Тёмный

CUDURKAAN HADAAD ISKU ARAGTAY TALEEFAN-KAAGA AYAA KUU KEENAY. Dr faris 

Dr faris Al attas
Подписаться 426 тыс.
Просмотров 138 тыс.
50% 1

CUDURKAAN HADAAD ISKU ARAGTAY TALEEFAN-KAAGA AYAA KUU KEENAY.
𝐈𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡:
Face Book page : www.facebook.c...
FACEBOOK: / drfaaris1
Twitter: mobile.twitter...
Gmail : dr.faris@somalifirstaidassociation.org
Wad ku mahadsantahay daawashdadaa
𝐃𝐫. 𝐅𝐚𝐫𝐢𝐬 𝐀𝐥 𝐚𝐭𝐭𝐚𝐬.

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 303   
@mandeqcali2740
@mandeqcali2740 3 года назад
Masha Allah Dre thanks inbadan asxbta drka waxyabo badan ban kafaaidnay sidan ogsonahay liketa 👍 yan laga xasdin xasidnimadu mafiicna
@shukriadead4733
@shukriadead4733 3 года назад
Wax dr
@shukriadead4733
@shukriadead4733 3 года назад
Mansha alaah aniga laftirkeeyga wan arkay xanuu.kaas thanks sidad nowacyigelineysid
@maxamedaliali7634
@maxamedaliali7634 3 года назад
Dr su aal maxaa keena in makaanka uu sodhawaado
@faizoosman5161
@faizoosman5161 3 года назад
Agsgbfjxbzbzjg mdcxxxxx an GH just go hi boo boo r haadi
@canabcabdi7930
@canabcabdi7930 3 года назад
Dr faris halke joogta xasasiyad ba gabar yar iga heysa dhaqatir badan ban geyay welina we iga xanunsan tahay
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 года назад
𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐫𝐢𝐢𝐬 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐠𝐮 𝐝𝐚𝐫𝐬𝐭𝐨 facebook Page-keyga👇 facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks 𝐊𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐬𝐭𝐚𝐠𝐫𝐚𝐦 𝐤𝐞𝐲𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐚𝐡. 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐰𝐮𝐮 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐮𝐰𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐡𝐢. 👇 instagram.com/farisalattas/
@farxaancabdi4102
@farxaancabdi4102 3 года назад
Indho casanta lo yaqano tarakomada maxa layskaga daweya doctor
@aaminaabuukaribraahimaamin2475
@aaminaabuukaribraahimaamin2475 3 года назад
Thank you doctor
@caydaruusadanclahi5717
@caydaruusadanclahi5717 2 года назад
Dr ILLAAHAY khayr haku siiyo
@xawajagta5321
@xawajagta5321 2 года назад
mahadsanid Dr Faris wax badan ayaan ka faaida waanan kugu xidhanahy Bartaaa Facebook page kaaga iyo RU-vid page kaaga
@ruweydamaxamed2310
@ruweydamaxamed2310 3 года назад
Masha Allah Ilaahay swt ha ku xafido wax bdn kaa faaiidny 🙏🙏🙏🙏
@muna_iBnu_Mohamed
@muna_iBnu_Mohamed 6 месяцев назад
Thanks Doctor ❤😊
@abdinurasiaabdinurasi4994
@abdinurasiaabdinurasi4994 2 года назад
ماشاءالله تبارك الله الله يوفقك ويسعدك يارب العالمين
@fadumosadaq9920
@fadumosadaq9920 3 года назад
Masha allah wll
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 3 года назад
Maasha alah aad ayaad umahadsantahay dr faaris qeyr alaha kusiiyo aamiin 🤲👍⚘
@Cabdicasiis636Cabdicasiis63
Waa mahadsan tahay dr marka hore waxan ahay dadka ku walaan mobile ka marka sidaa darteed wax badan ayaan ka faa iidey waan iska yaran insha Allha mahadsabiida
@Abdifatah3
@Abdifatah3 3 года назад
masha allah dr aad ayaad u mahadsan tahay waan kugu cus bahay durbana wax ayaan kaa faa iiday dadka ku waalan mobilka ayaan ahay hada kadib waa iska yarayn doona insha allah
@hipaakqueen1125
@hipaakqueen1125 3 года назад
Dr illahay cilimaga haku barakiyo rks 😍
@afisbaaro8643
@afisbaaro8643 3 года назад
Thanks dr aan kufaano baatahy Runtii allah haku xafido
@basmaaash2523
@basmaaash2523 3 года назад
Aniga aya ka kowa aha runti thanks xita asigo jajira ku jiro ayan isatacamala aad ayad umahad San tahay waan isaka yarayeya in.sh
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 2 года назад
Thank you, Walal wax badan baan kaa faa iidaystay .
@ckariintahliil6076
@ckariintahliil6076 2 года назад
Thank you dr
@sharafnagad735
@sharafnagad735 3 года назад
Aad ayaad uu mahadsantahey docteur aad ayaan uu isticmala diniyaan waxa waqtiga inaga luminayo mafiicno hitaa cafiimad ayaan uma ficna hada murayaad ayaan qadey hita anoo sitaa wey II hanunaan indhuhu lakin hadeed inshaaallah isticmalkaa badaan ayaan iska yareen shukraan dr
@dadaalaawaauugaaraa349
@dadaalaawaauugaaraa349 3 года назад
Great study for you thanks respectful
@hassanwanaga8627
@hassanwanaga8627 3 года назад
Thanks Jazakallahu khier
@engalibashirofficial8133
@engalibashirofficial8133 3 года назад
Dr waad mahadsantahy Dr hore u soco
@RoodoCllaahi
@RoodoCllaahi 8 месяцев назад
Alle khayr ha ku siyo dr❤
@lightitup2568
@lightitup2568 3 года назад
جزاك الله خيرا جزءا
@hassanjelle6525
@hassanjelle6525 2 года назад
Beentada ma aha DR allah haka abaal mariyo
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 3 года назад
Khayru naasi anfacuhu lilnaaa jasakalhu khyraa
@Cabdicasiis636Cabdicasiis63
Maraka hore waan ku salmay Dre wwxan ahay dadka ku walaan mobile ka sidaa darteeda waxabadn yaan ka faa iideyn insha Allha waa iska yaraynya istcimaalka badan ee mobile phone marka mahadsaniida dee
@abdiwahidmadeynmadey4559
@abdiwahidmadeynmadey4559 3 года назад
Wax ka badan ayaad u qalan taa dictore wax badana waan kaa fa'idney fariin taan aan kuu soo qorey waxaan kugu soo qorey fingaris keyga
@khaliw6474
@khaliw6474 3 года назад
Shuukran walale
@hodancaday7267
@hodancaday7267 3 года назад
Thank you brother
@garaadchannel2456
@garaadchannel2456 3 года назад
Mnshllh dr waad mahadsantahay casharada si joogtaa ayaan uga faaiidaysanaa waxaan rabaa inaad inoosoo diyaariso procedure ka non touchable technique dressing
@halimayusuf6134
@halimayusuf6134 3 года назад
Alle haku xiftiyo Dr faadiido badan baan kaa fa iidney
@hayaadofficial5171
@hayaadofficial5171 3 года назад
mahadsanid Dr ale ha ku xfdo
@sihaamsaidcabdi8748
@sihaamsaidcabdi8748 3 года назад
Mahad sanid جزاك الله خيرالجزاء
@halimo.osman63
@halimo.osman63 3 года назад
Waad mahadsantaha Dr faris al attas
@yaxyecxakiincali4001
@yaxyecxakiincali4001 3 года назад
M.a dr qaali ah allah haku barakeeyo
@farisdahirsayidahdmed8627
@farisdahirsayidahdmed8627 3 года назад
Dr xanuu kaaaas waa isku arakay qoor xanuun joogta ah
@samsamsaid5498
@samsamsaid5498 3 года назад
Ana kula mida🥲
@saynabcabdiraxmaan1664
@saynabcabdiraxmaan1664 2 года назад
Masha Allah
@adontiallah6637
@adontiallah6637 3 года назад
ASCWW mama fardowsa iyo abbey Faris seyihin
@legendliilove1102
@legendliilove1102 3 года назад
Mahadsanid Dr falis allah garabkaga hagalo
@hamdahabib3126
@hamdahabib3126 3 года назад
Jazakalahu khayr wll qali
@mohamedfarahjama12
@mohamedfarahjama12 3 года назад
Jazakallah kheyr
@naciimoabdi5476
@naciimoabdi5476 2 года назад
Mahadsanid dr
@abdifitah1537
@abdifitah1537 3 года назад
Dr mahadsanid alle hagu xafido
@hayatbeautysalon5583
@hayatbeautysalon5583 3 года назад
Thnks you very much Dr faris🙏🙏😍😍
@Hooyosomaliyeed
@Hooyosomaliyeed 2 года назад
Asc dr aniga xaas baan ahaa dhiiga caada ayaa igu dhacay waan ka daahir saday kadib ninkeeyga ayaan kulanay ka dib 13 bari kadib caml dhiig baa iga imaaday xanuuna wuu ila soo darsay boga waa i xanuuna korka wuu i huraa cuntada waan ku la laboona aniga dhan si si baan ahay hagax xoose caloosha waa i xanuunee dr uur ayaan ku shakiye kaadid ayan ka baaray anoo dhig yar oo saaas u badaneen iga socdo lkn ebar buu isoo saaray dr isoo jwb blz
@hidaayoaxmedali7674
@hidaayoaxmedali7674 2 года назад
Shugran Dr
@kowsar39
@kowsar39 2 года назад
Thank ❤️💯
@naciimocabdi9042
@naciimocabdi9042 2 года назад
M.a daqtar aadbaad umahad santhy
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 3 года назад
Mashaallah shukran walal qali guleyso 💕
@inaalikalagueyeh801
@inaalikalagueyeh801 3 года назад
Mashallah thank you this vidéo
@munahassan5579
@munahassan5579 3 года назад
Walaahi Ani ayaa iga hadloysa Ana ku waalan ilaahey ha iga madobeyo
@hamdiali4174
@hamdiali4174 3 года назад
Masha Allah wll wax badan ayaa kaa faidnay waxan ku weydinlaha maxaa sababo in qofka kurimada jirka ay kayarato ama qofka koritanka jirka hoos uceliya
@aaminoaxmed8198
@aaminoaxmed8198 3 года назад
Mahadsanid alle hakaa ajarsiiyo
@shukrish.cabdilaahi8792
@shukrish.cabdilaahi8792 2 года назад
Asc dr waa ku salamay marka hore waxaan ubahanay calool istaga bada maxaa sababa maxse lagu daweyn karaa jawaab wacan mhdsnid
@abdishakuralidirir5797
@abdishakuralidirir5797 3 года назад
thnks teacher
@suyuhao7592
@suyuhao7592 3 года назад
Dr mahadsanid
@ayannour3062
@ayannour3062 3 года назад
Masha allah dr waa mahadsantahy
@bahjagulled4455
@bahjagulled4455 3 года назад
Khayr allaha kusiiyo Dr
@ayaam5873
@ayaam5873 3 года назад
Wan kugu hanbalyenayaa hormarkaga wana ku farxsanahay inan sanado kadib inta ka argo walalkey mcn waxan rajenaya inad I xasusan doonto bye saxibdadii nolshaa Ayaan
@khadijasaidahmed8632
@khadijasaidahmed8632 3 года назад
MASHA ALLAH I from your tik tok doctor 🥰🥰🥰
@drsamiira4478
@drsamiira4478 3 года назад
Dr thanks ❤🥰
@empiresaara9927
@empiresaara9927 3 года назад
Thanks 🙏🏻
@al-ixsanjinayow4723
@al-ixsanjinayow4723 3 года назад
Ustaad okiyaal maqaadan karaa oo aftiinka mobaylka aan iskaga celiyo kaas oo wax uusan iidhimeynin
@abdiaziizomer3637
@abdiaziizomer3637 3 года назад
Mahadsanid Dr faris♥️
@ixsaanaxmed8153
@ixsaanaxmed8153 3 года назад
Mahadsanid wllky jasakalahu khayr 😍
@eekaadanofficial989
@eekaadanofficial989 3 года назад
Thanks doctor 🙏🙏
@deeqonuur535
@deeqonuur535 3 года назад
Dr video nooga soo diyaari si aan garaada okiyaalka unusqaamiyo ama ugu maarano garaadada kaas oo mobelka noo sababay
@farisdahirsayidahdmed8627
@farisdahirsayidahdmed8627 3 года назад
Shukran diktoore
@leylomaxamed7589
@leylomaxamed7589 3 года назад
Masha Allah Dr shukran
@rahmamohamed8602
@rahmamohamed8602 3 года назад
Thnkz dr
@ahmedhadi2335
@ahmedhadi2335 3 года назад
Asc Dr su'al rawaa inaa ku weediyo Ciridka ayaa ixanuunaayo mudo kuwaad lawa sano dhaqtarna waa tagay dhoomar ayaa tagay dhaqtarka walibaa gooba caafimaad oo kala duwan wax ma qabtid ayee dhahaayaan Daawo ilkaha lagu cadiyeysado ayaa hal dhaqtar isoo qoray xogaa waa ku roonaaday Cirkdka waa jilcanyahay dhiig ayuu isku badalaa mararka qaar waa i xanuunaa ilkaha xitaa hadaa waa ixanuunaayiin Talo caafimaad isii ama doowo u roon mahdsanid
@mulkimohamudali3680
@mulkimohamudali3680 3 года назад
Ahmad wll ilkaha burashka Ka daa oo caday Somali Ku caday iyo liin dhanaan afdawadisa waa caday badan
@nouraaynan8912
@nouraaynan8912 3 года назад
Machaallah Docteur alle haka abal mariyo balse su'aal ayan wata "maxa keena gariirka Faraha ?"
@nouramohd1314
@nouramohd1314 2 года назад
Dr in mudo ah dhag baa i qaylinaysa si xun waxan ma ka maqlayo bes waxan maqlaya dhawaqa ka baxaya dhagta taso hurdo yaran iyo diqad igu riday
@sahrasalad461
@sahrasalad461 3 года назад
Thanks. Dr taloyinka wngsn 🔥🙏
@zamzammaxamed8638
@zamzammaxamed8638 3 года назад
Dr mahasaniD 💯👏
@zainabawow4229
@zainabawow4229 3 года назад
Masha Allah Dr mahadsanid inbadan
@sunariibro3593
@sunariibro3593 3 года назад
Mahdsanid wllo
@zuubanbooschannel5197
@zuubanbooschannel5197 3 года назад
Asc dr Aniga madaxa ayaa dhinaca ixanuunaa iyo surka isku dhinaca waliba habeen iyo.markaan barkinta barkado waana igu cusub.yhy dhakhtarna matagin muxuu noqonkaraa
@mubiinabdihassan2012
@mubiinabdihassan2012 3 года назад
Wad mahadsantahy Dr
@caashocali8571
@caashocali8571 3 года назад
Alaha ku zhafro dr❤️
@fardowsamohamedamiin9229
@fardowsamohamedamiin9229 3 года назад
Shukran wll Waa wax la arky runtii
@umuaamiin1314
@umuaamiin1314 3 года назад
Masha alaah wall
@farxiyomuxudiin8863
@farxiyomuxudiin8863 2 года назад
Dr so hadal dawada qalajiya hadii mudo lasiiyo caruurta maxuu sababaaa iga so jwb
@idmanxasan1572
@idmanxasan1572 3 года назад
Sax waye dr inshaalha
@faysashhassan3607
@faysashhassan3607 3 года назад
Dre thanks
@khadijasamater7211
@khadijasamater7211 3 года назад
Mahadsanid wll🙋
@عيوني-ع9ه
@عيوني-ع9ه 3 года назад
Shukran Walalkey
@girlsvolg3614
@girlsvolg3614 6 месяцев назад
Mascha alllah doctor mahadsanid
@Ridwaan
@Ridwaan 3 года назад
Mansha allaah pro
@fathiaabdichannel4319
@fathiaabdichannel4319 3 года назад
Dr mid baan isku arkay mobile oon so dhicin ayan darema inu dhacayo o kale mxey thay sababtas? mobile isticmalkana uma badni
@faynuustamudug3245
@faynuustamudug3245 3 года назад
Thankz bro
@madiinaumumohamed1749
@madiinaumumohamed1749 3 года назад
Shugran wllkey
@hodansaleebaan2736
@hodansaleebaan2736 3 года назад
Asc dr anigu waxan dareema marka mobika sitimalayo gacatabi xanuuban iyo indho xanuun iyo kulal badan madxan igu xanuun
@jowharamuxumed5343
@jowharamuxumed5343 3 года назад
Dr waxaan ku waydinayaa ilmayar òokudhashay madaxa xagiisa danbe .kule wax buuran sida biyaha ookale ah wuuna kudhashay bal ii soo sheeg
@maryanbasbaas9942
@maryanbasbaas9942 3 года назад
Masha Allha
@walalek2657
@walalek2657 3 года назад
Drs su aashaaan ii muhiiiim waaaye maxaakeeena Naasa raga oo weynaada ama barara sideesa Lagudaaaweykaraaaa ooo macquuula midaaaz ayaa iheyzato hadaNa dadka umasheegakaro ooo wankaxishoooNaaa isoojawap mahadsanidiD✍🙏🙏🙏
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 года назад
Hhhhhhhhhh bro waa iga qoslisay
@maandeeqofficial4989
@maandeeqofficial4989 3 года назад
ASC Dr plz ila Soo hadal su.aal ayaa ku weydiinaa codsi TikTok luuqiida kala Soo hadlay plz plz
@kaltuunosman8002
@kaltuunosman8002 3 года назад
Mash allllh thnk you so much dr
@anshaxfahiye7296
@anshaxfahiye7296 3 года назад
Masha Allah 😍
@عبداللهمحمد-ب8ر
@عبداللهمحمد-ب8ر 3 года назад
talefoonada horey hadaa hysatid ha lakiin talefoonada casriga sidaa ma ahan.
Далее
Maxaan kala kulmay dawlad degaanka somali galbeed
10:36
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | XAALADDA SINWAR?
16:21
SAFARKII KOKO BULLE EE MUQDISHU
13:49
Просмотров 189 тыс.
7 dhaqan oo maskaxda dhib u geysta
11:15
Просмотров 149 тыс.
10 CALAAMADOOD HOOS UDHACA VITAMIN D
5:51
Просмотров 15 тыс.
Conduction System of the Heart
37:48
Просмотров 17 тыс.