Тёмный

Creamka qoraxda kuma anficin ? Fiirso video gaan iyo hadaa sensitive tahay ba 

Namrahani-skin
Подписаться 24 тыс.
Просмотров 3,2 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@fadumoshire1157
@fadumoshire1157 Год назад
Plz abayo iso jawab ado Skin care kagi isticmalay o karenki qoraxda ku marsanyahay Dusha maka narsankarta qajarada madow like kan kunarsan o kale
@qaalicadey3640
@qaalicadey3640 Год назад
Abayo wax bdn kaa faaiday qayr rabbi haku siiyo
@amishaaliminiyaal2827
@amishaaliminiyaal2827 Год назад
Kee u fiican qof waji qaleel abayo isoo jawaab
@Farhia_ali
@Farhia_ali Год назад
Maasha Alaah Abaayo
@queen22-r7p
@queen22-r7p Год назад
apyo kaso hadal beuty of joseon waa product korean ah✨
@boqoradanantes7483
@boqoradanantes7483 Год назад
Kaso hadal carurta carmka qoraxda e carurta wara wakhtiga samarka lomariya ani gabadhida 6bil jirta uso ibiya samaka ilmaha somariyo waxba qoraxdu ma mabobiso ilmaha ❤
@ramiizahmed1001
@ramiizahmed1001 Год назад
Maasha allah
@salmarashiid2744
@salmarashiid2744 Год назад
Wan ku amiinsamhy qli horo uu soco
@asmaamoha2033
@asmaamoha2033 Год назад
Abayo collagen kaa lacabo oo bordharka kaso hadaal nocyada ugu ficn iyo dadaka lagu usticmali karo iyo faaidadaisa byo plz
@malyunahmed1408
@malyunahmed1408 Год назад
Asc abaayo wan kusalamaey waxan ahay dadka Dry iskin cream ka qoraxda kan jirka dhex galaaya waxan kunoqon madoow waxan jogaa somaliya waxa fican lama keno kad hada hayoso oo jirka dhagalaya wuyala waxan ku noqda madow
@boqoradanantes7483
@boqoradanantes7483 Год назад
Baby sunscreen took you crème baby sunscreen 👍👍
@amishmaxamed3043
@amishmaxamed3043 Год назад
Inta lagala so xariira abayo iso jwab
@ifraaxaadan2365
@ifraaxaadan2365 Год назад
Abbaayo Midka aad haysato oo kale ee LA ROCHE POSAY, ayaan isticmaalay wajiga ma galayo oo cadcad buu iga yeelayaa, waxaan kaloo tijaabiyey mid korean ah asna cadcad buu ii yeelayaa oily waa ahay marka mid oily u fiican oo jirka galaya ii sheeg?
@boqoradanantes7483
@boqoradanantes7483 Год назад
Mashallh ❤
@hilkashanshi2548
@hilkashanshi2548 Год назад
Wa is cadeeyaa abayo ma isticmaali karaa retanol ano kimikal marsado malinti habenkina retanolka ma isticmali karaa
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
😂😂😂 Abaayo isticmaal kuma dhahaayo ani lakin iskufiiri
@laylaabdirahmanmohamed9950
@laylaabdirahmanmohamed9950 Год назад
Asc abayo ma istic maalikartaa hooyo uurle kareenka qoraxda
@aminahagi688
@aminahagi688 Год назад
glycolic acid mamarsangaray anigo nabra igu yaalo 5:27
@fuaadnuur2621
@fuaadnuur2621 Год назад
Abayo micronedling marka sameysato ka dib wax yaabo qaar la marsada lkn adiga waxa tiri cream bis la marsana tiri
@ikaraanmohamuudabdi6517
@ikaraanmohamuudabdi6517 Год назад
Aniga wlh markii 3 xaad ku qasaray🥺🥺
@nimcosagal1044
@nimcosagal1044 Год назад
Wlo sogali scrubs dadka qalalan
@baarliinaxmed6109
@baarliinaxmed6109 Год назад
Abyo qof saliid leh ma isticmali kara kareemka kimikaalka ah kaas aan ka helay sasbabto ah jirka dhexgalya oo kama muuqanyo tiri
@luulaladan6314
@luulaladan6314 Год назад
Sidaa markasta u soo koob vedioga wllo
@sacdiyokaafi9394
@sacdiyokaafi9394 Год назад
Wajiga qafiifay ee gaduudanayo maxaa xal uha abyo oo skin care ah
@HabibaMohamed-lu6sb
@HabibaMohamed-lu6sb Год назад
Dawada kadaa marka hore
@najahali9926
@najahali9926 Год назад
Korean sun screen ka so hadal Hno
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Haye Abaayo
@deqomohamed9037
@deqomohamed9037 Год назад
@@namrahani-skinabayo mcnto wajiga salii iyo haraha maxaa ufican isheg
@faadumoaadan918
@faadumoaadan918 Год назад
xbbti waxa ficn iisheeg suncream
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Wxaan Hada sheegay maad fahmin miyaaa
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 Год назад
@@namrahani-skin Vitamin C-serum indhaha hoostod mala marin karaa habeenkina malagu seexan karaa
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Haa Abaayo
@faadumoaadan918
@faadumoaadan918 Год назад
@@namrahani-skin xbbti maye wan famya lkn xaga creamda ka wada
@ayanabdi6293
@ayanabdi6293 Год назад
Abayo Korean creams badan makaso hadli jartaa Jasakallah kheyr
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Haa abaayo
Далее
Ромарио стал Ромой
00:46
Просмотров 173 тыс.
MORINGA FACAIL MADMADOW, FIN DUQNIMO WAKU DAYSAY
27:36