Тёмный

Cryptocurrency Somali: Live Sida suuqa looga faa'iidaysto 

Eng. Abdishakur Mohamed
Подписаться 186 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
✅Subscribe
🔔Notication-ka furo
🟢Offer: linktr.ee/abdi...

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 101   
@bossgulledchanel4855
@bossgulledchanel4855 4 месяца назад
Ustaad first view aad ku tagersanahay
@HassanAli-br2pc
@HassanAli-br2pc 3 месяца назад
0
@abdirahmanabdillahi3537
@abdirahmanabdillahi3537 3 месяца назад
Wax aqoona meesha kuma hayside umada ha dhicin ale kabaq 327$ macquul maaha oo ad masakiinta kaqado oo ad cilmi hagagsana bariweydo adi iyo geele bashiirba umada wd dhacaysiin aqoona mesha kuma haysiin xitaa suuqa ma analys karaysiin ale kabaqa oo xaranta iska ilaaliya waa iga codsi🙏
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 4 месяца назад
Saaxibada waa idiinka mashquulay maalmahan, alx waa soo laabanay, waa u mahad celinayaa walaalihii ii walwalay iyo asxaabtii isoo raadiyay guuleysta
@cabduqaadiribraahim758
@cabduqaadiribraahim758 4 месяца назад
Masha alaah my pro kawaran lungaha
@Wardaaliii
@Wardaaliii 4 месяца назад
RU-vid channel cashard noo Soo dhamestir
@haawakiin-y8l
@haawakiin-y8l 4 месяца назад
Wll cionka 50 dolar ka so laabty magacisa iso qor
@abbasmohamed8167
@abbasmohamed8167 4 месяца назад
Kan daily exchange ka ee BTC/USDT ladhaho kasoo warran sxb.
@HamseabdiSheikh
@HamseabdiSheikh 3 месяца назад
Waxaan rabaa inan iibsodo koorsooyinka aad bixiso
@abdinoorahmedbuzuri9521
@abdinoorahmedbuzuri9521 4 месяца назад
Ustaad adiga iyo team kaadaba Alle haidin barakeeyo wlhi dhalinyaro fiican ayaa tihiin macaash doon matihidiin ee faaido dhaxal ah ayaan jiilka somalida ukeenteen Mahadsanidiin in badan
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 3 месяца назад
Xogo aad ufiican jazakallah ✍🏽
@Abdirahman18880
@Abdirahman18880 4 месяца назад
Ustaad garaph ka ama chat ka sida loo analyse gareeyo nafahansii adigoo mahadsan
@muqtaarheykal1361
@muqtaarheykal1361 4 месяца назад
mahadsanid ustad
@adannyaga5761
@adannyaga5761 4 месяца назад
THANKS USTAAD
@maanrizakofficial150
@maanrizakofficial150 4 месяца назад
War dhalnyrt meshn jogtay😂riyan ku nolnahy waxn lacgo wawayn ah aya lagu mal gashta o wax lgag smeya lkn anag maxa nala gudbon 1 inan tradeka barano kasa waqti u hayna. 2 ama inan muqalada like si sarno😂 corse bilow ila dhmad how to trade crypto noso gali kanalka ustad inta igu racsan like ❤
@AyubMohamed-wl3gk
@AyubMohamed-wl3gk 3 месяца назад
Trade hadaa rabtid forex aad nio😂
@Kingmoha121
@Kingmoha121 3 месяца назад
Ustaad ku dayasho ayaa mudan thy❤
@سلطانهمحمد-خ5د
@سلطانهمحمد-خ5د 4 месяца назад
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@mohance7635
@mohance7635 3 месяца назад
Ustaad am with you
@AbdikaafiCabdi
@AbdikaafiCabdi 4 месяца назад
Ustaad mel laga soo xariiro noo sheg telegramka waa xirtee
@fatmahappy2911
@fatmahappy2911 3 месяца назад
Ustad muqalka wanagu yareysay I.a muuqalo kale oo ayaan kaa sugeyna ustad 🤗
@arawelosheikh2593
@arawelosheikh2593 4 месяца назад
Qofkii ugu horeeyay ani waaye ❤❤❤❤
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 4 месяца назад
Allah haku sharfo ust
@MohamudAYusuf-fk6uj
@MohamudAYusuf-fk6uj 3 месяца назад
Ana iqor courses kan rabaa
@mubarakadam6285
@mubarakadam6285 3 месяца назад
Asc ustaad waxad kaso hadasha lacagta ladhaho tapswap alle haku sharfo usatad
@apdimalikshbarkhad7086
@apdimalikshbarkhad7086 4 месяца назад
Aadba umahadsan tahay ustaad
@updirahmanaadan7755
@updirahmanaadan7755 3 месяца назад
Macalin Cbex kwrn
@CabdifataaxShCali
@CabdifataaxShCali 4 месяца назад
Noo soo badi
@Tanjiro-wf1ss
@Tanjiro-wf1ss 4 месяца назад
Waxaan doonayaa inaan maalgashado 100 sidee ugu fudud ee kumaalgashadaa
@ShaficiShow0
@ShaficiShow0 2 месяца назад
Xagee kale soo xidhidha walal cilad ayaa I haysata qeybta monetization
@xasanshariif6985
@xasanshariif6985 2 месяца назад
Ustaad kasoo hadal AGIQT inuu sax yahy iyo iyo inuu scam yahy
@tigaadchannel7425
@tigaadchannel7425 4 месяца назад
Mnsha Allah ustaad Gorme korsada soo dhigi yaanaan ka seexanee ??
@deeqacabdi2576
@deeqacabdi2576 4 месяца назад
Student course 19 $ maxaa kawadaaa ustaad aniga trade ka ayaan rabay marka sidee wax yeelaaaa 49 ma heysteee
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 4 месяца назад
Eng Shakra
@Ogaalkoob27
@Ogaalkoob27 8 дней назад
Wcs
@KingXadis
@KingXadis 4 месяца назад
I.A janagale
@SaacidAbdulkadir-zx1su
@SaacidAbdulkadir-zx1su 4 месяца назад
Waalaguxisay pro
@qeysrashiid4598
@qeysrashiid4598 4 месяца назад
Walhi anoo umi ah ayaan fahmay lkn wax badan ayaa iga maqan ustaad mhdsid
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 4 месяца назад
Waxba haka welwelin i am here for you now
@AlphaMan-h6i
@AlphaMan-h6i 3 месяца назад
Wlll mudo waxan ku mashquulsanahay xaaran iyo xalaal waxay tahay ii faa idee cidii igu dhaanta
@shacbanibrahim6733
@shacbanibrahim6733 3 месяца назад
Wll sidaan u gala ya i cawin kara
@gaafaadhimohamett9776
@gaafaadhimohamett9776 4 месяца назад
Good luck
@hassanbiriyemohamed2399
@hassanbiriyemohamed2399 4 месяца назад
Ustate qofkii mastercard ka heysta Equity bank ma ku isticmaali karaa binance deposit or withdraw?
@ahmedantoniyo873
@ahmedantoniyo873 4 месяца назад
Maxa eth uu analysis ugu sameyn ladahy? Sbbto Ethereum isaga shitcoins oodhan maamula. Isago hadu 5k dhaafo bull market ka ayaa bilamaya ,isla markaba.
@Ahmed-k6m6z
@Ahmed-k6m6z 4 месяца назад
Sideen u maalgashadaa bitcoin
@MohamedMohamed_IP
@MohamedMohamed_IP 4 месяца назад
Appka Binanace dalka kuma shaqeenayo, appka ugu secure ah waa kee ustaad
@deeqacabdi2576
@deeqacabdi2576 4 месяца назад
Anaa isticmaala wuuw ku shaqeeyaaa
@abdallaadam4497
@abdallaadam4497 4 месяца назад
Ustaad qeybta investment crypto course ah in ad discount Ku sameyso Málaga yaabaa
@Shukriabdihakiim
@Shukriabdihakiim 3 месяца назад
Coursedaas free igu sii eng 😢❤
@SalmanDalmar
@SalmanDalmar 4 месяца назад
Asc Egn sidaan u dalbadaa course faldan iga caawi
@zamzamahmed4654
@zamzamahmed4654 2 месяца назад
Casharada xgee so dhigta inan bilabo raba wll
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 4 месяца назад
Hadee walaale karabtadu ma dhoobaaq haa mise waa shay oo lacag khafiif ah lagu suubinahayo?
@abdirahinomarali9817
@abdirahinomarali9817 4 месяца назад
Hi ustd ❤
@Ina__updyrizak
@Ina__updyrizak 3 месяца назад
Ustaad su'aal ayaan qaba "hamster kombat " Siday u shaqysaa na fahansii???
@abdiqanihasanomar3592
@abdiqanihasanomar3592 4 месяца назад
Ustad xage ayan kala soxariira wan kubahney?
@aaminoabdulkadir-bc1sr
@aaminoabdulkadir-bc1sr 3 месяца назад
USTAAD WAXAA KASOO HADASHAA KUEX EXCHANGE
@Drmohamudsharif
@Drmohamudsharif 4 месяца назад
Notcoin bal kasoo hadal Sxb
@Gymer909
@Gymer909 4 месяца назад
Hada waxaan rabaa in lacag gashto lkn shaki iiga jiro
@XASANMAXAMAD-mn3bs
@XASANMAXAMAD-mn3bs 4 месяца назад
Hanbalyp hanbalyo Runti wa war farxad leh aan ka fa idaysanp
@Gifts-one1
@Gifts-one1 3 месяца назад
Zxp investments ina aan sameeyo ayaan raba hdda doonta waan ku gudaya wll Bisha kowada 100$=[1200]$ Bisha labada 1200$=[14000]$ Bisha saddexad 14000=[180000]$ plss 100$ igu caawi❤😂
@buraashadfx3736
@buraashadfx3736 3 месяца назад
Mamule waxa so barta pi network
@AsmaAbdi-l7q
@AsmaAbdi-l7q 4 месяца назад
Ustad wajiga mxa oy kuustay ❤
@ahmedilmi9203
@ahmedilmi9203 4 месяца назад
crypto malin un waxaa shegan dono US ileen hada lagama war haayo
@MaxamedAadan-l7s
@MaxamedAadan-l7s 3 месяца назад
Kuex kasohadal mala maalgishankaraaa
@nimcoabshir2267
@nimcoabshir2267 3 месяца назад
Wll sidii loo sugaa ammaanka cryptocurrency ga yacni in aan ilaashato accounkaaga amnigiisa
@osmanilmi137
@osmanilmi137 4 месяца назад
Inta eey hoos jiftey? Btc 55 ? Intee jirtey markaa ayaa lagu rabey
@burdibixasanjamac2820
@burdibixasanjamac2820 4 месяца назад
Dadka jeeb qalalka ah maxaa ugu talagashay zhiiqow🙏
@ShaxdaiyoShaax
@ShaxdaiyoShaax 3 месяца назад
EGLD coin ha ka seexan
@MaxamedBarre-ko7di
@MaxamedBarre-ko7di 3 месяца назад
Ustaadoow hdii 5$ tahay xitaa coursada dad badan oo awoodin jiraan
@aayahacali5788
@aayahacali5788 4 месяца назад
bitcion ma xalaal baa
@SeyidMaxamed
@SeyidMaxamed 3 месяца назад
10 ardey ee raba inay bartaan free cryptocurrency
@CiiseCali-z9g
@CiiseCali-z9g 4 месяца назад
Crypto waan rabaa lkn zxb su aasheydo waa computer maa leyga baahayhy mise mobilka kabara karaaa
@saadaqcalimahamed1388
@saadaqcalimahamed1388 3 месяца назад
Mobilka wa ku gali karta
@Rayan2026kk
@Rayan2026kk 4 месяца назад
jasmycoin will go 2025 and beyond 1.5 dollar ........bitcoin of Japan
@asmaabib3165
@asmaabib3165 4 месяца назад
Bal wattsapka sheeg
@Abdirahman18880
@Abdirahman18880 4 месяца назад
Jasmy, Notcoin iyo Burger isha halagu hyo
@salmaanmohamednuur7796
@salmaanmohamednuur7796 3 месяца назад
Ficnan lahedaa 😂😂
@ahmed2886
@ahmed2886 4 месяца назад
Eng abdishakour aad baad u mahadsan tahay walaal Waxaan ahy wiil dhalinyaro ah isla markaana waxaan imika haysta lacag 300 $ walaal sidee cryptocurrency investment ugu samee yaa Mahadsanid walaal
@abdirahmanismail6488
@abdirahmanismail6488 4 месяца назад
ani si gaara ma ii caaawinkartaa wll walaalnimo
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko 4 месяца назад
I am first 😢
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 4 месяца назад
Thanks
@abdiahmed9708
@abdiahmed9708 4 месяца назад
Se lo ibsanaya xage laga ibsanaya nosharax halmar
@Pkolo12
@Pkolo12 3 месяца назад
Wa Qamaar la naqshadeyay Qofbaa lacag laga qadayaa Qof kale ayaa la sinayaa Hadii 5 million dad ah ee maal galin ku sameyaan bitcoin iyo dhamaan shikadaha lacagaha sarifka sameya waxaa Qasaaro 30% ama wax ka yar
@bootaandiiriye1184
@bootaandiiriye1184 3 месяца назад
هاتو برهانكم ان كنتم الصادقين
@OthmanRazhid
@OthmanRazhid 4 месяца назад
Ustad course free ah ka so samey sida loo malgashoto io coinska la malgashn garo...adiga oo mahdsn
@SaleebanSallo
@SaleebanSallo 4 месяца назад
Ilasoco
@AliAhmed-ei8jy
@AliAhmed-ei8jy 4 месяца назад
Kan Yar maxaa ugu Jira Bitcoin malaa risiq baa ka galay waxani waa khamaar dadka ha waalin
@Faraxsane-143
@Faraxsane-143 4 месяца назад
Baro bahasha kadib kahadal walalkey hana iga xuman qamar ma ahan ee waa wax xalal iyo xaran leh
@caynboahmedali338
@caynboahmedali338 4 месяца назад
Views 110
@Abdullahi.osman.
@Abdullahi.osman. 4 месяца назад
Bitcoin ku waalatay War umada ha qaldin Bitcoin Somali Shaqa kuma lahan Shiba iyo pepecoiin haka taano 70k wax maraa mxy ka qaban karaan umadaan baahan oo dabaqada hoose ubadan 😂😂
@Faraxsane-143
@Faraxsane-143 4 месяца назад
Bitcoin 70 kaliya laguma gate waa sida dahabki oo kle 1000 hadad gashatid ee uu koco percentage ayad ledahay laga yabe inu 1000 aka 5000 kuu koro maxa kaa maqan markas
@aayahacali5788
@aayahacali5788 4 месяца назад
​@@Faraxsane-143adiga ma ku jirtaa bitcion ma maal gashatay
@Faraxsane-143
@Faraxsane-143 4 месяца назад
@@aayahacali5788 Maya sxb lacag fican ayu ubahanyahy 1000 iyo ka kor lacagta ayaa igu yar mahane wanku tala jira jnsha alah
@nicepoy
@nicepoy 4 месяца назад
Waar kani waa damiin somaliyey waana xaasid isaguna wuxuu Lacag Ka sameeyaa course Ka beenta ah ee UU boqolaalka doller idinkaga qaado
@ahmedlakiofficial4969
@ahmedlakiofficial4969 3 месяца назад
200 dollar 💵 hada maalgashado meeqa hili kara bishii
@quruxsan287
@quruxsan287 3 месяца назад
CId kuu sheegi karto malahan
@ahmedantoniyo873
@ahmedantoniyo873 4 месяца назад
Also rose is ultra pro max shitcoin😂😂 runta waan aqana.
@Abdullahi.osman.
@Abdullahi.osman. 4 месяца назад
😂😂😂
@Cirshiida
@Cirshiida 3 месяца назад
Xaasidiiin tuug ah baad tihiin Kadaaya dadka beenta
Далее
Cryptocurrency Somali Sidee u maal gashadaa $1,000 ?
21:07
Учёные из Тринидад и Тобаго
00:23
Cryptocurrency Somali free Course for Beginners
24:18
Sababta dad badan ugu fashilmaan Crypto
11:35
Просмотров 14 тыс.
Sidee $10,000 u maal gashaday Crypto? Eng. Abdishakur
18:23
Учёные из Тринидад и Тобаго
00:23