Тёмный

**Ciyaaro Saylici | Nimaan Sasabo & Salaax Aqoon, Sariir Kula Seexda Waa Silice 

Caweyska Dalmar
Подписаться 828 тыс.
Просмотров 63 тыс.
50% 1

FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
Google+ goo.gl/ujFnUz
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram goo.gl/xNluhu
/ dalmar_d

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 32   
@ayaanlef8981
@ayaanlef8981 6 лет назад
Dhaqan Somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍😍
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 6 лет назад
I love my culture dhaqan ciise saylici waa ciyaartayda ❤️❤️👏
@asmadaganiloveawdalsallal1620
@asmadaganiloveawdalsallal1620 7 лет назад
I like my ciyartayda saylici 😍😍😍😍😍😍😍 dadka dheelaya ma garanayan
@bushradeqsan7234
@bushradeqsan7234 7 лет назад
ala jecliya dhaqankeni ciise big lov❤❤💋
@jamiilmedia
@jamiilmedia 5 лет назад
Wll dhaqan ciise maaha waa dhaqan somaliyeed
@medamingo2211
@medamingo2211 5 лет назад
Waa dhaqan ciise halkee soomaalidu ka leedahay dhaqankan?
@aaminacalibadiye8862
@aaminacalibadiye8862 5 лет назад
Rer Jabuti wa idhin jecel nahay. Weynaha cadhaw haidhinka heyo.
@kassimmohamed9541
@kassimmohamed9541 Год назад
😍😍😍👍 mashallah dhaqan wanaagsan
@c.saameelawle1020
@c.saameelawle1020 5 лет назад
saylac dadka daga waa la yaqaan samaroon ba daga ma fiican qabyaaladu lkn waxba yaan sayliciga ciise hooosta laga galin saylacna boqorki ka talin jiray baa loogu magac daray cidu ahana waa la garanaya ciise inder baynu nahe yaynaan iska dhex bilaabin ciyaarta waa loo dhan yahe xigsashadu ma qurux badna idin odhan mayo gadabiirsiyo qudha ciyaara lkn ciisa iyo gadabiirsiba waa ciyaara
@iqrawarsame930
@iqrawarsame930 5 лет назад
Masha alaah viva jecliya dhaqankayka
@ahmedmumin2403
@ahmedmumin2403 9 лет назад
Kkkkkkkkkkkkkk. ." Naa nimaan salaaxa iyo sasabada aqoon sariirta la seexo waa silicee". True. Waa xaqiiq.
@nafisoahmednafisoahmed5571
@nafisoahmednafisoahmed5571 7 лет назад
ahmed mumin hhhhhhhhhhhhh
@ibrahimamina9726
@ibrahimamina9726 5 лет назад
macha'allah jecliya dhaqankayga cisse
@abed7922
@abed7922 5 лет назад
Seylicigii Samaroonka lagu yaqaan ayey ciise bahdileen. Aar maxaa ciyaarta lagu ciyaarey
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 5 лет назад
Kkkkkkkkkkkkkkkk samaroon kulaha ciise wuxu qaadaba samaroon ba leh miya la idinka yaap saylici hada hada baranaysan waban idin barnaye iska ciyaara balse dadbay gaar utahay hirwo wilwile harimaade hanahaban intuba ah saylici 500 oo sano ka hor la ciyaari jiray ila manta ciyaara ee xafajada meesha kala tag aa huuno indho qoyan
@c.saameelawle1020
@c.saameelawle1020 5 лет назад
@@qalbidhayasomaligirl7746 warya laxay madoobe reer baad iska caayaysa adoo cayayaana wllkay baad tahay waxba ku caayi mayo lkn saylac samaroon baa le cida u badan ee dagtana waa la yaqaana ciyaartuna xagaasay ka timi af faransiis iskaga hadal matag baa ku haye huno lagu baray ader nooc walba waanu hadalna ciisana waa ciyaara sayliciga lkn waxba gosha ha gashan waa lagu yaqaan inaad itoobiya futa aabaheed ka dagto saylacna shan baad ku jlogtaan
@ssdisse6701
@ssdisse6701 5 лет назад
@@c.saameelawle1020 saylac sxp waa dhul ciise lakin samaroon baa la dagan.ciyaarahan waa ciyaaro ciise.saylici iyo ciiyaaro badan bu leeyahay ciise weyne markaas ku qasbo ku qadi maysidka joojiya.
@ahmedmumin2403
@ahmedmumin2403 9 лет назад
Maashaa allah nice. Thanks cawayska dalmar
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 лет назад
You welcome
@nafisoahmednafisoahmed5571
@nafisoahmednafisoahmed5571 7 лет назад
ahmed mumin waaaaaaw waaad Shi daaan tahiiiin walahy kkk
@dhegadheer2600
@dhegadheer2600 7 лет назад
yaa waaye doqominta dislike saarey 😬 dhaqanka maxaad ka ogtihin ciyaal dhaqancelis waxiid waa salamantihin saylicinta walishina moqdisho ka socto
@melaninqueen5344
@melaninqueen5344 6 лет назад
Señorita 7 maybe ethiopian waa lol
@dhegadheer2600
@dhegadheer2600 6 лет назад
Nahwa Farah maybe 😂😂😂
@aahaah4521
@aahaah4521 5 лет назад
Saylici wa ciyaarta somali uu qurux badan danto ba la raaba ins saulici la garabdiiko oo sida xabashida loo badalay 98
@jamalmohamed1309
@jamalmohamed1309 6 лет назад
That’s was beautiful to watch.
@raxeyeefarah7748
@raxeyeefarah7748 5 лет назад
Cise malablow heloyinkaa dhaganka ku ficaantiii nachallah
@medamingo2211
@medamingo2211 5 лет назад
Dhaqan ciise
@sameralmasri9471
@sameralmasri9471 7 лет назад
CLICOSS ninki garani aya garaan
@sacdiyofooljaawe5459
@sacdiyofooljaawe5459 5 лет назад
Ciisa madidooda dheeraan badanaa dadka gadaalka taagan way dureysaabee
@nihataslam5563
@nihataslam5563 5 лет назад
Middi maha ee waa qolxaad.
@samadabara4792
@samadabara4792 7 лет назад
Dhaqan ciise
@samadabara4792
@samadabara4792 7 лет назад
Dhaqan ciise
Далее
Ciyaar Somali - Hare Mahe
5:24
Просмотров 18 тыс.
Ciyaar Saylici
8:06
Просмотров 21 тыс.
Ciyaar Somali | Hare Maahe
7:58
Просмотров 48 тыс.
*Kooxda Ilays | Heesta Kabadda
1:30
Просмотров 88 тыс.
Ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka Jabuuti
4:53
Просмотров 347 тыс.