Тёмный
No video :(

CUMER AYANITA XAMBAAR CEYDA XAFLADA AMIIRA LAGA BAAJI 😂 WALAYS XASUUQAY WIILASHA XUKUN & LACAG 

Adna Channel
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 185 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

12 дек 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 407   
@AdnaChannel
@AdnaChannel 8 месяцев назад
Soo daawo vediogan ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-jCZlv2JRvCc.htmlsi=sHoU6rW_fypv7Fc0
@user-pt6fm9hw1l
@user-pt6fm9hw1l 8 месяцев назад
Asad soo qabo
@cabdifitaaxxuseen4200
@cabdifitaaxxuseen4200 8 месяцев назад
Asad hagio soo qabo
@Ayaanle_maxam
@Ayaanle_maxam 8 месяцев назад
Amiira iyo asad ha laysku balamiyo 😅yaa igu racsan🎉
@user-ju9iq8xn9h
@user-ju9iq8xn9h 8 месяцев назад
Asad io amiira leeyska hor keena naar caadiya waaye waa team manaxayal
@kawzarezmail
@kawzarezmail 8 месяцев назад
Ilahow laysku badiyaa
@fply3303
@fply3303 8 месяцев назад
Haa kan asar iyo amiiro😂
@CraxmaanAadan-qv9ih
@CraxmaanAadan-qv9ih 8 месяцев назад
Smhn😅
@Mandeeqa
@Mandeeqa 8 месяцев назад
San usogay lee😂😂😂
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 месяцев назад
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖
@calimahamed3759
@calimahamed3759 8 месяцев назад
Scw❤❤❤
@MomtasOmar
@MomtasOmar 8 месяцев назад
Ceyda maskiin waaye wlhi iyo xishoodkii oo qofa 😂
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 8 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😭👍
@user-gi5ow1fb9s
@user-gi5ow1fb9s 8 месяцев назад
Scw
@NimcoAmiro
@NimcoAmiro 8 месяцев назад
Scw
@ramlomohamed3375
@ramlomohamed3375 8 месяцев назад
​@user-gi5ow1fb9s
@aaminomaxamed3344
@aaminomaxamed3344 7 месяцев назад
Salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam ❤❤❤
@user-by3cj3gk7j
@user-by3cj3gk7j 6 месяцев назад
Sallallaahu calayhi wasallam❤🎉😊
@kabtansiisi4946
@kabtansiisi4946 8 месяцев назад
Amiira iyo Asad sugoynaa inta igu raacsan 👍✋
@NajahJama-ek8mi
@NajahJama-ek8mi 8 месяцев назад
Cayda lacag iyo guulba sharaftiisaa uga wacan waa ku wataa taliye halkaa kahy❤❤
@nasromahmoudabdi
@nasromahmoudabdi 8 месяцев назад
King ceyda keep going deganaantu waa shey qaali ah sharaftaada ilaasho wllky❤❤
@CabdicasiisAbuukar-uy7ff
@CabdicasiisAbuukar-uy7ff 8 месяцев назад
Saxaaf baliis amiiro iyo asad hagio 🎉🎉❤❤
@fply3303
@fply3303 8 месяцев назад
Haa kan
@Ridwaan-ch3sj
@Ridwaan-ch3sj 8 месяцев назад
Team muran😂😂
@Excarab
@Excarab 8 месяцев назад
Asad hagio iyo Amiiro qurax
@filsanmohamed795
@filsanmohamed795 8 месяцев назад
Hhhh labo dood miirana weye😂😂😂
@sucdiahmed5370
@sucdiahmed5370 8 месяцев назад
Ceyda maskiiin waye wll guuleso Sharaftada ilasho muhiim waye
@abdikaafi9289
@abdikaafi9289 8 месяцев назад
Adno ama saxaf waa codsi amiro iyo asad😂❤
@khadroabdulle7662
@khadroabdulle7662 8 месяцев назад
Rag is fahansan waa iska sidaan ciyaar bilaa buuqa oo quruxbadn😊
@NajmaAli-mi7ld
@NajmaAli-mi7ld 8 месяцев назад
Haaa wllhi
@mustalifafarah-rh4xs
@mustalifafarah-rh4xs 8 месяцев назад
😢lkn markey Amira kujirta aye ciyarta macdahay ya ilaqabo
@kabtansiisi4946
@kabtansiisi4946 8 месяцев назад
Masha allah walaalkey maxamed saciid saxaaf khabiir saxaafad comeback waali ayaa ku sameysay Chanellka masha allah boqoradeena maamada malaysia 🇲🇾 salan sharaf
@Juweria22
@Juweria22 8 месяцев назад
Ceyda Wuu u Naxariisanaaye Wallhi😊
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 8 месяцев назад
Cayda Ma joogay maleysia ❤❤ horey usoco adno wan ku tagernaa❤❤
@abdifitahguray-oq3wh
@abdifitahguray-oq3wh 8 месяцев назад
ciyaar bilaa buuq ah daganaan ku so dhamaatay sidaas ayaa la rabaa saxaaf chenalka waa socdaa what the come back adna 900k coming soooon😂
@maysamohamoud5754
@maysamohamoud5754 8 месяцев назад
Anigu Waxaan Wataa Qofka Sharaftiisa Ilaalsado Amiiro Love Aan Ku Ahay Lkn Waxyaabaha Qaar Waan Ku Dhibsaday
@Nadarey
@Nadarey 8 месяцев назад
Please cayda iyo koko
@najmanajuu2060
@najmanajuu2060 8 месяцев назад
Amiira iyo asad xajiyo isku keen saxaf
@IsmaaciilXasan-ky5xn
@IsmaaciilXasan-ky5xn 8 месяцев назад
😂
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 8 месяцев назад
Asad io Amiira isku balami inta igu raacsan isoo raaca ❤😂
@IsmaaciilAbuukar-gf6me
@IsmaaciilAbuukar-gf6me 8 месяцев назад
Ceyda iyo koko next
@user-wv5wg9jk1r
@user-wv5wg9jk1r 8 месяцев назад
Salada an ilaalino insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 8 месяцев назад
Mansha allaaah hadad ciyarti qurxisen waxad kentan dada saxiiba Mansha allaah buran majiro ciyar qurxu badan ayaa ku dhamatay habalyo ❤❤❤❤walalo qali ceyda iyo cubeer @amiira iyo koko
@LuulmaxamuudRaage-jm8fu
@LuulmaxamuudRaage-jm8fu 8 месяцев назад
Haaa
@user-bo6uu5pb7s
@user-bo6uu5pb7s 8 месяцев назад
𝐢𝐚𝐦𝐤 𝐢𝐨 𝐚𝐬𝐚𝐝 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢 𝐫𝐨
@fply3303
@fply3303 8 месяцев назад
Haa kan saxaaf wllo
@aminaabdikarim4328
@aminaabdikarim4328 8 месяцев назад
Asad dib haloodhiga finqlka halakeeno asad hadamaaha
@TahliiLAhmett
@TahliiLAhmett 8 месяцев назад
Allah is One☝️PrOpHeTt moHameD sCw❤😊
@NimcoAmiro
@NimcoAmiro 8 месяцев назад
Allah akbar
@NimcoAmiro
@NimcoAmiro 8 месяцев назад
Scw ❤
@NajmaAli-mi7ld
@NajmaAli-mi7ld 8 месяцев назад
Ceyda iyo koko rabna pls
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 8 месяцев назад
Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll I ❤❤
@meymunhasan5324
@meymunhasan5324 8 месяцев назад
Waa labo legend iima kla dhacaan mana kla taageeri karo all love you😘
@Ali847-q3i
@Ali847-q3i 8 месяцев назад
Yessss finally amiiiro wey fahantay team keeda we love her hanooo nasato wiilasha ha ciyaaran🥰
@hamdaqueen4615
@hamdaqueen4615 8 месяцев назад
Waa jiide marku cumeer guuleste 🎉wa soo ceshte 😂😂 bigfan❤
@AadanDradam
@AadanDradam 8 месяцев назад
Cayda iyo koko noo keen😊😅🎉❤
@user-st1lb4uc2v
@user-st1lb4uc2v 8 месяцев назад
Cayda and Koko nobalami❤
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 8 месяцев назад
Ciyaaryihanada Amiira qurux aaway❤caawa😅
@mohamedguhad4844
@mohamedguhad4844 8 месяцев назад
The game was very nice and it was fan game . Keep on going my guys ❤
@Dr.Muhiyidin
@Dr.Muhiyidin 8 месяцев назад
I swear you are right 🙌🤞
@caishamaxamed9765
@caishamaxamed9765 8 месяцев назад
Cumeer ceyda kama xishooon😂😂😂
@haniabdifarah5015
@haniabdifarah5015 8 месяцев назад
koko Iyo ceyda nogu xiji❤
@naciimmaxamed963
@naciimmaxamed963 8 месяцев назад
Plz Ceyda io Kokoo 😢😢🎉🎉
@user-gb8rz1yp9x
@user-gb8rz1yp9x 8 месяцев назад
Wllhi waa kuugu racsabahay😢😢😢
@cuud_
@cuud_ 8 месяцев назад
Cumerko isn't easy 😂❤
@hamdafarah5058
@hamdafarah5058 8 месяцев назад
Next ceyda iyo koko
@user-pg2yl7gv7z
@user-pg2yl7gv7z 8 месяцев назад
Tan waa cajis asad vs amiira 😂❤ please ❤
@queenmaryama9237
@queenmaryama9237 8 месяцев назад
Ceyda iyo koko keen❤
@lakifarah4545
@lakifarah4545 8 месяцев назад
Cayda sidiii gabdhaha logu dacayadeynaayey wuu nacay 😂😂😂😂😂😂
@ShacbanNmouse-lp4vk
@ShacbanNmouse-lp4vk 8 месяцев назад
Haa walhi khadyanbu noqdy amirana wu ka diqadodaba
@AminoMaxamed-eb6mb
@AminoMaxamed-eb6mb 8 месяцев назад
Asad hagio &Amiiro keena 😂😂😂😂😂😂🎉
@qadrayuusuf1803
@qadrayuusuf1803 8 месяцев назад
2 shub eh waaye wlhi 😂😂😂
@user-wf2id8be5b
@user-wf2id8be5b 8 месяцев назад
Alahuma sali calaa muxamed❤❤
@kadra9957
@kadra9957 8 месяцев назад
Best game 💯 Labo legends ayaa ciyartay, si qosal iyo xukumo cadi ah ayay u ciyareen , masha Allah. Guuleysta wiilasheena meel kasta oo ad joogtan, jir oo jooga. Keep going adna channel ❤❤❤
@user-vg8mf5yu5g
@user-vg8mf5yu5g 7 месяцев назад
Safiyo
@ArwaAbdukaadir2713
@ArwaAbdukaadir2713 8 месяцев назад
Cayda wuuu u naxariisanayi cumeer legend Cayda❤
@aminaelmi5401
@aminaelmi5401 8 месяцев назад
صل الله عليه وسلم ❤❤❤
@user-bc7ts3jy8b
@user-bc7ts3jy8b 8 месяцев назад
6:15 Reesoomaliya aa tukanaaa ogadaa.waqtiga.wuu.isbadalay😂😂😂
@mssCanada995
@mssCanada995 8 месяцев назад
Adnoooy asad keen please 😫😂😂❤
@IkhwachanneL
@IkhwachanneL 8 месяцев назад
Amiiro iyo asad 😅
@istarabuukar-xh4rj
@istarabuukar-xh4rj 8 месяцев назад
Team ceyda isn’t easy ❤
@shucaybhassan6252
@shucaybhassan6252 8 месяцев назад
#Koko #Ceyda isku keen
@user-gg3xx2rc9l
@user-gg3xx2rc9l 8 месяцев назад
Next Asad iyo amiira plz
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 8 месяцев назад
Ceyda Waa Laga badiye Fiidiyowga ani goona Dhameysan ayaaba Ogahay Waayo Su'aalihiisa Su'aalo Mahan Wax Kale La imo brother Okay 👌🏻 Walaal Kusali Nabigeena Mohammed [{()}]🇸🇴💙
@maryamaabtidoon7394
@maryamaabtidoon7394 8 месяцев назад
Amiira hanagusoo deynina eyda qeylada badan😂😂😂😂
@hodandahir4088
@hodandahir4088 8 месяцев назад
cayda ka daaa gabadha😂
@maskiintialle5645
@maskiintialle5645 8 месяцев назад
Inay isdifaacdo xaq uma lahan miyaa mida kale maxaad u caaynay dadka 😮
@user-kf1uz7nw4j
@user-kf1uz7nw4j 8 месяцев назад
Ceyda iyo koko
@NimcoDegan-ox4gd
@NimcoDegan-ox4gd 8 месяцев назад
PLS ceyda iyo koko🙏
@AxmedgaduudoowSiyaad-cr9wb
@AxmedgaduudoowSiyaad-cr9wb 8 месяцев назад
Amiiro iyo asad isku balami🎉🎉🎉❤
@ShacbanNmouse-lp4vk
@ShacbanNmouse-lp4vk 8 месяцев назад
Amiira iyo asad amiira asadun dhibi kary ila tahy😂😂😂
@mariaclaraofficial8118
@mariaclaraofficial8118 8 месяцев назад
Amiira asadd keliya ka badin kara aad bay isku fhnsnyihiiin adna codsiga no tixgeli plz asad nogu wac
@Zakariyaibraahim340
@Zakariyaibraahim340 8 месяцев назад
Hee ceyda game maba dheelooyiii maskiin nimadan mxaa waaaye😂😂
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 8 месяцев назад
Asad iyo amiira😂
@user-vx6pd5eb5c
@user-vx6pd5eb5c 8 месяцев назад
Ceyda amira koko arman ayanita zaki 🎉🎉🎉🎉 cumer io zundus
@user-fz4cg4fb5k
@user-fz4cg4fb5k 8 месяцев назад
Waw big fan ceda wanisalamay big fan guul abowa macn
@Nimco_qurux
@Nimco_qurux 8 месяцев назад
Cayda iyo koko
@faadumoabdulaahi
@faadumoabdulaahi 8 месяцев назад
Adana adi imaaw aqwaan codsi waaye
@amranmukhtaar4731
@amranmukhtaar4731 8 месяцев назад
Asad hagio iyo Amiira qurux 😂
@user-mi9bz6fu9j
@user-mi9bz6fu9j 8 месяцев назад
First like First comment ❤❤❤ Ceyda kuul wacan Cumer pig fan My poi dathal
@amranmukhtaar4731
@amranmukhtaar4731 8 месяцев назад
Asad hagio iyo Amiira qurux
@munasalebaan293
@munasalebaan293 6 месяцев назад
Waa maxay ciyaartan qabow ileen Amiiraa wax babin jirtay😂😂😂
@monadeek4233
@monadeek4233 8 месяцев назад
Amiiraa rabnaa anaga 😂❤️hada cayda wataa lkn
@LaylaZahiid
@LaylaZahiid 8 месяцев назад
😂😂 Amiira rbnah❤
@MaryamoCabdi-tm5bq
@MaryamoCabdi-tm5bq 8 месяцев назад
Been mahan ceyda anaka aya fiidiyow ka sogono😢❤
@abdiqani1941
@abdiqani1941 8 месяцев назад
Asad ahsio and Amira qurux 😂😂😂
@Cubeydxhaka34
@Cubeydxhaka34 8 месяцев назад
First like first comment❤
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 8 месяцев назад
Next macalimo😂😂
@user-pt5gz3mm4j
@user-pt5gz3mm4j 8 месяцев назад
Ayaanita wariifoo gawiiin badan 😂😂😂😂😂
@NajmaAli-mi7ld
@NajmaAli-mi7ld 8 месяцев назад
Ceyda iyo koko 😊
@fatima20031
@fatima20031 8 месяцев назад
Asad io Amiro
@CraxmaanCismaan-eo8iw
@CraxmaanCismaan-eo8iw 8 месяцев назад
Niyow cayda muxu isla adkeeya mrka la waydiiyo wax ku sabsan amiira ama koko. Waxani waa game iska funny ah cid walbana way ogtahy saaxiboo isfudude
@jaamacxasanmuuse535
@jaamacxasanmuuse535 8 месяцев назад
Wuu necebtahay shp😂😂😂
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 8 месяцев назад
Ciyaar bilaa buuq ah 😂😂
@hamdiabdillahiali1247
@hamdiabdillahiali1247 8 месяцев назад
Amiira la'aanteed marax😢😢
@Ayaanle_maxam
@Ayaanle_maxam 8 месяцев назад
Team ceyda is mujiya🎉😊
@GAANI.
@GAANI. 8 месяцев назад
Programka Waa kehelay ❤😂
@Muna_qaali
@Muna_qaali 8 месяцев назад
😢😢anaga amiiran rabnaa inow uff dadkn kala dhacaya waxay😏
@Xayaat-omar
@Xayaat-omar 8 месяцев назад
Amiira iyo asad ugu dambeydoonaan marka waa usoo laabaneynaa quruxey tnkle waxaaan zxptinimo waaye 😂
@safiyadheman4099
@safiyadheman4099 8 месяцев назад
Cumeer iyo cayda keep going next cumeer iyo koko
@raziyahmohamed4530
@raziyahmohamed4530 8 месяцев назад
Woww amazing keep going legend 🎉🎉😂😂❤❤❤
@Distress564
@Distress564 8 месяцев назад
Cayda keep going ❤❤❤❤❤❤❤
@user-ez1ip7gz5c
@user-ez1ip7gz5c 8 месяцев назад
Saxaaf amiro iyo asad please 😊
@user-yp4bu5dc7v
@user-yp4bu5dc7v 8 месяцев назад
Sxp cooko iyo cumeer soo qabo legenow madaxa. Isku gali❤waakaa sugaa lpx
@queenofquens8930
@queenofquens8930 8 месяцев назад
Ciyaar nadam ah❤❤❤❤❤
@kawzarezmail
@kawzarezmail 8 месяцев назад
AsaD iYo amiiira plz nagu zharaf marka xigta
@user-tz6xd5fo3u
@user-tz6xd5fo3u 8 месяцев назад
Teem cayda keep goin zhp kkk😅😅😮😮😮
@princesskaif2455
@princesskaif2455 8 месяцев назад
Ceyda amiiro siloo caayo ogyhy saas dareteed wu is aruuriye wlhi 😂
@user-sg3vz4mz9r
@user-sg3vz4mz9r 8 месяцев назад
Cayda koko next
@shugriali1439
@shugriali1439 8 месяцев назад
Macalimu dusha saaro aaa qosol iguma harin 😂😂😂 We need Asad and Amiira for the finals
@user-ys1hs9tp7e
@user-ys1hs9tp7e 5 месяцев назад
Waa ku salaamay abayo mnc
@user-ty2ii7bt6h
@user-ty2ii7bt6h 8 месяцев назад
Ceyda woow jilacsanyahy
@Xayaat-omar
@Xayaat-omar 8 месяцев назад
Ayaan rufyaanimdda iska daay ragga ka dhax bax😂
@rewanberven
@rewanberven 8 месяцев назад
Kooko iyo cayda iskukeen Adnan plz 🙏🙏🙏🙏
Далее
Fancy VS Classic #shorts  @CRAZYGREAPA
00:33
Просмотров 1 млн
NOOOO 😂😂😂
00:14
Просмотров 15 млн
8 August 2024
1:43
Просмотров 2,9 тыс.
AMIRA IYO CAYDA YES OR NO ……..😱
9:31
Просмотров 162 тыс.
Fancy VS Classic #shorts  @CRAZYGREAPA
00:33
Просмотров 1 млн