Cashirkan waxaan ku sharxay 'Confidentiality and Anonymity' marka la joogo cilmi-baarista si guud iyo Focus Group Discussion si qaas ah. Haddii aad u baahantahay koorsadan oo dhameeystiran, fadlan igala soo xiriir emailkan: researchmethodssomali@gmail.com
15 сен 2024