Тёмный

Cumar Dhuule - Kaa Guuray Aniguye 

jaamacada
Подписаться 11 тыс.
Просмотров 2,1 млн
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,4 тыс.   
@aragsan6552
@aragsan6552 7 лет назад
Markan xaajiga aan ku kacsanahay ayan heesta uu shida gurigan kaga shaqeya markasu dhulku kuso uruura
@aliabdi7541
@aliabdi7541 7 лет назад
dahabo luul ani xita kkkkkkk
@abshirmehad4367
@abshirmehad4367 7 лет назад
dahabo luul d
@aragsan6552
@aragsan6552 7 лет назад
Moha Amip Kkkkk illahay haku siyo xaas wanagsan ood ku degto huuno
@maxamedafgaab4863
@maxamedafgaab4863 6 лет назад
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh walhi waad iga qoslisay
@FOOTBALLPLANETYT
@FOOTBALLPLANETYT 6 лет назад
Khatar warkasaa imara
@mudugaawilyrics3523
@mudugaawilyrics3523 4 года назад
Alla Xabaali Xoog Badanaa Maxay Geed Adeeg Nin Raga God Ku Haysaa!! “4 Xaasle Ayaan Ahay Hanti Aan Ku Kala Maslaxdana Malihi Midii Iga Carootana Kabankaygan Usoo Qaataa Waana Ku Dajiyaa!! Sidaas Baa Laga Hayaa Aabe Cumar Ana Lamid Baan Ahay Lkn Talentigisa Malihiya Amaan Oraahdiisa Ku Maslaxdaa LoL Usheeg Inay Gidaaradu Dhaxanta Iyo Gawruhu Darteed Igu Garaacaan !! RIP Somali Legends 😥
@nasteexomacalinhibhv4427
@nasteexomacalinhibhv4427 4 года назад
Xariif batAhay walhi
@Samar-gw5hm
@Samar-gw5hm 4 года назад
Saas waye bro ninka raga waa inuu Everything Xaliyaa
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 3 года назад
Maxay tahay dawarsigan casriga.ah Ee uun ah subscriber like commen isii 2020 wuxuu dadka u sii dhaweynayaa Qiyaamaha
@cabdiqaadirmacaane896
@cabdiqaadirmacaane896 3 года назад
Legend baa tahy sxb
@hamsekoozaar4614
@hamsekoozaar4614 3 года назад
legand🤴
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish 4 года назад
2020 qofki dawanaya Like ta igu dhaf dadkii hore Unba halkan laga heli kara😍
@zozoosmaan955
@zozoosmaan955 4 года назад
Me
@wardahashi6274
@wardahashi6274 4 года назад
🤩
@codkaxaajitvt9778
@codkaxaajitvt9778 4 года назад
From mugdisho
@shucaybaadam3413
@shucaybaadam3413 4 года назад
Fadlan subserc sar my channel
@kamadare5937
@kamadare5937 4 года назад
Me
@lijoso2573
@lijoso2573 4 года назад
Waxaan ahey 60 Jir oo mudo dheer Qurbaha ku noola oo marnaba jacleysan nolosha qurbaha, oo hadana rajeynaya in aan iskaga hajiro qurbaha , hadaba walalaha soomaaliyeed ii soo duceeya guryo simo allah
@aishaabdi6678
@aishaabdi6678 3 года назад
I.a Allah hakurumeyo
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 года назад
kheir bay noqon insha allah
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 3 года назад
Zhp qaali waan ku salaamay kawdheh waxaan doonayaa meel aan kaala so xidhiidheee xageen kaala so xidhiidhaa war bixin ayaan ku hayaaaye
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 3 года назад
@@akramaabdi2377khayr bay noqon doontaa hhhhh. odaygaaasa ina anfici lahaa soomaha 🏃🏻‍♀️🏃🏻‍♀️🏃🏻‍♀️
@aminamaxamud5912
@aminamaxamud5912 Год назад
Inasha.allaah noloshu Kuma ciisho
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 3 года назад
Inantaan ugolon,golay Tii laygu guud furay gaadhsii warkaygoo Waxba adiga oon guban Aan masayrna kaagalin Gobaad waxatidhaahdaa Usheeg inay gidaarada Dhaxanta iyo gawruhu Darteed igu garaacaan 💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@bahjatahir980
@bahjatahir980 4 года назад
Inta hestan 2020 dhagysanysa like ha ila dhfin
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 года назад
bahja tahir ✌🏾✌🏾✌🏾✌🏾
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 4 года назад
Was für eine Stimme!
@shucaybaadam3413
@shucaybaadam3413 4 года назад
Fadlan subserc sar my channel
@nasridolmar6165
@nasridolmar6165 4 года назад
Mcnto isowac +27682179103
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 4 года назад
@@nasridolmar6165 Hhhhhhhhh caadi iskadhig bro😎!!
@zakiyare9894
@zakiyare9894 3 года назад
waa sanadka cusub 2021 habeen jimca ah sacadan tahay 1:21 iso duceya somaliyey sanadkan farxad iguma uusan dhalan incha Allah wxa rajayana bash bash iyo barwaaqo inu igu dhaman sido kle walaladey Somaliyed ❤❤🤲 likta ha igala agmarina 🥰
@zaabitraashid3998
@zaabitraashid3998 3 года назад
sido kle Zaki lkn walga baxaa ad adeeg muuji sxb aniga mel ayan ku godonsanhy ilah sanadkan cusub si fudud ha iga sare 🤲🤲
@shimbirkasamada3701
@shimbirkasamada3701 2 года назад
Zxb wlahi waan kuu ducaynee Lkn anaa halkad habeenkaa taagnayd taagan zaki
@mouseuse
@mouseuse Год назад
Alle hakusiiyo wax wanaaagsan will if iyo aduunba
@mudalibhaarin5542
@mudalibhaarin5542 Год назад
Sxp ilahay anaga dhan muraadkeena ha nuu suubiyo ❤😢
@TheMujee
@TheMujee 7 лет назад
Am from Eritrea .I Love classic songs of somlia so much .
@liibocho4514
@liibocho4514 7 лет назад
Mujee mohmmed oh that's great tho
@khanciyoz8151
@khanciyoz8151 7 лет назад
Mujee mohmmed thnkz brother from Eletarian
@ahmedadan2281
@ahmedadan2281 7 лет назад
Mujee mohmmed welome sister Were one nation. ... Trust me
@cabdiraxmaancabdilaahi3442
@cabdiraxmaancabdilaahi3442 6 лет назад
Mujee mohmmed woow u know somalai lnguge man
@kaareburburiye
@kaareburburiye 6 лет назад
Mujee mohmmed ## u get a good taste ,,,,he is our legend
@dahraanboos3667
@dahraanboos3667 7 лет назад
noloshu waaa lamaaane waa nasiib sida aad u heshid qofkii aad dunida kula nolan lahayd ma helin wali qofki aan islaha waa qofkii ad ku riyoonaysay CUMAR DHUULE ALLE HA U NAXARIISTO
@abdirizakismail4261
@abdirizakismail4261 7 лет назад
aisha boos ilahay ha kuu sahlo inanyahay lamaane khayre qabo👏
@dahraanboos3667
@dahraanboos3667 7 лет назад
Abdirizak Ismail amin abooowe mahadsanid
@khanciyoz8151
@khanciyoz8151 7 лет назад
aisha boos aamiin aamiin Allah ha unaxariisto
@ahmedhaji6864
@ahmedhaji6864 7 лет назад
aisha boos
@abdirahmanhaji2346
@abdirahmanhaji2346 7 лет назад
Aisha you are not alone waxa laga yabaa xariifkii calafkada aha in uu meel kaa radiynaayo wuuna imaan inshaa Allah at the right time
@AbdiGuledG
@AbdiGuledG 9 лет назад
Allow unaxariiso Cumar Dhuule! Wuxuu ahaa halyey cod macaan, samaanta jecel. Dhaxal qaali ah ayuu nooga tagay oo ah keydka heesihiisa quruxda badan. Qabrigiisa alaha uwaasiciyo waana balan inaan qabrigiisa soo booqdo oo aan Quraan kuso aqriyo. AN IRREPLACABLE LEGEND!
@SPharaoh
@SPharaoh 8 лет назад
Xaggee ku aasan yahay marxuunku sxb. Alloow u naxariiso.
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 7 лет назад
Caasimadda Djibouti buu ku aasan yahay marxuumku , halkaasuu ku geeriyooday 1997, markii xanuun ku soo booday dhowr cisho gudahood Alle ha u naxariistee. Soomaalida lkn waa la yiri u hadashaa, wax kala sheegaan oo aan waxba ka jirin. Cumar , balwadda fanka iyo qaadka marka la yimaado , sheyga kale ee naftiisu aadka u jeclayd sida isaga iyo sxbadiisba ka sheekeeyeen marar badan waxay aheyd SALAADDA oo marxuumku xataa haddu qayilaayo intuu ka kaco jamaca aadi jirey halkii uu kaga tukan lahaa halka lagu qayilaayo. Ifka dharaaraha la joogo dambi waa naga dhacaayaa haddaan nahay binu aadam , marxuum Cumar Alle waxaaan uga baryeynaa inuu dambigii ka dhacay u cafiyo nin muslimnimo ku geeriyooday weliba cibaadada salaadda la dhahaa la weyneyd, fankuna isaga iyo Aabbihiisba uu ahaa mawhibo ku beeran. Haddaad fiirsado muuqaalkan gaar ahaan 54:40 waa Cumar laftarkiisii markii Muqdisho ugu darneyd 1992 asxaab uu la fadhiyey ka diiday inuu ku tukado halkay fadhiyeen, isagoo aaday masaajid, nimankiina dhaheen war Cumarow waa qasantay magaaladuye adeerow halkaan isaga tuko,, ila dhegayso bal!!!!!!!ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-iVMUhxeNkf0.html
@sumayacabdiraxiim4516
@sumayacabdiraxiim4516 7 лет назад
Allah haw naxariisto cumar dhuule ali
@sumayacabdiraxiim4516
@sumayacabdiraxiim4516 7 лет назад
walee heesaa ma taageeeree lkn hadaan is idhaa dhagayso waxan dhagaystaa cumar dhuule Ali
@mohamedmamemohamedmame5781
@mohamedmamemohamedmame5781 6 лет назад
n
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 4 года назад
2020 waqtiga carona alle heynaga haye hadad dawaneysid like isku muuji
@abdulkadirmohamedyusuf
@abdulkadirmohamedyusuf 3 года назад
Mar hadad halkaan timid jacayl un baa ku keenay.✌️ Edit. Waa ku mahadsantihiin Like ta.
@idilismail2034
@idilismail2034 2 года назад
Now heesta geela donyey 😂
@Baashaaal
@Baashaaal Год назад
War ima keenin iska wareegyay ani
@alisuleebaan2580
@alisuleebaan2580 Год назад
@@Baashaaal 💖💖💖💖💖💖💖💖
@alisuleebaan2580
@alisuleebaan2580 Год назад
@@idilismail2034 💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘
@aadanibnuxuseen5744
@aadanibnuxuseen5744 Год назад
Beenta mahan sxb 💔
@adansantur4677
@adansantur4677 3 года назад
Allaha u naxariistee , Cunar dhuulle , waxuu ahaa , nin aad u Samir badan oo qaabilay , dulmiga , quursiga iyo faqooqa.
@afbawaaqo1803
@afbawaaqo1803 4 года назад
After 6 year 2013 - 2020 CUMAR DHUULE WLHI FANAAN AAN TAAGEERO ❤️💯 INTI TAGEERTA ☝️👍🙏
@mustafeaarsaleeban7013
@mustafeaarsaleeban7013 3 года назад
Walalayaal waxaan idiin hayaa fursad shaqo Adigo Gurigaga joogaa inaad Horuumar gaadho sii fuduud WhatsApp ka nagala soo Xidhiidh 004915210761188 ama ciwaanka barta Facebook thanks my people
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
ᴋᴀ ɢᴜᴜʀᴇʏ ᴀɴɪɢᴜʏᴇ ʜᴀᴅᴀɴ ʟᴀʏɢᴀ ᴋᴀ ɢᴀᴅᴀɴ ᴍᴀxᴀᴅ ɪɢᴀ ʀᴀᴀᴅ ɢᴜʀᴇʏsᴀᴀ 🤷‍♀️ 𝑤𝑖𝑥𝑖𝑖 𝑑𝑎𝑤𝑎𝑛𝑎𝑦𝑎 2020 𝑙𝑖𝑘𝑒 ℎ𝑎 𝑖𝑙𝑎 𝑑ℎ𝑎𝑓𝑖𝑛😒 𝐴𝑝𝑟𝑖𝑙 18 2020
@SouhaibHassan-kl8yj
@SouhaibHassan-kl8yj 4 года назад
Maaa anaaa igaaguriii hbbti
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 года назад
@@SouhaibHassan-kl8yj 😂😂😂
@molucky9070
@molucky9070 2 года назад
Bayo reera jacayl mad tahay adna
@the_kaarto
@the_kaarto 2 года назад
@baarali4291
@baarali4291 2 года назад
Miyan kale guuran hadii uu garadku ku siiya qalbi daga iyo darooran eega
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 8 лет назад
omar dhuule waa fanaan cod macaan. taariikhda sugaanta ama heesahiisa ay yihiin Kuwa dhaxal u noqodoona jiilka soo socda iyo Kuwa joogaa. illaahay ha u naxariisto qabriga ha u nuuriyo.. amin amin
@sakariyeaxmed6455
@sakariyeaxmed6455 9 лет назад
ilaahayo u naxariiso cumar dhuule hadaan garanayo xabaashiisa waan siyaaran laah ilaahayw godka u nuuur
@abdijibarabdilahi1425
@abdijibarabdilahi1425 6 лет назад
Aamiiiiiin
@xiimatoawrabaax5479
@xiimatoawrabaax5479 5 лет назад
Aniga garanaya
@tellthetruth2809
@tellthetruth2809 4 года назад
Suufi.com Qabri ha siyaarane u ducee un in ilaaheey danbigiisa iyo keena ba dhaafo
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 года назад
Aamiin ya rabi
@mcshiinefilmsvlogs6848
@mcshiinefilmsvlogs6848 4 года назад
Sakariye Axmed hhhh waxaa ziyaaratoh miyaad weeyday soo ziyaaran lahaa kulahaa 🤣🤣😂😕🤔
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Год назад
Geedi waxan ku ahayoo ay gogoshu ii taal. Guryo samo agtoodee😊Waayeelka jaqafsadey #Cumar Mahdi Allow kunaxariiso
@abdinasirksa9363
@abdinasirksa9363 4 года назад
qoftaan jeclaa maalin cad ayey iga tagtay saas ay tahayna Dumar iida mooyee Asaageed amaan ma leh🇸🇱jaceyl cimrigiisa waa cawaqib xun yahay
@hakeem2297
@hakeem2297 7 лет назад
LYRICS --------------- sidii geeli hawd jiray inan yahay garaabiido mar hadii lagaa gubay naftu kaa gal-galatoo waxa jira gayaan kale ay gacalo moodeeeeee. kaa guuray aniguye hadaan la iaga kaa gadan maxaad iga raad guraysaa? dadku garasho weeye jacaylkii i galay beri mar hadii uu gaagaxay geedi waxan ku ahayoo ay gogashu ii taal guryo samo agtoodee ha goobyaalin meel aan gacal kaaga muuqane iska daa gubtahanyada ! beryo hadalka gunudayee gudbi taa sideedaba fariin gaara qaadoo bal yartaan u golon golay tii la igu guud furay gaadhsii warkaygoo waxba adiga oon guban aan masayr na kaa galin gobaad waxaad tidhaahda usheeg inay gidaaradan dhaxanta iyo gawruhu darteed igu garacaan darteed igu garacaaan END
@arafatabdilaahiqawdhan2268
@arafatabdilaahiqawdhan2268 7 лет назад
thnks broH
@salahudinrabbani
@salahudinrabbani 7 лет назад
Abdelhakim Tty thanks so much bro. I would pay anything to get stuff like that.
@husseinawjama6034
@husseinawjama6034 7 лет назад
Abdelhakim Tty good one
@khadarcusmaan5551
@khadarcusmaan5551 7 лет назад
Ninkaas dabbaad ku shiday...
@ilbaxnimadasomalida6015
@ilbaxnimadasomalida6015 6 лет назад
Abdelhakim Tty alla yaa cisak
@Wayelka1973
@Wayelka1973 4 года назад
Back in the days 2008Mogadishu In high school 🏫 Jclkeygi hore 😢😢 maxan isku sabrsiiyay 12 sano ka Hore still na mahelin jclkeeda oo kale gursamo ku Noolow Xasuusteydiyeey ❤️
@fardwsaabdi2073
@fardwsaabdi2073 4 года назад
😭😭😭😭😭😭😭beerka ixanuunay😭😭😭😭😭
@qalanjoqaali308
@qalanjoqaali308 10 лет назад
Alla yaa raxma cumar dhuule janadii fardowsa allaha ka waraabiyo aamiin aamiin dhamaan inta dhimatey oo musliim ah
@Mushtaaq-dx4ib
@Mushtaaq-dx4ib Год назад
Aamiin Aamiin
@cabdiwahaabxussein5051
@cabdiwahaabxussein5051 8 лет назад
aloow u naxariiso cumar dhuule cali waa fanaan somalida kuqaaliha runti alaha janada haka waraabiyo
@hargaisacity7293
@hargaisacity7293 2 года назад
Back to waayahaygii soomalia galabta oo ay tariikhdu tahay 11/10/2022 ayaan heestan dhegaysanaya run ahaantii waa xusuus dheer markaan dib ugu noqdo noloshii soomalia gaar ahaan magaaladaydii ceerigaabo waqti waa kii nin rag ah ka oohisiiya kana farxiya markuu dedaal la yimaado aniga oo aan belaayo qabin oo nolol quruxbadan ku jira shaqaysta oo noloshayda ku filan ayaan isbaranay gabadh aan jeclaan doono mudo markii xiriirkayagu si quruxbadan u socday oo aan aaminay naftaydiina siiyey una qorshaystay in ay marwadayda noqoto ayaa jaba waaka danbeeye xaaji lacag lehi debeda ka yimi inan ay asxaabyihiin ha isku xidho xaajigi debeda ka yimi iyo tii aan nolosha u qorshaystay iyana waa tii aan jeclaa ee xidhiidhku naga dhexeeye xaajigii haku qanacdo guurna haka aqbasho sir maqabe alle ayaa u sahane anigoo baraad la maku baraarugay gabadha meherkeedi oo beri dhacaya iyaduna ma igu war gelisay in walidkeed ninkan siinayaan kuna qasabayaan ma ii cuntami weydey in aan xaqiiqda jirta rumaysto alle ilaahow been ka dhig maku ducaystay aqriste hore ma u maqashay duunyada ninkii haysta iyo doolarku kaa adag waxaan ogaaday in aan cidina qasbin ee iyadu ku qanacday xajigaan qurabah ka yimi hoyadeedna ku dhiiri gelisay iyana isma odhan kii aad is aaminteen balankaad ka qaaday waa bir mar uun kugu soo qaloocan doona hadii aad kabaxdo maya ismaba odhane I cafi bay eeyar iska tidhi hadii ay ogaan lahayd xanuuka ay qalbigii jeclaa u geysatay eeyar iskama dhahdeen I cafi calafku waa qiil ay ku mar marsoodaan danaystayaashu markay wacadka baajiyaan ee dantooda gaarka ah fushadaan go'aan qadhaadh oo aan qaatay baan ku idhi ma tihid qof cafis mudan calooshana waan ka jaray waayo waxay noqotay marwo la qabo hadalna iigama kaa banaana mar hadii nin kale lagu meheriyey habeen ayaan hurdada diiday waxaana jeexday dariiq aan ku iloobo qoftaas I khiyaantay ee lacagta iyo passport ka iga doortay nasiib wnaag waxan xeraystay lottery gii mareekanka idamka allena wuu isoo baxay waxan aan laba sanoba dhamayna hawlahaygii wey isku kay duba dhaceen maalinimo arbaca ah baan Africa macasalaneyey una dhoofay dalka mareekanka oo aan deganaansho ka helay halkaas ayaan ku noolahay kana shaqaysta noloshaydana waxbadan baa iska bedelay alx gobolka qabowga badan ee Alaska ayaan degan ahay eebe idankii nolol quruxbadan baan ku haysata waxaas oo sheeko ah waxa iga keenay ma garanaysa waa qoftii ninka qurba jooga ah iga doortay ee isalahayd waad dhoofaysa oo aan anigii ay cidlada igaga dhaqaaqday ka hor dhoofay nasiib darada ku dhacday ma taqaaqaana qoftii waa garoob la furay oo guriga hoyadeed joogta soomalia na ku nool maantay ilasoo hadashay iyadoo cafis iga dalbanaysa ogaatayna in aan USA ku noolahay Nabsigu wuu dhaxa ee kuma dhaafo Heestan cumar ee guryasamo ayaan ugu jawaabay Naftu kaa galgalatoo Waxa jira gayaan kale Ay gacalo moode Ha goobyaalin meel aan Gacal kaaga muuqane Iskadaa gubtaanyada Ya salaam igamaba qasna aniga qolkayga fadhigaan jooga falaasad shaah ah oo aan gacantayda ku karsadayna waa I agtaala shaqadana isbuuc dhan fasax baan ka ahay waan xayaadaya eebe mahadii alx
@indhodeeqa2909
@indhodeeqa2909 2 года назад
Inadeer qoralku dheera
@sadamsuleiman2362
@sadamsuleiman2362 10 месяцев назад
Sxb qisadada jacayl adban ula dacey guleyso idhiim alle Adne gabada ayada haku dayaan cawii haday dibantahy tuus inay Boqor iis dafisey oo ay diib u shaleyso Gobnimadada muuji
@aragsan6552
@aragsan6552 4 месяца назад
Masha Allah tabarakallah ❤️ walaal nabsiga ayaa ku hiiliyey iyo waxkhtiga nin adagna waa tahaye nolol qurux badan ayan ku rajaynaya iyo xaas wanaagsan ubad baari ah
@bsp05simad3
@bsp05simad3 4 года назад
Waxa isoo marey jeceyl midka ugu ficnaa lakin gabdhii saan iskula soconey weyba is bedeshay sababla aan hadana waxaan u rajeynaa nolol qurux badan💔
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 3 года назад
2021 Yaa Dhagaysanaya Omar Dhuule Ali Alle Ha U Naxariisto Amiin Amiin Amiin😪😪
@falastiinmursal11yuusuf84
@falastiinmursal11yuusuf84 4 года назад
Inaantaan ugolangolay gaarsii warkayga wlhi waqti ayay ahyd markii heestaan aydoo massge ah laysoo diray allah ha unaxariisto cumar dhulle
@farxaanahmed2722
@farxaanahmed2722 7 лет назад
Qoftan aduunka u jecelahay amaal ahmed lkn sorry waaa la qaba markasta waxaan u rajeeya inay aduunka farxad ku noolato waayo ma jeceli inay aduunka ku dhibtooto waxaan iska dhegaysta heesta weli ma guursan bedelkeediina weli ima soo marin lkn waan rajanayaa inshalaha
@makulatalinawalal8536
@makulatalinawalal8536 6 лет назад
farxaan Ahmed zhp Anba sida sideda lkn ilaahay haso dadajiyo
@zahraali9334
@zahraali9334 6 лет назад
farxaan Ahmed insha Allah mid aad ku iloowdo ilaahey hakuu sahlo maba ilooweysideee
@somalistarfunny3744
@somalistarfunny3744 6 лет назад
mudane haaa wlhy dhib
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 6 лет назад
Sxb Amba kula mid ban ahe samirka iska kasho weynu sugeyna malintene
@hassanaqyaar5170
@hassanaqyaar5170 6 лет назад
Allh ku siyo mid qer qabto insha allh walalo
@libanmaxamed3609
@libanmaxamed3609 5 лет назад
Wayelka jaqafsady ✊🏾cumar dhuule Yaa Raxman Godka u nuuri 🤲🏽6-2019
@farhansandhere3886
@farhansandhere3886 4 года назад
Jacayl jeeb lagu xiray xumaa Gobolka sanag markan maqlo gar ahan reer badhan waxan so xasusta jacaylkaygi kowad 2 sano wada soconey Markan rerkedi waydistey abehed hoyaded walalehed abti iyo aderba aan bartay aderked waxan ka ahaya Ader debeda cidi maydin jirta san ku iri ader dal iyo debed cid jogta midna kuma tashado Waa runta aan qalbiga jirin ayuu iyiri lkn maanta haday debedi wax tarayso wan joga markaan Aan donay laysiyey gabadhi holki meherka qabsanay beri marku dhici laha meherku cawa lakulmay hadaladan ku iri waxa kamid aha mcnto meherkeni cawa aya inaka xigta habeynki 11.00 wax walba isbedelen gbdhi la isu kaya didey hotelkina wan kireyey lcgti bixiyey Wadadki iyo dadki xaflada loga wacay layiri iska joga Gabdhi sas isku weyney Sanad kadib calafkaygi Canada ayuu noqday Faiso waan salamaya Meshay jogtaba Farxad kunolow Inkastoon kuwaayo Weyne isu keen qorin Jacaylkaan wadagne Wayada habeynee Waaxyehena jiifsaday Weli waa sidisii Weyne waxan katugaa Midan wayrax kugu noqon Werdi qoorta kuusura Ubax kugu waraabshoo Welwel kaa ilaashoo Wadnihisa kugu haba Sidaan waayo kula rabey Weynahay hakugu daro 😥😥😥😥
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 10 месяцев назад
Dadku garasho weeyee Jacaylkii igalay beri Mar hadii uu gaagaxay Geedi waxaan ku ahayoo Ay gogoshu ii taal Gurya same garoowe ❤❤❤ 2023 bishii ugu dambaysay ilahay cumarow ku naxariisay anagana ha nooga ka daba naxariisto
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 7 месяцев назад
Guryo samo waa xafada ku taala hargaysa oo heeso badan laga tiriyay sida ubaro
@nrx8684
@nrx8684 5 лет назад
Heestan aad aan u jeclahay, Alaaya raxmo raaximiin Cumar dhuule amiin
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 Год назад
Heeesaha qaraamiga ah waa heesta aan ugu horbartay for long time 😢 cumar dhuule allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen
@chitopaz252
@chitopaz252 3 года назад
Ha gobyaalin meelaan gacal kaaga muuqanine iska daa guftaanyada erayo nin wayn waye wllhi👌🔥aun cumar mahdi
@somalitv4377
@somalitv4377 6 лет назад
2000 ayuu geriyoday xaqiiq waan oyay malintaas cumar dhuule allow u naxariiso dhaxal ayuu nooga tagay dhamaan heesihiisa waan kahelaa.
@asiye717
@asiye717 3 года назад
Usheg inay gidaradan dhaxanta iyo gayruhu Darted igu gracan😢 2020✌🏿
@abdiaziizhashi6044
@abdiaziizhashi6044 5 лет назад
Ilaahayga raxmanka ahow adan ku baryayaye cumar dhuule ilaah nimadaada ugu naxariiso yaa rabi yaa raxmaan.
@halimohirse9563
@halimohirse9563 4 года назад
Old is gold rest in peace Omar Mahdi 💖🇸🇴
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 4 года назад
الذهب الذي لا يصدأ
@hanadgeesi4133
@hanadgeesi4133 3 года назад
Aamiin ya rabi
@hanadgeesi4133
@hanadgeesi4133 3 года назад
@@somalimanintheworld5090 shunu micna ya akhi
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 3 года назад
@@hanadgeesi4133 Sanad ka hor buu ahaa xiligaan Comment ga bixiyay Bro...!
@cabdulahizab9060
@cabdulahizab9060 Год назад
Cabdulahi Aadan
@se1059
@se1059 5 лет назад
Wow geedi waxan ku ahayoo ay gogoshu ii taal guryo samo hargaysa❤❤❤ hargaysaan u socdaaye ii soo duceeya ilmaadeerayal❤❤❤
@sahramohamed2417
@sahramohamed2417 7 лет назад
runtii majecli heesaha daadiska balse heestan way macaantahy
@kandarabi927
@kandarabi927 7 лет назад
Wallahi waa runtaa. Weliba ku darso oo heesta naftirkeeda adiga ayaa ka macaan sidaan hubo. Igana raali noqo walal.
@khanciyoz8151
@khanciyoz8151 7 лет назад
Sahra mohamed me too sister I liked so much
@abdulkadirsaid72
@abdulkadirsaid72 6 лет назад
Sahra mohamed you get that right sis
@sadaaxlabsalaax9186
@sadaaxlabsalaax9186 5 лет назад
Sax
@aamiinduraan9988
@aamiinduraan9988 5 лет назад
LKIN WLLO QAAFIYADA IYO CODKABA KU QAADO
@abdimustafe402
@abdimustafe402 3 года назад
Allow u naxariiso Apo cumar mrku nola ddba wxasun ahyn Ku tilmami jiry( Alla ya raxma)
@wardheermedia4146
@wardheermedia4146 7 лет назад
guryo samo anaaaaa subax kaste iyo casar kastaba kubada ku ciyaraba heestan kubadaan ku ciyaraba
@mohameddaher1535
@mohameddaher1535 6 лет назад
Alayarxama jabutibu ku asanyahayi
@abdirahmanaydiid9327
@abdirahmanaydiid9327 6 лет назад
Allow kudanbidhaaf kuuna naxariiso
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 лет назад
@@mohameddaher1535 wll waxa uu Ku aasan yahay marxuumku magaalada jabuuti illaa 2001
@mohamedhussein3089
@mohamedhussein3089 5 лет назад
Waa xageee
@farihaosman4769
@farihaosman4769 4 года назад
Mohamed Hussein waa hargeisa xafad ka mida
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Год назад
Guryo samo xaafad ku taal hargeisa❤
@abdirihimdiyaa7794
@abdirihimdiyaa7794 7 лет назад
wakhti igu horeyay e aan dhageysto waxay ahayd sanadki 2003 ilaa hadana waan dhegaysanaya 2017 waa murti aan la so koobi kareyn ama kalmado lagu sifeyn kareyn ha waa sida ilahay ha u naxaristo fanaanka macalinka lcumar dhuule cali
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 года назад
abdirihim Diyaa JANADII FARDAWSA RABBI HA DAJIYO SAYIDKII QULUUBTA WAX JACEL DHAYI JIRAY 👉🏽
@sahrohassanmaah4564
@sahrohassanmaah4564 4 года назад
3jir ahaa wakhtigaaa mhhh
@ardocusmaan5500
@ardocusmaan5500 8 лет назад
naftu kaa galgalato waxa jiraa gayaan kale ay gacala moode aaax legend wlhi allow kuu naxriiso abihii gidarka
@xafsaxasanxabiib7352
@xafsaxasanxabiib7352 8 лет назад
The
@maxamedmoha2205
@maxamedmoha2205 5 лет назад
lajan cumar dhuule alloow kuu naxariiso
@alihaji9416
@alihaji9416 10 лет назад
allah aabe cumar illah hakuu naxriisto aduunka waxad ugu tagatay magac iyo maamuus midaana waxey natuseysaa inaad aheyd halyey somali soo maray aanan la,ilaabi karin
@mohayusuf5481
@mohayusuf5481 6 лет назад
Ali Haji I
@suldancabdulkadir3744
@suldancabdulkadir3744 6 лет назад
Aamiin
@pubgmobile9663
@pubgmobile9663 4 года назад
Sidii geelii hawd jiray inan yay garaabino ilaahey cumar dhuule unaxariiso aamin ....
@mohamedwardi2185
@mohamedwardi2185 7 лет назад
4 Sano Anoo Kahor Ayay Ahayd Heestan Markaaan Bartay Maaanta Waaa 1/9/2017 waana Wehelkayga Kowaad Heestani 😢😢😢
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 6 лет назад
Kkķkkkk waa qawdhankii oo ku salaamaya najaasa
@ilwaadhassan1423
@ilwaadhassan1423 5 лет назад
xiisaha Kalgacal Ana kula dawan 😥
@somalilandhanoolaatocadawg8244
cumar dhuule cali illaahay Haw naxariisto Aamiin Aamiin Waxa uu ahaa nin qaali ah fanaanimadu maaha inaad meel ka cido ee Waa sidatan oo kale cumar dhuule alle naxariistii jano haka waraabiyo isaga iyo inta islaama ee geeryootay aamiin
@yahyagalow3645
@yahyagalow3645 4 года назад
Geeedi waxan ku ahay mel godashu itaalo Guryasamo agtodo Eshqiyazak ilahy haw naxaristo omar dhule
@abdiazizjama561
@abdiazizjama561 6 лет назад
Alle yaa raxma raaximiin Al fanaan CUMAR DHUULLE CALI. Wuxuu ahaa fanaan xaqiiqdiina ahaa sxbul jacayl ah Xaqiiqada ayaa waxay tahay xitaa adiga oo jacayl ku hayn hadaad dhegaysato In uu si rabaani ah kuugu dhacayo Axyaa fanaan Cumar
@hamzeilyas-ot2ge
@hamzeilyas-ot2ge Год назад
Ax, waa adeerkay cumar Allah yarxamu Adeero 😭
@ZaeedapdirzK
@ZaeedapdirzK 4 года назад
Waligay wax ma jclaan lkn HeestaN markaan dhagysto qalpiga igil gisha rntii 💓💓
@maxamedadaan7437
@maxamedadaan7437 6 месяцев назад
❤😢🎉😅😊😂
@mariaabdirahmaanmk8313
@mariaabdirahmaanmk8313 5 лет назад
Waa heestaan ugu jeclhy heesaha cumar dhuule allow kuu naxariiso🙏🏻❤️
@Maxamuudshaakirshaakir
@Maxamuudshaakirshaakir 3 года назад
Ilajow kunaxariso cuumar dhuule cali nin qliy janadaha kacab inashaallah likc sar
@Maxamuudshaakirshaakir
@Maxamuudshaakirshaakir 3 года назад
Lik
@Maxamuudshaakirshaakir
@Maxamuudshaakirshaakir 3 года назад
Like
@Maxamuudshaakirshaakir
@Maxamuudshaakirshaakir 3 года назад
Like
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 4 года назад
Ax Waa Hesta Aan ugu Jclahey Hesaha Hobalkan Cumar Dhuule Alllaw Kunaxariiso Inta Iga Danbeysa Dhac Igu Siya Like ta
@Jabjacayl
@Jabjacayl Год назад
24/6/2023 2:47am hdad soo laabatay sidayda laba mid uun baa ku keenay jacayl❤ ama marqaan Aniga jacayl ba ikeenay
@zayidali8789
@zayidali8789 Год назад
Legend legend uun baa Fahmi Kara😂💔
@8yearsago649
@8yearsago649 8 лет назад
Intaan. Hablo arko. Mid baaa. Jacel. Ibartay midaana. Waxey ku dhimatay. USA. Alaha u naxriisto. Nolsheyda. Kali. Baan dareemay. Koley. Mesha. Wa lowada socda. 😭😭😭
@sucdidagan7381
@sucdidagan7381 8 лет назад
aaad baan uga xumahay ina adeer insha alah badal khayr qaba runtiii wan kaa naxay
@samraj3573
@samraj3573 8 лет назад
💔
@samraj3573
@samraj3573 8 лет назад
💔
@oneworld3034
@oneworld3034 8 лет назад
Samir Iyo iman!
@farhiyoahmed519
@farhiyoahmed519 8 лет назад
InshaAllah qayr baa kuu dambeeya
@ahmednuur5944
@ahmednuur5944 Год назад
Alle Naxariisto Janatul FIRDAWSA Haka Waraabiyo Ameen Cumar Dhuule Cali ❤ Faataxada Umara Kolay Waxba Idinka Dhibimayse Maanta Waa Inoo Baahan Yahay In Alle Raali ahaanshihiisa Janatul FIRDAWSA Ugu Deeqo 🙏 🫡 🤲
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Год назад
Dunidan qof walba ruux ayuu fahmaya cumarna katarkisa ayuu fahmaya ana anfadeyda allha idaye allha unaxristo cumar dhuule
@Sigma-143
@Sigma-143 6 лет назад
dadku garasho wayne jaceelkii igalay bari mar haduu uu gaagaxay geedi waxaan ku ahay oo gogosho ii taaal guryo samo agtoodee ha goglanin meel aaan gacal kaaga muuqane iskadaa gubtaanyada 🤔 a ilaa yaraanti ayaan dhageesan jiray lkn caawa ayay i taabatay
@nimcaanmaftuux6504
@nimcaanmaftuux6504 5 лет назад
Waa 3•12•2018 Maalin isniin ah waa 11:18 maalinimo wxn ku zugnaHaY baradii jacaYlka ee barbara AyaamuHu izku darajo maaHa cumar dhuule wxa uu ka mid yahaY fananiintaH aan jeclaa inan zoo gaadho ama uu wakhtigu na kulanziiYo lkiin maY maqan zidaH
@queeniskufilanmohamed9889
@queeniskufilanmohamed9889 5 лет назад
Dadkiiyo dhan jaceylbabiyodhigay maxaxala marka
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 5 лет назад
@@queeniskufilanmohamed9889 noloshu hadayna jacayl lahayn maa lawada joogi lahaa.
@F13500
@F13500 5 лет назад
😭
@qalbisaafi7449
@qalbisaafi7449 4 года назад
2sano kahor aye kutabatay cwa waxay Ilatahy Inad kabogsaty jcylks Ana iso duceeya inan sidas ookle u go. AN qaato
@jamahassanadam5822
@jamahassanadam5822 3 года назад
Waaa 2021 oo ay ka dhimantahay wax ka Yar 20 maalin ayaan dhagaysan Cumar Dhuule Ali Goobtu waa KHartoum sudan waana maalin jimce Dhamaan bahwaynta Bartan aan saaxiibada ku nahay Cimri dheer iyo cibaado wanaagsan baan urajaynayaa waan idiin salaamayaa
@magicMgedi
@magicMgedi 2 года назад
Iam From Somaliland and I love Somali Songs 😃
@abdirahmanabdullahi539
@abdirahmanabdullahi539 2 года назад
😂
@isaaqceli119
@isaaqceli119 2 года назад
Meesha ma TikTok bad moodaysaa😂
@yassinnabadon5370
@yassinnabadon5370 4 года назад
Cumar dhuule alle haw naxariisto qabrigana haw nuuro fanaankeenii weynaa😢😢
@suliemanabdiazizabdullahi1413
@suliemanabdiazizabdullahi1413 4 года назад
Inantaan u golan golay Tii la igu guud furay Gaadhsii warkaygoo **** Usheeg inay gidaarada Dhaxanta iyo gawruhu Darteed igu garaacan😭😭 I will never for get you💘
@mankainacawlle3767
@mankainacawlle3767 8 месяцев назад
Bukaanada hospitalka jifan Waxaa ka badan bukaanada Nala jooga lkn aan dareemi la.nahat😭🥹💔
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 лет назад
Who's watching in the stiil. 2017❤🤘 Fartaa soo taag inta dawaneysa👏🤘
@khanciyoz8151
@khanciyoz8151 7 лет назад
Ibraahim Shakul Yare me
@nawalabdullahi9612
@nawalabdullahi9612 4 года назад
Saxibkey ayan udiray markasow toos iga guuuray wan isqalday wlhi intan wax hagajilahaa😭😭😭😭😭
@farxaanahmed2722
@farxaanahmed2722 3 года назад
Xasuusba xasuus ha II dhiibto weli waaan noolahay alx inta qoraalkaygii höre akhristay waad ku mahadsantihiin wixii sualo ah diyaar baan u ahay
@ugbaadilovyousiman62
@ugbaadilovyousiman62 8 лет назад
cumar dhule gadashi fanan majirin alle hawnaxaristo aabihi fanka iyo murtida
@Xasnaa.
@Xasnaa. 2 года назад
Naftu kaa galgalatoo waxaa jira gayaan kale ay gacala moodee 😢. Yaa cumar dhuule rabbi kuu naxariisay 🤲
@shabmohamed8204
@shabmohamed8204 3 года назад
Alle ha u naxariisto dhuule aamiin insha allah
@siciiddahir9296
@siciiddahir9296 8 лет назад
geedi waxaan ku ahayoo ey go gashu ii taal gurya samo ag toodee caadi maahan heestan allow kuu naxariiso fanan wacan buu ahaa
@brmawi0119
@brmawi0119 7 лет назад
Heestan waxn ku so weheshady safar moral kayga ayey ahyd cumar dhuule naxarti jano allé haka waribiyo☝☝☝
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 лет назад
Gabadha aan kala dhamaano heesaha uma dhegaysto amarka iLaahay waan iska guursadaa midkale cusub Raga dumarka iLaahay ufududeeyey ahay imikaan taan haysto waa ku gacan adagahay 6 dumara furay gabadhii 7 weeye Maashalah
@hanadgeesi4133
@hanadgeesi4133 3 года назад
Horey u soco
@naimadahir519
@naimadahir519 2 месяца назад
Qofkii muqalkan so ka liyy ma noolyhy 11yr ago😢😢
@lovelymum927
@lovelymum927 5 лет назад
Allah ya raxma wxs aya fanan laka dahaa mata ay tahay tariqda 8:02/mon,oct 14/2019 ya iladagaysanyo i like this songo 😭😍 mararka qar ayan qalbika kudajiya my friends bcz nag anan wale arg ayan jcldy mxd ka dihee kartin🤦🏽‍♂️
@MAXKAMADA_DAHIR
@MAXKAMADA_DAHIR 5 лет назад
Lovely Mum 🙏🙏😂🙏
@lkbchannel5263
@lkbchannel5263 4 года назад
Allah ya raxma cumar dhule wa fanaka Kali an Mar walba hesihiisa dhagesta inkastoo ee danbi tahay hada marwalba wan o duceyaa ino Allah raxmanka janatul fardowsa kawarabiyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Ayuub77
@Ayuub77 3 месяца назад
11/7/2024😢
@jamalwarsame8847
@jamalwarsame8847 8 лет назад
ilaahay janadiisa ha ku dejio eesh calaa fanan jaceylku wax lagu ciyaaro maaha laakin wakhtiyada qaar weykugu kelifeysa inaad go,aan deg deg ah aad gaadho
@nuurfaarax1612
@nuurfaarax1612 7 лет назад
Jamal Warsame
@aziizinour5713
@aziizinour5713 5 лет назад
WAXKLE DHIHIMAYNEE CUMAR DHUULE LEGEND BUU AHA. ILAHY HA UNAXARISTO♥️💔💕
@aishaayanle1780
@aishaayanle1780 3 года назад
2021 yaa illa dhageesanaya Waa ii xasuus caruurtayda aabohoodbaa ii shiday marrkuu i furayay😪😪😪😪iisoo noqo qaali
@hamdaadam6564
@hamdaadam6564 8 лет назад
Heestan Aad Baan u jeclhy 👍
@zakariaahmed8197
@zakariaahmed8197 8 лет назад
Hamda Adam
@maxamedceeri5042
@maxamedceeri5042 5 лет назад
☝️
@osmanabdulahi5384
@osmanabdulahi5384 7 лет назад
gobaad waxaa tirah daa sidiibey gidaarada dhaxanta iyo daruuhu darteed igu garacan 😂😂😂😂😂😍😭😭😭😭 kaa guray aniguye hadan leyga kaa gadaan maxaad iga raad gureysaa omar dhule alla ya rahma legend
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 5 лет назад
Dhaxanta iyo gawruhu
@koryare
@koryare 6 лет назад
Waa galab jimca tariiqdu waa 12/102018 aduun waa in koban Bal aaan eegno 30 sano kadib iyo RU-vid iyo heestan cumar dhuule Allah inagoo nabada ha I na gaarsiyo any way thanks
@abdullahimoha3016
@abdullahimoha3016 6 лет назад
سعيد علي Aamiin Wllo Ilahyow Nabad Iyo Barwaaqo Iyo Ray Rayn Nagu Gaaarsiii Aamin Yaa Rabbi Insha Allah Wllo Guuuul
@abdihaliimgalan6174
@abdihaliimgalan6174 5 лет назад
Waa hees jirta oo taa riikh leh runtii lama ilaswi karo
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 лет назад
سعيد علي Aamiin ilhow nawada gaarsii mar walba cimri dheer Cibaado iyo Farxad iyo cafimad ban ku ducaystaa allow iga aqbal aakhirana jana fardowso Muslimiinta oo idil
@sahalqunyarsocod5641
@sahalqunyarsocod5641 7 лет назад
Daadiskii ugu horreeyey ee Cumar Dhuule aan ka maqlo! in ka badan 1,000 hees oo uu leeyahayna waan dhegeystey.
@zahrat2
@zahrat2 4 года назад
Heestaan markaan dhagaysto jacayl ayaaan dareemaa❤️🔥🥰😢
@abdiaxmed5607
@abdiaxmed5607 3 года назад
Naftu ka galgalto wax jira gayanka ay gacalo mode ka guray aniguye alle haw naxriisto cumar dhule ragi ciyarta dhigi jirey way inaga hoseyan ha lo duceyo
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 4 года назад
Caadimaha maha horta Dadka badankodu mxy heesaha Calaacalka la jecel yihiin Ani wayba igu socdan 🤩🤩🙏 2020 still I liked music 🎶 😕 😌
@Amiirhaji
@Amiirhaji 6 лет назад
Cumar mahdi Father of love Aabaheeni jacaylka maadan dhiman ee waad naga dhuumatey 😭😭😥
@JamaalMaxamed-jg7vp
@JamaalMaxamed-jg7vp Год назад
Waad naga dhuumatay 😂😂😂😂😂😂
@hodaniishalove5136
@hodaniishalove5136 5 лет назад
Ax😘😘shoow waa markii 100 laad aan dhegeysanooyo heestaan allow ku naxariiso aabaha jeceylka
@cabdiqaadirmacaane896
@cabdiqaadirmacaane896 3 года назад
Cumar dhuule waanku jecLhy ALLE HAKU naxariisto
@mohamedaxmed6333
@mohamedaxmed6333 4 года назад
14.3.20 From germany🙏 Allah haku naxaristo
@MuruqsayPodcast5223
@MuruqsayPodcast5223 Год назад
Alla yaraxma Cumar dhuule marso/2023
@abdinouryousuf3849
@abdinouryousuf3849 4 года назад
cumar dhuule cali alle hawnaxariisto heestan wy dhinacyo badanthy mar wuu uquus goynaya marna waa calaacal marna waa fariin hagobyaalin meel aan gacal kaaga muqan waa sarbeeb iyo duur xul fankii iyo laxankii iyo mufakerkii intuba somali way ka dhamaadeen
@farxaandahircalifasu275
@farxaandahircalifasu275 5 лет назад
3/3/2019 maalin axad ah runti hestan aad baan ucjlhy marwalbo aan xajideyda ku xanaqsanhy aan iska dhageystaa isla maanta waan ka xanaaqsanhy
@sumayomohamedmohamud6992
@sumayomohamedmohamud6992 5 лет назад
Farxaan Dahir Cali Munasar Yare sheydaanka iska saar ee xajiyda sorry ku dheh oo sasabo😂
@rowdohassan156
@rowdohassan156 8 лет назад
Inaba caadi ma ahin kaaguray anigiye cumar dhule rabi ha naxaristo fanan qaran
@ayaancayni3285
@ayaancayni3285 5 лет назад
Habeen jumce oo 1/2/2019 hada dawanyso like iisar
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 5 лет назад
Ayaan cayni inantaan u golongolay gaadhsii warkaygoo Usheeg inay gidaarada Dhaxanta iyo duuruhu Darteed igu garaacaan.😭😭😭
@ayaancayni3285
@ayaancayni3285 5 лет назад
@@ahmedcaabi9175 huno mhdznd😘😍
@muktarsalah9793
@muktarsalah9793 4 года назад
22/Dec/2019
@munishmohaz5928
@munishmohaz5928 4 года назад
Anigana 1/3/2020 jimco ayan dhageysanoya
@abdirisaqawil7475
@abdirisaqawil7475 4 года назад
Hees aan tariikhban kusoo xasuusto wakhti aan kunoolaa masar iyo jclkayga oo aan kala dheererayn 22march 2020
@MrToooor
@MrToooor 10 лет назад
Ilahay naxariistiii jano ha geeyo cumar dhuule cali nin furfuran oo cod Macan ayuu ahaa aduun Lagu waari maayo waan qiroda markan heesihiisa dhegaystaba
@jamalwarsame4522
@jamalwarsame4522 6 лет назад
Heestan waxaa jecel raga lagu daadiyey sida aniga oo kale oh my God I love this song
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 года назад
Jamal Warsame 😃😃😃😃
@maxamedcali6553
@maxamedcali6553 4 года назад
Haa wlhi lkn sxb daadis kaliya maahan waxaa jira dad calafku isku diiday sideeydoo kale wlhi qof eey iga jecleed majirto aniguna sidookale waana hilmaami la.ahay sikastoon yeelay
Далее
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Просмотров 528 тыс.
NABSI WAA BALAAYEE
8:17
Просмотров 12 тыс.
Cumar dhuule || Kaa guureey aniguye with lyrics
10:28
Просмотров 233 тыс.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Cumar Dhuule Buliyey Shimbiryahay
8:10
Просмотров 185 тыс.
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Просмотров 94 тыс.
BEST SONGS OF CUMAR DHUULE CALI TOP QARAAMI
19:12
Просмотров 149 тыс.
Ugaaso
10:10
Просмотров 40 тыс.
AUN cumar dhuule waa jacayl aboodiya
9:20
Просмотров 67 тыс.