Тёмный

Coll Cabdi Salad Cali - Wareysi 1/4 - Sarkaalki igu sareeyay ee ku dhaawacmay 1977 

HANOOLAATO
Подписаться 496 тыс.
Просмотров 64 тыс.
50% 1

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Опубликовано:

 

16 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 84   
@anisamoalin8552
@anisamoalin8552 9 месяцев назад
Masha allah jecliyaa awoowe yaasha iyo Ayeeyonkena Somaliyeed illahayow cimri dheer ku sii
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 9 месяцев назад
Odeyga Waa Reer Magaal Allah xafido. Hanoolaato Guuleyso Abti ❤❤❤
@Cawadcali
@Cawadcali 10 месяцев назад
I can't wait part 2 and others, tell us releasing time ayaanle
@shantagees9425
@shantagees9425 10 месяцев назад
Ayaanle knows Somali oo dhan by first name bases kkk. qofkii lasoo qaado profile buu ka hayaa amazing research.
@cumarsolla
@cumarsolla 9 месяцев назад
10jirka 1953joogay wuuka caqli badnaa 30jir 2023 cajiiib.😮
@daahirdaar5812
@daahirdaar5812 7 месяцев назад
😁 mansha Allah very good history hanoolato mahad sanid adeer wuu mahad sanyhy
@munahussein9687
@munahussein9687 10 месяцев назад
Masha Allah cimrega Allaha u barakeyo
@libaan2051
@libaan2051 10 месяцев назад
Asc mudane ayaanle waadku mahadsan tahay barnaamijkaan waraysiyada ah runtii xog daaha ka qaadaysa wixii lasoomaray mudane taariikhduna way ku qori doontaa insh.allaah mudane ee horay usoco
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 10 месяцев назад
79 years m.a allaha kuu siyaadiyo awoowe cabdi salaad cali 😊🎉❤
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 10 месяцев назад
(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 9 месяцев назад
sidu shegay tarikhda u dhashay marka laa ego waa 81 jiir
@abdirashidahmed2725
@abdirashidahmed2725 10 месяцев назад
Maasha Allah waa ku diirsannay taariikhdan hallaasiga ah.
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 10 месяцев назад
Masha Allah Ayaanle wadani dhab ah Allah ku dhowra
@moussamomed3890
@moussamomed3890 9 месяцев назад
Hore usocco sxb
@RaxmaCabdiraxman-q7p
@RaxmaCabdiraxman-q7p 10 месяцев назад
M.a hanoolato aad baad umahadsantihiin
@yaraankaofficial692
@yaraankaofficial692 9 месяцев назад
Aderkey c/lahi insaaniya wa dir waliba Surre
@The-informed
@The-informed 10 месяцев назад
Ayaanle waa legend tariikh ku qori doonta, cimriga allaha dheereyo
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 10 месяцев назад
Qabyaaladda dhan halkaas ayay ka timid qabyaalad badanaa bismilaahi
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 10 месяцев назад
Barii Nugaal iyo mudug baa majeerteenyo la oran jiray
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 9 месяцев назад
Bari iyo Nugaal ayaan u maleyn jiray mahadsanid.
@CaliGeelle-v1s
@CaliGeelle-v1s 10 месяцев назад
Dadkii hore wanaagoodu dadka oo aniga ku jiru wee ka xadid iyo wanaag iyo faji badnaayeen . Waxaana udheerey qaladkooda wee garajireen weena cafisdalban jireen❤
@Sheekoxarir56
@Sheekoxarir56 10 месяцев назад
Please iso boqda asxabta hanolato
@somalihanolato741
@somalihanolato741 10 месяцев назад
Shaah mar horay bilaaben adeer warqadihii somalikkk
@drbuux4429
@drbuux4429 10 месяцев назад
Ilaahay ha barakeeyo, hana inna gaadhsiiyo waddankeena oo amni ah sharaftiisii soo laabatay.
@buralewarsame-yt1dj
@buralewarsame-yt1dj 10 месяцев назад
Asc ayaanle dee soo soco hargaysana kaalay rag badan oo xog ogaagala joogee
@nuursh2895
@nuursh2895 10 месяцев назад
Hanoolaato slaaan zare
@abshirali313
@abshirali313 10 месяцев назад
👀 See u in Gaalkacyo
@CaashoFaarax-vj1pv
@CaashoFaarax-vj1pv 9 месяцев назад
Ayaanle waad mahadsantahay aad baan uxiiseyaa taariiqda
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 10 месяцев назад
Mr ilyare waxuu noo sheegay in Muse Boqor Iyo R/wasaare C/ciise ay isqilaafeen laakin Mr ayaanle ma sii suaalin waana qisada u sabab ah qilaafka reer majeeryeen iyo soomaalida kale ee oranaya waxaa rabaa sax ah.
@abdia9872
@abdia9872 10 месяцев назад
Waa waraysi xiso leh iyo waayo waayo.
@fatumaali1463
@fatumaali1463 10 месяцев назад
Korneyl salaan sare runtii waxad igu leedahay abaal aniga iyo itii fahmaysa lkn 77kii aniga si khaasa ayuu ii taabanayaa 😭😭😭😭
@CabdiNaasir-mr4im
@CabdiNaasir-mr4im 10 месяцев назад
Wcs waad ku mahad san tahay alle haka ajir siiyo waxaan wax badan u bahi qabnaa wax badan nagala qariye in aan ogano aad bananka so dhigto
@Sheekoxarir56
@Sheekoxarir56 10 месяцев назад
Please iso boqo
@abdoshMo
@abdoshMo 10 месяцев назад
18:00 😂😂😂😂😂😂 23:00 Qof somali ah oo khaladkiisa qirtay hhh 26:00 Xaaaji shaneemo galaya kkkkk
@akhalif579
@akhalif579 9 месяцев назад
Waa runtiis waxaba gaalo laheyd hadana waxba ma dhaanto PhD ayaan qaatey dhabtana waa ogahay. Thanks kornel cabdullah
@akhalif579
@akhalif579 9 месяцев назад
Kornelka waa very funny kkk waa nin daacad ah. Taarikh fiican sidii la aha.
@muhyaddinxaajiabokor3338
@muhyaddinxaajiabokor3338 10 месяцев назад
Waaw Ayaanle nin xogbadan haya ayaad maanta soo qabatay.
@xikmad7
@xikmad7 9 месяцев назад
Waayajoogaan allaha barakeeye Hadalkiisa waxaad kafahmeysaa in Qabiil wax ku qeybsiga waligiis uu jirijiray balse uusan qaabdaranaanjiray hada sida uuyahay oo ii qaabdaranyahay
@sadiiqsaid3685
@sadiiqsaid3685 10 месяцев назад
abtiga macan cabdi salaad Ali
@NimcoFf
@NimcoFf 10 месяцев назад
Bilaash baad udhaawacantay
@ayubsoldad9464
@ayubsoldad9464 10 месяцев назад
Xoolo ilaahay baa tahay
@NimcoFf
@NimcoFf 10 месяцев назад
@@ayubsoldad9464 ma ka gun dhaashay hadafka askartaasi ku dhamaadeen saw iska jeedin la iska jeedinayo ciidan ka ma ahayn lax yahay
@sharmakealiabdi8591
@sharmakealiabdi8591 10 месяцев назад
hoolo tuur leh aa tahay
@bishiali1671
@bishiali1671 10 месяцев назад
Dalkiisa ayuu difaacayey
@abshirali313
@abshirali313 10 месяцев назад
H noolaato
@Sheekoxarir56
@Sheekoxarir56 10 месяцев назад
Please iso boqo
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 10 месяцев назад
Anigoo xurmo u haya adeerkey Mr R/wasaare C/risaaq wuxuu qaldan baalansigii taasina waxey keentay ina Siyaad barre oo ciil qabe ahaa uu xukunkii boobo dabadeedna dhibaateeyo Madaxweyne iyo asagii laftigiisa.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 10 месяцев назад
Quruxdu 🌷🌷waa 🌷🌷u❣️💕💕💕💕💕💕💕dhalasho 💯💗❣️❣️🌹🎊(MASHA’LLAH ❣️❣️❣️❣️❣️TABARAKA’LLAH)👏💯🙌🤲🎊❣️❣️❣️🌷💕💕💕💯💯♥️❤️‍🔥✨💓♦️(JAZAKALLAHU) 🤲🤲🤲❣️💕💕💕💕💕KHEIRAN 💞🎊❣️🌷💯🌹🌹💯💗(RABBI) CIMRIDHEER 🌹💯💗❣️🤲💞💗💗💗CAAFIMAAD 💯🎊❣️❣️💞💞💞iyo CIBAADO🌹🎊🕌🎊💞💞💕🌷🌷suuban 🤲🌹🎊❣️🌷💗haku siiyo(ALLAHUMA AAMEEN)🤲💗💕💞🌹🌹🌹💕💕💕🌷💯💞🌹🌹💗💗🎊
@SaladMohamed-n5h
@SaladMohamed-n5h 10 месяцев назад
Hadii laaluushku caadi ahaaa xiligaas. 1964. Maanta maxay noqoneysaa. Cajiib
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 10 месяцев назад
Anigu waxaan ka mid ahaa dadkii wax barashada dibadda ah waxaa dadkaa ugu tiro badanaa ee joogay itaaliya waxey ahaayeen reer waqooyi bari.
@mahadyousuf5458
@mahadyousuf5458 9 месяцев назад
Ayaanle qabiil wa ka sareeya. Qaran buu matAla. Taariikh buu aruurinaya. Dadka allaha caafiyo. Qabiil waa cancer
@ilyare99s
@ilyare99s 10 месяцев назад
Oday Soo SHaqeeyay weeye Ayaanle waad Ku Mahadsantahay inaad Taariikh Badan Reebtid
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 10 месяцев назад
Mr ilyare wuxuu noosheegay in deegaanka waqooyi bari loo yaqaaney lama gaaraan asagoo ula jeeda in shaqaalaha in loo badalo ay necbaayeen laakiin ma jirin wax dhibaato ah oo cid u geysatay inta badanna wadanka wixii jirey xillligii dowladda rayidka ah ilaa kacaankii waxaa u sahmi badnaa dadka reer waqooyi bari.
@bishiali1671
@bishiali1671 10 месяцев назад
Beenaale baad tahau dhibaato ku filan waa loo gaysaysay hal mashruuc oo dowladu sii shay sheeg marka laga rebo mashuricii u danbeeyey ee wadad lamig ah iyo dakada qabyada ah booso lagu dhisay 1986
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 10 месяцев назад
Mahadi hakaa gaadho ayaanle dadka nocaano kalaa oo aan cuqdada qabin waya badan soo joogay waraysiyadooda so badi
@CasirCali
@CasirCali 10 месяцев назад
Hanolato 1:35
@geeskabarimedia9799
@geeskabarimedia9799 10 месяцев назад
Qarada madaw sorry af ninweyn maha
@ayubsoldad9464
@ayubsoldad9464 10 месяцев назад
Khibradii dagaalkaas laga helay in LA diraaseeyo oo kulliyadaha ciidanka lagu dhigo baa fiicnaanlahayd
@abobasement346
@abobasement346 9 месяцев назад
Yarkan waa munafaq u shaqeyah UAE 🇦🇪 war kan iskah ilaliyah moryankan hadu sharaf leyahay dhulkisah bu wax u tarih lahah hadalkisah wax bu wax ku qariyah
@OmarHaji-rn3tz
@OmarHaji-rn3tz 10 месяцев назад
Ayanle wad mahad santahay halka kawad odayga okala wayo araga lobahan yahay
@falatoking1761
@falatoking1761 10 месяцев назад
Ayaanle legend howl culus ayaad umada u haysaa.
@CabdiNaasir-mr4im
@CabdiNaasir-mr4im 10 месяцев назад
Waad ku mahad san tahay wax qabadkaga manta inta adoowo codkoga in ey mel garsiyan waxa masuliyad kasRan in bushAda la wacyi giliyo lagana qabto oramada dulanka ku ah somali
@mahadabdi3195
@mahadabdi3195 10 месяцев назад
Kkkkkkkkkkk somalia 🇸🇴
@GuledWarsame-q3l
@GuledWarsame-q3l 10 месяцев назад
Kkkk
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 10 месяцев назад
war ragga waa kuwi dagaalka bilaabay
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej 10 месяцев назад
Majeerteen leh muxu uu wareysta ninkan xawadle. Maxa ka khaldan. Nin majeerteen ah xita dawaaco kuma aminey wayo somali iney yihiid ma aminsana
@UdaraVj
@UdaraVj 10 месяцев назад
Taariikh Somali oo aan Majrteen ahayn miyaa jirta. Tii Siyaad Bare waa shuuciyad iyo dictator, adiga tiinu waa bililiqo, kufsi , boob. markaa is deji inta Taariikhda Somalia ugu wnaagsan waa intii Majereteen talinayeen waad se ku caasiden oo isugu tagteen. Dagaalkii 77 waxa ugu badnaa oo hogaaminyay Majerrten waxa ku xigay qabiilka isaaqa waqqoyiga, adigu gawaarida baad is ka tuuri jirtay si aad uga baxsatid dagaalka.
@EngYounis
@EngYounis 10 месяцев назад
Waa wriye somaaliyeed. dadkuna sidaad ufakaryso uma fakaryaan
@bishiali1671
@bishiali1671 10 месяцев назад
Adigu reraha maxad magacood ka rabtaa waxaad aaminsantahay aday gaar kuu tahay
@nahibo721
@nahibo721 9 месяцев назад
Walaahi bal maxaa laga waraystaa madheerteen oo taariikh leeyihiin
@bishiali1671
@bishiali1671 9 месяцев назад
@@nahibo721 taariikhada adi maxaa kaa galay taada ka hadal
@Fatisahro
@Fatisahro 10 месяцев назад
Ayaale waqtigiisii wuxuu ku dhumiyay dadkii soo maali kala geeyay waraysi been ah inuu kaqado meshu radinlaha inta wanaga jecel dollar kacaanka dawlad kama horayn kamana danbayn adi cuqdadu yayna waqtigaaga dhumin
@ilyare99s
@ilyare99s 10 месяцев назад
Sug qaybaha xiga hadagdagin ninkaan kacaanka wanag bu ka sheegayaa.
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 9 месяцев назад
Afweyne ayaa Wadankeena halkaas dhigay oo Dowladdii lagu aaminay oo darajada iyo Booska taliyaha Ciidankana u dhiibtay inqulaabay dilayna Madaxweynihii Wadanka iyo Saraakiishii sarsare ee Ciidanka. Markaa Maxaa lagu amaanaa? Gedo markii uu u qaxayna waan ogeyn sidii uu qabiilka xun uu ku kaa qaybshay reerihii uu ka dhashay ee uu degaanka ugu tagay.😊
@imtheflashx
@imtheflashx 10 месяцев назад
AYAANLE oo qandaraas kusoo qaatay beentooda inuu soo bandhigo shaqsiyaad majeerten ah si uu ugu gudbiyo umada Soomaaliyeed .
@abdoshMo
@abdoshMo 10 месяцев назад
Nasiib daro ayaaanle intuu muqdisho ka baxo ilaaa beledweyne oo nabada ma mari karo oo dadka halkaas ku nool mawaraysan karo
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 10 месяцев назад
Kula yaabi maayo masngaab baad tahay nin dalkiisa difaacisa udhaaeacmay baad ku been abuuranaysaa masngaab qabiil kumeerayso
@popliipaan56
@popliipaan56 3 месяца назад
Langaab aan tariikh iyo sarakiil somalia magac kulaha anan lahayn bathy 😂
Далее
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
Просмотров 468 тыс.
askartii garabcase lagu laayey 1977
28:54
Просмотров 9 тыс.