Тёмный

Cumar Cr | Maxaan Ku Qaban Karaa | Official Music Video 2019 

Waqal WStudío
Подписаться 2,4 млн
Просмотров 136 тыс.
50% 1

Heesta : Maxaan Ku Qaban Karaa
Erayada : AB Sadam Caqli Maal
Laxanka :Mustafe Habaabe
Music : Maxamed Yare
Camera : Khadar Waqal
Editing : Nuuradiin Dugsiiye
Copyright to Waqal & Afro Media Production

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 134   
@Qaraaxo_media
@Qaraaxo_media 5 лет назад
Hadii aad nabigeena muxamed jeceshahy ikula sali 👏👏💕
@mohamedabdiofficiall8168
@mohamedabdiofficiall8168 5 лет назад
Wll subscribers ii Saar
@hamze.rayga.6075
@hamze.rayga.6075 5 лет назад
Scw scw zxp bashiir baari sxp subacribe iisaar
@mohamedabdiofficiall8168
@mohamedabdiofficiall8168 5 лет назад
@@hamze.rayga.6075 sxp wankusaray ii Saar aniga
@hamze.rayga.6075
@hamze.rayga.6075 5 лет назад
@@mohamedabdiofficiall8168 oky walaal kusaaray maalin bore lipx
@mohamedabdiofficiall8168
@mohamedabdiofficiall8168 5 лет назад
@@hamze.rayga.6075 thanks wllkey
@Ayla-Gundet
@Ayla-Gundet 5 лет назад
I"m come from Eritrean but i like this song nice keep it up
@cumarcr561
@cumarcr561 4 года назад
Welcome thnc wandime
@heleneri425
@heleneri425 5 лет назад
Sonali song is the best one I'm from Eritrea I wish peace to all of us and guys please hit like
@cumarcr561
@cumarcr561 4 года назад
Thnx welcome konjo
@maaida1643
@maaida1643 5 лет назад
Heesta ani Lee dareemay😭❤️😂hadaa adna dareentay like ta ha iloobin
@khayriya7268
@khayriya7268 3 года назад
9ek3
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 5 лет назад
heestan runtii aad baan uga helay inta jeereen kusoo ceshtay mayaro CUMAR CR HORAY USOCO BRO JIGJIGA CADEY AYAAN KUSOO XASUUSTAA
@mostafasulthan4650
@mostafasulthan4650 5 лет назад
Wlhi heestaN 😢😭ma iloobi dooNo xaald an ku suganahy darted ayay ka hadlysa 04/09/2019😢 AlhamdulilaH 4 everything🙏🏾😢
@hamseabiib4734
@hamseabiib4734 5 лет назад
AniGoo XaaLadan kusugan aYaY Heestan Soo BaxdaY Habeen ArBaca 4/9/2019
@hamze.rayga.6075
@hamze.rayga.6075 5 лет назад
ABIIIB MEDIA ZXP HORE USOCO ZXP SUBACRIBE IISAAR MDXEEEEY
@hafsa-suliemanmohamed3119
@hafsa-suliemanmohamed3119 4 года назад
😭😭😭😭
@cabdisamadiidmuuse5271
@cabdisamadiidmuuse5271 5 лет назад
Woow cumar masha alh way IGA gadantay gadnantasina wa qofka marka ad tagerto keep going wllky cumar barigan yaryarayn isku school ahayn 😝 ana manta adhi ayan raca hhh
@TheGobfilms
@TheGobfilms 5 лет назад
Cumar Cr Legend waad heestay sxb!
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 5 лет назад
REE JIGJIGA INTA TAQAANA MEESHA UU KU HEESAYO INAY XAMDA HOTEL TAHAY LIKE IISAARA
@zamiyazweet2783
@zamiyazweet2783 5 лет назад
Cumar cr Wiil.steylka kudhashay Kutagera wllo Qali horumar wacan 🙏❤
@bbenacnac
@bbenacnac 5 лет назад
Cumar cr ❤ King 🤴 Waqal WStudio ❤ Keep going 👉
@hamze.rayga.6075
@hamze.rayga.6075 5 лет назад
Bbbe nac nac wll subacribe iisaar
@hamzikofficial
@hamzikofficial 5 лет назад
Bbe NAC NAC 🤔👌
@bbenacnac
@bbenacnac 5 лет назад
@@hamze.rayga.6075 wan ku sry wll
@bbenacnac
@bbenacnac 5 лет назад
@@hamzikofficial 🤔 Thanks wllo 😂
@autocarddesign2733
@autocarddesign2733 5 лет назад
Bbe NAC NAC 🐒🐒🐒🐒🐒🐒
@sharmaakecllhi8670
@sharmaakecllhi8670 5 лет назад
wllhi bllhi like waa ku saara waaba dhartee like iska saar😀😀
@hodomwld9654
@hodomwld9654 4 года назад
Waan raadiyay fanaanka magaciisa ma garanayn hada waan helay 😍😍😍
@hamdimocow1594
@hamdimocow1594 5 лет назад
Taas i hesata nin i jacryl aniga mida jaclahaay waa qiso dhab i Hesato Isha calaa. Hees 👩 faraxoow jaceyl qasab maho😂
@richhome3678
@richhome3678 5 лет назад
Kan ku jecel Ogoow wllo wa iga talo
@jaweriyayasin8790
@jaweriyayasin8790 4 года назад
The patriot heroes anuba wlhi wxan sameya kaijecel ayan wakhtiga isku dhafiya kanjeclyna madarwnsiyo jacylkyga marku isowucun lhdla ana wlhi maba waco lkin qalbigayga isaga xaday iljyow isahal😥😂😂😂
@elyazelyaz1347
@elyazelyaz1347 5 лет назад
🇸🇴 inta aminsan 🙋‍♂️🙋‍♂️
@abdirizak377
@abdirizak377 5 лет назад
Wallhi heesta xaqeeq tahy
@idirisabdisalam3553
@idirisabdisalam3553 5 лет назад
Nice song cumar cr like ta ku cimaamad dhackusii 🤙
@abdallah1014
@abdallah1014 5 лет назад
Each Cala hees ma bro cumar CR. LXANKA another level.
@ayuuphabib912
@ayuuphabib912 5 лет назад
Hadad Qarsatay Xubiga Qofkii kaa xaday Qalbiga Dareen Qiraya baa jiree Qulupta Meel kale ku Maqan Sideen u Qaboojiyaa
@jamaalkaafi9997
@jamaalkaafi9997 5 лет назад
Heestani faysal miniir bay kuuu Soo bixiii lahayd inta ilaaa argty liketa isaaar
@maryanmohamed1804
@maryanmohamed1804 5 лет назад
👏👏👏cumar cr qurxlowga hore u soco wad ka baxasatay waqal studio shaqo wacn 😍🥰
@deeqalula8513
@deeqalula8513 5 лет назад
Qorshaha hadafkagu yahay Makaa qalin darayee Halku qalbigagu rabo Si aad uqabowdo gee 😔😢😢😭😭 Ax!!!!😖😖😖😖 nasibkeygu xumaa 💔💔
@iqranuur6320
@iqranuur6320 5 лет назад
Ani jecyl waan leyhy lkn inuu I jecel yhy oghy qof kle iga racin wali lkn inuu raci dono ma ogi waayo maba isracin
@deeqalula8513
@deeqalula8513 5 лет назад
Iqra Nuur lkn aniga wuu raacey ba aniga unbaa qaba xnunka isgu qof u jecyhy ayu la nolyhy 😭😢😔
@iqranuur6320
@iqranuur6320 5 лет назад
@@deeqalula8513 aniga wuu I jecelyhy waxana ku ogaday dhwr mar ku xanaqay dhahay nagu kala wad wuu diiday wuna I jecel yhy said u igu masera
@deeqalula8513
@deeqalula8513 5 лет назад
Iqra Nuur Alle ha idin dhowro farxad ku nooladaa abid wllo ❤️🙏
@amalitabea1539
@amalitabea1539 5 лет назад
😫ax ax wlllo ma anaa ika hadliii alow kan jeclhy isoo jediii😥
@balqiismuxumed7871
@balqiismuxumed7871 5 лет назад
Cumar Cr fanan an jeclahay go forward ❤👌🌹
@roobleabdi6582
@roobleabdi6582 2 года назад
Aad iyo aad caawa heestaasi anayba igu socotaa
@nadranuura2952
@nadranuura2952 5 лет назад
meshu ma jig jigaa quruxsanaaa👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 5 лет назад
haa waa jigjiga hotel xamda ayaa ladhahaa goobta uu taaganyahay
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 лет назад
😭😭😭😭😭😭😭😭Ax heestasi anay iga hadlaysaaa Qof markuuu qalpiga ka xado way adag tahay sidad u ilwdaaaa 😥😥💔qlpi jabay miyaaaa qosol lagu dhayaaa
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
Sidoo kale wllhi anigaba xbbti waa iska samreynaa😒😢😭😰🥺🥺🥺
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 года назад
@@amiiraadan3017 ❤😍😊
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
@@Inna_mohamet 🤭😂qoraalkaba ma arkeyn show 1 year ago baa ka soo wareegay hada arkey waxa moodayey qoralkani in uu yahay mid dhaw hada qalbigii bogsey 🤨🧚‍♀️
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 года назад
@@amiiraadan3017 😂😂😂😂ka raysty bukanadii miya la odhan jiray macaneey 1 year ka hor weeye
@aleelapowy9682
@aleelapowy9682 5 лет назад
The Legend Waqal Mi BroH Keap Going👏
@juweriaaqoonjecel7946
@juweriaaqoonjecel7946 4 года назад
Cumar cr jiroo joog❤❤❤❤❤❤❤❤❤qulubta meel meel kale kumaqan sideen uqaboojiyaa
@walaalsd2937
@walaalsd2937 5 лет назад
Aryaada waa ni salaamy👋
@ayaancbdiqadirowcali9831
@ayaancbdiqadirowcali9831 5 лет назад
Fanan an tagera buxda u hayo iyo hes micne ku fadhida ❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌👌
@somalilanderjecelsomali6123
@somalilanderjecelsomali6123 5 лет назад
Sheekada heestani waa waxa inacsiisay jacaylkaba iyo shukaansi naageedba Waayo muddo ayaaan ruux u dajinaaayay Hada iyada darteed ayaaan magaaladii uga guuray alx waaan ka raystay nitaaqadii
@hibocabdilhi7989
@hibocabdilhi7989 3 года назад
Wllhi hees dareenkeeda wadaata😥☝️🥰
@nagipqurpo6062
@nagipqurpo6062 5 лет назад
Maanta first ahay icaawiya pal like ta
@Zaamboy
@Zaamboy 2 года назад
King CRka
@yonezcrown
@yonezcrown 5 лет назад
Waqal in the House
@hamze.rayga.6075
@hamze.rayga.6075 5 лет назад
Yunez zxp mdxeewy subscribe e iisaar
@cumarcr3390
@cumarcr3390 5 лет назад
Khadar waqal nuradiin dugsiiye mustafe saleebaan iinolaada
@boqoradasomaliyed9168
@boqoradasomaliyed9168 5 лет назад
I love this song
@hodanali5163
@hodanali5163 5 лет назад
He’s back🙏😍quruxlowgii❤️
@qurxdumar6100
@qurxdumar6100 4 года назад
Www cadi maha hestana cumar keep going
@hamdaahmed8975
@hamdaahmed8975 5 лет назад
9/9/219 malin Fcn inshalh khayr❤️👗👨‍👩‍👧‍👦🚘
@zaakirali8493
@zaakirali8493 4 года назад
heesta wan daremy
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 лет назад
Top song
@iamsomalilander5485
@iamsomalilander5485 5 лет назад
WaQal studio ku kasta miyaad ii keenaysan😂 waar Hala iga soo Hubiyo😂fanaaniinta
@khadarmediavlogs7321
@khadarmediavlogs7321 5 лет назад
Best hees weeye omar cr Hore usoco wll
@asiyaeid9434
@asiyaeid9434 4 года назад
Iskadaa dawada wllo
@user-ef9sg8sm3c
@user-ef9sg8sm3c 5 лет назад
Hhhhhhh sideeen uqboojiya ❤️👌
@najibmohamed506
@najibmohamed506 5 лет назад
Iga daa best wye
@cumarcr3390
@cumarcr3390 5 лет назад
Thnx waqal studio
@talizoapdiraxman493
@talizoapdiraxman493 5 лет назад
Quluubta meelkale kumaqan sideeen uqaboojiya
@wardahappy6320
@wardahappy6320 5 лет назад
Masha allh cr hore usoco wll
@boodhariyareofficial
@boodhariyareofficial 5 лет назад
woow Cumar Cr Guulayso
@zuhuurmohamett5350
@zuhuurmohamett5350 3 года назад
Woww
@ikraanbashir1199
@ikraanbashir1199 5 лет назад
runtii waa wax kale
@ayuuphabib912
@ayuuphabib912 5 лет назад
Cr Keep going Apti
@yaracasse8870
@yaracasse8870 4 года назад
calanka 🇸🇴🇸🇴
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
ShaleY beY heestani clip yar ka mid ah ku casumneYD WhatssAp'keyga ❤︎❣︎♫︎❦︎𝙷 𝙷𝚊𝚍𝚊𝚍 𝚚𝚊𝚛𝚜𝚊𝚝𝚎𝚢 𝚡𝚞𝚋𝚒𝚐𝚊 𝚚𝚘𝚏𝚔𝚒𝚒 𝚔𝚊 𝚡𝚊𝚍𝚎𝚢 𝚚𝚊𝚕𝚋𝚒𝚐𝚊 𝚍𝚊𝚛𝚎𝚎𝚗 𝚚𝚒𝚛𝚊𝚢𝚊𝚋𝚊 𝚓𝚒𝚛𝚊 𝚚𝚞𝚕𝚞𝚞𝚋𝚝𝚊 𝚖𝚎𝚎𝚕 𝚖𝚎𝚎𝚕 𝚔𝚞 𝚖𝚊𝚚𝚊𝚗 𝚜𝚒𝚍𝚎𝚎 𝚞 𝚚𝚊𝚋𝚘𝚘𝚓𝚒𝚢𝚊♫︎
@mohamedcali8208
@mohamedcali8208 4 года назад
Best song
@khadrakiin4951
@khadrakiin4951 5 лет назад
Boqorka cumar cr
@mohamedhamse1061
@mohamedhamse1061 5 лет назад
Cumar cr 👏👏
@masumchannel7624
@masumchannel7624 5 лет назад
Codka 56% Heesta100% Music 100%
@mohamedabdiofficiall8168
@mohamedabdiofficiall8168 5 лет назад
IGA farxi Allaha kaafarxiyo plz subscribers ii Saar
@burcolyrics5206
@burcolyrics5206 5 лет назад
Sxpo adna iisar please
@mohamedabdiofficiall8168
@mohamedabdiofficiall8168 5 лет назад
@@burcolyrics5206 szp waankuu saaray adna sidaacad ah igu saar
@5minutesear
@5minutesear 4 года назад
6 minutes 111 comments🙌🎧
@Zaamboy
@Zaamboy 2 года назад
2k22
@somalilanderjecelsomali6123
@somalilanderjecelsomali6123 5 лет назад
Gabadhu #jamila jagsan maaha
@cabdiaadancabdi5226
@cabdiaadancabdi5226 2 года назад
karayso qaskaan ku waday
@azoummostaphe2763
@azoummostaphe2763 5 лет назад
Maxn kuu qaban karaa😉😋
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 5 лет назад
Mesha videoga lagu dubay ma adis abaab mise hargiesa
@Faysal280
@Faysal280 5 лет назад
Duca qabe & duca qabte allaha idin barakeye Subscribe isara
@macowcade9985
@macowcade9985 5 лет назад
👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@feedhomedia8152
@feedhomedia8152 5 лет назад
Heeeta waa bilaa laxane ku celi nio
@zakarieismail6672
@zakarieismail6672 5 лет назад
Waw
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 5 лет назад
Walle nin waxa garada oo ragga iga dheh qalbi kasiijeeda waa layska siidayay waa sidaan anigu yeelilaha✅👌🙄🤣🤣🤣🤣🤣
@sadamyaya1335
@sadamyaya1335 5 лет назад
😭😭😭😭😭😭😭😭☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻axaxax ☝🏻😢
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 5 лет назад
Magaladan waa magaalo qurxan talow waa halkee mafahmin magalada ee tahay
@funtimewithlima6094
@funtimewithlima6094 4 года назад
maqosle Maquuste wllo waa jigjiga
@farxiyoahmed5613
@farxiyoahmed5613 5 лет назад
😭😭
@rahmaahmed1690
@rahmaahmed1690 5 лет назад
Mi ex boy freind
@khayriya7268
@khayriya7268 3 года назад
A9
@Boqor7
@Boqor7 5 лет назад
Cr
@halganmuseum562
@halganmuseum562 5 лет назад
Ya ila dareemay inay lahjadiisu yar adagtay😂 warda happy ban arka eeshcala Oromo is uruursatay
@horseedchanel59
@horseedchanel59 5 лет назад
Halgan Museum ina gumeed bad ree xamar hada tahy adi is eed
@zadaamapdi2561
@zadaamapdi2561 5 лет назад
Subscribe iisaar Somali Nabi Muxandey Tol hada tihiin🗣🇸🇴😿
@hamze.rayga.6075
@hamze.rayga.6075 5 лет назад
Zadaam kygah mdxeey subacribe igu duuug zxp
@zadaamapdi2561
@zadaamapdi2561 5 лет назад
Kygana sar bro
@boqoradasomaliyed9168
@boqoradasomaliyed9168 5 лет назад
Ppp wilkan igu qabta
@a-truthproduction2669
@a-truthproduction2669 5 лет назад
Please asxaapta subscribe ii saara waa iga codsi idinkoo mahadsan
@addname4952
@addname4952 5 лет назад
waxa iga qoslisey cod xumidiisa iyo kalsoonida u haysto hhhh
@marwokaapa8515
@marwokaapa8515 5 лет назад
jigjiga films Wllo Dad padan Waa Dhamaa waa La dhageesan kara ma xuma✊✊👑
@addname4952
@addname4952 5 лет назад
@@marwokaapa8515 heestan xitaa qalabka lagaga duubey ee sound care ka wa mid liita saafi maha codkiisu miyeyna sas ahayn horta?
@idirisabdisalam3553
@idirisabdisalam3553 5 лет назад
Mhee
@miskicabdinasir7036
@miskicabdinasir7036 5 лет назад
Kkkkkkkk kareyso qaskaan kuwadey
@cumarcr3390
@cumarcr3390 5 лет назад
Thnx barather
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 5 лет назад
fadlan subscribe izaara chanelkan🙏
@hamzikofficial
@hamzikofficial 5 лет назад
Kusoo yaca Halkan 👎👎
@alisayed2968
@alisayed2968 5 лет назад
Alamagane cod xuma kani kaw 👎🏿👎🏿👎🏿
@omarchannel4933
@omarchannel4933 5 лет назад
pls ha idhaafin subcribe iso saar 1K i gaarsi adi
@mohamedrashidali2111
@mohamedrashidali2111 5 лет назад
waa hees aad u macan
Далее
CUMAR CR | SABAX | OFFICIAL VIDEO 2020
5:51
Просмотров 155 тыс.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Просмотров 46 млн
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Просмотров 455 тыс.
CUMAR CR JACAYL BEEN AH 2018 OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:17
Waraysi Xiiso Badan Cumar Yarre  CR
34:13
Просмотров 70 тыс.
CUMAR CR JACALKII SHALAY OFFICIAL MUSIC 2022
5:43
Просмотров 120 тыс.
CUMAR CR 2021 |BILAN | OFFICIAL_VIDEO_MUSIC
4:53
Просмотров 3,4 тыс.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Просмотров 46 млн