Тёмный

Ciraaq oo balanqaaday in ay Soomaaliya ku biirin doonto khibradeeda la dagaalanka Argagaxisada 

BBC Somali
Подписаться 655 тыс.
Просмотров 4,3 тыс.
50% 1

Ciraaq oo balanqaaday in ay Soomaaliya ku biirin doonto khibradeeda la dagaalanka Argagaxisada xilli Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu booqanayo Baqdaad

Опубликовано:

 

8 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 6   
@abdi7932
@abdi7932 22 дня назад
xilimaad caqli yeelanaysaa argagixisada lagu sheegayaa waa maraykan cidii ka dambaysa burburka ciraaq waa maraykan ee abuurtay argagaxisada ee suurad xumaynayaa diinta islamka,
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 21 день назад
Argagixisada aduunka ugu wayni waa Maraykanka Argagixiso aan maraykan ahayni ma jirto
@caalimfx
@caalimfx 22 дня назад
😂😂😂😂😂😂
@user-yi9qq9hw3o
@user-yi9qq9hw3o 20 дней назад
Wax walba nosoo gudbiya Ileen caruur dabo dhilifnimo ku nool ayaa tihiin
@abdirahmanabdilahi4493
@abdirahmanabdilahi4493 22 дня назад
1. MAREEKAN ayaa ah argagixisada ugu weyn ee aduunka 2. Dowlada ciraaq waa mid aad u liidata oo maleeshiyada Iran gacanta ku haysa taas oo dhibaato balaaran ku hayaan Sunniyiinta Ciraaq 3. Daacish waxaa ka adkaaday Caalamka ee waxay ku sigteen in Ciraaq ay gacanta ku dhigaan Waana dowlad maanta ah kuwa fashilmay 😂😂😂 ciraaq miyaa lacag iyo Amni ka doonanay Ugu dambayn RAISUL WASAARAHA maadaama Carabi yaqaan maadaama mudadaan la dhahaye Madaxweynaha ayaa aduunka taga Hamze wax meesha kuma aha xoogaha waxuu u aaday boor iska soo jaf iyo sawir walaahi in Ciraaq faiido loo aadin
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 18 дней назад
Iyadoo ree ciraaq aybka adkaadeen daacish waxaa caawiyey mareykanka oo hub u daadiyey
Далее
БИМ БАМ БУМ💥
00:14
Просмотров 1,2 млн
🛑 до конца!
00:12
Просмотров 26 тыс.
Dhuka - Xiinxala Gabaasaalee Adoolessa 31, 2024
31:33
Booqashada Sacaadadiin waa safka hore.
12:55
Просмотров 72 тыс.
БИМ БАМ БУМ💥
00:14
Просмотров 1,2 млн