Тёмный

CUMEER HADIYADII UGU QOSOLKA BADNAAY AAN UKEENAY DABAAL DAGA 700k SUBSCRIBE 

Amira Qurux
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 171 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 375   
@xamzataatiko-bs1yq
@xamzataatiko-bs1yq 26 дней назад
Fadliga Jimcaha Awgii Aan Badiino Saliga Xabiibkeena Nabi Muxamed Scw 🕋❤️📿
@MuniiroMaxamed2000
@MuniiroMaxamed2000 26 дней назад
Scw scw scw scw scw scw
@ikraam_72
@ikraam_72 26 дней назад
Amiira qurux badaney naxriis badaney qalbi wanagey allow cimriga dhereyy oo guulo badan gaar🥺❤️cumeer big fan congratulations 🎊 👏 ❤
@SucdiQurux-cm3eh
@SucdiQurux-cm3eh 26 дней назад
Aamiin yaarabi 🤲
@user-KAARTO
@user-KAARTO 26 дней назад
Waa mxy suuruhu ?😂😂
@ikraam_72
@ikraam_72 26 дней назад
@@user-KAARTO suura ma ahan wxay tahe lee waa adi inte ku xanune🙄😹😂
@user-md8uh1eo5q
@user-md8uh1eo5q 26 дней назад
❤❤Aamiin yaarabi
@user-KAARTO
@user-KAARTO 26 дней назад
@@ikraam_72 waakaa taageere sharafleh ahow tuluxey 😎😂
@Bintulcaqli
@Bintulcaqli 26 дней назад
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤
@yuossraUpdy
@yuossraUpdy 26 дней назад
Scw ❤
@nimcomucalimaadam4296
@nimcomucalimaadam4296 24 дня назад
Scw
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 26 дней назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 26 дней назад
Alla Sundus iyo amiira jecliyaa qosolka iga dhameeyeen funny wllhi😂😂😂😂
@user-md8uh1eo5q
@user-md8uh1eo5q 26 дней назад
😂😂haa wllhi gabdhahaa waa iska jeclahay
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 25 дней назад
❤❤❤
@FarhiyaYuusuf1
@FarhiyaYuusuf1 26 дней назад
Ma waxaa jiro eray La qoro oo na qurux badan ka wanagsan ka qeer badan saliga Nabigeena Mohammed [NNKH] Waa Maya ee inta An noolnahay Aa Ku salino nabigeena xabibkeena SCw❤
@MaisaLadan
@MaisaLadan 26 дней назад
Amira RU-vid keeda intaysan waxso dhigin 100jeer soo eegaa wlhi amira jecli alaha xafido❤❤
@Somali.fashion
@Somali.fashion 26 дней назад
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin 🤲🏾🤲🏾
@ShamsoMukhtar-u4d
@ShamsoMukhtar-u4d 26 дней назад
Aamiin yaarabi
@maankaidiris
@maankaidiris 26 дней назад
Aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@InaxasanQorane
@InaxasanQorane 26 дней назад
Aamiin aamiin aamiin yarabi
@nafizbilan124
@nafizbilan124 26 дней назад
Examka dawlada laso dhajin raba iso duce hadad aragto qoralkygan 😢❤
@AnizamohamedAnuusheyyy-bh6if
@AnizamohamedAnuusheyyy-bh6if 26 дней назад
Alle natiijo aad kufafxdo Haku tuso🫶🤲
@SMoh-q7k
@SMoh-q7k 26 дней назад
Rabbi ka sii examka dhibco sare oy ku faraxdo adaa awooda leh❤❤
@user-md8uh1eo5q
@user-md8uh1eo5q 26 дней назад
Natiijo fiican kuurajaynayaa abyo insha allh
@Attqui
@Attqui 26 дней назад
Amiin mama waad naajixaysaa guul iyo farxad🎉🎉🎉noolow
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 26 дней назад
Talo walaalnimo wllkay ama wllshy marwalba ku dadaal akhriska adkaarta sababto ah waa gashaan marwalba kaasho rabiga wllo❤😢
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 26 дней назад
Masha"Allah 🎉Amiiradeena 🎉 Congratulations 😂😂😂Cumeeer 700k 😂😂😂 Intaan & In Ka Badan Uu U Qalmaaa Masha"Allah Amiira ❤❤❤Faraxleey Faceeda Ka Roon ❤ Sidaad Dadka Kale U Jeceshahay Adna Saas Ayaan Kuu Jecelnahay❤ Amiira Qalbi Nadiif Masha"Allah ❤
@KhalidIbrahim-yi1re
@KhalidIbrahim-yi1re 26 дней назад
Team Amira qurux one like
@canabmaxamuud7649
@canabmaxamuud7649 26 дней назад
Maa n too dhan waa sugaaye yaaila sugaaye waa xaa leeyahay hanbalyo ogaadiin❤
@Dahab-pf4tb
@Dahab-pf4tb 26 дней назад
Amiira iyo Sundus caawa qosol nagu dileen😂😂😂
@basrocaliaxmed9336
@basrocaliaxmed9336 26 дней назад
Telkeyga oo 14 marayo ayaan u diiday inaan meel kale ku fiir sado saan amiiro u sugayay jecelka aan u qabo amiiro qurux 🎉❤
@Queenhappy123Mzzhappy
@Queenhappy123Mzzhappy 26 дней назад
Omg❤😢🎉
@user-md8uh1eo5q
@user-md8uh1eo5q 26 дней назад
Kulamid wllhi
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 25 дней назад
❤❤❤
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 26 дней назад
Ar Amiira iO sunduseyy yaa balamiyay 😂 kulahaaa lugihiisa goosee lee yihiin😂😂
@MuxidiinCalidhuux
@MuxidiinCalidhuux 26 дней назад
Kusali xabiibkeena muxamed scw ❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 26 дней назад
❤Scw
@GuuledbashiirAxmed
@GuuledbashiirAxmed 26 дней назад
Ku sali nabiga scw ❤
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 26 дней назад
Cumeer big faan. Nabar haqdaran alh ha kaaaga dhigo. Sundus wey ku caaaay day😂😂😂😂😂
@Hamdi445-xy2dv
@Hamdi445-xy2dv 26 дней назад
Cumeer io amiiro sa ujeclahy haday ogan lahayen malin kasta video ayy isla dubi la hayen😭
@HibaqDagan-xd5ep
@HibaqDagan-xd5ep 26 дней назад
Jecel an aamiiro u qabo ana ugu horeya
@user-vk8vv9rq5r
@user-vk8vv9rq5r 26 дней назад
😂😂🎉
@XamdiQasiin
@XamdiQasiin 26 дней назад
Amiira qurux wlhi qosolka ayaa iga dhamesy cumeer waxn lenahy Hablyo Hablyo 🎉🎉🎉🎉
@SahraAbdi-hm3gv
@SahraAbdi-hm3gv 26 дней назад
Ayy ana u horeyey cawa like dhac igu si😂
@Qarami-o9t
@Qarami-o9t 26 дней назад
Inta og inay is jecelyihiin amiira iyo ceyda like saara 😂😂😂❤
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 26 дней назад
Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 26 дней назад
❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤🤲
@Amiira603
@Amiira603 26 дней назад
Amira,sundus and samiya my queeeens❤
@IbtiHosh
@IbtiHosh 26 дней назад
Dunidaan masoo marin ruux ka qayr badan nabi Muhammed scw❤😊🤲🤲🤲
@Abdifataax-done
@Abdifataax-done 26 дней назад
ربنا آتنا من لدنك رحمه وهي لنا من أمرنارشدا❤
@sihamahmed5632
@sihamahmed5632 26 дней назад
Ayyy Amiish Qurux firs time ee chanelka amiiro qurux ku arko Amiiroy abaayo amiish qurux wax la soo duub gabadhaaas waa ka helaa🫶👏💋
@FarhanAbdulah-l4u
@FarhanAbdulah-l4u 26 дней назад
TEAM AMIIRA QURUX IYO KING HEYDA ONE LIKE❤❤🎉😂
@user-vd3il1kj3o
@user-vd3il1kj3o 26 дней назад
Hambalyo hambalyo instead iyo kabdan ayad uqalanta Keep going brother
@user-ku2dw4it4c
@user-ku2dw4it4c 26 дней назад
8:15 uguma dambeysid sunduseyyyy waa gaari insha'Allah don't demoralise
@Win-Finders
@Win-Finders 26 дней назад
Without doubt many people find Amira to be friendly.❤
@MaryaoSuufi
@MaryaoSuufi 26 дней назад
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@Win-Finders
@Win-Finders 26 дней назад
❤Amira is not easy,she is real 🎉🎉🎉
@ZeynabAhead
@ZeynabAhead 25 дней назад
Waawo amiradeyda
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 26 дней назад
Amiira iyo sundus waa jeclhy farxdooda❤😂
@Mary1723mohi
@Mary1723mohi 26 дней назад
Alla labadaan waa funny wllhi qosolkay iga dhameeyeen😂😂
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 26 дней назад
TEAM CUMEER BIGFAN CONGRATULATIONS 700k❤
@MilleteryGirl11
@MilleteryGirl11 26 дней назад
Alla manooli sundus kuteh lugahiisa gawsay leeyihiin kuyeh😅😅😅 sunmirko farxadina m.a 💕congratulations cumeer700k🤩🎉🎂
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 26 дней назад
Congratulations cumeeer Hazan updiallhi wllkeyyyyy🎉😩💕lkn amiiira weji malihid quruxdydiiiiiiii 💗💋😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 25 дней назад
muufadii bay ka aarsanaysay 😂😂
@rayaanahmed
@rayaanahmed 26 дней назад
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
@Jackcadnaan-f2
@Jackcadnaan-f2 26 дней назад
One like team million boy❤🎉
@SafiyoMacalin-c5s
@SafiyoMacalin-c5s 26 дней назад
Cad Nan cwada maxakugu dhacay❤❤❤❤🎉
@Jackcadnaan-f2
@Jackcadnaan-f2 26 дней назад
@@SafiyoMacalin-c5s waxne wll
@user-uy9ux5ri7t
@user-uy9ux5ri7t 26 дней назад
Cumeer Iyo Amiira Ayaa Izka Dhaly SunduZ😂😂
@AbshirXasan-si3nb
@AbshirXasan-si3nb 26 дней назад
Jimco waaye kusaliya habiibkeena muxamed salalaahu caleyhi wasalam 🎉
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 26 дней назад
Sundusteena Salam Sare Masha"Allah Laba Kalla Daran ❤ Sundus ❤Amira ❤I Love 🎉😂🎉
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 26 дней назад
Amiiro io sundus se wax yeshen cumeer cawa live idinku jafa 😂😂
@user-ei6fd5kx7t
@user-ei6fd5kx7t 26 дней назад
Team 27 say sundus usoo gashay qosol so funny wlhy❤😢😂😂
@Ikruuusha
@Ikruuusha 26 дней назад
Amiiiira qurx waaa ku wadanaaa love ❤️ u xppt
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 26 дней назад
Cumeyr big fan congratulations 🎊 1M ku rajeyaa keep going my brother
@mumtaas420
@mumtaas420 26 дней назад
Al amiray adi iyo sundus kii cumer caawu idin jafayaaa😫😢😅illahyow haytusin
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 25 дней назад
😂😂😂
@AhlamAbdirizakosman
@AhlamAbdirizakosman 26 дней назад
Amira.quruh❤❤
@user-zy8we5zv9r
@user-zy8we5zv9r 26 дней назад
Alla amira io sundus qosolka iga dhameyan wlhie😂😂🎉❤
@ShankaroonAbshir-rm7eu
@ShankaroonAbshir-rm7eu 26 дней назад
Ku sali nabigina muxamad scw❤❤❤❤❤❤❤
@user-nq3vr6tv3t
@user-nq3vr6tv3t 26 дней назад
Amira gift qofku isagu ha furto furo ha ku dhihin sidii wagii hore camal waa maxay waxan la kala walaqayo waxaas waa ceeb dadka ha ka tusina gift
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 25 дней назад
caadi waaye dadku waa asxaabtiisii
@user-nq3vr6tv3t
@user-nq3vr6tv3t 25 дней назад
@adoontiallesiman262 Haa asxaab lakin qof inu guriga ku furtaa wanaagsan adi sii oo gudha ama ha furto ama ha iska daayo
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 26 дней назад
Wlhi amiiro caaaawa. Muuqalkan. Qosol socda waaYe😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@KhalidIbrahim-yi1re
@KhalidIbrahim-yi1re 26 дней назад
Team sunduss one like
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 26 дней назад
Awww AMIIRADEENA♥️ aar sundus dhibadanaa kulahaa lugihiisa gowsey leeyihiin maxaa qof miyaa luguhu hhhhh CUMEER BIG FAN congratulations ❤for 700K SUBSCRIBERS ❤❤❤
@faizosuleymaan8686
@faizosuleymaan8686 26 дней назад
Amiira isku mid nahy ani kabaha buudka jeclahy❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 25 дней назад
wax kaleba ma xirto ❤❤😂
@HiboAbdi-yp4gy
@HiboAbdi-yp4gy 26 дней назад
Lugihiisu geesay leeyihiin😂😅
@queenazmaarmy1191
@queenazmaarmy1191 26 дней назад
Amiira qurux ❤
@bilanaxmad5749
@bilanaxmad5749 26 дней назад
Amiira qurux isn't Ease😂😂
@Asma-Abdiqadir
@Asma-Abdiqadir 26 дней назад
Congratulation🎉Mi brother cumer🎉❤intan iyo inkabadan uqalanta kib going 🎉
@NajaxCabdi-tf3rp
@NajaxCabdi-tf3rp 26 дней назад
Amiira dayda cashaqa❤
@Mssjuice
@Mssjuice 26 дней назад
Amiira toobkan aad xidhantahay waan ku helay woow
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 26 дней назад
Boqoradena Amiira Qurux keep going sister 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-eq6nd8up3b
@user-eq6nd8up3b 26 дней назад
Lugihiisa gowso ee leeyihiin Kulahaa Ar sundusaa😂😂😂
@Cadnaa190
@Cadnaa190 26 дней назад
Amiiro sunduss walashed away 🎉❤😂
@Aswaan-duriyada
@Aswaan-duriyada 26 дней назад
Amiira qurux alle haku daayo wlll❤❤❤
@samsamaxmed5528
@samsamaxmed5528 26 дней назад
Cawa aniga ugu horeeyo 😂 hamblyo team cumeer🎉🎉
@zeynabmaxamed3317
@zeynabmaxamed3317 26 дней назад
Cumeer bigfan congratulations 700k 🎉🥳❤️
@user-azwaana24
@user-azwaana24 26 дней назад
𝗧𝗲𝗮𝗺 𝗺𝗶𝗹𝗹𝗶𝗼𝗻 𝗤𝘂𝗿𝘂𝘅 𝗛𝗮𝗱𝗮 𝗡𝗮𝗵𝗮𝘆𝘆 𝗚𝗶𝗙𝘁𝗶𝗚𝗶 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗴𝗮 𝗛𝗮𝘆𝗦𝗮 𝗖𝘂𝗺𝗲𝗿𝗸𝗼𝗼𝗼𝗼𝗼❤🎉❤🎉
@Win-Finders
@Win-Finders 26 дней назад
🎉🎉🎉 Congratulations Cumeer Big fan my brader....🎉🎉🎉🎉
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 26 дней назад
Ar sundua io amiira waxarabo socoto wlhi kulaha lugaha gowsay leeyihin cadibay ugu bashaleen 😂😂
@Wartish
@Wartish 26 дней назад
Amiirada naxaris badanteena❤
@NastexaNalka-u2k
@NastexaNalka-u2k 26 дней назад
Man sha allah abaayo horay usoco cumer shumiska hanaga dhaafo😊😊😊😅😅😅😅
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 25 дней назад
Cumeerkoo m.a asagana maalintiisa waa loo shiday❤🎉 congratulations al fanaan jambalaala hambalyo soo daahday iga hooo i.a kabadan ayaa kuu rajeynaaa🎉❤
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 26 дней назад
Sundis so funny 😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
@maxamedkooshin4271
@maxamedkooshin4271 26 дней назад
Sundus Ayaale like❤
@NaagKarmet-zw2sv
@NaagKarmet-zw2sv 26 дней назад
Isoo duceeya wllyal 40 qof ducadoda wala aqabalyse blz walshin ban ahayee😭😭😭
@KingAkwadani-fu4pq
@KingAkwadani-fu4pq 26 дней назад
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️
@Asad-hagio-2
@Asad-hagio-2 26 дней назад
Allah sharaftaada ha dhawro wll follow isoo dheh wll 🙏❤️
@NajmoShire-m5n
@NajmoShire-m5n 26 дней назад
Sundus so funny 😂😅
@safamaxamuud-vu9cd
@safamaxamuud-vu9cd 26 дней назад
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo cumer Big fan inta iyo in ka badan uu qalnta hore uu soco🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@Makaftanto2
@Makaftanto2 26 дней назад
Aaway dadkii laha amiira io sundus way is dagaleen badha badha🥴 see laydin yeelay
@fatimamoha1481
@fatimamoha1481 26 дней назад
Team cumeer big fan noosoo badi cumeer please
@NajmaBashir-v3w
@NajmaBashir-v3w 26 дней назад
Nagula Sali Rasuul keena muxamed SCW ❤
@user-ew2qm7vy9u
@user-ew2qm7vy9u 25 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scw
@axmedisxaag2529
@axmedisxaag2529 26 дней назад
Kusali nabiga wll
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 26 дней назад
Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤
@user-rd2ut4yq1k
@user-rd2ut4yq1k 26 дней назад
Amiira caawo qosol baad igu dishy cumeer maxd ugaysay 😂😂😂
@NajaxMohamed-oy9pt
@NajaxMohamed-oy9pt 26 дней назад
Kuwan kama daLo dawashadodaH walhi❤
@razaanappelove13
@razaanappelove13 26 дней назад
9:50 var laga soo qabto Cumaeer Heeee😂😂😂
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 26 дней назад
Wcs mss mlyn qurux hampalyo hampalyo 700 alfanaan cumeer luko qurux sanaa ma nika rabno 😅😅 adi iyo sundusey lukteyda baad banaanka heeee😅😅
@MaxamedKhalid-o1j
@MaxamedKhalid-o1j 26 дней назад
Congratulations congratulations congratulations congratulations
@Asmafilms1
@Asmafilms1 26 дней назад
Ana u horeeya 😂
@adenharun7188
@adenharun7188 26 дней назад
Sundus funny waye walahi❤
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 26 дней назад
700K🎊🎊🎊🎊🎊👏👏👏
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 26 дней назад
Ala manoli amiiro iyo sundus cumeer wey kudha madeen walhi gowsey leyihiin kulha😂😂😂😂😂😂
@Mariamdegan-mn1ts
@Mariamdegan-mn1ts 26 дней назад
Masha Allah hambalyo🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@user-qv7vc7uh2q
@user-qv7vc7uh2q 26 дней назад
East and West DAACI BILAN is the best ❤
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey 26 дней назад
Meshan ayada malaha utag
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 26 дней назад
KABAHA SPIRTIGA AH DHAR KASTA WAA LOO QAADAN KARA DIRACA MAAHANE SUNDUS OGOW CAAFIMADKA KU JIRA😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 25 дней назад
saas waaye ❤😅
Далее
iPhone 16 - презентация Apple 2024
01:00
Просмотров 60 тыс.
AFDUUB || HOOYO NAXDIN U DHIMATAY || WAALI & WAL WAL
41:01