Тёмный

CREAMKA AAN WAJIGA MARSADO//ROUTINE SKIN CARE 

IFRAH QALIIF
Подписаться 259 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 48   
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 7 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 7 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Tea_ehlu_dikri
@Tea_ehlu_dikri 7 месяцев назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
@Rayaan277
@Rayaan277 7 месяцев назад
Kusaliya rasuulkeena محمد صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼
@najahaddey5572
@najahaddey5572 7 месяцев назад
Wajiga markaa dhaqeyso abyo si xooga daamanka hoos ha ugu jiidin wajiga kor kor u dhaq ama gees gees sidaa hada biyaha u marineysid daamanka ku dhaca
@amalosman9338
@amalosman9338 7 месяцев назад
Sababta ay wajiga xaaf kuugu yeelanaayo waa garxiirta aad ku xiirayso wllo iskadaa bahashaas aad bay kuugu badinaysaa
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 7 месяцев назад
Manshaallah basbaasna haka rebin 🥰😂😅
@ju4965
@ju4965 7 месяцев назад
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 7 месяцев назад
Mashallah gaarisadeena❤❤❤
@maryanmaxamuudcumar6712
@maryanmaxamuudcumar6712 7 месяцев назад
ifraaxeey abaayo baraarka in laxiiro waa danbi
@najahaddey5572
@najahaddey5572 7 месяцев назад
Chandeni ga wxa ku jiryo maado la dhaho mercury waxaa sun madadaas dhibaatadeeda mustaqbal io mrkaa weynaato buu kugu so baxaysaa iska badal abyo
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 7 месяцев назад
Diamond white ka may ku jirtaa mercury
@najahaddey5572
@najahaddey5572 7 месяцев назад
@@khadramaxamud1632 byo white ka aqaano lkn cream ka snail la dhaho mrso asaga herbal ah wax dhib ahna ma leh
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 7 месяцев назад
@@najahaddey5572 muxuu taraa qali ma marsatay adigu, maku cadaynayaa
@harimbalmy5765
@harimbalmy5765 3 месяца назад
nayaa doqonyahey rotin micnahisa mataqanid miyaa wax baro kadib noso duub anagaa wajiga bas nagu dhaqanay areebayahey
@nahidamohamed9844
@nahidamohamed9844 7 месяцев назад
Ifraah abayo cream ka oo lugaha iyo gacmha soo gali please 🥺
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 7 месяцев назад
M.a ❤
@FsjejdgGhej
@FsjejdgGhej 7 месяцев назад
Chandanii cimri dag dag ledahay iska daa abayo
@iqraudgoon7457
@iqraudgoon7457 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂alla ifraxy waa qoslay walhi kow horta hadey kareemadu kaa dhamadan caajiska anaa iska yabana meyla qabtaa tan labad mar hadad marwo noqto jaanis xumo aaba kugu dhece dawada waqti ficn uma heleysid aney i heystaa
@Alhamdulliha12345
@Alhamdulliha12345 7 месяцев назад
Ifrax khladk samaysay waxaa waye wajiga marka la xiirto 24hrs waa inadan waxba marin waayo duleelka wajiga dhan oo xada ka gurtay ba furan marka aniga kusheegaya khaladka gabdha badana sameya arka
@AyannHassan
@AyannHassan 7 месяцев назад
Gacamah maxa isticmasha bayo😊
@SafaAxmed-tw9rv
@SafaAxmed-tw9rv 7 месяцев назад
Xagaa laga helaa wll❤
@amal7147
@amal7147 7 месяцев назад
Aniga kula mid aah😅
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 7 месяцев назад
Xiiritaankanayaa sii badiyo
@MohamedJimcale-i9t
@MohamedJimcale-i9t 7 месяцев назад
Ifraxey wajiga maubaqaysid sakiin waahalis
@ifrahziciid1673
@ifrahziciid1673 7 месяцев назад
Naya walalo waxay ba hashan aad wajiga kuxiraysa acuudu
@haniibrahimmaalim4971
@haniibrahimmaalim4971 7 месяцев назад
Maxakudarsata abayo
@ekramosman6012
@ekramosman6012 7 месяцев назад
Indhaha ka Lakisha mercury waxladhaho aalujirta ilmahana ladhalaayo wuunabaadguuriyaa
@AmaalMaxamuud-n3p
@AmaalMaxamuud-n3p 7 месяцев назад
Wll tan wey kugu badinaysaa xaada sakiinta ayaa dhaanta waxba ma garaafayse
@hodanhaboon893
@hodanhaboon893 7 месяцев назад
Abaayo anaa arkay craemaka mugsishaa jogaa kwrn hee😅😅😅
@AsmaAbdallah-s1w
@AsmaAbdallah-s1w 7 месяцев назад
Ifrax muuse wanjecladey maisisit ❤
@iqraudgoon7457
@iqraudgoon7457 7 месяцев назад
Meqey soo waday markey kusoo jabtaa ledahy isii😂 yey talefanka kaga soo dhex bixin
@MohamedJimcale-i9t
@MohamedJimcale-i9t 7 месяцев назад
Hhhhhhhhhhh
@nuurtoaxmed12
@nuurtoaxmed12 7 месяцев назад
ifraax Aniga marsado 2sano
@SaynabYarey-v9z
@SaynabYarey-v9z 7 месяцев назад
❤❤❤❤m.a
@ladanjama4222
@ladanjama4222 7 месяцев назад
Sakiinta wajiga isticmaal tan ayaa labada kaa garaafaynaysa qali labada tanaa xun
@YaraOoni
@YaraOoni 7 месяцев назад
Bisinka naa wll waxan iska daa ya wajiga lagu xiirto logu talo galay so ibso 😂😂😂
@quenwafa7790
@quenwafa7790 7 месяцев назад
Ma jecli bay tiri 😂
@haboondiini-fz5fh
@haboondiini-fz5fh 7 месяцев назад
😂Chandanii aa😂ifrxey manugu aqrinozaa beenta😂
@wardaxasan6773
@wardaxasan6773 7 месяцев назад
Natus ceremka wajiga
@Sapna_xusen1
@Sapna_xusen1 7 месяцев назад
Ifrax ramadanka ma u adegan rantid miyaaa❤
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 7 месяцев назад
Way adeegatay 😂😂😂
@NawaalXuseen-ks4zi
@NawaalXuseen-ks4zi 7 месяцев назад
Wlh isku dooqaa nahay wax kale maba aaminsani jandani Lee marsada
@ashaomar6719
@ashaomar6719 7 месяцев назад
😢😢😢
@SamsamAbdi-f7k
@SamsamAbdi-f7k 7 месяцев назад
Naa yaan gar kaasobixn bisinka
@Halimayyyyyyyy
@Halimayyyyyyyy 7 месяцев назад
😂😂😂😂
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc 7 месяцев назад
M.a❤
@khadroali7142
@khadroali7142 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂
Далее
MAALINTA 1AAD RAMADAAN ROUTINE
11:37
Просмотров 191 тыс.
Ванька пошел!!!! 🥰
00:18
Просмотров 285 тыс.
ROUTINEKEENA DAILY LIFE IYO JAWI ROOBAAD
10:47
Просмотров 1,6 тыс.
MAALINTA 13AAD RAMADAAN ROUTINE
8:03
Просмотров 111 тыс.
MAALINTA 3AAD RAMADAAN ROUTINE
16:24
Просмотров 127 тыс.
MY ROUTINE CUNTOYINKA CAFIMAD U WANGSAN UURKA
7:21
Просмотров 42 тыс.
Ванька пошел!!!! 🥰
00:18
Просмотров 285 тыс.