Тёмный
No video :(

*Ciyaar Somali - Saylici 

Caweyska Dalmar
Подписаться 811 тыс.
Просмотров 248 тыс.
50% 1

Somali Folklore Dance from Ancient Town Sayla

Опубликовано:

 

1 сен 2008

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 114   
@asmaibrahim7292
@asmaibrahim7292 3 года назад
Ciyarti Al samarooniya Boqortooyo Adal Empire ❤️❤️❤️
@MM-yn9vr
@MM-yn9vr 3 года назад
From Awdal to Djibouti to Dir Dhabe! Viva Gadaboursi culture 🇩🇯🇸🇴
@abdi4329
@abdi4329 2 года назад
😭😭😭 this is ciise culture made in saylac stick to boroma culture
@positivePulse835
@positivePulse835 2 года назад
Horta waxban ka yabe why aad mel kasta reer aad ula ordaysan ma nuu marketing ama iska dhadhuciin ah baa? Ciyartaan Somalida oo dhan aya ciyarta.
@user-co1dv8lr3o
@user-co1dv8lr3o 2 года назад
@@abdi4329 made in saylac by samaroons*
@theundertaker198352
@theundertaker198352 2 года назад
@@abdi4329 ciise were running around but naked whilst the Gadabursis were signing treaties with the British 😂
@abdi4329
@abdi4329 2 года назад
@@theundertaker198352 😂😂😂 the british tried to invade saylac and we massacred them we signed our treaty after we killed their European brothers unlike the subservient Gadabuursi
@husseinkillos
@husseinkillos 14 лет назад
AM very proud that I am Somali. nice dance keep the culture, it is very beatiful to see cayaar somali.
@idalahow
@idalahow 8 лет назад
Ciyaarahan ayan raadinay......Waa ina lanooleya.....Dhaqanka Soomaliyeed Number 1.......I can feel it in Mandera, NFD Kenya
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 лет назад
Waa runta in dhaqanka la nooleyo halkan Ka daawo qaar kale ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-jHXxkDZq8wA.html
@idalahow
@idalahow 8 лет назад
Thank you. Inan dhaqanka Soomalida Kenya, Somalia, Ethiopia iyo Djibouti isu keena...waa lamahuraan
@Kamalahmed-ms9bs
@Kamalahmed-ms9bs 7 лет назад
DALAHOW hdt
@VivaSomalia1
@VivaSomalia1 14 лет назад
WOW it feels so good to see our people keeping up our tradition our way of life. this is beautiful thank you for posting this vid.
@xadiyocise6769
@xadiyocise6769 4 года назад
Markii. Calankayaow. Cawaale. Lalahaa. Eeloo. Heesayay. Ciise. Ma. Isahaa. Yaqaanay. Calanka. Buluuga. Kiisaba. Magaraneyne. Ciyaarta. Samaroonbaale. Uheesayay. Calanka. Soomaaliyeed
@thisismysecondchance8647
@thisismysecondchance8647 2 года назад
samaroon culture buetifull
@sohandj11
@sohandj11 12 лет назад
The old man has got soo much energy mashallah
@adnaadna906
@adnaadna906 4 года назад
Aniga waan jeclahay dhaqankena all love nooso cusboneysiya😍😍
@Weedhsan
@Weedhsan 13 лет назад
asal-keeday Zaylaceey! waa dhaqan ma guuran ah, this one is the soul of the somali culture.
@FashionBIRD404
@FashionBIRD404 3 года назад
Gadabursi culture 😉😉😉
@AbdullahiBarreHudeey
@AbdullahiBarreHudeey 6 лет назад
qurux badanaaa hidiyo dhaqan keena
@musemuse8734
@musemuse8734 6 лет назад
Abdullahi ahmed Dahir hada maad ogaatay? Dagaalka ka hor ayaa tv Somalia laga soodayn jiray meeshan waaxamr waa.hobaladii waaberi befire 1991
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 лет назад
+Muse Muse maxaa xamar waa Jigjiga anaa ka duubay Etv intaan la sameyn ESTV FYI
@musemuse8734
@musemuse8734 6 лет назад
Caweyska Dalmar saxiib ka joog tan mugadisho dagaalka kahore ayeey aheed jijjogo kulaha yaan lagugu qoslin saxiib
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 лет назад
Muse Muse sxb gabadhaha ciyaaraya waa DDSI wali waad aragtaa ETV. Waa kooxda Ilays oo ahayd kooxdii ugu horeysa DDSI intaan ESTV la samayn. Gabadha Fadumo Qarijigood baa ka mid ah gabadhaha. Sxb adiga yaan lagugu qoslin. FYI kooxda Ilays waxaa u badna faniinta gobolka Sitti. Ma taqaan ciyaartan cida leh iyo gobolada laga ciyaaro. Ta kale tv qaranka somaliyeed aana heesa ku duubay sida Khadra Daahir isha sacabka mari. Sxb ma fiicna muranka. Faniinta ciyaaraysa waa la yaqaan, odayga video kale ku jira isaga oo midi ku ciyaaraya Faniintka Muumin isaga dharkaa xidhan buu la heesaya Ubax Fahmo. Halkan ka feerso ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-5izeiX-zG3A.html in ka badan oo sanno RU-vid waxay, 5000 videos ka badan soo galiyey.
@Abufaas
@Abufaas 15 лет назад
This is Hobolada ILAYS BAND FROM JIG-JIGA CITY Ciyaartuna waa Saylici Good Job Dalmar
@alibinali2141
@alibinali2141 4 года назад
ciyaartaan waa jeclahay from. mogadisho
@maxamedcabdilahi6106
@maxamedcabdilahi6106 3 года назад
Saylac.waa.meesha.somalidu.ka.bilawday llbaxnimada
@elmimed1782
@elmimed1782 4 года назад
Ciyaar ti ciisa machallah jubuti imikan loko ciyariya
@zakariaabdallah5333
@zakariaabdallah5333 4 года назад
Samaroon jabouti waydagaan waa dhaqankooga
@faizam523
@faizam523 3 года назад
Gobolka Awdal siiba Zaylac iyo Boorama ayaa laga ciyaaraa.
@faizam523
@faizam523 3 года назад
Gobolka Awdal siiba Zaylac iyo Boorama ayaa laga ciyaaraa.
@todorokishoto5979
@todorokishoto5979 3 года назад
Ciyar ciisa maaha this is originally gadabuursi😂
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 6 лет назад
waxa gaar u leh Ciyaartan gadabuursi iyo ciise waxayna ka timid magalada saylac waxana layidha saylici
@Googaa
@Googaa 15 лет назад
What a dance, Thanks Dalmar!
@niinreernuurah8528
@niinreernuurah8528 6 лет назад
Viva Samaroon Siciid 🇸🇴
@Mario01243
@Mario01243 5 лет назад
@@alecrichman4115 the state is somaliland and the people are somali
@theflagbearer9196
@theflagbearer9196 5 лет назад
@@alecrichman4115 ma ii sheegi karta sababta samaroon Siciid uu raba in u sida isaaq uu go oo. Sidi kale maxa ku diidayn midnimada Soomaaliyeed.
@theflagbearer9196
@theflagbearer9196 5 лет назад
@@alecrichman4115 suldaan wabar, abdi Samatar, madaxa awdal state iyo kuwa kale. Laakiin iga jawaab sababta aye samaroon uu diidi karta Somaliweyn. Teedakale ma ii sheegi karta cid aan isaaq ahayn oo dhibaato uu gaystay reer samaroon.
@theflagbearer9196
@theflagbearer9196 5 лет назад
@@alecrichman4115 samaroon Siciid sida aad uu hadashay uma hadlaan, wa dad aan cuqdad qabiin, waxa aye ila tahay in aad isaaq gadubursi iska dhagaayo in aad tahay. Magac xumada ka jooji gadubursi.
@alecrichman4115
@alecrichman4115 5 лет назад
@@theflagbearer9196 gudibirsi wakwa Somaliland xilka kahayay Somaliland
@deeqaabdi.j3136
@deeqaabdi.j3136 6 лет назад
2018 ? Jecliyaa ciyaar tan 👌😍
@hufana11
@hufana11 5 лет назад
Eesh cala dhaqan 💙🇸🇴💙
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 лет назад
Waxaan ka duubay qaybta Somalida ee TVga Itoobiya wakhti hore, hadda ma soo daayan heesaha ama ciyaaraha wakhtigaas oy Kooxda Ilays sameyn jirtay, dawladda qybta 5aad way is bedashay Koxda Ilays waxaan umalayna in aanay hadda xooga saaan ciyaarta Dhaantadda tan waa gobolka Awdal magaaladda Saylac. Hadaan helo waan ku soo gudbin
@dervishswag3896
@dervishswag3896 5 лет назад
Caweyska Dalmar ... qoraal keeda ma haysaa. This is really good.
@QaloocanHj
@QaloocanHj 15 лет назад
Dalmar, aad baad u mahadsantahay this nice clip, ciyaartani waa ciyaar caana waana qadiimo, Saylici
@changedman4702
@changedman4702 4 года назад
100% adal seylici
@yaxyegood8368
@yaxyegood8368 5 лет назад
Dhaqankaygii alle kuma dooriyo😍😍😍
@alexdnedc2023
@alexdnedc2023 6 лет назад
ciyaartan caadi maahan wallahi weey icajibisay
@AdeerAxmed
@AdeerAxmed 13 лет назад
This is a GREAT VIDEO!! I wish there was more to it.. is there a second part out there somewhere? and does anyone know the lyrics to the songs and can type it up pleaassee?!
@Xariif_1
@Xariif_1 3 года назад
2021 yaa dawanaya 🤣
@fromawdal
@fromawdal Год назад
My beautiful culture 🤍🤍🤍 gadabuursi dance wow 🤩
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Somali dance, stop tribalism sister
@Saylac1
@Saylac1 Год назад
​@@caweyskadalmargadabuursdi are somalis .. You stop being tribalistic and trying to take our culture
@farxiyaabdi6448
@farxiyaabdi6448 6 лет назад
Manshallah Ciyaartaan ciyaaraaha ujecla
@user-yr6qy6eq7n
@user-yr6qy6eq7n 6 лет назад
Samaroon/ issa folk dance
@PirateAhoy25
@PirateAhoy25 4 года назад
dir
@toghdeer01
@toghdeer01 14 лет назад
i agree with you 100%, it;slike you readingmu mind.
@maalikibookshop5823
@maalikibookshop5823 7 месяцев назад
wonderfull dance
@pashun88
@pashun88 13 лет назад
TOOO SHORT! I love this.
@abdallaahmed9032
@abdallaahmed9032 3 года назад
Traditional dance for North somalia 💙🇸🇴
@MohamedAhmed-uw3fu
@MohamedAhmed-uw3fu 2 года назад
It’s a Somali dance
@AB-im6de
@AB-im6de 2 года назад
@@MohamedAhmed-uw3fu it’s a tribal dance nothing to do with Somali or Somalia
@abdibgm5748
@abdibgm5748 10 месяцев назад
​​@@AB-im6deIt has everything to do with Somalia. It is not just a 'tribal dance' it is a Somali folk dance.
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt 2 года назад
Ciyaarta Zaylicidu waxa maqlay inay ka koobantahay 120 ciyaarood oo kala gadisan, oo badankoodii dadkuba iloobeen.
@calisuxufi3641
@calisuxufi3641 11 месяцев назад
Soo soco siraadey
@Updyrahman2
@Updyrahman2 11 месяцев назад
I like culture 🫨i watch 3 times 2:46
@wooyoungswife8850
@wooyoungswife8850 3 года назад
2020 Like
@axdiqoordheere1026
@axdiqoordheere1026 8 лет назад
mansha Allah vivi saylac
@kaymoi6904
@kaymoi6904 13 дней назад
💕💕💕💕💕💕💕🌷💕💕🌷
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 3 года назад
Meeshan jigjiga weeye waaw
@habalayo
@habalayo 15 лет назад
that's what i call ciyarr that real ciyaar somali .
@farisvve
@farisvve Год назад
Jecliyaa dhaqankayga hooyo (beelaha daga gobolka awdal ,jabuuti ayaa lagu yaqaan
@kafiyoguled2725
@kafiyoguled2725 6 лет назад
Wax i bara hadan arkilaha wan baran laha ciyaartan wan ka helay
@ahmedshoqi4043
@ahmedshoqi4043 2 года назад
Ciyarta saylici jabouti
@Deniece1
@Deniece1 15 лет назад
isiiiiii.....waaba halka ciyaar aan ka daalin dheesheeda
@sucadocumar5752
@sucadocumar5752 7 лет назад
waaw cadi ma ahan
@SaidaM07
@SaidaM07 15 лет назад
Hey Dalmar46 can you post part 2, and if you can also post or let me know where i can find the lyrics thanks
@1desta
@1desta 16 лет назад
very nice
@cumardaad5048
@cumardaad5048 4 года назад
Dhaqan Door ah, waase sii dabar Go'ayaa.
@AbdullahiBarreHudeey
@AbdullahiBarreHudeey 6 лет назад
yaasiiinka 🙆
@hibaaqmaxamud3747
@hibaaqmaxamud3747 6 лет назад
Ciyartan waxa laga ciyara hargaysa maxan ciyaray iyo gabily shuba hada wanba uxisay
@adnanmohamed9210
@adnanmohamed9210 5 лет назад
😂😂😂
@abdishakuurck9067
@abdishakuurck9067 5 лет назад
Hooyoy beenwayna rer la yaqaana beenba lo cadabi yaad ismoday ma rer saylac magaca hesta iyo mesha laga ciyaraba wa saylac ciyar gadabursi weyane gadhiga biriga ino qabo
@SaidaM07
@SaidaM07 15 лет назад
Hi Dalmar , i was wondering if you can post the second part and the lyrics as well
@Casha16
@Casha16 12 лет назад
this should be on worldstarhiphop
@meanieeheart4236
@meanieeheart4236 Год назад
Hi 👋🏽 could you please tell me the song used at the beginning? Thank you 😊
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Sung by Nubian singer late Ali Hassan Kuban (Allah Yarhamu) from Aswan Egppt, here is the ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-u-f1byVvW0w.html
@meanieeheart4236
@meanieeheart4236 Год назад
@@caweyskadalmar thank you! just but the few seconds of the song I could tell it was beautiful
@RevoUnity
@RevoUnity 10 лет назад
Can you post the full video?
@deeqaabdi.j3136
@deeqaabdi.j3136 6 лет назад
Musica hore heestisa igu caawiya fadlan ?
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 лет назад
naanii n heesta waa qaada nin aun ahaa Nubian Masar oo la odhan jiray Ali Hassan Kuban waa tan heesta oo dhan ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-u-f1byVvW0w.html
@SaidaM07
@SaidaM07 15 лет назад
Hey Dalmar can you post the second part and also do you know the lyrics thank for
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Месяц назад
9595959555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555595. ti laga soo dhawaystaba ya murwo qatraayqaraneey caday yariiseey samsameey fariidad boqoradtul dumaray ya lagufarxey ya yartayarta wanbva uwata sabirineey teen ya ahey dumar qasatan facyashey faliseyyyyyyyyyyy farxadeey
@CushiticSomalianMale
@CushiticSomalianMale 12 лет назад
hehe i am from Bari Puntland thats part of Somalia, so read my comments correctly next time Kid!
@Samiraaam1987
@Samiraaam1987 15 лет назад
caadi ma aha cayaartan waan ka helay hadaan sida aqoon lahaa ciilbadanaa lol
@UZAAME01
@UZAAME01 5 месяцев назад
Bismilah 2010 maa RU-vid ku jirtay😂😂😂
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 2 года назад
⚘🥰✌💖⚡
@gacal202
@gacal202 15 лет назад
Kaalay Saylaci la'arag, dhaanto la'arag, buraanbur, jiifto, goobile, niiko ciyaarkasta youtube ku aragnaye meeday shiribkii Abgaal? Just wondering - is it extinct?
@Abdi-libaax
@Abdi-libaax 10 лет назад
The men should drop the hats.
@ogolow570
@ogolow570 4 года назад
@Mustafa Yusuf Somali city folk have been wearing Kufi for centuries. This is part of our culture as well
Далее
**Ciyaarta Hirwaa - Si fiican loo ciyaarayo -
4:49
Просмотров 544 тыс.
Somali Folk Dance
3:23
Просмотров 80 тыс.
Big Baby Tape - Turbo (Majestic)
03:03
Просмотров 248 тыс.
Вся Правда Про Хазяевов !
41:02
Просмотров 1,8 млн
DIRIYAM OO HOO DIRIYAM
4:06
Просмотров 367 тыс.
DABBAALDAGGA SAYLICIGA - CIYAARTA LIXAAD.
11:55
Просмотров 472 тыс.
Ismail Dannan Saylici 2020
5:44
Просмотров 8 млн
SAYLICI  - CAYAAR SOMALI -by: Arrowtail
4:31
Просмотров 239 тыс.
Heeso dhaqan
8:53
Просмотров 196 тыс.
idil soo soco
5:39
Просмотров 1,2 млн
Big Baby Tape - Turbo (Majestic)
03:03
Просмотров 248 тыс.