faa.iido leh usheegty❤
@user-mm6wx1hk2b
@user-mm6wx1hk2b 11 месяцев назад
Abyo fiyooraha gaduudka io kan kalaba magaciiis
@NasroAbdi-bz1gz
@NasroAbdi-bz1gz Год назад
Mahadsanid wll abaalkaaga jano nose badi waxaa lahaa timaha🫶🫶
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Adiga aya mudan xabibti ❤️
@CabdiMaxamudMaxamed-ke9ns
@CabdiMaxamudMaxamed-ke9ns Месяц назад
Waaw waanka helay fahan siiskaaga adka uquruxda badan m.a ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Legendarymoment88
@Legendarymoment88 9 месяцев назад
Yasmiin mahadsanid abayo wad wanagsantahay
@Quman_qaali
@Quman_qaali 7 дней назад
Cawa samestay abayo result kula so wadaga insh’llah
@ehluquraan859
@ehluquraan859 Год назад
Asc yasmin Aniga routine ayan leyahay oo tinta fa weakly hair oil sameya and waka dhaqa fa hada maskgan marka marsanayo saliida mamarsankara 2 saliida makuqasi kara 3 malinta marsado malintiis kale tintayda oo qalayl iska ah maa saliid kushupa mhadsanid❤❤
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Cadi waye xabibti maskada cilanka waad mari karta tinta oo qalel eh wane asigo salid marsan routinka salida waxa fican inad sameysid malinta labad Marka ad cilanka malinta oo kowad marasid❤️
@ehluquraan859
@ehluquraan859 Год назад
@@yasminyusrashow8609 mahadsanid macaney ❤❤ Baqaqa rosemeryga kam marah aisticmala makadhaqa mise wakujoga cadiwaye ? Shukran xayati
@sadiaabdalla6107
@sadiaabdalla6107 Год назад
Thanks yaasmin xbbtii saaa kuusugayay wwww shurkn abyo qaali muqaal ubaahnahy wakhigiisa kuhelay❤❤❤❤ jirka wax fcn noosogali
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Adiga aya mudan xabibti, Insha Allah wanko so gelina❤️🥰
@canabmaxamed6298
@canabmaxamed6298 11 месяцев назад
Masha Allah xbbti 🥰 maanta kugu so biirey waxan rajeynaa in wax badan ka faido❤
@Xalimoccasis
@Xalimoccasis 6 месяцев назад
Masha allah xbbti😊Maantakugu so biirey❤waxan😊rajeynaain waxbadanka faibo❤
@koko-ci9pf
@koko-ci9pf Год назад
Kan gaduudka karkadeey kan Kalen lavender 💜 mahadsanid sis
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Ad ayad uu mahad santahay xabibti❤️
@amishamoha6423
@amishamoha6423 9 месяцев назад
Somali Malaga helaa
@najuuzalad959
@najuuzalad959 11 месяцев назад
Tintii waba ii badatey midkle abyo adeeyg bey i noqoty 😢
@Naima...89
@Naima...89 11 месяцев назад
Saliid iskaga dar
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 Год назад
Ma shaa Allah walaal maanta ayaan kugu soo biiray waanan ku faraxsanahay inaan wax badan kaa FAA'iday Illhay khayr haku siiyo Su'aal walal haday timahaygu adagyihiin ma cilaanka ayaan saliida ku qasaa
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Wcs abayo mcan❤️ welcome Cilanka saalid kuu qaas wane malinta labaad tinta salid ko qaas❤️😍🥰
@MaryanXuseen-tl6zm
@MaryanXuseen-tl6zm 2 месяца назад
Cilaanka miyaa saliid ku qasaa mise maalinka labaad miyaa tinka saliid mariyaa
@xananabdisalam
@xananabdisalam 10 месяцев назад
Carabi ahan waxa lagu yidha gedka خزامى ku qor wad helaysaye
@almasmuxudiin9595
@almasmuxudiin9595 Год назад
Kan gaduudka karakadeey midka kalana levender bakaaro meesha cilaanka lagu gado wuu yaalaa
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Thank you xabibti ❤️
@nimcoheegoofficial8846
@nimcoheegoofficial8846 11 месяцев назад
Waan cusubahay Mahadsanid wllo timahaygu waa khafiif waanay daatan ❤
@Caasha739
@Caasha739 11 месяцев назад
Asc rosmarinka natus allah khayr ha ku siiyee 💜
@fatuumabdifatah-cb1uv
@fatuumabdifatah-cb1uv 10 месяцев назад
Biyaha rosmeriga sosame sis iyo sida laysku cayiliyo ❤
@esraaasso6285
@esraaasso6285 Год назад
Masha allah mahadsanid abyo illhy haku xafido beri a tijabina tinta jajabkeda aad i dhibay ❤
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Adiga mudan xabibti😍 Insha Allah tijawi❤️
@Caashocumar-eq7rr
@Caashocumar-eq7rr 11 месяцев назад
Thanks 😊 abayo mcn wan kuku soobiiray 😊🥰🥰😍😍💋
@user-jw3oh1wk8k
@user-jw3oh1wk8k Год назад
Yaasmiin abaayo timaha protein ayaan marsadi marka laba sano kasoo wareegti waxaan ma marsan kara plz iso jawaab
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Abayo maskadan waqtigi rabtid waad marsa karta sababtow wa naturel🥰
@shugriabukar9922
@shugriabukar9922 3 месяца назад
Mahadsanid gacantada Allaha kuu barakeyo
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli Год назад
Masha allaah saa ku sugeynay lee mahadsanid abaayo❤❤❤
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Adiga aya mudan❤️
@hafsoupdi670
@hafsoupdi670 Год назад
Kan gaduud wla hela lkn kan kle hdan heleyn rosmery mku badali kara cilanka meqa mlin la qamirina teda kle cilanka ma saliida ku dhex qasa..جزاك الله خير اختي
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Haa rosmery waku badali karta🥰 Cilanka 6 saac oo yaraan qamiri😊 Saalid waku dheeri kaarta hadi ad rabtid laakin haa helimamin inaad tinta saalid ko qesdid malinta kale❤️
@hafsoupdi670
@hafsoupdi670 Год назад
@@yasminyusrashow8609 شكرا اختي allaha ku sharfo🥰
@salmaabdi228
@salmaabdi228 11 месяцев назад
اشتقتلك كتير يابنت😭😭وين هالغيبة وان شاء الله تكوني بخير انتي وأهلك 😊
@IbraahimMahamuud-pw3xp
@IbraahimMahamuud-pw3xp 10 месяцев назад
Abaayo carbiga sidaan ina ugu hadlo rabaa mrka malin kasta qofkaa kula hdlo rbaa instgramkaga ma iso qori krtaa?
@mariachannel1976
@mariachannel1976 11 месяцев назад
Caleenta gaduudka waa KARKADEE kan kle waxa umalenaa inuu yahay LAVENDER ❤
@mssqosol
@mssqosol 11 месяцев назад
Levender maxa waaye abyo
@fatumaal3435
@fatumaal3435 7 месяцев назад
Lavender maxaa laga wadaa wll
@inantaSomalilandkufanta7766
Yasmin iyo Yusra miss you💋
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
❤️❤️
@zeituunzhire4711
@zeituunzhire4711 Год назад
Xbbti hadanan karkader ka iyo lavenderka hayzan mxan ku badalan karaa izo jwb plz mida kale nozo zame clip ad kaga hadlayzo Oil face zhukran Qli ❤
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Xabibti dhib maleeh rosemary waku badal karta, hadi as hasanin dhib maleeh muhimada waa biyaha tunta IYO basalka ❤️🥰
@FarxiyoMadobeey-et4wm
@FarxiyoMadobeey-et4wm Год назад
Ani waa cusbahay haley so dhaweyo❤
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Welcome xabibti 🥰❤️
@HamdiQurux-ob4zv
@HamdiQurux-ob4zv 7 месяцев назад
Abyo run miya isheg 😢😢tinta ima baxdo mxn sameyaa😢
@nimcomohammed-uz9gq
@nimcomohammed-uz9gq 11 месяцев назад
Yasmiin mahadsanid abaayo 😊
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 11 месяцев назад
Adiga aya mudan xabibti ❤️
@xamdamaxamed7494
@xamdamaxamed7494 Год назад
Abayo waad mahahdsan tahay imisa cisho la khamiirinaa xinaha Mida kale kasoo hadal wajiga saliida leh daldalool iyo madmadawgana leh mahadsanid
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Adiga aya mudan xabibti❤️ Waxad qamirineysa uu yaran 6 saac Insha Allah wanso tex gilina codsigaga❤️
@zeinabhassan560
@zeinabhassan560 Год назад
Masha Allah xbbti may God bless ur hands
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Thank you xabibti ❤️
@ismahaanyukey6492
@ismahaanyukey6492 Год назад
Yasmin waku salamay abyo macanti waa mahadsantahay cilanka kaligis ma marsan kara ❤
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Wcs abayo mcan🥰 May abayo basalka IYO tunka haka hilmamin❤️
@user-oy8ue3bc5d
@user-oy8ue3bc5d Год назад
Mahadsanid abaayo mcnto waa rajaynaa inuu ina naasibo❤ Kuma wayno inoolow😊
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Adiga mudan xabibti ❤️😍
@user-co9ms7rt7q
@user-co9ms7rt7q 11 месяцев назад
​@@yasminyusrashow8609 abayo yasminey ayi cilaan miyaa mse cilaan gooni ah waaye plz reply xppti
@umuhawa1239
@umuhawa1239 Месяц назад
Wa mahadsantahy abyo ilmaha malo marin kara 4sano cml❤
@haalamohamedali398
@haalamohamedali398 11 месяцев назад
Shukran xabiibti
@Selma_abdy
@Selma_abdy 11 месяцев назад
Yasmiiney abayo ifahnsi xina marka mariyo timaha malinta 1aad malinta 2aad miyaa saliid kudarsana tankle ukun maku darsan kara abayo please iiso jawaab 😢
@IqroAbdalla-rg2sj
@IqroAbdalla-rg2sj 9 месяцев назад
Haaa apyo maintains 2 saliid ku qas
@AsiaMohamud-np9ls
@AsiaMohamud-np9ls 11 месяцев назад
Tinteyda hadee Adagtahay saan yelaa inan marsadane waarabaa😢
@inacabdihaayir2518
@inacabdihaayir2518 11 месяцев назад
Wakula qabaa su.aa shaan
@zuleqa2006
@zuleqa2006 10 месяцев назад
Ukun io.cilaan isku darso kadib marso Baamiyahana ku dadaal tinta wey jilcisa
@zuleqa2006
@zuleqa2006 10 месяцев назад
​@@inacabdihaayir2518ukun io cilaan marso Baamiyaha na ku dadaal tinta wey jilcisa
@munonuur-km7zi
@munonuur-km7zi 12 дней назад
Mahad sanid mcnto wan ka faaidnay quruxeyy ❤
@Mssworld2021
@Mssworld2021 11 месяцев назад
Haye hadalka so gaabi😂 abayo cil iqabtay 😂
@nimcoyahmed8994
@nimcoyahmed8994 11 месяцев назад
Lawada geed waxalakadaha lavender iyo hibiscus flower
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 11 месяцев назад
Thank you xabibti ❤️
@bintukamamachannel9099
@bintukamamachannel9099 11 месяцев назад
Abaayo quruxey timaha jilciaada kawasoo waran waana mahadsantahay ❤
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 11 месяцев назад
Insha Allah abayo mcan❤️🥰
@FatmaFatma-io7gh
@FatmaFatma-io7gh 11 месяцев назад
@@yasminyusrashow8609 abayo ubax af carabi maxaa lago dhaha ani sacudi joga 🥰🥰🥰
@Sagaltahliil
@Sagaltahliil 10 месяцев назад
Ano jilciso marsado cilaanka ma marsan garaa iso jwb
@nastehaabdirahmanborow7632
@nastehaabdirahmanborow7632 9 месяцев назад
Asxabey iahega pls cilaanka asbuuci mar miyaan istcmaalaayaa mise, tankle saliida marki lamariyo habeenkii subaxdii marka laga dhaqayo buyo maa lagu dhaqaa mise shampoo
@muudahir7081
@muudahir7081 Год назад
Thanks queen geedka gaduudan waxaa ladhaha karkadeee, rosemary xamar weybuxan ❤😊
@somaliwayn123
@somaliwayn123 Год назад
Intee xamar laga helaa walal qali
@muudahir7081
@muudahir7081 Год назад
@@somaliwayn123 suuqa bakaraha meesha cilaanka lagu gado ayee laga hela nimanka cilaanka gado aya hayo
@somaliwayn123
@somaliwayn123 Год назад
@@muudahir7081 Thanks
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Thank you xabibti ❤️
@haniihm
@haniihm 11 месяцев назад
​@@muudahir7081OK abaayo gar gadeey waan fahany lkn Kan kale maxuu ahaay o rasaasiga ah amba danbasta u ekaay????😮
@bahjamaxamuud9592
@bahjamaxamuud9592 11 месяцев назад
Shukran xbbti midda kle 100k waad gaarteen hooyo natus lol
@Dagandawlo24
@Dagandawlo24 11 месяцев назад
Kkkk wlhi you are so funny 😂hadaba waa idiin sheegy fiyoore guduud maaha aa ka dhcdy waa kuu naqaan Xbbt karkade waaye 😂
@user-mm6wx1hk2b
@user-mm6wx1hk2b 11 месяцев назад
Karkade midka kalena magaciis abyo ani waxan maba aqaanee
@papillonrose5460
@papillonrose5460 11 месяцев назад
Hibiscus and lavenders so what can be relaxed with the lavender I can’t find it
@fatuumabdifatah-cb1uv
@fatuumabdifatah-cb1uv Год назад
Wajiga salida leh sosame sis❤❤
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Insha Allah abayo ❤️
@nafisaahmed4887
@nafisaahmed4887 11 месяцев назад
Haye walaasheey waankusalaamay maashaa allaah macaanto jisaakalaahu qayr abaayo Shukran
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Год назад
Hibiscus: caleenta gaduudan Lavender: caleenta kale❤
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Masha Allah thank you xabibti ❤️
@malabey197
@malabey197 Год назад
Somaali ku dar karkadee waa kan hore lkn kan dambe makasaayi
@mumtazqurux8814
@mumtazqurux8814 11 месяцев назад
Dadna waxaay dhahayaan timaha maalin waliba ha dhaqin kuwana maaalin waliba saliida ka dhaq yaa raacna hee
@ikransaed3314
@ikransaed3314 11 месяцев назад
Malinta laabad miyaa xinaha timaha la marinaya Oo saliid lagu qasaya xinaha 😩😩reer hargeysa hadan nahay wlhi kuma fahmayno aaar ii gurmada I fahansiiya 😅
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 11 месяцев назад
Malinta kowad xinaha malinta labaad salida bees xabibti abayo❤️
@ikransaed3314
@ikransaed3314 11 месяцев назад
@@yasminyusrashow8609thank you sister
@user-ei1pd3mj2l
@user-ei1pd3mj2l 5 месяцев назад
Sida laysku caateeyo ku soo xeji ros meriga speraga sida loo sameyana noo soo gali qali❤
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Год назад
Arabic karkaday aa la dhahaa english hibiscus flower aa la dhahaa.
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Thank you xabibti ❤️
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Год назад
@@yasminyusrashow8609 you welcome!
@munaabdirahmanahmed8730
@munaabdirahmanahmed8730 Месяц назад
6:34 halkaas ayaan ku joojiyey, herbs ayaad na tusaysa mana garanaysid magacyadood, muxuu yahay magaca ku qorna markaad soo iibsatay?
@farxiyonuure4601
@farxiyonuure4601 Год назад
Iscatenta noso gali pless yasmiin sobobsii wllo qali🥰
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Insha Allah sister
@mariaabdi162
@mariaabdi162 11 месяцев назад
Balantiii ha ilaawin inaad mom na tustaan waaayo 100markaa gaaadho balan❤qadanay
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc Год назад
Masha Allah sister ❤
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Thank you sister❤️
@mssdhukuro3401
@mssdhukuro3401 11 месяцев назад
@@yasminyusrashow8609yaasmin abayo timah Keratin iga haleeyay tinta dhan waaa nacay🥹🥹waxaan hada mariyo ma i caawina
@user-ei1pd3mj2l
@user-ei1pd3mj2l 5 месяцев назад
Waa ku cusbahay qali caloosha sida loo jaro no soo gali adoo miisan kaa go in👍👍🥰
@fatimanour2903
@fatimanour2903 Год назад
Masha allah abayo allah haku xafido 💯🙏💖❤
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Thank you abayo ❤️
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 Год назад
Yaasmin fiyoro qalee way mama caliya wey saxa tahay ❤❤❤
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Thank you xabibti ❤️
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 Год назад
You welcome xabti 🥰
@raymaruun3807
@raymaruun3807 Год назад
M.a abayo ani waan cusbahay waana kahelay video kaan waan sugayey
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
So dhawoow xabibti ❤️🥰
@UmuAyrah
@UmuAyrah 7 дней назад
Abaayo mahadsanid ❤
@rihaamhassan6011
@rihaamhassan6011 11 месяцев назад
Asc abayo fiyoro karkadey ayaa ladhaha😂😂😂😂
@user-lc9pb8bb9j
@user-lc9pb8bb9j 4 месяца назад
Abayo wijiiga zaliida leh sozabey ❤ shuugran xapiitiii😢❤❤❤
@Reima691
@Reima691 Год назад
Ayyyy thanks hppti❤❤
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
You are welcome ❤️
@iqrawadani863
@iqrawadani863 Месяц назад
Mansha allhy taemka cusub ayey ka mid ahy ❤
@asaldarwiish3432
@asaldarwiish3432 Год назад
Asc abayo Mhdsanid Horta alle ajar io axasanad alle haka siiyo sad nagu faiideysay❤❤❤ Lkn abayo ciilka intan marsan ma saliid marsada mise ciilka markan marsanyo salid ku dulshuba inshallah inad Iso jwbti rajenaya sis❤🙏
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Ad ayad uu mahadsantahay xabibti❤️ May, salida malinta labaad aya tinta ko qasqasey
@sawdahussein9469
@sawdahussein9469 11 месяцев назад
Kula qas
@salmaabdi228
@salmaabdi228 11 месяцев назад
Ubaxa gaduudka English waxaa lagudaha (hibiscus flower)
@serra599
@serra599 11 месяцев назад
Hibiscus a la Dhaha fiyoro gudud e tiri funny thy wlh 😂
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 11 месяцев назад
❤️😂
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 11 месяцев назад
Waa maasha allah laakiin wax aad isku dertay magyadooda maad sheegtid hee wax leed isku dartay mana naqaane wll
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 11 месяцев назад
Abayo mcan waxad isku dari karkadey levander tun IYO basal biyo ko karkadi markas kaa sur markas cilnn kuu qas ❤️
@alijamaali
@alijamaali 11 месяцев назад
❤masha Allah wn cusbaxay Adiga xita Alle haku fududeyo insha allah
@farhiamohamoud1634
@farhiamohamoud1634 11 месяцев назад
Kan Cas Karkadee ama hibiscus baa ladhaha kan kale xawaashka u egna lavender bn u aqana
@queenzumii6896
@queenzumii6896 Год назад
1 kargadey 2 toon 3 basaal gadud ama caadan midka kale ma kasayi io cilaan intaza aqana wxn rajeyna ina ka fa ideeyn😊
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Mahad sanid xabibti😍
@zaynabidris9280
@zaynabidris9280 11 месяцев назад
​@@yasminyusrashow8609 abayo wancusbahy midka gududka wan aqana.lkn.midka yar yar hadan heleynin maxa sameyna
@Aaminosuleyma2525
@Aaminosuleyma2525 27 дней назад
​@@zaynabidris9280 maxa waye Kan gududka
@RoneyAli-pw4vh
@RoneyAli-pw4vh 11 месяцев назад
Abayo hadii timaha qafiif ahayn. Ay adag yihiin masii adkeynaysa ❤
@hafsoupdi670
@hafsoupdi670 Год назад
Karkadee la dhaha kan gaduudka kan kle lavenderka lkn somaliya lgma helo lkn cilanka noce wye yasminey
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
Ad ayad uu mahad santahay xabibti❤️ Cilanka waa noca cagarka🥰
@khadramohamed374
@khadramohamed374 6 месяцев назад
Abayo wajiga saliid saaid a ayaan leeyahay dul duleela wan leeyahay mad madowna wan leeyahay ee wax layskaga daweeyo iisheeg khayr alle hakusiiyee
@ina_haajiyey
@ina_haajiyey Год назад
Thank you queen❤
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 Год назад
You are welcome ❤️
@fadumo7265
@fadumo7265 11 месяцев назад
​@@yasminyusrashow8609abayo farij ma hesti maxa sameyna kara
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 11 месяцев назад
@@yasminyusrashow8609 Waxa ladhah karag katay Ubah man ee waa karag katay
@fooscali644
@fooscali644 11 месяцев назад
Tinta waa ku wareeray wallhi ilaah qeer haku siiyo
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 11 месяцев назад
Welcome xabibti ❤️
@FatimaAli-hl8nt
@FatimaAli-hl8nt Год назад
Flower hibiscus 😂😂😂
@sundusasad8402
@sundusasad8402 7 месяцев назад
Ani salida isla marka qasa ladhige 😩 mida kale abayo tartib uhadal hadalkaga yaa alla kufahmaya wlhi thank u arintaas ine wax iga dhibeso iso shega plz
@AlHusnaBintuMukhtar
@AlHusnaBintuMukhtar 6 месяцев назад
Abayo ana rabe ina istcmalo maku Faiday mise waku qasarte mise qabke uqasate❤
@sagalhaashi1483
@sagalhaashi1483 11 месяцев назад
Wan kugu cusbahay abayo cilanka intee kaheli kara rer Oslo ahay
@yasminyusrashow8609
@yasminyusrashow8609 11 месяцев назад
Welcome xabibti ❤️🥰 cilanka dukamaha sonaliga ama carabta ayad kaa heleysa ❤️
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 5 месяцев назад
Waaaaw mashaa Allah abaayo waan sameeysanaa tints weey iga daadataa weey iga dhamaatay abaayo iisoo sheeg maaskada iyo rosemary biyahiisa ma isku marsan karaa marbo week ma isku badali karaa ❤jazaakillaahu kheyr ❤❤❤❤
Далее
ROSEMARYGA TIMAHA BILL GUDAHEED KOGU SO DHEREENAYOW
9:42
Нарвался на сотрудника ФСБ⚡️
01:00
MALINTEYDA WAXA QABTAY #my_rajo
13:04
Просмотров 21 тыс.
SIRTA TIMAHA LAGU DHEEREYO BIL GUDAHEED
12:49
Просмотров 100 тыс.
UUR MIYAAN LEYAAHAY? SUAL IYO JAWAAB WITH MAXAMED❤️
11:56
SIDA LEYSKU CATEEYO 5-8 KILO BIL GUDAHEED
21:56
Просмотров 16 тыс.
Нарвался на сотрудника ФСБ⚡️
01:00